Maqaallo
Maqaallo
Maqaallo
Maqaallo
Ajanabigii ka mudnaaday muwaadinka. WQ:Barkhad-Ladiif M.Cumar,"hooyo lacag ma haysto, ilmahana aad buu u xanuunsanayaa, aabaheedna waa askari jooga jiida hore."Hirdanka Labada Xisbi Muxaafid iyo Waddani ee Xuska 18 May! Bye Cabdirasaaq AskarHirdanka Labada Xisbi Muxaafid iyo Waddani ee Xuska 18 May! Bye Cabdirasaaq AskarFashilka Ku Yimid Qalab Xukuumadu Ku Bixisay Malaayiin Doolar oo Loogu Talo Galay In Lagu Hubiyo Tayada Shidaal Dalka Soo Gala+ Go'aamo Ku Dhisan Isdifaac iyo Degdeg Oo Kasoo Baxay Haayadihii Ku Shaqada Lahaa.Fashilka Ku Yimid Qalab Xukuumadu Ku Bixisay Malaayiin Doolar oo Loogu Talo Galay In Lagu Hubiyo Tayada Shidaal Dalka Soo Gala+ Go'aamo Ku Dhisan Isdifaac iyo Degdeg Oo Kasoo Baxay Haayadihii Ku Shaqada Lahaa.Siyaasi Aadan Suldan Cabdiraxmaan oo Maamulka Wakaaladda Biyaha Hargeysa Ku Eedeeyey Inuu laban-laabay Qiimaha Biyihii yaraa ee ay Waraabin-jireen Xaafado Faro-ku Tiriska ah Iyo Madaxweyne M. Biixi oo u Xasuusiyey Go'aan Hoggaamineed oo Madaxweyne Cigaal qaatay Xilligiisi..Siyaasi Aadan Suldan Cabdiraxmaan oo Maamulka Wakaaladda Biyaha Hargeysa Ku Eedeeyey Inuu laban-laabay Qiimaha Biyihii yaraa ee ay Waraabin-jireen Xaafado Faro-ku Tiriska ah Iyo Madaxweyne M. Biixi oo u Xasuusiyey Go'aan Hoggaamineed oo Madaxweyne Cigaal qaatay Xilligiisi..Khilaaf Culus oo ka Dhex Qarxay Laba Masuul oo kala Riixanaaya ku shaqaysiga Shaadhka Madaxweynaha Muuse Biixi iyo Dhaqankii laga Dhaxlay Siilaanyo oo midka darani ay Ku Talaabsadeen Gacanyarayaasha Muuse....Khilaaf Culus oo ka Dhex Qarxay Laba Masuul oo kala Riixanaaya ku shaqaysiga Shaadhka Madaxweynaha Muuse Biixi iyo Dhaqankii laga Dhaxlay Siilaanyo oo midka darani ay Ku Talaabsadeen Gacanyarayaasha Muuse....Gudoomiyaha Dhawrista Tayada Oo Maroorsaday Masuuliyadii Wasaarada Ganacsiga Iyo Xogo Fashiliyay Xidhiidhka Ka Dhexeeya Cida Leh Laabka Baadhista Shidaalka....Xogo fashiliyay Sabobta Uu Gudomiyaha Dhawrista Tayadu Umarin Habaabiyay Cidda lahayd Eada Dayaca Haamaha shidaal Iyo Xidhiidhka Qoyska Eeay leeyihiin Shakhsiyaadka Gacanta ku Haya Mishiinka Laabka Shidaalka!!Kaalmaha Hargeysa oo Iibinaya Shidaal Xun oo Xabag Leh, Gaadiidlaydana ugu Sheegaya inuu yahay Kii Jabuuti, Qiimaha oo lagu Kordhiyey Dadweynaha Iyo Boqolaal Gaadiid ah oo Durba u Fadhiistay Shidaal Xabag leh.Kaalmaha Hargeysa oo Iibinaya Shidaal Xun oo Xabag Leh, Gaadiidlaydana ugu Sheegaya inuu yahay Kii Jabuuti, Qiimaha oo lagu Kordhiyey Dadweynaha Iyo Boqolaal Gaadiid ah oo Durba u Fadhiistay Shidaal Xabag leh.Daawo Xogreeb Tv: Siyaasi Aadan Suldan Cabdiraxmaan oo Daaha ka Fayday Fadeexadaha Xil-gudasho La'aneed ee dul-hoganaaya Golaha Guurtida, Saaleeban Gaal na ku Tilmaamay Shaqsi la Ambaday Xilka saaran, Iyo Salaadiinta Dhaqanka ee Maanta oo u Kabaha la Dulmaray. "Ceel-afweyn Xukuumadu Nabad Kamay Dhalin Kari-waayine Way Hagranaysaa". Siyaasi Aadan SuldanDaawo Xogreeb Tv: Siyaasi Aadan Suldan Cabdiraxmaan oo Daaha ka Fayday Fadeexadaha Xil-gudasho La'aneed ee dul-hoganaaya Golaha Guurtida, Saaleeban Gaal na ku Tilmaamay Shaqsi la Ambaday Xilka saaran, Iyo Salaadiinta Dhaqanka ee Maanta oo u Kabaha la Dulmaray. "Ceel-afweyn Xukuumadu Nabad Kamay…Fadeexado Musuq-maasuq oo Dul-hoganaaya Masuuliyiinta Dawlada hoose ee Berbera Iyo Hanti dhowrka guud oo Baadhis Ka Bilaabaya...Muuqaalka Gur Dabaqyo ah oo Xoghaye Cabdikariin Aadan Cadde ka kala Dhistay Hargeysa....Fadeexado Musuq-maasuq oo Dul-hoganaaya Masuuliyiinta Dawlada hoose ee Berbera Iyo Hanti dhowrka guud oo Baadhis Ka Bilaabaya...Muuqaalka Gur Dabaqyo ah oo Xoghaye Cabdikariin Aadan Cadde ka kala Dhistay Hargeysa....MAALINBA TII HILIB LEH.......!Siyaasi Maxamed Gacayte ------------------------------------------------Imika Golahii shacabka wakiilka u ahaa ee ka badbaadin lahaa wax kasta oo hagaardaamo iyo dhibaato ku ah nolosha bulshadii soo dooratay ayaa sidii Qawrax kaga dhigay, Maalinba Mooshinkii Kaash LehDekedda Berbera oo Taarikhda Markii u horaysay Sumcadeedj Kor u kacday...Maamulka Dekedda oo ku Guuleystay Inuu soo Jiito Suuqyada Mandaqada iyo Filashada Barwaaqo Suuranka Mashaaricda Cusub.....Dekedda Berbera oo Taarikhda Markii u horaysay Sumcadeedj Kor u kacday...Maamulka Dekedda oo ku Guuleystay Inuu soo Jiito Suuqyada Mandaqada iyo Filashada Barwaaqo Suuranka Mashaaricda Cusub.....Gudoomiye Sharmarke Geelle Masuul Udub-dhexaad u ah Waxqabadka Xukuumada Madaxweyne Muuse ee Maalmihii Tagay....Gudoomiye Sharmarke Geelle Masuul Udub-dhexaad u ah Waxqabadka Xukuumada Madaxweyne Muuse ee Maalmihii Tagay....Ex. Wasiir Maxamuud Xaashi Iyo Xoghayaha dawladda hoose ee Berbera oo ku hawlan Shirqoolo Beeleysan oo ka dhan ah Madaxweyne Muuse Biixi & Wasiir Maxamed Kaahin, Mudaharaadyo lagu dalbanaayo Sii Daynta Boqor Buurmadow iyo dalabka wareejinta Gudoomiyaha Kulmiye…Berbera(Xogreebnews)-Xoghayaha fulinta dawladda hoose ee degmada Berbera Cabdikariin Aadan Cadde, ayaa muddooyinkii u dambeeyey kaga mashquulay shaqadii loo diray ee fulinta dawladda hoose ee Berbera, kacdoono Beeleysan oo u ku abaabulaayo Xukuumadda cusub ee Madaxweyne Muuse Biixi.Maxaa ugu Wacan Dawladda Madaxweyne Muuse Biixi Mashaaricda dhinaca ka raaran ee u Qoyskiisa Ku Taxay?.W/ Q Cali Cilmi AadanMaxaa ugu Wacan Dawladda Madaxweyne Muuse Biixi Mashaaricda dhinaca ka raaran ee u Qoyskiisa Ku Taxay?.W/ Q Cali Cilmi Aadan3 May,2018,waa sannad guuradii 16-aad ee ka soo wareegtay geerida Aabihii Jamhuuriyadda Somaliland,Halyeygii,marxuum Maxamed Xaaji Ibrahim Cigaal, waa in loo aqoonsado maalin Qaran, Library & Museum na loo dhiso1993 kii ,ayaa Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal , mar labaad Madaxweyne ka noqday Soma liland ,waqtigaas oo Dalka iyo dadkuba ay ku sugnaayeen xaalad aad u adag,jihadaad u jeedsatan a ay ka soo yeedhayso dhiillo colaadeed , amnni darro , kala danbayn la'aan ,geyigana dhammantii ay ka muuqato…INTERVIEW WITH LATE PRESIDENT OF SOMALILAND PRESIDETN EGAL OCTOBER 1999.INTERVIEW WITH LATE PRESIDENT OF SOMALILAND PRESIDETN EGAL OCTOBER 1999.Waa Markii U horeysay ee 18 May La bedelo!! Cabdirasaaq AskarWaxay sabab ka dhigeen inay kusoo hagaagtay Ramadaan oo ciidanka oo sooman ayay ku adkaanaysaa dhoolatuska ay samaynayaan, oo haddii maalin ramadaana cadowgu ina soo weeraro maxaa la yeeli doonaa?ITUS OO ITAABSII 3aad. Bye Cabdixakiin MaxamedWaxaan aaminsanahay in hadii sidaa uu sheegay ay run tahay in goolaha wakiilada oo isagu ka ahaa hurmood ay qaranka khiyaameeyeen. Khiyaamadaana ay ku mutaysan doonaan maxkamad.Daawo Xogreeb Tv: Cod Sir ah oo Laga Duubay Masuuliyiinta Dawladda Hoose ee Hargeysa iyo Musuq-maasuqa Xadhkaha Goostay... Dad la Dulmiyey oo Madaxweynaha iyo bahda Garsoorka Baaq u Diray...Daawo Xogreeb Tv: Cod Sir ah oo Laga Duubay Masuuliyiinta Dawladda Hoose ee Hargeysa iyo Musuq-maasuqa Xadhkaha Goostay... Dad la Dulmiyey oo Madaxweynaha iyo bahda Garsoorka Baaq u Diray...Hayadda SIHA Netwok iyo Ururka Vosomwo oo Magaaladda Hargeysa Kusoo Gabo-gabeeyey Kulan Aqoon Kororsi ah oo Afar Maalmood Casharo Ku Bareen Haweenka ku Ganacsada Wadooyinka Hareerahooda....Hayadda SIHA Netwok iyo Ururka Vosomwo oo Magaaladda Hargeysa Kusoo Gabo-gabeeyey Kulan Aqoon Kororsi ah oo Afar Maalmood Casharo Ku Bareen Haweenka ku Ganacsada Wadooyinka Hareerahooda.... |
|