Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

"..Somali labadaa calan si ay ku dhaanto ma jirto. Ethiopia waxay si diiran u soo dhawaysay wefti ka timi Ereteria, waxaa Abisababa dariiqyadeeda lagu qurxiyey labada calan ee labada dal". Siyaasi Cali Mareexan.

0 Visits: 1567 | Monday July 02, 2018 - 01:59:05
"..Somali labadaa calan si ay ku dhaanto ma jirto. Ethiopia waxay si diiran u soo dhawaysay wefti ka timi Ereteria, waxaa Abisababa dariiqyadeeda lagu qurxiyey labada calan ee labada dal". Siyaasi Cali Mareexan.

Read More »

Shirka Gacan Libaax: Min Tol-wanaaje ilaa Dal-wanaaje ! (WQ. Xamse Khayre)

0 Visits: 1578 | Sunday July 01, 2018 - 21:46:44
Qoddobo lexo-jeclo, waddaniyad, iyo gobanimo ka muuqato ayaa beeshii GX ka Soo baxay shirkoodii uga socday Buurta Gacan Libaax

Read More »

Halkan Kagga Boggo Nuxurka War-murtiyeedka Kasoo Baxay Shirka Beesha Garxajis Oo Faah-faahsan, "Waxaan Cidna Ka Qarsoonayn In Wada Lahaanshihii Somaliland Ee Soo Jireenka Ahaa Lagu Badelay, Beelo Isku Bahaystay Boobka Somaliland,."War-murtiyeedka Garxajis

0 Visits: 1831 | Sunday July 01, 2018 - 20:49:02
Halkan Kagga Boggo Nuxurka War-murtiyeedka Kasoo Baxay Shirka Beesha Garxajis Oo Faah-faahsan, "Waxaan Cidna Ka Qarsoonayn In Wada Lahaanshihii Somaliland Ee Soo Jireenka Ahaa Lagu Badelay, Beelo Isku Bahaystay Boobka Somaliland,."War-murtiyeedka Garxajis

Read More »

Siyaasi Cali Guray oo Eedo culculus ku Hurgufay Mujaahid Axmed Mire Nuux, kana Sheekeeyey Dagaaladii Sokeeye inuu dalka ka Dhoofay isagoo La Ilaalinaayo, "...Axmedow hadii maantana aad weli cid ku dhegaysanaysaaba jirto ha ka baxsanin la joog waxad haysana mid ha la hadhin. Hadaad cirka sare badh soo dumiso halkaad ka gasho adigu ayuun baan aniguna ka geliye soo dumi". Siyaasi Cali Guray.

0 Visits: 4166 | Sunday July 01, 2018 - 19:03:33
Siyaasi Cali Guray oo Eedo culculus ku Hurgufay Mujaahid Axmed Mire Nuux, kana Sheekeeyey Dagaaladii Sokeeye inuu dalka ka Dhoofay isagoo La Ilaalinaayo, "...Axmedow hadii maantana aad weli cid ku dhegaysanaysaaba jirto ha ka baxsanin la joog waxad haysana mid ha la hadhin. Hadaad cirka sare badh…

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Qoys uu Madaxweyne Muuse Biixi Ku Haysto Beertooda Oo Si Qiiro Leh Warbaahinta ula Hadlay + Carruur Iyo Hooyooyin Xidh-xidhay...

0 Visits: 1278 | Sunday July 01, 2018 - 05:51:06
Daawo Xogreeb Tv: Qoys uu Madaxweyne Muuse Biixi Ku Haysto Beertooda Oo Si Qiiro Leh Warbaahinta ula Hadlay + Carruur Iyo Hooyooyin Xidh-xidhay...

Read More »

Hawl Qabadkii G.Sharmaake geelle uu ka hirgeliyey Haayada Shaqaalaha Dawlada.W/Q:- Ugaaska Dhalinyarada Gobolada Bari Ugaas Cumar Jaamac Iidle

0 Visits: 1118 | Saturday June 30, 2018 - 03:38:24
Hawl Qabadkii G.Sharmaake geelle uu ka hirgeliyey Haayada Shaqaalaha Dawlada.W/Q:- Ugaaska Dhalinyarada Gobolada Bari Ugaas Cumar Jaamac Iidle

Read More »

10 Qodob Oo Ay Ku Suntan Tahay Qoomiyada Garxajis (The Big Nation)Aragtida Siyaasi Jamac Hilaac.

0 Visits: 1605 | Saturday June 30, 2018 - 02:14:10
Waxa bishan June 13keedi si rasmi ah Buurta caanka ah ee Gacan libax ugu furmay shirweynihi loo balansana ee Qoomiyad Garxajis Isaaq,shirkan waxa ka so qayb galay dad ka badan kun ergey oo ka kala yimid gudaha dalka, debeda wadamada jaarka ah iyo meelo kale, ergoyinkan oo isugu jira Siyaasiyin,Aqoon-yahano,

Read More »

Siyaasi Axmed Like oo Taageero Mug-leh la Garab Istaagay Go'aanada Shirka Garxajis Lagaga Mamnuucay Xulufada Jeegaanta, "..Waan ku Taageerayaa Shirka Beesha Garxajis Inaan Lagu marti qaadin Xulufadda Jeegaanta..".

0 Visits: 6384 | Saturday June 30, 2018 - 02:05:10
".. Go'aanka kasoo baxay shirka Beel-weynta Garxajis ee lagu qaadacay inaanay kasoo qaygeli karin, Beelaha xulufka ku ah Jeegaanta, waan ku Taageerayaa, waxanan leeyahay way ku saxsan yihiin inaan lagu marti qaadin qolooyinka Jeegaanta ee galbeedka Hargaysa iyo bariga Burco, waxa kaloon ku taageerayaa…

Read More »

Dalladii Xisbiga Kulmiye maroorsaday ee SONSAF oo Shirweyneheedii la mudeeyey

0 Visits: 1117 | Thursday June 28, 2018 - 03:25:21
Dalladii Xisbiga Kulmiye maroorsaday ee SONSAF oo Shirweyneheedii la mudeeyey

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Siyaasiyiinta Axmed Mire, Cabdiraxmaan Cirro, ismaacil Buuba oo Khudbado Xasaasiya ka jeediyey shirka Beelaha Garxajis ee Tolwanaaje....

0 Visits: 1056 | Wednesday June 27, 2018 - 03:12:03
Daawo Xogreeb Tv: Siyaasiyiinta Axmed Mire, Cabdiraxmaan Cirro, ismaacil Buuba oo Khudbado Xasaasiya ka jeediyey shirka Beelaha Garxajis ee Tolwanaaje....

Read More »

Madaxweyne Muuse Biixi oo Qarxiyey khilaafka Masuuliyiinta Wasaarada Maaliyadda iyo Madax-waaxeedyada+ Wasiir Yuusuf oo Ku Fashilmay shaqadiisi iyo Fadeexadaha Musuq-maasuq ee hadheeyey....

0 Visits: 1721 | Tuesday June 26, 2018 - 06:37:24
Madaxweyne Muuse Biixi oo Qarxiyey khilaafka Masuuliyiinta Wasaarada Maaliyadda iyo Madax-waaxeedyada+ Wasiir Yuusuf oo Ku Fashilmay shaqadiisi iyo Fadeexadaha Musuq-maasuq ee hadheeyey....

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: "..Haddii Aad Ku Doodaysaan Dadka Degan Garoowe Iyo Laascaanood Waa Isku Isir Beel . Maxamed Cabdillaahi Farmaajo Wuxuu Madaxweyne Ka Yahay Magaalada Muqdisho. Cabdi-weliyow Adna shalay Wasiir Banaadir Ah Ayaad Ahey Gasow. Isir Ayaan Ku Doonayaa Laascaanood Bal Labadaas Isu-kay Qabad Sii?". Madaxweyne Muuse Biixi.

0 Visits: 1625 | Tuesday June 26, 2018 - 04:13:36
Daawo Xogreeb Tv: "..Haddii Aad Ku Doodaysaan Dadka Degan Garoowe Iyo Laascaanood Waa Isku Isir Beel . Maxamed Cabdillaahi Farmaajo Wuxuu Madaxweyne Ka Yahay Magaalada Muqdisho. Cabdi-weliyow Adna shalay Wasiir Banaadir Ah Ayaad Ahey Gasow. Isir Ayaan Ku Doonayaa Laascaanood Bal Labadaas Isu-kay…

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: "..Kulmiyihii hore iyo Kulmiyahan Maanta labaduba God Madowbay ku Rideen Siyaasadii Arrimaha Dibeda ee Somaliland...Uk waxan u sheegay inay ka hadasho Xuduudka Sool ee lagu dagaalamaayo". Marwo Fadumo Siciid Ibraahin Xoghayaha xuquuqal insaanka Waddani

0 Visits: 1085 | Tuesday June 26, 2018 - 03:47:09
Daawo Xogreeb Tv: "..Kulmiyihii hore iyo Kulmiyahan Maanta labaduba God Madowbay ku Rideen Siyaasadii Arrimaha Dibeda ee Somaliland...Uk waxan u sheegay inay ka hadasho Xuduudka Sool ee lagu dagaalamaayo". Marwo Fadumo Siciid Ibraahin Xoghayaha xuquuqal insaanka Waddani

Read More »

"Jamhuuriyadda Somaliland Waxay Wajahday Xaalad Diblomasiyadeed Middii ugu Adkayd Intay Xorriyadeeda La Soo Noqotay" Siyaasi Muniir Axmed Cigaal

0 Visits: 1292 | Tuesday June 26, 2018 - 03:35:51
"Jamhuuriyadda Somaliland Waxay Wajahday Xaalad Diblomasiyadeed Middii ugu Adkayd Intay Xorriyadeeda La Soo Noqotay" Siyaasi Muniir Axmed Cigaal

Read More »

Cida ka danbaysa fashilka ku yimid wasarada arimaha dibada jamhuuriyada Somaliland. W/Q Maxamed Cisman Haaji

0 Visits: 1117 | Tuesday June 26, 2018 - 03:28:37
Cida ka danbaysa fashilka ku yimid wasarada arimaha dibada jamhuuriyada Somaliland. W/Q Maxamed Cisman Haaji

Read More »

Ex. Maareeye Cali Xoor-xoor oo Oloolle Xoogan ugu Jira inuu Bedelo Wasiir Cabdilahi Abokor, Madaxweyne Muuse Biixi ka Xod-xodanaaya Xil Wasiirnimo

0 Visits: 1500 | Monday June 25, 2018 - 03:45:26
Ex. Maareeye Cali Xoor-xoor oo Oloolle Xoogan ugu Jira inuu Bedelo Wasiir Cabdilahi Abokor, Madaxweyne Muuse Biixi ka Xod-xodanaaya Xil Wasiirnimo

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Shirweynaha Beelaha Garxajis oo laga jeediyey weedho Taarikhiya iyo Ruug cadaayo Siyaasadda ku xeeldheer oo daaha dabadiisa fadhiyey, dhamaan Madax-dhaqameedka Beesha oo u midoobay danta Garxajis...

0 Visits: 1250 | Monday June 25, 2018 - 02:41:27
Daawo Xogreeb Tv: Shirweynaha Beelaha Garxajis oo laga jeediyey weedho Taarikhiya iyo Ruug cadaayo Siyaasadda ku xeeldheer oo daaha dabadiisa fadhiyey, dhamaan Madax-dhaqameedka Beesha oo u midoobay danta Garxajis...

Read More »

Open Letter To - H. E. Dr. Abey Ahmed, Prime minister of Federal Democratic Republic of Ethiopia.

0 Visits: 1580 | Sunday June 24, 2018 - 21:40:50
Open Letter To - H. E. Dr. Abey Ahmed, Prime minister of Federal Democratic Republic of Ethiopia.

Read More »

Safarkii Nabadaynta: Guda-galkii Ceerigaabo iyo Kulannadii Qaybaha Bulshada Qormada 3aad. W/Q Siciid Maxamuud Gahayr.

0 Visits: 1298 | Sunday June 24, 2018 - 02:11:41
Safarkii Nabadaynta: Guda-galkii Ceerigaabo iyo Kulannadii Qaybaha Bulshada Qormada 3aad. W/Q Siciid Maxamuud Gahayr.

Read More »

Kala Jeclaysiga Masuuliyiinta Qaranka Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku Xigeenka Page-ka Afhayeenka Madaxtooyada JSL W/Q. Oday Abbas Ahmed Abbas

0 Visits: 1186 | Sunday June 24, 2018 - 01:47:33
Kala Jeclaysiga Masuuliyiinta Qaranka Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku Xigeenka Page-ka Afhayeenka Madaxtooyada JSL W/Q. Oday Abbas Ahmed Abbas

Read More »

featured