Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

Baaq Taageero Ah Oo Ka Socota Jaaliyadda Beelaha Arab Ee Maraykanka

0 Visits: 297 | Wednesday October 02, 2013 - 17:00:27
Shir ay dhowaan isugu yimaaddeen Jaaliyadda beelaha Arab ee deggan dalka Maraykanka ayaa lagu taageeray shirka ay dhowaan ku dhawaaqeen madax dhaqameedyada beeshu.

Read More »

Ogaysiis Musharaxa madaxweynaha new Ucid Jamaal Cali Xusein oo maalinta khamiista ee taariikhdu tahay 03.10.2013 booqasho ku imandoona caasimadda Helsinki ee magaala madaxda wadanka FINLAND.

0 Visits: 382 | Wednesday October 02, 2013 - 16:49:35
Anigoo ah gudoomiyaha garabka haweenka new Ucid Samia Omar Hagi Muse!! Waxaan ogeysiinayaa dhamaan bulshaweynta reer Somaliland ee dagan agagaarka caasimadda Helsinki, in maalinta khamiista

Read More »

Nin dhirbaaxo quudheed dugsaday dhaqayadeed maaly´e.-dooratey idinku sunteen abaal-laawe-yaal-doortey in ay xukuumada siilaanyo u-noqdaan guulwadayaal darban oo dalabka ku-shaqeeya.

0 Visits: 453 | Wednesday October 02, 2013 - 16:46:12
Waxaan marka hore salamayaa dhamaan bulshowaynta Somaliland gudaha iyo Debbadaba, waxaan aad ugu xumahay talaabada fulaynimada ah ee ay qaadeen Mayorka Berbera Cabdishukuun Cidiin iyo Xogahayihii Dan iyo Duco Mr. Abdirashiid Xaji Yusuf.

Read More »

koboca musuqmaasuq ee togwajaale iyo waaqica dhabtaa duruufaha kajira maamul xumada ku habsatay iyo ka war la,aanta Gudiga maamul wanaaga iyo ladagaalanka musuqmaasuqa Qaybtii 4aad

0 Visits: 400 | Monday September 30, 2013 - 19:27:39
gudiga maamul wanaaga iyo ladagaalanka musuqmaasuqa waxaan usoo jeedinaynaa tog wajaale oo goob staratiijiya islamarkaana baahi wayn

Read More »

Siilaanyo Beesha Ciidagale Hadaanu Nahey Dowladu Inay Xil Wasiir Noo Magacowdo Waanu Filaynay Laakiin In ayIn ay Waxyeelo Noo Magacowdo Maanu Filayn

0 Visits: 440 | Monday September 30, 2013 - 08:52:40
Anigoo ah Ismaaciil Maxamed Ciise Muuse ahna Shaeekhal Baledka Magaalada Hargeysa Kalsoonina ka heysta Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir Waxaan halkan uga Gudbinayaa Madexweynaha

Read More »

DHALINYARADA REER SAHAL IYO GAASHAANBUUR OO AAD UGA MURUGOODAY MOWQIFKA KASOO YEEDHAY MAAYIRKA BERBERA C/SHAKUUR CIDIN RAALI GELIN IYO TACSINA UGA DIRAYA DHAMAAN BAHWAYNTA UCID IYO BEESHA CIISE MUUSE GUDO IYO DEBEDBA

0 Visits: 526 | Sunday September 29, 2013 - 16:32:44
Anagoo ah Dhalinyarada Reer sahal iyo gaashaanbuur ee G/saaxil waxaanu u sheegaynaa Bahwaynta Xisbiga UCID iyo Guud ahaan Bahwaynta Beesha Ciise Muuse in aanu ka xunahay Mawqif Xumadii

Read More »

Maayorka Gabiley Iyo Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Khilaafkoodu Marayo Meel Halis Ah.

0 Visits: 397 | Sunday September 29, 2013 - 14:38:36
Wararka Naga Soo gaadhaya Gobolka Gabiley ayaa sheegaya in Maayorka Gabiley Shucayb maxamed Muuse iyo Yuusuf Ibraahim geedi waa badhasaabka Gabiley ay khilaafkoodu marayo

Read More »

SIILAANYO WAXA UU DALKA KA GALEY ,DANBIYO WAA WEYN OON LA QARIN KARIN By Tahir Hussein

0 Visits: 394 | Sunday September 29, 2013 - 14:35:42
Ugu horeyn waxaan salaamayaa bahda saxaafada iyo akhristayaasha sharafta leh, "Ascww". Ka dib waxaan doonayaa bal in aan muwaadiniinta dalka leh gaar ahaan dhalinyarada mustqabalka dalka leh ee raba in dalkoodu noqdo mid sida wadamada dunida oo kale noqdo

Read More »

Sheeko Jaceyl Ah Aadna u Xiiso Badan Oo La Magac Baxday Naxdin Iyo Nasiib…!!

0 Visits: 803 | Friday September 27, 2013 - 08:58:55
Waa inoo bilaabanayo barnaamij aan kusoo qaadan doono isbuucii labo mar ÃÆ'‚֚Â hal sheeko balse ka mid ah sheekooyinkii aad ku akhrisan jirtay somaliya xiliyadiii 2003 illaa 2008ka.

Read More »

GOLAHA WAKIILADDA OO NOQODAYE DHUUNI- QAATAYAAL

0 Visits: 352 | Thursday September 26, 2013 - 22:14:28
Cashuuraha siddeed-laabmay waa, saaca waayaha'e; Bankiyada dul-saarkii kolkuu, saqafka soo taabtay Sarrif eegga kuma kaydsadaan, saalax-waatuhuye; Kolkii jeeggi socon waayey bay, god u samaysteene.

Read More »

koboca musuqmaasuq ee togwajaale iyo waaqica dhabtaa duruufaha kajira maamul xumada ku habsatay iyo ka war la,aanta Gudiga

0 Visits: 341 | Tuesday September 24, 2013 - 17:34:54
maamul wanaaga iyo ladagaalanka musuqmaasuqa Qaybtii 3aad

Read More »

Wasiir cukuse cadhadu waa maxay? Waa qalinkii c/risaaq hamed jamac

0 Visits: 278 | Tuesday September 24, 2013 - 16:52:28
Xukuumada aad wasiirka katahay , mudane wasiir halshay baa ka dhiman oo ah, sida wax loo qiimeeyo

Read More »

Cali xoor xoor oo feedhyahan isku badalay Wuxuu ka dhiganyahay feedhkii shalay ee cali xoor xoor sheeko juxa !!

0 Visits: 327 | Tuesday September 24, 2013 - 16:36:21
Tani waa dhacda fool xun oo canbaarayn iyo dafiicnimo ku timi maareeyihii dekada iyo madaxda la halmaashaba waxaa maalintii sahalay ahayd dhacday dhacdo aad u fool xun waxaa si waxashnima ah u dagaalamay eng.cali xoor oo ahaa ninka soomali ugu dulqaadka badan ayaa

Read More »

Wasiir Cukuse Oo Xalay Fadeexadi Ka Raacday Dood Si Toos Ah Uga Baxaysay Universal+Akhriso Sidii Ay Wax U Dhaceen.

0 Visits: 328 | Monday September 23, 2013 - 18:47:08
Wasiirka WasaaradaWarfaafinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cakuse), ayaa si xun

Read More »

koboca musuqmaasuq ee togwajaale iyo waaqica dhabtaa duruufaha kajira maamul xumada ku habsatay iyo ka war la,aanta Gudiga maamul wanaaga iyo ladagaalanka musuqmaasuqa Qaybtii 2aad ayaandarooyinka haysta

0 Visits: 341 | Sunday September 22, 2013 - 20:01:52
degmada togwajaale waxaa kamida jidadkii magalaada ee loogu talagalay inay adeegsadaan dadka iyo gaadiidku ayaa si toosa maalin walba loo

Read More »

xukuumada siilanyo oo golihii baarlamaanka markay marsiin kariwayday xeer xirsi u bedeshay faq iyo shirdoceedyo qabiilaysan oo qaybi oo xukuna!

0 Visits: 305 | Saturday September 21, 2013 - 19:56:07
safarkii madaxweynuhu ka bilaabay berbera ayaa ugu horeeyey ololahii doorashada ee meelwalba dhagaxaanta ladhigay safarkaas

Read More »

Warqad furan oo ku socota Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud, Siilaanyo, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Waa Boobe yuusuf Ducaale,

0 Visits: 283 | Saturday September 21, 2013 - 19:26:04
Mudane, Madaxweyne, maxaad ku garatay urur-u-sharraxanihii QARAN heshiis qoraal ah oo la baahiyay la gal, Madasha wada-tashigana xadhig iyo xayiraad ugu cago-juglee? Marka hore salaan,

Read More »

SIILAANYO IYO HABDHAQANKIISA QABYAALADEYSAN WAA WAXAAN QARSOOMI KARIN!

0 Visits: 334 | Saturday September 21, 2013 - 19:18:22
Markii uu mudo socotey golahii wasiirada ayuu siilaanyo arkey in aaney xubnahan aheyn kuwii uu hantida

Read More »

Dhibaatooyinka Dekeda Berbera iyo Gobolka Saaxil Sacab Laguma Qarin Karo

0 Visits: 427 | Thursday September 19, 2013 - 20:40:25
Dekeda Berbera oo dhalanteed ka sokeeya Bulshada lagaga qanciy Anigoo ah Muwaadin u dhashey dalka Somaliland gaar ahaan Gobolka Saaxil waxaan halkan ku cadeynayaa Dhibaatooyinka is barkan ee kajira Gudaha Dekeda Berbera kuwaas, Dekeda Berbera ay

Read More »

Cukuuse waa sidii ninkii Siyaad Barre ku yidhii saddex ayaa aad ka shabahada Nebi Muxamed S.C.W–

0 Visits: 368 | Thursday September 19, 2013 - 08:24:43
Cukuuse waa sidii ninkii Siyaad Barre ku yidhii saddex ayaa aad ka shabahada Nebi Muxamed S.C.W–

Read More »

featured