Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

Waa kuma Dr Zakir Naik?

0 Visits: 2016 | Friday June 01, 2018 - 06:28:35
Zakir Abdul Karem Naik waa nin bulsho wax u sheeg ah una dhashay waddanka Hindiya kaas oo ka hadla diinta islaamka iyo diimaha kaleba 'comparative religion'.

Read More »

Daawo Xogreeb TV: Siyaasi Nuuradiin Diini oo Sheegay in aanu Wasiir Cabdilahi Abokor Xil u baahnayn, balse u baahan yahay Xanaanayn, kuna Tilmaamay Dambile qaran oo Gefef Badan ka galaxy dalka, iskana Difaacay Eedo uga yimi Wasiirka. ..

0 Visits: 1419 | Friday June 01, 2018 - 04:45:02
Daawo Xogreeb TV: Siyaasi Nuuradiin Diini oo Sheegay in aanu Wasiir Cabdilahi Abokor Xil u baahnayn, balse u baahan yahay Xanaanayn, kuna Tilmaamay Dambile qaran oo Gefef Badan ka galaxy dalka, iskana Difaacay Eedo uga yimi Wasiirka. ..

Read More »

Madaxwayne Muuse Biixi Miyuu Kula Socdaa Wasiirkiisa Maaliyadda Af-lagaadada Uu Waxqabadka u haysto Ee Uu Wasiir Yuusuf U gaysto Qoyska Madaxwayne Siilaanyo? Faallo: Shaafici Axmed Cabdi

0 Visits: 1497 | Thursday May 31, 2018 - 23:50:59
Madaxwayne Muuse Biixi Miyuu Kula Socdaa Wasiirkiisa Maaliyadda Af-lagaadada Uu Waxqabadka u haysto Ee Uu Wasiir Yuusuf U gaysto Qoyska Madaxwayne Siilaanyo? Faallo: Shaafici Axmed Cabdi

Read More »

Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ku Guulaystay Inay Dalka Keento 54 Sano Kadib Taaga Maraakiibta Soo Xidha Iyo Dabdemiska Badda...Maareeyaha Dekeda Berbera Oo Ku Guulaystay Inuu Dalka Keeno Taag Heer Caalamiya...

0 Visits: 4248 | Thursday May 31, 2018 - 23:08:24
Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ku Guulaystay Inay Dalka Keento 54 Sano Kadib Taaga Maraakiibta Soo Xidha Iyo Dabdemiska Badda...Maareeyaha Dekeda Berbera Oo Ku Guulaystay Inuu Dalka Keeno Taag Heer Caalamiya...

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Siyaasi ka Tirsan Xisbiga Kulmiye oo Daaha ka Fayday In Awoodii Madaxweynenimo ee dalka lagala Wareegay Madaxweynihii la doortay, laba Kooxoodna ka dhex Dilaaceen Qasriga, kuwasoo wax magacaaba, Dadkana Madaxtooyada ka Hor istaaga.... Shabakada Xogreebnews oo hore Bulshada ugu soo Bandhigtay Shaqsiyaadka ku shaqaysta shaadhka Madaxweyne Biixi

0 Visits: 2280 | Thursday May 31, 2018 - 05:36:33
Daawo Xogreeb Tv: Siyaasi ka Tirsan Xisbiga Kulmiye oo Daaha ka Fayday In Awoodii Madaxweynenimo ee dalka lagala Wareegay Madaxweynihii la doortay, laba Kooxoodna ka dhex Dilaaceen Qasriga, kuwasoo wax magacaaba, Dadkana Madaxtooyada ka Hor istaaga.... Shabakada Xogreebnews oo hore Bulshada ugu soo…

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Wasiir Cabdilahi Abokor oo Tahli Karin Waayey inuu Umadda u sharaxo Halkay Ku Dambaysay Hawadii Somaliland, Aflagaado dhaqanka Siyaasadda ka Baxsana kula kacay, Xoghayaha Duulista Wadani Siyaasi Nuuradiini Diini oo Hore Usoo Bandhigay Faashilka Hawada ee Dalka....

0 Visits: 1538 | Thursday May 31, 2018 - 04:16:00
Daawo Xogreeb Tv: Wasiir Cabdilahi Abokor oo Tahli Karin Waayey inuu Umadda u sharaxo Halkay Ku Dambaysay Hawadii Somaliland, Aflagaado dhaqanka Siyaasadda ka Baxsana kula kacay, Xoghayaha Duulista Wadani Siyaasi Nuuradiini Diini oo Hore Usoo Bandhigay Faashilka Hawada ee Dalka....

Read More »

Siyaasi Cabdiraxman Cabdishakuur oo Madaxweyne Farmaajo ku eedeyey Dastuur jebin, golaha Shacabkana ka dalbaday in Maamus ka Xayuubin lagu sameeyo..."Cidna haatan kama qarsoona in Farmaajo uu ku hawlan yahay soo celinta rajiimkii kaligii taliska ahaa ee awoodaha laanta Fulinta, Sharci dejinta iyo Garsoorka hal gacan ku wada jireen".

0 Visits: 1228 | Wednesday May 30, 2018 - 05:39:07
Siyaasi Cabdiraxman Cabdishakuur oo Madaxweyne Farmaajo ku eedeyey Dastuur jebin, golaha Shacabkana ka dalbaday in Maamus ka Xayuubin lagu sameeyo..."Cidna haatan kama qarsoona in Farmaajo uu ku hawlan yahay soo celinta rajiimkii kaligii taliska ahaa ee awoodaha laanta Fulinta, Sharci dejinta iyo…

Read More »

Afurka iyo Muuska W/Q: Cabdiraxmaan Rashiid Axmed (Dalmar)

0 Visits: 1184 | Wednesday May 30, 2018 - 04:30:23
Muusku wuxu ka mid yahay Khudaraha ugu caansan aduunka waayo wadamada qaar waxad arkaysa gawaadhi muuska laga matalay jacaylka loo qabo dartii. Khudrada muuska oo ka mid ah khudradaha sida

Read More »

"... Inaankii hore waa kii Madaxweynuhuu Kafaalo qaaday, waxa kaloo jirta Inaan yar oo Qoyskoodu ku dhinteen Roobabkii Duufaanada watay, Ilahay Samir iyo iimaan haka siiyo, Waxa dhici karta inay jiraan dad kale oo dhibaatadan oo kale ku dhacday. Somaliland waxay waxku tahay inaynu gacmaha is qabsano oo dadkeena u gurmano". Agaasime Maxamed Aadan Cilmi Ilka case

0 Visits: 1229 | Tuesday May 29, 2018 - 22:13:33
"... Inaankii hore waa kii Madaxweynuhuu Kafaalo qaaday, waxa kaloo jirta Inaan yar oo Qoyskoodu ku dhinteen Roobabkii Duufaanada watay, Ilahay Samir iyo iimaan haka siiyo, Waxa dhici karta inay jiraan dad kale oo dhibaatadan oo kale ku dhacday. Somaliland waxay waxku tahay inaynu gacmaha is qabsano…

Read More »

Macalim-kaab Q.2aad {cashar diyaarinta}. Qalinkii Cabdi Cawiye

0 Visits: 1043 | Tuesday May 29, 2018 - 03:13:08
DIGNIIN MACALINKA AH : ha galin fasalka adigoon haysan cashar diyaarintii casharka aad dhigayso. Waxaa xaqiiq ama hubaala in macalimiinta waqtigan waxbarta ardeyda aanay 91% aanay ahayn dad soo maray tababar macalinimo

Read More »

Somaliland: a commencement of the Health Service we Need and Deserve. Optimism is the thing that drives you forward.John Bielenberg, Founder, Future Partners.

0 Visits: 1277 | Monday May 28, 2018 - 05:26:05
Somaliland: a commencement of the Health Service we Need and Deserve. Optimism is the thing that drives you forward.John Bielenberg, Founder, Future Partners.

Read More »

PROTOCOL-KA MADAXWAYNAHA . W/Q: Amb Safiina WM

0 Visits: 1408 | Monday May 28, 2018 - 02:59:21
PROTOCOL-KA MADAXWAYNAHA . W/Q: Amb Safiina WM

Read More »

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta oo Xukuumadu u Iibisay Gaadhi Qiimihiisu ka Badan yahay $40,000 oo Dolar, Xilli ay Dalka ka Jiraan Xaalad dagaal, Duufaan iyo Sixirbaraar, Caafimaad daro iyo Waxbaraasho la'aani

0 Visits: 6288 | Sunday May 27, 2018 - 05:36:22
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta oo Xukuumadu u Iibisay Gaadhi Qiimihiisu ka Badan yahay $40,000 oo Dolar, Xilli ay Dalka ka Jiraan Xaalad dagaal, Duufaan iyo Sixirbaraar, Caafimaad daro iyo Waxbaraasho la'aani

Read More »

Saddex Masuul oo fidmo fadhida ku Noqday bulshada gobolka Saaxil?. Qore Saki Xasan Cilmi.

0 Visits: 1863 | Saturday May 26, 2018 - 06:43:03
Saddex Masuul oo fidmo fadhida ku Noqday bulshada gobolka Saaxil?. Qore Saki Xasan Cilmi.

Read More »

Gudoomiye Sharmarke, Halyey Qaranka Somaliland Baal-Dahab ah kaga Jira, sare-na u Qaaday Sumcada dhalinyarada Iyo Waxqabadka Hana qaaday Haayada Shaqaalaha ee u ku talaabsaday....

0 Visits: 1266 | Saturday May 26, 2018 - 05:37:42
Gudoomiye Sharmarke, Halyey Qaranka Somaliland Baal-Dahab ah kaga Jira, sare-na u Qaaday Sumcada dhalinyarada Iyo Waxqabadka Hana qaaday Haayada Shaqaalaha ee u ku talaabsaday....

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Murashaxa Waddani oo Shir Diblumaasiyadeed oo Heer Caalamiya kaga Qaybgalay Belguim, aqoonsiga Dalka iyo Gurmadka Dadka Duufaantu haleeshay oo u dalbay in la caawiyo...Maddaxdii Kala duweynd ee ka soo qeyb gashey Shirka. Waxa ka mid ahaa diplomasiyiin ka socddey Dalalka. Mali, Eriteria, Namibia. Gambia, Jabuti, Ghana, Slovenia

0 Visits: 2075 | Wednesday May 23, 2018 - 02:49:05
Daawo Xogreeb Tv: Murashaxa Waddani oo Shir Diblumaasiyadeed oo Heer Caalamiya kaga Qaybgalay Belguim, aqoonsiga Dalka iyo Gurmadka Dadka Duufaantu haleeshay oo u dalbay in la caawiyo...Maddaxdii Kala duweynd ee ka soo qeyb gashey Shirka. Waxa ka mid ahaa diplomasiyiin ka socddey Dalalka. Mali, Eriteria,…

Read More »

QASAARAHA KA DHASHAY ROOBABKII U DANBEEYEY EE DALKA KA DA'AYEY 48KII SAAC AYNU SOO DHAAFNEY, QORSHE XUMADA IYO HABACSANAANTA NERAD IYO RAKAABKA MUUSE COLAAD. W/Q Oday Abbas Ahmed Abbas

0 Visits: 998 | Tuesday May 22, 2018 - 06:01:48
QASAARAHA KA DHASHAY ROOBABKII U DANBEEYEY EE DALKA KA DA'AYEY 48KII SAAC AYNU SOO DHAAFNEY, QORSHE XUMADA IYO HABACSANAANTA NERAD IYO RAKAABKA MUUSE COLAAD. W/Q Oday Abbas Ahmed Abbas

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: "Muuse Biixi Dhiig,Boob,Jeegaan iyo Hagbad Dhagaraysan ayuu ku yimid "Sul. Saxardiid Oo Digniin Culus U Diray Madaxweyne Muuse Biixi

0 Visits: 1524 | Tuesday May 22, 2018 - 05:50:42
Daawo Xogreeb Tv: "Muuse Biixi Dhiig,Boob,Jeegaan iyo Hagbad Dhagaraysan ayuu ku yimid "Sul. Saxardiid Oo Digniin Culus U Diray Madaxweyne Muuse Biixi

Read More »

Maayirk iyo Badhasaabka Berbera Labada Masuul oo midna Heegan u Galay Gurmadka Dadka Roobabka Ku Barakacay Kan Kalena U Tamashla Tagay Deegaanka Biyo-guure oo u ka Dhistay Qasriyo Kuwa Raaxada ah.....

0 Visits: 2631 | Monday May 21, 2018 - 05:30:24
Maayirk iyo Badhasaabka Berbera Labada Masuul oo midna Heegan u Galay Gurmadka Dadka Roobabka Ku Barakacay Kan Kalena U Tamashla Tagay Deegaanka Biyo-guure oo u ka Dhistay Qasriyo Kuwa Raaxada ah.....

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: "Waxay Maanta Mareysaa In Somaliland Cid Gaar Ahi Sheegato.." Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar Suldaanka Habaryoonis

0 Visits: 1835 | Saturday May 19, 2018 - 02:09:18
Daawo Xogreeb Tv: "Waxay Maanta Mareysaa In Somaliland Cid Gaar Ahi Sheegato.." Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar Suldaanka Habaryoonis

Read More »

featured