Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

Yaa Ahlu Sunna Ah Q/ 3aad Qore Khadar Ibrahim

0 Visits: 940 | Wednesday February 13, 2019 - 23:50:47
Qarniga 8-daad, Qarnigan wuxuu la midyahay Qarniyadii ka horreeyey culammada oo dhan waxay haysteen 4-ta madhab iyo Tasawuf-ka . Imaamyaalkii ugu waawaynaa Qarnigan waxaa ka mid ahaa:-Al-xaafid Ibnu Sayidi-naas, Al-Imaam Fakhru-Diin Al-Saylaci, Al-Xaafid Qaadii Sacdudiin Al-Xanbali, Al-Xaafid Qudbu-Diin…

Read More »

"Sidaa u Jamaal sheegay Garsoore Dalmar wuxu u dhaqmaa sidii oo uu yahay xeerilaaliye(prosecutor). Ma jiro kiis uu qaaday oo dawladdu muduci ka aheyd Saxaafadduna muduci calee oo aanu dawladda u xukumin, sidaasna waxa kaga raali ah Chief Justice-ka" Afhayeenka Haatuf Media Network Maxamed Ibraahim Sagax

0 Visits: 1035 | Wednesday February 13, 2019 - 20:55:05
"Sidaa u Jamaal sheegay Garsoore Dalmar wuxu u dhaqmaa sidii oo uu yahay xeerilaaliye(prosecutor). Ma jiro kiis uu qaaday oo dawladdu muduci ka aheyd Saxaafadduna muduci calee oo aanu dawladda u xukumin, sidaasna waxa kaga raali ah Chief Justice-ka" Afhayeenka Haatuf Media Network Maxamed Ibraahim…

Read More »

"Walaahi Meel Xun Baynu ku soconaa Haddii Maxkamadihii iyo Cadaaladdii Dalku sidan tahay, laba qodob Horta waa ka mamnuuc in Garsoore maxkamadeed... Caydiidna Gar leh Cali Mahdina gar leh... Garsoorayaashiina ma waxay noqdeen siyaasiyiin iyaguna shir Saxaafadeedyo Sameeynaya". Siyaasi Jamaal Cali Xuseen

0 Visits: 960 | Tuesday February 12, 2019 - 22:16:25
"Walaahi Meel Xun Baynu ku soconaa Haddii Maxkamadihii iyo Cadaaladdii Dalku sidan tahay, laba qodob Horta waa ka mamnuuc in Garsoore maxkamadeed... Caydiidna Gar leh Cali Mahdina gar leh... Garsoorayaashiina ma waxay noqdeen siyaasiyiin iyaguna shir Saxaafadeedyo Sameeynaya". Siyaasi Jamaal…

Read More »

Muxuu Salka Ku Hayaa Sababaha Uu Shaqada Looga Joojiyay Agaasimihii Guud ee Wasaarada Khayraadka Biyaha Iyo Khilaafka Waxa Sababay?

0 Visits: 962 | Sunday February 10, 2019 - 19:45:33
Muxuu Salka Ku Hayaa Sababaha Uu Shaqada Looga Joojiyay Agaasimihii Guud ee Wasaarada Khayraadka Biyaha Iyo Khilaafka Waxa Sababay?

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Siyaasi Cabdi-maraykan oo Xaalka Bixiyey Siyaasiyiin Reer Saaxil ah oo War-xuma-tashiil ku Dacaayadeynaayey Mashruuca Dhismaha Dekedda Berbera, sheegayna in Dekedda Berbera Horumar ku talaabsatay sanaadkan Dp World iyo Maareeye siciid Wada maamulayeen. "Madaxweyne DP WORLD Wax Badan Bay Ka qabatay Dekeda ,Rali Gelina Wanu Ku sinay". Siyaasi Cabdi Mareykan

0 Visits: 956 | Saturday February 09, 2019 - 17:34:48
Daawo Xogreeb Tv: Siyaasi Cabdi-maraykan oo Xaalka Bixiyey Siyaasiyiin Reer Saaxil ah oo War-xuma-tashiil ku Dacaayadeynaayey Mashruuca Dhismaha Dekedda Berbera, sheegayna in Dekedda Berbera Horumar ku talaabsatay sanaadkan Dp World iyo Maareeye siciid Wada maamulayeen. "Madaxweyne DP WORLD Wax…

Read More »

Xogta Dekedda Berbera iyo Xeeladaha Cadowga Somaliland ku Mashquulsan yahay!!!.Qalinkii Faysal Cali Kayse

0 Visits: 1057 | Saturday February 09, 2019 - 03:53:58
Xogta Xaqiiqada Dekedda Berbera iyo Xeeladaha Cadowga Somaliland ku Mashquulsan yahay!!!.Qalinkii Faysal Cali Kayse

Read More »

"Mashruuca Dhismaha Dekedda Berbera waxa uu dhamaanaya 2020-ka, bisha 8-aad. Nin kastaaba ha iska hadlo Danaha Shaqsiga ah ee lagu shaqayn jiray waynu dhaafnay, waxa la gaadhay Xilligii aynu Gacmaha is qabsan lahayn, oo Danta guud laga wada-shaqeeyo. Waayo?. Waxa Umusha u roonbaa Ilmaha u roon". Maareeyaha Dekeda Eng Siciid Xasan Cabdilahi.

0 Visits: 908 | Thursday February 07, 2019 - 18:30:21
"Mashruuca Dhismaha Dekedda Berbera waxa uu dhamaanaya 2020-ka, bisha 8-aad. Nin kastaaba ha iska hadlo Danaha Shaqsiga ah ee lagu shaqayn jiray waynu dhaafnay, waxa la gaadhay Xilligii aynu Gacmaha is qabsan lahayn, oo Danta guud laga wada-shaqeeyo. Waayo?. Waxa Umusha u roonbaa Ilmaha u roon".…

Read More »

Daawo: "Dhismaha Dekeddu Wuxuu dhamanaya 2020-ka, waxaynu doonaynaa in Caruurteenu la tartanto kuwa Africa, DP World waxay Imaaraadka ka hirgelisay In Basboorkeena dalkaa lagu tago, waxana hada la kaxaynayaa 18 shaqaalaha Dekedda ah, kuwasoo la soo siin doono tabobar caalamiya". Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi

0 Visits: 826 | Thursday February 07, 2019 - 17:14:10
Daawo: "Dhismaha Dekeddu Wuxuu dhamanaya 2020-ka, waxaynu doonaynaa in Caruurteenu la tartanto kuwa Africa, DP World waxay Imaaraadka ka hirgelisay In Basboorkeena dalkaa lagu tago, waxana hada la kaxaynayaa 18 shaqaalaha Dekedda ah, kuwasoo la soo siin doono tabobar caalamiya". Maareeyaha Dekedaha…

Read More »

Xukumadda Oo Shakhsiyaad Gaar Ah Ku Wareejisay Dhismaha Carwadii Hargeysa

0 Visits: 1095 | Thursday February 07, 2019 - 15:51:34
Xukumadda Oo Shakhsiyaad Gaar Ah Ku Wareejisay Dhismaha Carwadii Hargeysa

Read More »

"Maamulka Muuse Biixi kama badbaadin musuq, eex iyo qaraabokiilkii maamulladii hore, gaar ahaan kii Kulmiye ee uu dhaxlay oo dalka gaadhsiiyey meel aad u foolxun oo ku sinnayd 'qaateye qaado.. Maxamed Xaashi Cilmi dhawr bilood ayuu ku daboolay deyntii ay ka dhaxleen maamulkii Daahir Riyaale oo $50 milyan ahayd". Qoraa Abwaan Maxamed Bashe Xaaji Xasan.

0 Visits: 965 | Tuesday February 05, 2019 - 02:51:12
"Maamulka Muuse Biixi kama badbaadin musuq, eex iyo qaraabokiilkii maamulladii hore, gaar ahaan kii Kulmiye ee uu dhaxlay oo dalka gaadhsiiyey meel aad u foolxun oo ku sinnayd 'qaateye qaado.. Maxamed Xaashi Cilmi dhawr bilood ayuu ku daboolay deyntii ay ka dhaxleen maamulkii Daahir Riyaale…

Read More »

Dagaal Wajiiyo Badan oo ka dhex qarxay Madaxweyne Biixi iyo Abwaanada... Abwaan Laabsalax oo u Du'say Madaxtooyadda × Abwaan Weedhsame iyo Xoghayaha Madaxweynaha oo Weedho Kakan is waydaarsaday...?.

0 Visits: 1291 | Monday February 04, 2019 - 00:21:02
Dagaal Wajiiyo Badan oo ka dhex qarxay Madaxweyne Biixi iyo Abwaanada... Abwaan Laabsalax oo u Du'say Madaxtooyadda × Abwaan Weedhsame iyo Xoghayaha Madaxweynaha oo Weedho Kakan is waydaarsaday...?.

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Xuska Sannad Guurada 25aad ee Aas-aaska Ciidanka Qaranka Somaliland.

0 Visits: 1067 | Saturday February 02, 2019 - 17:59:28
Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Xuska Sannad Guurada 25aad ee Aas-aaska Ciidanka Qaranka Somaliland.

Read More »

Siyaasi Jamaal Cali Xuseen Iyo Prof Samatar Oo Gaashaan-Buur Siyaasadeed Ku Midoobaya, Dhawaanna Bulshada U Bayaamin Doonna Sidda Aanay Ugu Qanacsanayn Hogaaminta Madaxweyne Muuse.

0 Visits: 2848 | Friday February 01, 2019 - 21:53:39
"Anigu dalka waxaan keeni doonaa aqoonyahano faro badan sidiina oo kale; Xisbiga Waddani miyuu hayaa cid u dhiganta Professor Axmed Ismaaciil Samatar, Jamaal Cali Xuseen, iyo aqoonyahano faro badan oo ku soo biiray xisbigga Kulmiye".Madaxweyne Muuse Biixi

Read More »

Gabi-dhaclaynta Iskaashiga Dr Cirro, Eng Faysal Iyo Madaxweyne Biixi × Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Dr Cabdiraxmaan Cirro Ma Noqon Doonan Mucaarad bahaysta?

0 Visits: 1186 | Friday February 01, 2019 - 18:20:01
Gabi-dhaclaynta Iskaashiga Dr Cirro, Eng Faysal Iyo Madaxweyne Biixi × Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Dr Cabdiraxmaan Cirro Ma Noqon Doonan Mucaarad bahaysta?

Read More »

Shirkad Malaayin DolarKa Faa'iday Dhismaha Saldhiga Miletery ee Berbera Iyo Magacyada Shaqsiyaadkii Eexd, Qaraaba-kiilka ku lunsaday Mashaaricdii Dhismaha...?. Warbixin Wariye Cabdiraxmaan Maxamed Cige

0 Visits: 1235 | Wednesday January 30, 2019 - 23:34:31
Shirkad Malaayin DolarKa Faa'iday Dhismaha Saldhiga Miletery ee Berbera Iyo Magacyada Shaqsiyaadkii Eexd, Qaraaba-kiilka ku lunsaday Mashaaricdii Dhismaha...?. Warbixin Wariye Cabdiraxmaan Maxamed Cige

Read More »

Bayaan "Odayaal Reer Hargeysa Ah Oo Dhaliil U Jeediyay Guddoomiyaha Beelaha Garaxjis Suldaan Caddagude"

0 Visits: 1033 | Tuesday January 29, 2019 - 19:00:10
Bayaan "Odayaal Reer Hargeysa Ah Oo Dhaliil U Jeediyay Guddoomiyaha Beelaha Garaxjis Suldaan Caddagude"

Read More »

"Shanta degmo ee Hargeysa Halagu soo Doorto Sidan: 26juun 4kursi, Koodbur 4kursi, Maxed haybe 4kursi, Gacanlibax 4kursi, Axmed dhagax 4kursi, B degmoyinka yaryar 31may 1kursi, Macalin haruun 1kursi, Maxed mooge 1kursi". Siyaasi Axmed Gobanimo

0 Visits: 1085 | Tuesday January 29, 2019 - 02:31:03
"Shanta degmo ee Hargeysa Halagu soo Doorto Sidan: 26juun 4kursi, Koodbur 4kursi, Maxed haybe 4kursi, Gacanlibax 4kursi, Axmed dhagax 4kursi, B degmoyinka yaryar 31may 1kursi, Macalin haruun 1kursi, Maxed mooge 1kursi". Siyaasi Axmed Gobanimo

Read More »

Daawo: Madaxweyne Muuse Biixi oo Dhakhtar gaar loo leeyahay ku booqday Wasiirka Caafimaadka oo Xanuun loo dhigay, Xaguu ku dambeeyey amarkii Bilka hor Madaxweynuhu ku bixiyey in Masuuliyiinta Dawladu markay xanuunsadaan la dhigo Dhakhtarka Dawlada?.

0 Visits: 946 | Sunday January 27, 2019 - 21:14:17
Daawo: Madaxweyne Muuse Biixi oo Dhakhtar gaar loo leeyahay ku booqday Wasiirka Caafimaadka oo Xanuun loo dhigay, Xaguu ku dambeeyey amarkii Bilka hor Madaxweynuhu ku bixiyey in Masuuliyiinta Dawladu markay xanuunsadaan la dhigo Dhakhtarka Dawlada?.

Read More »

Wajigii Koowaad ee qalabka Dhismaha Dekedda Berbera oo la Dhigay Barxad loo Baneeyey Iyo Khuburo ku Takhakhustay Cilmiga Enjineernimada Dhismaha Dekeddaha oo dalka soo gaadhay. (Sawiiro)

0 Visits: 1407 | Sunday January 27, 2019 - 18:35:54
Wajigii Koowaad ee qalabka Dhismaha Dekedda Berbera oo la Dhigay Barxad loo Baneeyey Iyo Khuburo ku Takhakhustay Cilmiga Enjineernimada Dhismaha Dekeddaha oo dalka soo gaadhay. (Sawiiro)

Read More »

Hal Seegtay Madaxweyne Biixi + Moganaanta Kadeedka Bulshada ka haysta Kartilaawe aanay dooran oo uu doortay madaxweynihii ay doorteen. 1aad Axmed Maxamed Shaqalle

0 Visits: 1000 | Saturday January 26, 2019 - 22:46:36
"Uf qabiilka anaa leh Wuxuun baa ku adeegta Nin iskii kartidiisa Isagoon cid ku tiirsan Isku taagi karaynin AHN Abwaan Gaariye

Read More »

featured