Wararka

Jaaliyadda Reer Puntland Ee Uganda oo Xaflad ballaaran u qabtay Aqoonyahan C/Fitaax Nuur Ashkir.

0 Visits: 835 | Friday August 01, 2014 - 19:18:03
Campala(xogreebnews.com-Jaaliyadda Reer Puntland Ee Uganda oo xaflad soo dhawayn ah u qabtay aqoonyahay reer Puntland ka soo jeeda Asal ahaan oo la yiraahdo C/Fitaax Nuur Qodax (Ashkir

Read More »

Warbixin si qoto dheer u faaqidaysa qaabka loo naqdiyo Heesaha amma qaybaha kale ee maansooyinka

0 Visits: 892 | Friday August 01, 2014 - 19:13:10
Hargeisa(xogreebnews.com-Naqdida suugaanta isugu jira heesaha, riwaayadaha, gabaya, qoraallada iyo waxa la midka ah, ayaa looga dan leeyahay in wax lagaga beddelo qaabka loo

Read More »

Xildhibaan Ka Tirsanaa Baarlamaanka Somalia Oo Maanta Markale Lagu Dilay Muqdisho

0 Visits: 834 | Friday August 01, 2014 - 19:11:05
Muqdisho(xogreenews.com-Kooxo Hubeesan ayaa goordhaw waxa ay Degmada Xamar Weyne ee Gobolka Banaadir ku dileen Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Dowlada Federaalka

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga WADANI Ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda oo Sheegay In aysan Beesha Caalamku Ogolayn Mudo Kordhin Loo Sameeyo Madaxweyne Siilaanyo.

0 Visits: 921 | Friday August 01, 2014 - 17:43:19
Hargeysa(Xogreebnews) gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADANI ahna gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland C/raxmaan Cirro oo maanta qolka nasashada ee gagada diyuhuuradaha ee caalamiga ah ee cigaal kula hadlayey saxaafadda

Read More »

Puntland oo xidhiidhkii u jartay Dowlada Federaalka sabaabaha keenay daawo (war-saxaafadeed+sawirro

0 Visits: 893 | Thursday July 31, 2014 - 21:01:29
Garoowe(xogreebnews.com-Puntland oo xidhiidhkii u jartay Dowlada Federaalka sabaabaha keenay daawo (war-saxaafadeed+sawirro

Read More »

Wasiir Cukuse doorashadii golaha wakiilada ee dowladu qaban kari weyday ayuu xisbiga Waddani kula gal-galanayaa

0 Visits: 808 | Thursday July 31, 2014 - 20:58:36
Wasiir Cukuse oon dalku halka uu marayo aad uula socon oo hawlo isaga u gaari ka mash quuliyeen ayaan ogayn in dowladu ku guul dareysatay in waqtigii golaha

Read More »

Wasiirka Arrimaha DIbadda Somaliya Dr. Bayle Oo Su’aalo Laga Weydiiyey Arrimaha Safaaradaha

0 Visits: 853 | Thursday July 31, 2014 - 20:55:36
Muqdisho(xogreebnews.com- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Xubnaha Guddiga Arrimaha Dibadda ee Golaha Baarlamaanka oo uu hogaaminayay Madaxa Guddigaasi Xil. Cabdulqaadir Cosoble Cali , ayna ka qeyb

Read More »

Guddida Qabanqaabada Shirweynaha SOLJA Oo Lagu Dhawaaqay

0 Visits: 924 | Thursday July 31, 2014 - 19:18:20
Hargeysa(Xogreebnews)-Gudida Fulinta ee Ururka suxufiyiinta Somaliland ee Solja ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay gudida qaban qaabada shirwaynaha Ururkaasi,waxaana qoraal kooban oo ay soo gaadhsiiyeen warbaabhintu u dhignaa sida tan. UJ: Guddida Qabad qaabada Shirweynaha shanaad ee SOLJA (preparatory…

Read More »

Madaxdhaqameed ka soo jeeda Degaanka Banka Qool-caday oo ka digay Cawaaqib xumo ka dhalan karta Seeraha Xukumaddu u qorshaysay Banka Qool-caday

0 Visits: 946 | Thursday July 31, 2014 - 18:46:09
Hargeysa(Xogreebnews) Salaaddiin iyo Cuqaal ka soo jeeda Degaanka Banka Qool-caday ee Xukumaddu Seeraha u qorshaysay ayaa ka digay dhib ka dhalan kara haddii Xukumaddu isku daydo Xidhida Seeraha Qool-caday.

Read More »

Wasiirka Ku Qarsoon Daaha Madaxtooyadda Ayaa Hadlay !!!!!

0 Visits: 918 | Thursday July 31, 2014 - 12:33:32
Wasiirka Ku Qarsoon Daaha Madaxtooyadda Ayaa Hadlay !!!!!

Read More »

Madaxweyne ku xigeenka oo la kulmay koox jaaliyada dalka Sweden.WAR-SAXAAFADEED

0 Visits: 877 | Wednesday July 30, 2014 - 16:35:10
Hargeisa(xogreebnews.com-war saxaafadeed.Madaxawayne ku xigeenka Jamuuriyada Somaliland ahna ku simaha Madaxwaynaha Jamuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaciil (Saylici) ayaaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Read More »

Maareeyaha Tvga Qaranka Oo Hab Qabiilaysan Uga Joojiyey Barnaamij Live Ah OO Xalay Lagu Waraysanaayey Fanaanadda Idil Barkhad Oo Kaso Jeeda Gobolka Awdal.

0 Visits: 887 | Wednesday July 30, 2014 - 16:31:00
Hargeisa(xogreebnews.com-Maareeyaha Tvga Qaranka Oo Hab Qabiilaysan Uga Joojiyey Barnaamij Live Ah OO Xalay Lagu Waraysanaayey Fanaanadda Idil Barkhad Oo Kaso Jeeda Gobolka Awdal.

Read More »

Koox xalay Soo Weerartay Xarunta Wargeyska Ogaal Ee Magaalada Hargeysa.

0 Visits: 858 | Wednesday July 30, 2014 - 16:28:17
Hargeysa(xogreebnews.com-:- Koox hubeysan ayaa caawa soo weerartay Xarunta Wargeyska Ogaal ee Magaalada Hargeysa.isla markaana khasaare gaadhsiiyay qaar ka mida qalabka Wargeyska.

Read More »

Weriye Hargeysa Ku Xidhan Oo Ka Cawday Gacan Ka Hadal Iyo Cagajuglayn Xabsiga Gudihiisa Loogu Geystay,

0 Visits: 861 | Wednesday July 30, 2014 - 16:25:30
Hargeysa(xogreebnews.com-Axmed Aadan Rooble Waa Tafatiraha Mareegta BALIGUBADLE MEDIA oo kamid ah Ah Mareegaha Internetka ee Somaliland.Waxan uu Habeenkii Sadexaad

Read More »

ALSHABAAB Oo Ku Hanjabaysa Inay Soo Ridi Doonaan Diyaaradaha Ciidamada AMISOM

0 Visits: 865 | Wednesday July 30, 2014 - 16:22:36
Hargeysa(xogreebnews.com-Dagaal yahan nada Al-shabaab, ayaa ku hanjabay in xilliga ay doonaan weerarro ku qaadi karaan xarunta madaxtooyada Soomaaliya iyo goobaha kale ee

Read More »

Shirkadda Dahabshiil Waxaay Noqotay Daneeyaha Dad-weynaha Soomaaliyeed!

0 Visits: 836 | Tuesday July 29, 2014 - 19:58:27
Harageisa(xogreebnews.com-Shirkadda caalamiga ah ee dahabshiil oo maalmihii barakaysna ee aynu kasoo gudubnay bulshada u qabatay adeeg-dheeraad ah,saacaddaha shaqaddana wakh tigoodda iskugu geeyey,maadaama oo ay bulshadda ay adeegga u fidiso

Read More »

Xukumadda Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay Agaasimihii TV-ga UNIVERSAL Iyo Sababaha Loo Aanaynayo

0 Visits: 679 | Tuesday July 29, 2014 - 19:42:00
Hargeysa(xogreebnews.com-Ciidamadda Booliska Ayaa Xabsiga Utaxaabay Agaasimihii Somaliland Uqaabilsanaa Tv-ga Ee UNIVERSAL Maxamed Caabi Digaal.Xadhiga Masuulkani Ayaa Laagu Sheegeay in

Read More »

Xukuumada Somaliland Oo Hargeysa Ku Xidhay Sarkaal Sare Oo Ka Tirsan Ciidamadda Dalka Jabuuti

0 Visits: 708 | Tuesday July 29, 2014 - 19:23:50
Hargeysa(xogreebnews-Hay'adda Sirdoonka Somaliland ayaa habeen hore hargeysa ku xidhay sarkaal sare oo ka tirsan Ciidanka Dalka Jabuuti, kaasoo dhawr kii sano ee u danbeeyey ka shaqayn jiray Baanka Dalka Jabuuti ku leeyahay Hargeysa ee BCIMR. Sarkaalkan Sirdoonka Somaliland xidheen oo la yidhaa

Read More »

Daawo xogreeb Tv:wasiirka ku xigeenka wasaaradda warfaafinta oo xukummadda uu ka midka yahay si weyn uga difaacay eedaha mucaaradka

0 Visits: 868 | Monday July 28, 2014 - 19:32:26
Hargeisa(xogreebnews.com- Daawo xogreeb Tv:wasiirka ku xigeenka wasaaradda warfaafinta oo xukummadda uu ka midka yahay si weyn uga difaacay eedaha mucaaradk

Read More »

Ururka SSWJ oo Shaaciyay Bannaanbaxyo Salmi ah oo Lagaga soo Horjeedo Cabudhinta Saxaafadda Somaliland

0 Visits: 859 | Monday July 28, 2014 - 19:26:35
Ururka SSWJ oo Shaaciyay Bannaanbaxyo Salmi ah oo Lagaga soo Horjeedo Cabudhinta Saxaafadda Somaliland

Read More »

featured