Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

Wasiirkii Hore ee Madaxtooyada iyo Boqor Buur-madow oo Madaxweynaha Kala Hadlay Cabashooyin Ka Dhan ah Xukuumaddiisa, Arrinta Guddoomiyenimada KULMIYE iyo Guryo Xukuumaddii Hore Bixisay oo Dib Looggu Diiwaan-gelinayo Hantida Qaranka

0 Visits: 1329 | Monday September 03, 2018 - 15:12:31
Xogahu Waxa ay Sheegeen in Odeyadani ay Madaxweynaha Kala Hadleen Arrinta Gandi Library, Hargaisa Club iyo Arrimo Kale oo Xasaasi ah.".

Read More »

"...Somaliland xaalad siyaasaded oo adag bay galay". Siyaasi Axmed Gobanimo.

0 Visits: 1083 | Sunday September 02, 2018 - 19:58:26
"...Somaliland xaalad siyaasaded oo adag bay galay". Siyaasi Axmed Gobanimo.

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Xaaji Cabdi Waraabe oo Ka Waramaaya Taarikhdii Qaabkii lagu Doortay Madaxweynihii hore ee Somaliland Alla ha u Naxariistee Marxuum Cabdiraxmaan Axmed Cali iyo miyaa lala Tartamay Shirkii Burco 1991-kii

0 Visits: 1619 | Sunday September 02, 2018 - 03:55:00
Daawo Xogreeb Tv: Xaaji Cabdi Waraabe oo Ka Waramaaya Taarikhdii Qaabkii lagu Doortay Madaxweynihii hore ee Somaliland Alla ha u Naxariistee Marxuum Cabdiraxmaan Axmed Cali iyo miyaa lala Tartamay Shirkii Burco 1991-kii

Read More »

Hambalyo Waxqabadka Maareeyaha Dekeda Berbera Eng Siciid Xasan Cabdilahi oo Qalab Baahi-weyn loo Qabay Keenay Dekedda Berbera. W/Q Saki Saleeban Xasan

0 Visits: 1370 | Sunday September 02, 2018 - 03:07:07
Hambalyo Waxqabadka Maareeyaha Dekeda Berbera Eng Siciid Xasan Cabdilahi oo Qalab Baahi-weyn loo Qabay Keenay Dekedda Berbera. W/Q Saki Saleeban Xasan

Read More »

5 tii Golaha Sare ee Kacaanka Afweyne iyo 5 tan Kacaanka Kulmiye!. W/Q Cabdirasaaq Askar

0 Visits: 5492 | Sunday September 02, 2018 - 02:40:29
5 tii Golaha Sare ee Kacaanka Afweyne iyo 5 tan Kacaanka Kulmiye!. W/Q Cabdirasaaq Askar

Read More »

Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule oo Sheegay Inuu Siyaasi Ismaacil Hure Buubaa uu Xil-qarsoon u Hayo Xukuumada Xamar. "...Ismaacil Buubaa Waa Safiirka Somaliy u Fadhiya Somaliland, Waanuu hayaa shaqadii uu qaban lahaa Safiir dawlad aad col tihiin".

0 Visits: 1775 | Saturday September 01, 2018 - 23:16:01
Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule oo Sheegay Inuu Siyaasi Ismaacil Hure Buubaa uu Xil-qarsoon u Hayo Xukuumada Xamar. "...Ismaacil Buubaa Waa Safiirka Somaliy u Fadhiya Somaliland, Waanuu hayaa shaqadii uu qaban lahaa Safiir dawlad aad col tihiin".

Read More »

Siyaasi Kayd Cabdilahi oo Si Cilmeyeysan uga faallooday arrimaha Sixir-barar Dalka Aafeeyey iyo Xalka Wax Lagaga Qaban-karo oo u Farta Ku Fiiqay....

0 Visits: 1007 | Saturday September 01, 2018 - 22:07:05
Siyaasi Kayd Cabdilahi oo Si Cilmeyeysan uga faallooday arrimaha Sixir-barar Dalka Aafeeyey iyo Xalka Wax Lagaga Qaban-karo oo u Farta Ku Fiiqay....

Read More »

Xukuumada iyo Guddidii laga Wareejiyey Hamaha Shidaalka oo Khilaaf Ba'ani ka Dhex-qarxay+Kulamo lagu Kala Kacay+ Haamihii Kayd oo Qaar la waayey+ Dhaqaale Ganacsatadu Xukuumada ka dalbatay in loo Celiyo, Shidaal lå aan dalku galay Iyo Madaxweyne Biixi opo Dariiq Sharci ku Caraabiyey...

0 Visits: 1533 | Friday August 31, 2018 - 03:40:26
Xukuumada iyo Guddidii laga Wareejiyey Hamaha Shidaalka oo Khilaaf Ba'ani ka Dhex-qarxay+Kulamo lagu Kala Kacay+ Haamihii Kayd oo Qaar la waayey+ Dhaqaale Ganacsatadu Xukuumada ka dalbatay in loo Celiyo, Shidaal lå aan dalku galay Iyo Madaxweyne Biixi opo Dariiq Sharci ku Caraabiyey...

Read More »

Safiir Baashe Morgan oo Diidan Inuu Safiirka Cusub ee Imaaraadka ku Wareejiyo Xilka Safaraada + Ex Madaxweyne Siilaanyo oo u Ergo ugu Kaxaystay Madaxweyne Muuse Biixi Iyo kala Khabbaynta Saamiyadii uu ku Qarsaday Dp World...

0 Visits: 1931 | Thursday August 30, 2018 - 01:52:51
Safiir Baashe Morgan oo Diidan Inuu Safiirka Cusub ee Imaaraadka ku Wareejiyo Xilka Safaraada + Ex Madaxweyne Siilaanyo oo u Ergo ugu Kaxaystay Madaxweyne Muuse Biixi Iyo kala Khabbaynta Saamiyadii uu ku Qarsaday Dp World...

Read More »

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Sheegay Inuu Wada-hadal La Furayo Cid Kasta Oo Wax Tabanaysa, Balse Aanay Suurta Gal Ahayn In Qoriga La Qaato Kana Hadlay Barnaamijka Shaqo Qaran Oo Lagu Horumarinayo Dhalinyaradda Oo Dhawaan La Bilaabi doono

0 Visits: 1433 | Tuesday August 28, 2018 - 19:26:21
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Sheegay Inuu Wada-hadal La Furayo Cid Kasta Oo Wax Tabanaysa, Balse Aanay Suurta Gal Ahayn In Qoriga La Qaato Kana Hadlay Barnaamijka Shaqo Qaran Oo Lagu Horumarinayo Dhalinyaradda Oo Dhawaan La Bilaabi doono

Read More »

Shirka laga soo abaabulay madaxtooyada S/land oo ka dhan ah jaaliyada Somaliland ee gobalka Minnesota By abdinaasir jama

0 Visits: 1214 | Tuesday August 28, 2018 - 03:16:38
Shirka laga soo abaabulay madaxtooyada S/land oo ka dhan ah jaaliyada Somaliland ee gobalka Minnesota By abdinaasir jama

Read More »

Hadii uu Madaxweyne Biixi isku Shaandhayn ku Sameynayo Golaha Xukuumadiisa, Maxaa iska Bedeli kara Tabashooyin iyo dayaca shaqo ee Golihiisani dhaxal-siiyeen dalka,Mase dareensan yahay Xaalada halista ah u galay Waanku...?

0 Visits: 1497 | Tuesday August 28, 2018 - 02:55:08
Hadii uu Madaxweyne Biixi isku Shaandhayn ku Sameynayo Golaha Xukuumadiisa, Maxaa iska Bedeli kara Tabashooyin iyo dayaca shaqo ee Golihiisani dhaxal-siiyeen dalka,Mase dareensan yahay Xaalada halista ah u galay Waanku...?

Read More »

Wasiir Raad-barad ah, oo Ka tirsan Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi oo Sheegay Bank laga Leeyahay China inuu Somaliland ku Maalgelinayan 1-Billion Dollar Iyo Bangiga oo aan Meelna Aduunka ka Diiwaangashanayn+ Maafiyadan oo Macdanta ka guranaysa Laasgeel Iyo Buurta Gacan-libaax.....

0 Visits: 2511 | Monday August 27, 2018 - 04:34:58
Wasiir Raad-barad ah, oo Ka tirsan Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi oo Sheegay Bank laga Leeyahay China inuu Somaliland ku Maalgelinayan 1-Billion Dollar Iyo Bangiga oo aan Meelna Aduunka ka Diiwaangashanayn+ Maafiyadan oo Macdanta ka guranaysa Laasgeel Iyo Buurta Gacan-libaax.....

Read More »

Daawo Barnaamij kooban: Masuuliyiinta Gobolka Saaxil oo Bulshada u Faahfaahiyey Muhiimada Taaga Dekedda Berbera Soo Iibsatay iyo Turun-turoonkii Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi lasoo martay... Duqa Degmada Berbera, Badhasaabka iyo Maareeyaha dekeda, Taliyaha Ilaalada Xeebaha oo si kooban uga hadlay Taarikhda Taaga iyo baahida loo qabay.....

0 Visits: 977 | Monday August 27, 2018 - 02:45:35
Daawo Barnaamij kooban: Masuuliyiinta Gobolka Saaxil oo Bulshada u Faahfaahiyey Muhiimada Taaga Dekedda Berbera Soo Iibsatay iyo Turun-turoonkii Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi lasoo martay... Duqa Degmada Berbera, Badhasaabka iyo Maareeyaha dekeda, Taliyaha Ilaalada Xeebaha oo si kooban uga hadlay…

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Muwaadiniin sheegay in xukumadu dhacday,Kornayl Caarrena ka daba-tegayaan Hadii Waxba laga qaban-waayey....

0 Visits: 1289 | Sunday August 26, 2018 - 18:24:37
Daawo Xogreeb Tv: Muwaadiniin sheegay in xukumadu dhacday,Kornayl Caarrena ka daba-tegayaan Hadii Waxba laga qaban-waayey....

Read More »

Madaxweyne Muuse Biixi oo Indhaha ka Laaliyey Raxan Safiiro ah oo Ay Isku Raas-hoose yihiin oo Kasoo Hadhay Xukuumadii Siilaanyo iyo Dhaqaale Xad-dhaafa oo lagu naas-nuujiyo + Magacyadooda...

0 Visits: 1839 | Sunday August 26, 2018 - 03:19:42
Madaxweyne Muuse Biixi oo Indhaha ka Laaliyey Raxan Safiiro ah oo Ay Isku Raas-hoose yihiin oo Kasoo Hadhay Xukuumadii Siilaanyo iyo Dhaqaale Xad-dhaafa oo lagu naas-nuujiyo + Magacyadooda...

Read More »

"..Xukumada manta jirta Iyo madaxwaynuhuba diyarbay u Yihiin Cidii cabanaysa lakinse diyar uma aha cid qaranimada dhawacaysa". Siyaasi Axmed Gobanimo.

0 Visits: 1582 | Saturday August 25, 2018 - 20:25:24
"..Xukumada manta jirta Iyo madaxwaynuhuba diyarbay u Yihiin Cidii cabanaysa lakinse diyar uma aha cid qaranimada dhawacaysa". Siyaasi Axmed Gobanimo.

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Bulshada Galbeedka Saaxil oo Sida Fiinta uga Qayliyey Macdan Iska-roggooyin lagu daabulayo oo Ganacsade Cumaani Buuraha ka laba qaadayo Waxgaradka Iyo Cuqaasha oo Madaxweynaha baaq u diray....

0 Visits: 1673 | Saturday August 25, 2018 - 18:45:46
Daawo Xogreeb Tv: Bulshada Galbeedka Saaxil oo Sida Fiinta uga Qayliyey Macdan Iska-roggooyin lagu daabulayo oo Ganacsade Cumaani Buuraha ka laba qaadayo Waxgaradka Iyo Cuqaasha oo Madaxweynaha baaq u diray....

Read More »

Daawo. Aqoonyahanka Somaliland oo Su"aalo Cilmiyeysan ku ganay Wasiirka Arrimaha Dibada S/land Iyo Wasiir Sacad oo ku Haftay, kana Jawaabi Waayey nuxurka Waydiimaha+ Isbedelka Itoobiya ka dhacay oo u sheegay in ay Maamulkii Digreegu uga Wanaagsanaayeen, Dekeda, Dp World oo u sheegay in Saamayn ku yeelan karto Xidhiidhka Ereteriya, Kuna Eedeeyey Xukuumada uu ka Tirsan yahay inaanay Miisaaniyad badan u qoon-dayn arrimaha dibada...halkan kaga bogo.

0 Visits: 1149 | Saturday August 25, 2018 - 03:56:10
Daawo. Aqoonyahanka Somaliland oo Su"aalo Cilmiyeysan ku ganay Wasiirka Arrimaha Dibada S/land Iyo Wasiir Sacad oo ku Haftay, kana Jawaabi Waayey nuxurka Waydiimaha+ Isbedelka Itoobiya ka dhacay oo u sheegay in ay Maamulkii Digreegu uga Wanaagsanaayeen, Dekeda, Dp World oo u sheegay in Saamayn ku…

Read More »

Wasiir Guri-barwaaqo oo Joojiyey Barnaamij Suugaaneedyadii Ciidal Adxa ee Telefishanka Qaranka,Shaqaalaha oo Lagala aamusay Xaqal Iidkoodii Iyo amar la yaab leh oo uu Faray Maamulka Telefishanka!!!!!!!!!!!!!

0 Visits: 1461 | Friday August 24, 2018 - 02:16:19

featured