Wararka

Gudoomiyaha Xisbiga ucid oo magacaabay xilal cusub oo uu ku jiro Xoghayaha arimaha debeda

0 Visits: 783 | Saturday August 09, 2014 - 16:29:53
2014 Hargeisa(xogreebnews.com-Xil-Magacaabis Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID markuu arkay baahida wayn ee loo qabo in la Magacaabo Xilalka Banaan ee Xisbiga. Ka dib markii aanu aragnay kartidii iyo firfircoonidii ay muujiyeen muddadii ay Xisbiga ku soo jireen waxaanu u magacawnay Xilalakan soo…

Read More »

Ururka Sama-falka ee Tabantaabo Oo Deegaano Ka Mida Degmada Sabowanaag Ka Fuliyey Adeegyo Caafimaad Oo Mutadawac-nimo ah

0 Visits: 704 | Saturday August 09, 2014 - 16:27:24
Hargeysa(xogreebnews.com-Ururka Sama-falka ee Tabantaabo ayaamaalintii shalay jimcihii geeyey Tuulada Bali-Axmed oo ka mid ah Degmada Sabowanaag 8 Dhakhtar oo mutadiciin ah, oo isugu jira dakhaatiirta: cudurada Guud,

Read More »

Lataliyihii Madaxweynaha Somaliland Axmed Cabdi Xaabsadde Oo Ka Degay Xarunta Puntland Ee Garoowe & Dareenada Ku Xeeran

0 Visits: 810 | Saturday August 09, 2014 - 16:17:49
Hargeysa(xogreebnews.com-Taliyihii Madaxweynaha Somaliland ee arrimaha doorashooyinka Axmed Cabdi Xaabsadde, ayaa la soo weriyay inuu galabta galay xarunta maamul-goboleedka Puntland ee Garoowe. Xaabsade ayaa la sheegay inuu shalay galay Garoowe, ka dib markii uu ka

Read More »

Madaxweynaha Somaliya Oo Soo Bandhigay Ajandaha Gaarka Ah Ee Ay Kaga Qaybgaleen Shirka Washinton + (SAWIRRO)

0 Visits: 816 | Saturday August 09, 2014 - 16:15:41
Washington(xogreebnews.com- Madaxweynaha dowlada federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud oo ku sugan Washington kana qayb galay shirka madaxweynaha Maraykanka Obama iyo Madaxda Africa ayaa waxa uu ka hadlay ajandaha Gaar

Read More »

Nuxurka Warbixin Lagu Sharaxay Walaaca Laga Qabo Khatar Amni Daro Oo Ay Horseedaan Ciidanka Ilaalinta Shirkaddaha Shidaalka Somaliland

0 Visits: 741 | Saturday August 09, 2014 - 09:08:44
Hargeysa(Xogreebnews) Warbixin ay baahisay wakaaladda Qaramada midoobay ee IRIN oo ka hadasha Arimaha amaanka iyo bani-aadanimada ayaa lagu sheegay walaaca dhinaca amaanka ah ee laga qabo Ciidanka ilaalada Shirkaddaha Shidaalka (Oil Protection Unit) ee Sanadkii hore Somaliland

Read More »

Bayaan Cambaarayna oo Qurbe-Jooga Beesha Cumar Jibriil Ee H/jeclo Dusha uga Tuurayso xukumada siilaanyo oo Saabsan Xadhiga Muwaadin Jaamac Cilmi jiir oo Xaqdaro ugu xidhan Qoyska Madaxtooyada iyo wasiiro gaar ah

0 Visits: 957 | Friday August 08, 2014 - 09:07:10
Hargeisa(xogreebnews.com-Anaga oo ah qurbe jooga beesha Cumar Jibriil ee Hjeco Waxanu Aad uga xunahay Xadhiga iyo Tacdiga Dulmiga Ee uu Xabsiga Ugu Jiro Muwaadin Jamac cilmi

Read More »

Wasiir Cabdillaahi waxa La Weriyey Inuu Ka Cadhooday Weriyayaasha UNIVERSAL TV iyo BALLIGUBADLE MEDIA Ee Xorriyaddooda Dib Loogu Celiyey, Kuwaas Oo Sii Deyntooda UU U Aaneeyey Wasiirro Dhiggiisa Ah Oo Labada Suxufi Ay Isku Hayb Yihiin.

0 Visits: 745 | Friday August 08, 2014 - 08:45:37
Hargeysa (xogreebnews.com-Wasiirka wasaaradda Warfaafinta Somaliland C/laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa la sheegay in uu si xoog ah uga cadhooday sii daynta labadii wariye

Read More »

Guddoomiyaha WADDANI Oo Kulan Qado Ah Oo Daba Socda Kii Warancadde Ku Casuumay Odayaasha Bariga Hargeysa.

0 Visits: 755 | Friday August 08, 2014 - 08:42:14
Hargeysa(xogreebnews.com-Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo iyo Muuse Biixi Oo Sheegay Inay Xal Kama Dambays Ah Ka Gaadheen Khilaafkii Kulmiye

0 Visits: 766 | Thursday August 07, 2014 - 22:26:29
Hargeysa(Xogreebnews_ Shirkii Golaha wasiiradda Somaliland ee Khamiista Maanta ah ayaa Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Gudoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi Cabdi kaga dhawaaqeen in xal kama dambeys ah laga gaadhay Khilaafkii Xisbiga Kulmiye ee mudada jiitamayay. Gudoomiyaha kulmiye oo shirka wasiirada ka…

Read More »

Hub Urursi Xoogan Oo Ka Socda Goob Uu Toddobaadkii Hore Dagaal Ku Dhexmaray Beelaha Arab Barri Iyo Habar-jeclo

0 Visits: 763 | Thursday August 07, 2014 - 22:16:35
Burco(Xogreebnews_iisad colaadeed oo Beelaha arab Bari iyo habarjeclo u dhaxaysa oo toddobaadyadii u dambeeyay isku hor fadhiyey waqooyiga burco oo 38 km u jira magaaladda burco deegaanka lagu magacaabo baliga Diiriye,ayaa waraka hada soo baxayaa sheegayaan in ay qarka u saaranyihiin in uu mar kale…

Read More »

Daawo xogreeb TV: Bilayska Borama Oo Xabsiga Dhigay Nin Dharka Dumarka Ku Labisan.–

0 Visits: 848 | Thursday August 07, 2014 - 19:34:02
Borama(xogreebnews.com-Ciidamada Bilayska magaalada Borama ayaa maanta ay gacanta ku sooo dhigeen islamarkaasina xabsiga dhigay nin ku labisan dharka dumarka .

Read More »

Aas Qaran oo Maanta Hargeysa Loogu sameeyey Maareeyihii Wargeyska OGAAL

0 Visits: 853 | Thursday August 07, 2014 - 19:17:21
Hargeisa(xogreebnews.com-Alle ha u naxariistee maareeyihii wargeysaka madaxa-bannaan ee Ogaal Cabdiweli Faarax Jaanbiir ayaa maanta gelinkii hore si heer qaran ah loogu aasay xabaalaha naasa hablood ee bariga H

Read More »

Boqorka Beelaha Magaadle Oo Ka Hadlay Khilaafkii Dhexmaray Isaga Iyo Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Cali Warancade.

0 Visits: 1179 | Thursday August 07, 2014 - 19:14:10
Hargeisa(xogreebnews.com- Boqorka guud ee beelaha Habar Magaadle, Boqor Maxamuud Cismaan Nuur, ayaa ka hadlay warar ay saxaafaddu baahisay toddobaadkan, kuwaasi sheegay inuu khilaaf soo kala dhex galay isaga iyo Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland, Cali Maxamed

Read More »

Dawladda Jabuuti Oo Si Qarsoodi Ah Xuduudka Somaliland Ugu Daadisay Maxaabiistii Ay Qaadatay Oo La Jidh-dilay.

0 Visits: 707 | Thursday August 07, 2014 - 19:11:28
Saylac(xogreebnews.com- Dawladda Jabuuti ayaa 2/08/2014 si Qarsoodi ah ugu soo celisay Lix qof oo ka mid ah Toddobadii qof ee ay Xukuumadda Somaliland u dhiibtay, kadib markii Dawladda Jabuuti ku Eedaysay inay xuduudkeeda uga soo talaabeen ka hor intii aanay soo

Read More »

Boqortooyada Sucuudiga Oo Sii Meeqaam Sare Ah U Qaabishay Wasiirka Madaxtooyada Iyo Wafti Uu Hogaaminayo + Nuxurka Qodobadi La Isla Soo Qaaday + Sawiro–

0 Visits: 811 | Thursday August 07, 2014 - 19:05:18
Riyaad(xogreebnews.com-Boqortooyada sacuudiga oo si meeqam sare ah u Qaabishay Wasiirka Wasaarada Madax Tooyada Somaliland Mudane Xirsi Xasan Xaaji Cali iyo waftigii i uu

Read More »

Kenya oo shaacisay inay qabatay sarkaal sare oo katirsan Alshabaab

0 Visits: 745 | Wednesday August 06, 2014 - 19:46:12
kenya(xogreebnews.com-Wargeyska The Nation ee kasoo baxa magaalada Nairobi ayaa shaacisay in xaafada Islii lagu qabtay sarkaal sare oo katirsan Alshabaab kaas oo dawo usoo

Read More »

Tacsi Madaxweyne Siilaanyo Ka Dirayo Geerida Marxuum Cabdiweli Faarax Jaambiir

0 Visits: 852 | Wednesday August 06, 2014 - 19:28:50
Tacsi Madaxweyne Siilaanyo Ka Dirayo Geerida Marxuum Cabdiweli Faarax Jaambiir

Read More »

Imaatinka Madaxwayne Ismaciil Cumar Geelle ee Minneapolis, maxay ku salaysan tahay

0 Visits: 803 | Wednesday August 06, 2014 - 19:21:52
Sidaan wada ognahay Madaxwayne Ismaaciil wuxuu ahaa hindisahii Soomaali wareeriyay ee 4.5 inay wax ku wada qaybsadaan keenay ulana dan lahaa inay Soomaali ku sii burburto kana

Read More »

Wasiir Muslim Ah Oo Xasuuqa Qaza Iskaga Casilay Dawladda Ingiriiska Iyo Jawaabta Ra’isal Wasaare Cameron

0 Visits: 769 | Wednesday August 06, 2014 - 19:14:26
London(xogreebnews.com-— Wasiirkii Xafiiska Arrimaha Dibadda dalka Ingiriiska Baroness Sayeeda Warsi oo ahayd haweenaydii u horreysay ee Muslim ka mid noqda golaha wasiirrada

Read More »

Daawo: Kongo Dal Qani Ah Oo Taariikh Madoobi Ku Lamaan Tahay — Filim Dokumentar Ah Oo Laga Diyaariyey Taxanihii Dawladeed Ee Dalkaas (Video).

0 Visits: 965 | Wednesday August 06, 2014 - 16:29:52
Oslo(Xogreebnews) Dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Kongo waxa uu dhacaa badhatamaha qaarada Afrika, waa dalka ugu bedka wayn xilligan qaaradda. Dalkani waxa uu ilaahay ku manaystay macdan iyo nimco kale oo ay ka mid yihiin dalsan, biyo iyo kaymo, waana dalkii dunida ugu wax soo saarka

Read More »

featured