Wararka

Wafdi uu Hoggaaminayo Shiikh Axmed Madoobe oo Maanta Gaadhay r Degmada Kismaayo ee Jubbada Hoose [SAWIRRO]

0 Visits: 1281 | Saturday March 23, 2013 - 19:28:41
Kismaayo(Xogreebnews)-Wafdi uu horkacayo gudoomiyaha maamulka KMG ee degmada Kismaayo Sheekh Axmed Max'ed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo iyagoona kasoo kicitimay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Read More »

Kooxo hubeysan oo saakay aroortii Degmada Dharkeynley ku dilay Haweeney u Shaqeynasay Hay’adah samafalka waxa maaliihi uu danbeeysay soo noqnoonayay diilal oo kasoo cusboonaday agaagarka muqdisho,

0 Visits: 1334 | Saturday March 23, 2013 - 19:20:22
Muqdisho (xogreebnews.com) – Kooxo hubeysan ayaa saakay aroortii hore ku toogtay xaafadda Celdheere ee degmada Dharkeynley haweeney ka mid ahayd

Read More »

Xaalad Cabsi leh oo ka Taagan Magaalada muqdisho Marko iyo Saraakiil ka tirsan kuwa Dowladda oo saakay u Ambabaxay

0 Visits: 1242 | Saturday March 23, 2013 - 19:14:04
Muqdisho (xogreebnews.com)Xaalad cabsi leh ayaa saakay ka taagan degmada Marko ee xarunta gobolka Shabeellada Hoose

Read More »

Kulmiye wuu karayaaye: Miyuu kabmayaa, korayaa, mise wuu kadmayaa? (Kala-codlaynta & kal-ka-collowgu ma kiis-iska-waal baa, mise waa kadeed dihin) — Boobe Yuusuf Ducaale — Qormada 5aad

0 Visits: 1286 | Saturday March 23, 2013 - 19:08:08
Xisbiyadeenu waxay noqdeen afku-xoglayaal kurka-nool ah oo kor laga wado oo koox ama qof u afduuban

Read More »

Marka Umaddu Ku Karaamayso Iyadoo Lagaa Aqoon Badan Yahay, Lagaa Karti Badan Yahay, Haddana Aad Tidhaahdo Wixiiba Aniga Ha Igu Soo Ururaan Dhibaatadeeda Ayay Leedahay”Sheekh Aadan Siiro

0 Visits: 1219 | Saturday March 23, 2013 - 19:04:31
Hargeysa, March 22, 2013 (xogreebnews) — Sheekh Aaden Xaaji Maxamuud Xiirey (Aaden

Read More »

WADA HADALKII SOMALILAND IYO SOMALIYA EE KA BILAABMAY DALKA INGIRIISKA, AYAA U MUUQDA INUU U SOO GUURAY WADANKA IMAARAADKA CARABTA,

0 Visits: 1311 | Saturday March 23, 2013 - 16:19:50
Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa la filayaa inuu Jimcaha beri u socdaalo dalka Imaaraadka Carabta. Sidaas waxa Geeska Afrika u xaqiijiyay warar xogogaala oo u

Read More »

Siyaasadda Soof-daran Habawday Ee Siilaanyo Halkey Saldhigi Doontaa?

0 Visits: 1370 | Saturday March 23, 2013 - 16:12:54
Siyaasada madaxweyne siilaanyo ayaa ah mid had iyo jeer iska hor timaada iyada oo kolba la arko madaxweynaha oo go�aan

Read More »

Gudoomiyaha Guurtida Waxaa Ku Haboon Sh.Adan Siiro Maadama Awel Horeba Uu Hogaamin Jiray Sheekh Yuusuf Sh.Ibrahin Sh.Madar by C/casiis Bashiir Nuur

0 Visits: 1160 | Saturday March 16, 2013 - 19:26:12
Somaliland waxaay ledehay nadaam logu qaybiiyo beelaha wadaa deega in ay sii siiman waxa uu qaybsadan isla markana ay ku naloodan nabada hadaba golaha gurtida oo guudomiye hada ka yahay nin siyaaasi ah wakhti dheerna kusoo jiiray saxada siyaasada isla markana ku caan baxay masraxii mar-xuun cigaal uu…

Read More »

XISBIGA MUCAARADKA AH EE UCID AYAA SOO DHAWEEYEY GO�AANKA UU MADAXWEYNE SIILAANYO KU QAADACAY SHIRKA SOOMALIDA LOO QABANAYO EE LONDON KA DHICI DOONA

0 Visits: 1223 | Saturday March 16, 2013 - 19:19:27
Hargeysa (xogreebnews.com)- Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga UCID Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (cai Guray) oo maanta shir jaraa'id ku qabtay xarunta dhexe ee xisbiag muacaardka ah ee UCID ayaa soo dhaweeyay tallaabada Madaxwaynuhu qaaday muhaajidka oo arintaasi ka ahdlayana wuxuu yidhi

Read More »

Budhcada ku soo biirtay waxbarashada Somaliland

0 Visits: 1300 | Saturday March 16, 2013 - 19:06:15
Hargeysa(xogreebnews.com) Kooxdan ayaa ahi qaarla yimi hab aan hore dalka Somaliland ugu dhici oo ahi hanaan ka baxsan qaabka waxbarasho ee dalka Somaliland kaas oo in ka badan 800 boqol oo ardayda wax ka baranjiray machadka tababarka macalintii ee macaariftani sanadkii 2009kii ayaa ka hayn shahadooyinkii…

Read More »

Maxaa Hakiyey wadahadaladii u socday Xukumada Siilanyo iyo Ururka Xaqsoor, Xaggee Salaadu ka xidhmi la’dahay

0 Visits: 1342 | Saturday March 16, 2013 - 19:01:04
Maxaa Hakiyey wadahadaladii u socday Xukumada Siilanyo iyo Ururka Xaqsoor, Xaggee Salaadu ka xidhmi la'dahay Hargeisa-(xogreeb-news)-Wasiirkii hore ee Caafimaadka Somaliland Cabdi Haybe ayaa sheegay in wadahadaladii u dhexeeyay urukooda Xaqsoor iyo Xukumada Axmed Siilanyo u hakadeen wasiirka madaxtooyada…

Read More »

hees aad uu macan Kampala adaa i baday - Ayaan Warsame

0 Visits: 1516 | Friday March 15, 2013 - 11:31:19
fadlan dawo

Read More »

wasiirka Arrimaha Dibadda Dalka Turkiga Ahmet Davutoglu Ayaa Si Weyn U Qaabilay M/weynaha Somaliland Siilaanyo Iyo Safarkii Madaxweynaha Oo Soo Dhamaaday

0 Visits: 1245 | Thursday March 14, 2013 - 19:51:06
Ankara (xogreebnews)-12/03/2013- Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Turkiga Ahmet Davutoglu ayaa shallay Arbaca wuxuu xafiiskiisa ku qaabilay madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaan

Read More »

Ha Daawan Hadii Aadan Awoodin:- Dad Xalay Muqdisho Si Xun Loogu Laayay walal sawiirada haa uu fiirsan

0 Visits: 1321 | Thursday March 14, 2013 - 08:25:14
(Xogreebnews.com muqdiisho)Habeenkii xalay ahaa ayaa magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya, gaar ahaan xaafada Gubta ee degmada Dayniille waxaa lagu khaarijiyay afar ruux oo isku meel lagu dilay, kadib markii baabuur gaashaaman goobta lagu geeyay.

Read More »

Ha Daawan Hadii Aadan Awoodin:- Dad Xalay Muqdisho Si Xun Loogu Laayay walal sawiirada haa uu fiirsan

0 Visits: 1050 | Thursday March 14, 2013 - 08:25:13
(Xogreebnews.com muqdiisho)Habeenkii xalay ahaa ayaa magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya, gaar ahaan xaafada Gubta ee degmada Dayniille waxaa lagu khaarijiyay afar ruux oo isku meel lagu dilay, kadib markii baabuur gaashaaman goobta lagu geeyay.

Read More »

Kulankii Madaxweyne Siilaanyo U Qorshaysna Inuu Maanta La Yeesho Ra’isal Wasaaraha Dalka Turkiga Oo Baaqday Ka Dib Markii Ra’isal Wasaaraha Turkiga Erdogan Cisbitaal La Dhigay Iyo Ra’ial Wasaaraha Oo Kansal Gareeyey Kulankaasi Maalmana Gurigiisa Ku Nasanaya Ankara *xogreegnews)—

0 Visits: 1153 | Wednesday March 13, 2013 - 12:19:52
Ankara *xogreegnews)—12/03/2013— Kulan maanta (Shalay) sallaasadii u qorshaysna inuu dhex maro madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Ra'isal wasaaraha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdokan ayaa baaqday ka dib markii ra'isal wasaaraha dalka Turkiga ay ku timid xaalad caafimaad…

Read More »

Shir Jaraa’id: Oo ay qabteen xil.dhiibanada ciise.Duurow Habeen xun baad dhalatay ku odhan mayo ee waxaan ku leeyahay habeen xun baa lagu magacaabay!

0 Visits: 1244 | Wednesday March 13, 2013 - 12:08:06
Hargeisa-(xogreebnews.com )-Xildhibaanada Golayaasha Somaliland ( Guurtida iyo Wakiilada) ugu jira beesha Ciise qaar ka mid ah oo shir jaraa'id u qabtay si wadajira ayaa si ba'an u ugu eedeeyay wasiirka arimaha gudaha Maxamed Caraale Duur inuu masuul ka yahay hurinta xiisadaha colaadeed ee oogan ee…

Read More »

FAALO Masuuliinta Wasaarada Warfaafinta Oo Fidno Kula Dhex Jira Shaqaalaha iyo Hawl Maalmeedka Shaqada. -

0 Visits: 1348 | Tuesday March 12, 2013 - 08:33:56
- Masuuliinta Wasaarada Warfaafinta Oo Fidno Kula Dhex Jira Shaqaalaha iyo Hawl Maalmeedka Shaqada. Tan iyo markii xukuumada siilaanyo ay talada dalka la wareegtay ayaa waxay noqotay wasaarada warfaafintu tan ugu hadal hanta badan bulshada dhexdeeda iyada oo mar marka qaar la maqlo in khilaaf ka dhex…

Read More »

URURKA SUXUFIYIINTA SOMALILAND OO DOORTAY GUDDOOMIYE-XIGEEN CUSUB, KANA MUNAAQISHOODAY XAALADDA SAXAAFADA IYO DURUUFAHA KU XEERAN (XOGREEBNEWS.COM

0 Visits: 1318 | Tuesday March 12, 2013 - 08:24:33
XOGREEBNEWS.COM .com): Monday, March 11-2013 Hargeysa(XOGREEBNEWS.COM)Guddoonka iyo gudiga fulinta ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland (SOLJA), ayaa fadhi ay yeesheen, waxay si qoto-dheer ugu lafo-gureen waxyaabaha mudadii xilka ay hayeen Ururka u qabsoomay iyo arimaha aan waxba ka suurto-gelin, sidoo…

Read More »

Wasiirka Maaliyada S/Land Sheekh Samaale Miyaanu Aqoon meel aan ahayn Kastamka Kala-beydh iyo Gebilay inuu dhaqaale u raadiyo?

0 Visits: 1330 | Tuesday March 12, 2013 - 08:19:51
- Ugu horeyn waxaan salaamayaa dhamaanba bahda warbaahinta somaliland waxanan ku salaamayaa, salaamta islaamka ee ah 'ascw'. Ka dib waxaan doonayaa in aan waxogaa ka yara hadalo xukumada madxaweyne siilaanyo iyo aqoonxumada heysta qaar ka tirsan wasiiradiisa ooy ugu horeeyaan, wasiir duur, wasiir samaale,…

Read More »

featured