Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

Ceeb iyo Fadeexad Weyn: Maayirka Hargeysa iyo Maamulaha Dugsiga Gaarka loo Leeyahay ee ELM SCHOOL ( EX-YOUNG MUSLIM SCHOOL) oo Kumanaan Dolar Awood Dawladeed Kaga Urursanaya Arday Masaakinta ah

0 Visits: 1998 | Sunday February 18, 2018 - 03:09:58
Mudooyinka u danbeeyay ayaa waxa soo baxaya musuqmaasuq baahsan oo dul hoganaya Mayor Soltelco oo lagu eedeeyay inuu qalabkan wadooyinka lagu dhiso si private ah ugu shaqaysto dakhli badana kasoo galo kaas oon ku leexan qasnada dawlada hoose

Read More »

"..Hanti Ummad ka dhaxaysa cid lunsato iyo sida uu Islaamku u arko...Nimanka Imaaraadku Dawlado badan ayay rogeen, waa Nimanka Yemen baa'biinaya, waa Nimanka Inqilaabkii Turkiga ka dambeeyay, waa Nimanka bixiyey Lacagta markii Itoobiyaanku soo galayeen Soomaaliya, Nimankaa heshiisyadooda iska ilaaliya ayaanu leenahay Xukuumadda cusub."Sheekh Aadan Siiro

0 Visits: 1688 | Saturday February 17, 2018 - 02:48:09
"..Hanti Ummad ka dhaxaysa cid lunsato iyo sida uu Islaamku u arko...Nimanka Imaaraadku Dawlado badan ayay rogeen, waa Nimanka Yemen baa'biinaya, waa Nimanka Inqilaabkii Turkiga ka dambeeyay, waa Nimanka bixiyey Lacagta markii Itoobiyaanku soo galayeen Soomaaliya, Nimankaa heshiisyadooda iska…

Read More »

Qalalaasaha Siyaasadeed Ee Dalka Itoobiya Saamayn Ma Ku Yeelan Karaa Somaliland?. W/Q: Cabdillaahi Axmed Caarshe,

0 Visits: 1519 | Friday February 16, 2018 - 22:08:42
Qalalaasaha Siyaasadeed Ee Dalka Itoobiya Saamayn Ma Ku Yeelan Karaa Somaliland?. W/Q: Cabdillaahi Axmed Caarshe,

Read More »

64 CISHO KA DIB WAA KUMA MADAXWEYNE #MUUSE BIIXI CABDI#. W/Q Abbas Ahmed Abbas

0 Visits: 1525 | Thursday February 15, 2018 - 16:58:31
64 CISHO KA DIB WAA KUMA MADAXWEYNE #MUUSE BIIXI CABDI#. W/Q Abbas Ahmed Abbas

Read More »

Muusihii Dhiira'naa Maxaa Helay: Xukuumad aan ka Turjumeyn Xiisihii Iyo Xamaasadii Doorashada oo Madaxweyne Muuse Biixi Soo Dhisay iyo Aragtida Dawlada Qabyada 64-ka Maalmood ah?. Faallo; Cabdicasiis Bashiir Nuur.

0 Visits: 1752 | Thursday February 15, 2018 - 05:57:51
Cugashadii Dadweynaha Codka Dhiibtay iyo Siyaasiyiintii safka hore ee Waddani iyo Kulmiye…Maxaa Sababay in Kulmiye Codad Badan ka helo Gobolo aan Weligii laga Taageerin iyo Kuwo uu Cudud-weyn ku lahaa inuu Hoos ugu dhaco Codadkii looga bartay!.

Read More »

Maalin Taajir: Agaasimaha maamulka iyo Lacagta Ee Wasaarada Macdanta Somaliland.

0 Visits: 2156 | Wednesday February 14, 2018 - 01:53:17
Maalin Taajir: Agaasimaha maamulka iyo Lacagta Ee Wasaarada Macdanta Somaliland.

Read More »

LAAMIGA KABAXA BERBERA UNA BAXA BURCO DEEGAANKEEBUU DHEX MARAA?. Cabdikhalaq Awal-bari

0 Visits: 2087 | Monday February 12, 2018 - 18:20:13
LAAMIGA KABAXA BERBERA UNA BAXA BURCO DEEGAANKEEBUU DHEX MARAA?. Cabdikhalaq Awal-bari

Read More »

Daawo Xogreeb TV: Xildhibaan Dayib Xasan Boobe oo Ku Soo Eedeyey Wasiirka Macdanta Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi inuu Dhinac maray Dhaartii umadda uu ugu dhaartay, kuna tilmaamay inuu Qabyaalad Burco kaga soo qortay Shaqaalaha Sahaminta Shidaal ee Saaxil, gadoodka deeganada baadhista laga samaynaayo...Fariin Xildhibaanku Madaxweyne u diray

0 Visits: 1243 | Sunday February 11, 2018 - 20:29:01
Daawo Xogreeb TV: Xildhibaan Dayib Xasan Boobe oo Ku Soo Eedeyey Wasiirka Macdanta Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi inuu Dhinac maray Dhaartii umadda uu ugu dhaartay, kuna tilmaamay inuu Qabyaalad Burco kaga soo qortay Shaqaalaha Sahaminta Shidaal ee Saaxil, gadoodka deeganada baadhista laga samaynaayo...Fariin…

Read More »

Beelaha Darafyada S/land ee Sool, Sanaag-bari iyo Awdal oo Oloolle Xoogan ugu Jira Hanashada Jagada Gudoomiyaha Maxkamada Sare...Aragtiyaha Bulshada Goboladaas Iyo Cugashada Madaxweyne Biixi ee Hanaanka Cadaalada Iyo Qorshaha Saami-qaybsi Qaran loo Dhan-yahay...?.

0 Visits: 2220 | Sunday February 11, 2018 - 03:07:03
Beelaha Darafyada S/land ee Sool, Sanaag-bari iyo Awdal oo Oloolle Xoogan ugu Jira Hanashada Jagada Gudoomiyaha Maxkamada Sare...Aragtiyaha Bulshada Goboladaas Iyo Cugashada Madaxweyne Biixi ee Hanaanka Cadaalada Iyo Qorshaha Saami-qaybsi Qaran loo Dhan-yahay...?.

Read More »

Daawo Muuqal Uu Wariye Maxamed Siciid Gaaxnuug Ka Diyaariyay Taariikh Nololeedkii Taliyihii Hore Ee Ciidamada Nabad Galiyada Wadooyinka Gobolka Togdheer Marxuum Cabdillahi Faarax Jaamac(Soofadhiiste) Oo Ay Sharaxaad Ka Bixinayaa Saraakiishii Ay Soo Wada Shaqeeyeen

0 Visits: 2000 | Saturday February 10, 2018 - 20:00:31
Daawo Muuqal Uu Wariye Maxamed Siciid Gaaxnuug Ka Diyaariyay Taariikh Nololeedkii Taliyihii Hore Ee Ciidamada Nabad Galiyada Wadooyinka Gobolka Togdheer Marxuum Cabdillahi Faarax Jaamac(Soofadhiiste) Oo Ay Sharaxaad Ka Bixinayaa Saraakiishii Ay Soo Wada Shaqeeyeen

Read More »

Warbaahin Xogreebnews oo Heeshay Warqad taabanaysaa Qulubta Muwaadiniinta S/land oo u Qoray Godka Lagu Jannee Madaxweyne Maxamed X. Ibraahin Cigaal, kuna Socotay Maayirka iyo Badhasaabkii Saaxil… Madaxweyne Cigaal Waxa uu Xaaran ka dhigay Guryo dawladu lahayd oo xiligiisi laga Iibiyey Ganacsade Baxsane, oo u Iibiyey Inaadeerkii Wali Daa'uud Cigaal…

0 Visits: 2663 | Saturday February 10, 2018 - 04:47:10
Warbaahin Xogreebnews oo Heeshay Warqad taabanaysaa Qulubta Muwaadiniinta S/land oo u Qoray Godka Lagu Jannee Madaxweyne Maxamed X. Ibraahin Cigaal, kuna Socotay Maayirka iyo Badhasaabkii Saaxil… Madaxweyne Cigaal Waxa uu Xaaran ka dhigay Guryo dawladu lahayd oo xiligiisi laga Iibiyey Ganacsade Baxsane,…

Read More »

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooblow Berbera kuma Meteshid Inaad Cad-quudheed Bariga Burco kaga soo qaadato Gudoomiye ku xigeen, wax kaa Soconayana maha adiga Wasiirkan Macdanta ee Raad-baradka isagoo ah qabyaalada ku Shaasheeyey Mashruuca Macdan Boobka Saaxil?. W/Q Cali Faarax Warsame

0 Visits: 1457 | Saturday February 10, 2018 - 03:50:07
Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble waxa uu ahaa Nin ay u han-weynaayeen Bulshada ku dhaqan deegaanka Gobolka Saaxil, kaasoo hadda u banbaxay inuu duudsiga xuquuqda bulshada deegaankiisa inuu duudsiga, isla markaana wax hun-guri la mariyo siistay umaddii uu Codkooda ku fadhiyey. Xildhibaan Siciid waxa uu…

Read More »

Hadalhaynta Xukuumada Cusub! Sidee shacabka Somaliland u arkaan Xukuumada cusub ? - Qalinkii A/rahman fidhinle UK

0 Visits: 1217 | Saturday February 10, 2018 - 01:32:11
Shacabka Somaliland waxay madaxweyne MBA ka filanayeen isbedel siyaasadeed iyo mid maamul oo mug leh (Political Reforms ) Waxaana laga filaayey dhisme dawladeed oo aan daboolneyn ee daahfuran taas oo ku saleysan cadaalad, wadatashi iyo wax-wadalahaansho.

Read More »

"Xukuumadda cusub waxaanu leenahay talooyinka (wax lagaga qabanayo Sicir-bararka) waxa ku dhex jira Dad badan oo ay ka mid yihiin kuwii hore ee dhibta geystay... Dalkan yar waa loo soo shaqo tagay ee Go'aannada aynu qaadanayno yaanay noqonin Go'aamo Cid Awood ku leedahay".Sheekh Aadan Siiro.

0 Visits: 1252 | Friday February 09, 2018 - 22:40:40
"Xukuumadda cusub waxaanu leenahay talooyinka (wax lagaga qabanayo Sicir-bararka) waxa ku dhex jira Dad badan oo ay ka mid yihiin kuwii hore ee dhibta geystay... Dalkan yar waa loo soo shaqo tagay ee Go'aannada aynu qaadanayno yaanay noqonin Go'aamo Cid Awood ku leedahay".Sheekh Aadan…

Read More »

Danaha Shaqsi ee Wasiirka Macdanta oo Had iyo Jeer Galaafta Masiirka Shidaal Soo-saarista Somaliland Iyo Wasiir Jaamac Cigaalka Madaxweyne Muuse Dhowaan Magacaabay oo Raacay Jidkii guuldarada!.Warbixin

0 Visits: 1642 | Thursday February 08, 2018 - 04:17:27
Danaha Shaqsi ee Wasiirka Macdanta oo Had iyo Jeer Galaafta Masiirka Shidaal Soo-saarista Somaliland Iyo Wasiir Jaamac Cigaalka Madaxweyne Muuse Dhowaan Magacaabay oo Raacay Jidkii guuldarada!.Warbixin

Read More »

Taariikh Nololeedkii Marxuum Cabdilaahi Jire Ducaale(1928-2014) Oo Ahaa Siyaasi Caan Ah oo Geyiga Somalidu degto laga wada-yaqaan..Qoyskiisa oo Masaajid Waqaf ah Ka Dhisay Xaafada Bada-cas ee Magaalada Hargeysa

0 Visits: 1660 | Wednesday February 07, 2018 - 04:33:12
Taariikh Nololeedkii Marxuum Cabdilaahi Jire Ducaale(1928-2014) Oo Ahaa Siyaasi Caan Ah oo Geyiga Somalidu degto laga wada-yaqaan..Qoyskiisa oo Masaajid Waqaf ah Ka Dhisay Xaafada Bada-cas ee Magaalada Hargeysa

Read More »

Fadeexad: Mashruuca Sahaminta Shidaal ee Gobolka Saaxil oo Qarka u Saaran inuu Fashilmo Iyo Xiisad ka Taagan Shaqaale uu Wasiirka Macdantu Qabyaalad kaga Soo Qortay Deegaanka Beeshiisa ee Bariga Burco+ Gadoodka Bulshada Deeganka Baadhista laga samaynaayo...

0 Visits: 1380 | Wednesday February 07, 2018 - 02:18:06
Fadeexad: Mashruuca Sahaminta Shidaal ee Gobolka Saaxil oo Qarka u Saaran inuu Fashilmo Iyo Xiisad ka Taagan Shaqaale uu Wasiirka Macdantu Qabyaalad kaga Soo Qortay Deegaanka Beeshiisa ee Bariga Burco+ Gadoodka Bulshada Deeganka Baadhista laga samaynaayo...

Read More »

SIR CUSUB OO ASLI MAYDI IYO BARKHAD LEEYAHAY OO DADKA BEEYO GOOSATADA KA QARSOOON.War-bixin Yaxye Cawil Maxamuud.

0 Visits: 2642 | Monday February 05, 2018 - 01:10:19
SIR CUSUB OO ASLI MAYDI IYO BARKHAD LEEYAHAY OO DADKA BEEYO GOOSATADA KA QARSOOON.War-bixin Yaxye Cawil Maxamuud.

Read More »

Sidee Loo Kala Saarayaa habka shaqo Ee Af-hayeenka Madaxweynaha Iyo Af-hayeenka Dowladda?.Cabdilaahi Axmed Caarshe

0 Visits: 1884 | Sunday February 04, 2018 - 04:54:21
Sidee Loo Kala Saarayaa habka shaqo Ee Af-hayeenka Madaxweynaha Iyo Af-hayeenka Dowladda?.Cabdilaahi Axmed Caarshe

Read More »

featured