Wararka

"We Appeal to the Criminal Punishment Act". Foore Abdirashiid Newspaper Director

0 Visits: 50 | Tuesday March 05, 2019 - 20:59:14
"We Appeal to the Criminal Punishment Act". Foore Abdirashiid Newspaper Director

Read More »

"Rafcaan Baanu Ka Qaadanay Xukun Qarqooshkii Cadaawadda Guunka Ahi Galbinaysay"..Maareeyaha Wargeyska Foore Cabdirashiid

0 Visits: 85 | Tuesday March 05, 2019 - 19:49:50
"Rafcaan Baanu Ka Qaadanay Xukun Qarqooshkii Cadaawadda Guunka Ahi Galbinaysay"..Maareeyaha Wargeyska Foore Cabdirashiid

Read More »

" Cabdicasiis Samaale Waa Ninkii Khasnadda Wasaaradda Maaliyadda Sidii Tukaan Uu leeyahay Kula Dagaalamayay Muuse Biixi , " Siyaasi Dhoolayare

0 Visits: 171 | Tuesday March 05, 2019 - 19:14:48
" Cabdicasiis SAMAALE Samaale Waa Ninkii Khasnadda Wasaaradda Maaliyadda Sidii Tukaan Uu leeyahay Kula Dagaalamayay Muuse Biixi , " Siyaasi Dhoolayare

Read More »

Daawo: "56 Milyan Oo Dollar Ayaa Ku Baxay…" Ex. Wasiir Maxamuud Xaashi Oo Ka Hadlay Mashruucii Fashilmay Ee Xumbo Weyne Oo La Sheegay In Lacagtiisa la Lunsaday...

0 Visits: 117 | Monday March 04, 2019 - 20:16:21
Daawo: "56 Milyan Oo Dollar Ayaa Ku Baxay…" Ex. Wasiir Maxamuud Xaashi Oo Ka Hadlay Mashruucii Fashilmay Ee Xumbo Weyne Oo La Sheegay In Lacagtiisa la Lunsaday...

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wakiilka Gaarka Ah Ee Ra'isal Wasaaraha Jarmalka Waddamada Afrika

0 Visits: 110 | Monday March 04, 2019 - 18:19:53
Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wakiilka Gaarka Ah Ee Ra'isal Wasaaraha Jarmalka Waddamada Afrika

Read More »

Magacyada 12Dhalinyaro Ah Oo Maamulka Gobolka Gabiley Kasoo Xidh Xidheen Magaalada Kalabaydh, Loona Dhaadhiciyay Jeel Madheera Bilaa Xukun!

0 Visits: 46 | Monday March 04, 2019 - 00:08:12
Magacyada 12Dhalinyaro Ah Oo Maamulka Gobolka Gabiley Kasoo Xidh Xidheen Magaalada Kalabaydh, Loona Dhaadhiciyay Jeel Madheera Bilaa Xukun!

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Daah-Furay Barnaamijka Carbiska Shaqo Qaran

0 Visits: 69 | Sunday March 03, 2019 - 21:34:06
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Barnaamijka carbiska dhallinta ee shaqo qaran oo kamid ah tiirarkii halbawlaha u ahaa ballanqaadyadii xisbiga KULMIYE bulshada la galay waqtiyadii ololaha.

Read More »

Fadeexad iyo madmadow hadheeyey Warqad uu xilka kaga qaaday Wasiir Guri-barwaaqo ku Sameeyey Maareeyaha Tv-ga Qaranka Muuse Jaambiir

0 Visits: 107 | Sunday March 03, 2019 - 19:02:03
Fadeexad iyo madmadow hadheeyey Warqad uu xilka kaga qaaday Wasiir Guri-barwaaqo ku Sameeyey Maareeyaha Tv-ga Qaranka Muuse Jaambiir

Read More »

Jaaliyadda Somaliland ee Birmingham oo Hadhimo-sharafeed ku Maamusay Maareeyaha Dekedaha Somaliland Iyo Warbixin Xogo badan Xambaarsan oo u Qalbiyadooda kaga Siffeeyey Tashuushkii lagu Furay Mashaaricda Horumarineed ee Dekeda.

0 Visits: 125 | Sunday March 03, 2019 - 04:28:48
"Culays badana Ayuu saaray Madaxweynuhuu Wadaada Corridorka Iyo Dekedu inay Isku waqti Dhamaadan, Waayo?. Deked Bilaa Wado ahi micno ma samaynayso. Qorshaha Xukuumadeenu Waa in La Dhamaystiraa Adeeg kastaa oo Dekedi yeelan Lahayd. Waxa Jira Dekedo kaloo la bilaabayo, Sida dekeda Maydh". Maareeyaha…

Read More »

Hogaamiye Xirsi Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay

0 Visits: 126 | Saturday March 02, 2019 - 18:46:47
Hogaamiye Xirsi Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay

Read More »

Safiir Baashe Morgan iyo Wasiir Sacad oo Isu-kaashanaya Dagaalo ka Dhan ah, Shaqada Safiir Hiradka Cusub ee Imaaraadka & Fadeexadihii Musuq-maasuq Iyo ollolaha uu ugu jiro Dib-u-ugu-noqoshadiisa Imaaraadka?.

0 Visits: 335 | Saturday March 02, 2019 - 03:27:14
Safiir Baashe iyo Wasiir Sacad waxay ka shaqeeyeen, isla markaana maalgeliyeen shabakado qorsoon iyo dabino diblumaasiyadeed oo lagu curyaaminayo in Safiirka cusub ee Imaaraadka u fadhiya Somaliland Amb. Xasan Hirad aanu talaabo u qaadin, weerarada lagu wiiqayey shaqada safiirka da'da yar waxa Kamid…

Read More »

4 Waxyaabood Oo Cusub Oo Lagu Arkay Weeraarkii Xalay Lagu Qaaday Maka Al-Mukarama

0 Visits: 177 | Friday March 01, 2019 - 20:48:51
4 Waxyaabood Oo Cusub Oo Lagu Arkay Weeraarkii Xalay Lagu Qaaday Maka Al-Mukarama

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: "Jidka aynu Maanta Haysano Ayuunbaa La Balaadhinayaa," Safiirka Somaliland u fadhiya Xasan Yasiin.

0 Visits: 128 | Friday March 01, 2019 - 20:30:36
Daawo Xogreeb Tv: "Jidka aynu Maanta Haysano Ayuunbaa La Balaadhinayaa," Safiirka Somaliland u fadhiya Xasan Yasiin.

Read More »

Madaxweynaha Somaliland, Madaxweynaha DDS Iyo Masuul ka socday Imaaraadka Oo Dhagax-dhigay Jidka Isku Xidhaya Berbera iyo Wajaale Ee (Berbera Corridor)

0 Visits: 66 | Thursday February 28, 2019 - 21:32:01
Madaxweynaha Somaliland, Madaxweynaha DDS Iyo Masuul ka socday Imaaraadka Oo Dhagax-dhigay Jidka Isku Xidhaya Berbera iyo Wajaale Ee (Berbera Corridor)

Read More »

"Dunida kale kolkay wax dhamaadaan baa loo dabaal degaa laakiin xageena kolkaynu dhagax dhignaba xaflad baynu samaysanaa. Malaha inagu wax qabadkaba waxaynu u naqaan kolkaa dhagax meel la soo dhigo". Siyaasi Jamaal Cali Xuseen

0 Visits: 85 | Thursday February 28, 2019 - 19:54:13
"Dunida kale kolkay wax dhamaadaan baa loo dabaal degaa laakiin xageena kolkaynu dhagax dhignaba xaflad baynu samaysanaa. Malaha inagu wax qabadkaba waxaynu u naqaan kolkaa dhagax meel la soo dhigo". Siyaasi Jamaal Cali Xuseen

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Maareeyaha Guud ee Dekedda Berbera Said Hassan Abdilahi oo ka Warbixiyey Ujeedada Shirkii u Magalada Hamburg kaga Qaybgalay ee ay Iskugu Yimaadeen Madaxda Dekedaha Waawayn ee Dunida iyo Madaxda Shirkadaha Container Lines-ka Iyo Ururka Badaha Caalamka IMO.

0 Visits: 90 | Wednesday February 27, 2019 - 23:10:24
Daawo Xogreeb Tv: Maareeyaha Guud ee Dekedda Berbera Said Hassan Abdilahi oo ka Warbixiyey Ujeedada Shirkii u Magalada Hamburg kaga Qaybgalay ee ay Iskugu Yimaadeen Madaxda Dekedaha Waawayn ee Dunida iyo Madaxda Shirkadaha Container Lines-ka Iyo Ururka Badaha Caalamka IMO.

Read More »

Daawo"Quruxda Shaqadii Dhigista Rooga Cagaaran Ee Garoonka Abdalla Stadium Ee Magaalada Berbera Oo la Dhameystirey+ Khabiir Xasan Waraabe Cadde oo Ka Warbixiyey

0 Visits: 167 | Wednesday February 27, 2019 - 21:07:03
Daawo"Quruxda Shaqadii Dhigista Rooga Cagaaran Ee Garoonka Abdalla Stadium Ee Magaalada Berbera Oo la Dhameystirey+ Khabiir Xasan Waraabe Cadde oo Ka Warbixiyey

Read More »

Shir Caalamiya oo lagaga Hadlaayey Horumarinta Dekeddaha oo Maanta Lagu soo Gabo-gabayey Magaalada Hembrug ee dalka Jarmalka Iyo Maareeyaha Dekedaha Somaliland oo ka Qaybgalay...?.

0 Visits: 85 | Wednesday February 27, 2019 - 18:48:02
Shir Caalamiya oo lagaga Hadlaayey Horumarinta Dekeddaha oo Maanta Lagu soo Gabo-gabayey Magaalada Hembrug ee dalka Jarmalka Iyo Maareeyaha Dekedaha Somaliland oo ka Qaybgalay...?.

Read More »

Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng. Siciid Xasan Cabdilahi oo Shir Caalamiya kaga Qaybgalay Dalka Jarmalka iyo Nuxurka kulamo u la Qaatay Ururka Qaramada Midoobay u Qaabilsan Baddaha

0 Visits: 107 | Tuesday February 26, 2019 - 20:28:47
Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng. Siciid Xasan Cabdilahi oo Shir Caalamiya kaga Qaybgalay Dalka Jarmalka iyo Nuxurka kulamo u la Qaatay Ururka Qaramada Midoobay u Qaabilsan Baddaha

Read More »

Halkan Ka Akhri Go'aamadii Kasoo Baxay Shirkii Golaha Dhexe ee KULMIYE

0 Visits: 95 | Tuesday February 26, 2019 - 18:26:53

featured