Maqaallo
Maqaallo
Maqaallo
Maqaallo
Qaladkii Sergio Ramos Iyo Shantan Sababood Ayaa Real Madrid Sabab Ugu Ahaa Ceebtii Ajax Kaga Soo Gaadhay Bernabeu, Xogta Madow Ee Real Madrid Loo Diwaan Galiyay.Qaladkii Sergio Ramos Iyo Shantan Sababood Ayaa Real Madrid Sabab Ugu Ahaa Ceebtii Ajax Kaga Soo Gaadhay Bernabeu, Xogta Madow Ee Real Madrid Loo Diwaan Galiyay."Abdiaziz Samale is the Treasurer of the Ministry of Finance as he has been fighting for the sake of Bihi,""Abdiaziz Samale is the Treasurer of the Ministry of Finance as he has been fighting for the sake of Bihi,""56 Million Dollars Into The Dollar ..." Ex. Minister Mohamud Hashi talks about the failed state of the Horn of Africa country."56 Million Dollars Into The Dollar ..." Ex. Minister Mohamud Hashi talks about the failed state of the Horn of Africa country."We Appeal to the Criminal Punishment Act". Foore Abdirashiid Newspaper Director"We Appeal to the Criminal Punishment Act". Foore Abdirashiid Newspaper DirectorFadeexad iyo madmadow hadheeyey Warqad uu xilka kaga qaaday Wasiir Guri-barwaaqo ku Sameeyey Maareeyaha Tv-ga Qaranka Muuse JaambiirFadeexad iyo madmadow hadheeyey Warqad uu xilka kaga qaaday Wasiir Guri-barwaaqo ku Sameeyey Maareeyaha Tv-ga Qaranka Muuse JaambiirJaaliyadda Somaliland ee Birmingham oo Hadhimo-sharafeed ku Maamusay Maareeyaha Dekedaha Somaliland Iyo Warbixin Xogo badan Xambaarsan oo u Qalbiyadooda kaga Siffeeyey Tashuushkii lagu Furay Mashaaricda Horumarineed ee Dekeda."Culays badana Ayuu saaray Madaxweynuhuu Wadaada Corridorka Iyo Dekedu inay Isku waqti Dhamaadan, Waayo?. Deked Bilaa Wado ahi micno ma samaynayso. Qorshaha Xukuumadeenu Waa in La Dhamaystiraa Adeeg kastaa oo Dekedi yeelan Lahayd. Waxa Jira Dekedo kaloo la bilaabayo, Sida dekeda Maydh". Maareeyaha…Safiir Baashe Morgan iyo Wasiir Sacad oo Isu-kaashanaya Dagaalo ka Dhan ah, Shaqada Safiir Hiradka Cusub ee Imaaraadka & Fadeexadihii Musuq-maasuq Iyo ollolaha uu ugu jiro Dib-u-ugu-noqoshadiisa Imaaraadka?.Safiir Baashe iyo Wasiir Sacad waxay ka shaqeeyeen, isla markaana maalgeliyeen shabakado qorsoon iyo dabino diblumaasiyadeed oo lagu curyaaminayo in Safiirka cusub ee Imaaraadka u fadhiya Somaliland Amb. Xasan Hirad aanu talaabo u qaadin, weerarada lagu wiiqayey shaqada safiirka da'da yar waxa Kamid…"Dunida kale kolkay wax dhamaadaan baa loo dabaal degaa laakiin xageena kolkaynu dhagax dhignaba xaflad baynu samaysanaa. Malaha inagu wax qabadkaba waxaynu u naqaan kolkaa dhagax meel la soo dhigo". Siyaasi Jamaal Cali Xuseen"Dunida kale kolkay wax dhamaadaan baa loo dabaal degaa laakiin xageena kolkaynu dhagax dhignaba xaflad baynu samaysanaa. Malaha inagu wax qabadkaba waxaynu u naqaan kolkaa dhagax meel la soo dhigo". Siyaasi Jamaal Cali XuseenMaxkamada Racfaanka Hargeysa oo Noqotay Hoyga Dulmiga!!!. Qalinkii Cumar Axmed Faarax.Maxkamada Racfaanka Hargeysa oo Noqotay Hoyga Dulmiga!!!. Qalinkii Cumar Axmed Faarax.Cabudhintii Saaka iyo Ciidankii La Wareegay Maxkamadda Maroodijeex: Caydhintii Iyo Cadaadiskii Aanu Aragnay. W/Q Siciid Maxamuud GahayrCabudhintii Saaka iyo Ciidankii La Wareegay Maxkamadda Maroodijeex: Caydhintii Iyo Cadaadiskii Aanu Aragnay. W/Q Siciid Maxamuud GahayrWaxqabadka Mugga-weyn ee u Ku Talaabsaday Maareeyaha Dekedda Berbera Eng. Siciid Xasan Cabdilahi Sannaad Gudihii?. Qalinkii Saki Xasan Saleeban"Xukuumaddu waxay Dekedda Usoo Iibisay Taaga Maraakibta soo xidha oo Casriya, Dab-demiska Badda (Syma boats), PILOT BOAT iyo dhisme Dabaq-dabahiya ah oo Hayadda Dekeddu dhisatay oo ka kooban 24 Xafiis iyo laba hool oo waaweyn iyo goob ay fadhiistaan Kastamka. Waxa la keenay Wiishash waaweyn iyo…Khilaafka Sadex-geesood ah oo ka Dhex-qarxay Golaha deegaanka Hargeysa, Wasaarada hawlaha Guud iyo Badhasaabka, Xildhibaan Xasan Shahar oo Xabsiga loo Taxaabay iyo Suldaan Maxamed Cabdiqaadir oo Xaal u geeyey Wasiir Qaambi. "Dawladeena dhan ee Somaliland cidi ma aqoonsana, Lakin golayaasha deegaanka aduunka aqoonsan... kan yaree badhasaabku-xigeenka ah ee la yidhaahdo Khadar Baaruud, Ninka Maxamed Maal la yidhaahdo ee hawlaha W. Guud, wax allaale iyo waxay qaadi-karaan ma jirto, caasimada golaha deegaanka ma taliya" Xildhibaan Xasan Shahar.Khilaafka Sadex-geesood ah oo ka Dhex-qarxay Golaha deegaanka Hargeysa, Wasaarada hawlaha Guud iyo Badhasaabka, Xildhibaan Xasan Shahar oo Xabsiga loo Taxaabay iyo Suldaan Maxamed Cabdiqaadir oo Xaal u geeyey Wasiir Qaambi. "Dawladeena dhan ee Somaliland cidi ma aqoonsana, Lakin golayaasha deegaanka…Somali Mohamad mooye, Inta kale aduunku dumarkooda Horumarkooda way kuu shiira galiyaan. Laakiin Soomaali Mohamad waxay raadiyan xumaanta qofka Dumarkaa. Inta badan waxay adeegsadaan Been iyo diinta, Iyagoo Diinta kaa Been abuuranaya. W/Q. Kinsi XaashiSomali Mohamad mooye, Inta kale aduunku dumarkooda Horumarkooda way kuu shiira galiyaan. Laakiin Soomaali Mohamad waxay raadiyan xumaanta qofka Dumarkaa. Inta badan waxay adeegsadaan Been iyo diinta, Iyagoo Diinta kaa Been abuuranaya. W/Q. Kinsi XaashiXogta Wasiir Sacad ee Saldhiga iyo Siraha ku gadaaman Mashaaricda dhalanteedka ah..Xogta Wasiir Sacad ee Saldhiga iyo Siraha ku gadaaman Mashaaricda dhalanteedka ah..Sheekh Aadan-Siiro Oo Ka Hadlay Dhibaatada Ay Leedahay Lunsiga Hantida Ummaddu, Farriina U Diray Madaxweyne Biixi "Hanti-lunsi.'…80 Milyan ayaa laga hadlayaa 'Subxaannalaah'.."Sheekh Aadan-Siiro Oo Ka Hadlay Dhibaatada Ay Leedahay Lunsiga Hantida Ummaddu, Farriina U Diray Madaxweyne Biixi "Hanti-lunsi.'…80 Milyan ayaa laga hadlayaa 'Subxaannalaah'.."Daawo: Wasiir Sacad, Oo Ku Haftay Suaalo Laga Waydiiyay Saldhiga Milatery Ee Berbera Oo La Sheegay In Madaxwaynuhu Lacag Ka Qaatay Iyo Dayntii $80 malyan Ahayd.Daawo: Wasiir Sacad, Oo Ku Haftay Suaalo Laga Waydiiyay Saldhiga Milatery Ee Berbera Oo La Sheegay In Madaxwaynuhu Lacag Ka Qaatay Iyo Dayntii $80 malyan Ahayd.Gudoomiyaha Maxkamada sare Hantida uu ku dhistay Guryaha, xaguu ka Keenay, ka Horse Xilka Muxuu lahaa?.Gudoomiyaha Maxkamada sare Hantida uu ku dhistay Guryaha, xaguu ka Keenay, ka Horse Xilka Muxuu lahaa?.Yaa Ahlu Sunna Ah Q/ 3aad Qore Khadar IbrahimQarniga 8-daad, Qarnigan wuxuu la midyahay Qarniyadii ka horreeyey culammada oo dhan waxay haysteen 4-ta madhab iyo Tasawuf-ka . Imaamyaalkii ugu waawaynaa Qarnigan waxaa ka mid ahaa:-Al-xaafid Ibnu Sayidi-naas, Al-Imaam Fakhru-Diin Al-Saylaci, Al-Xaafid Qaadii Sacdudiin Al-Xanbali, Al-Xaafid Qudbu-Diin…"Sidaa u Jamaal sheegay Garsoore Dalmar wuxu u dhaqmaa sidii oo uu yahay xeerilaaliye(prosecutor). Ma jiro kiis uu qaaday oo dawladdu muduci ka aheyd Saxaafadduna muduci calee oo aanu dawladda u xukumin, sidaasna waxa kaga raali ah Chief Justice-ka" Afhayeenka Haatuf Media Network Maxamed Ibraahim Sagax"Sidaa u Jamaal sheegay Garsoore Dalmar wuxu u dhaqmaa sidii oo uu yahay xeerilaaliye(prosecutor). Ma jiro kiis uu qaaday oo dawladdu muduci ka aheyd Saxaafadduna muduci calee oo aanu dawladda u xukumin, sidaasna waxa kaga raali ah Chief Justice-ka" Afhayeenka Haatuf Media Network Maxamed Ibraahim…"Walaahi Meel Xun Baynu ku soconaa Haddii Maxkamadihii iyo Cadaaladdii Dalku sidan tahay, laba qodob Horta waa ka mamnuuc in Garsoore maxkamadeed... Caydiidna Gar leh Cali Mahdina gar leh... Garsoorayaashiina ma waxay noqdeen siyaasiyiin iyaguna shir Saxaafadeedyo Sameeynaya". Siyaasi Jamaal Cali Xuseen"Walaahi Meel Xun Baynu ku soconaa Haddii Maxkamadihii iyo Cadaaladdii Dalku sidan tahay, laba qodob Horta waa ka mamnuuc in Garsoore maxkamadeed... Caydiidna Gar leh Cali Mahdina gar leh... Garsoorayaashiina ma waxay noqdeen siyaasiyiin iyaguna shir Saxaafadeedyo Sameeynaya". Siyaasi Jamaal… |
|