Wararka

Mareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera Oo Ka Hadlay Sababaha Kor U Qaadaewsy Qiimaha Shidaalka Dalka

0 Visits: 788 | Thursday August 14, 2014 - 16:42:01
Hargeysa (Xogreebnews) Maareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera Saleebaan Siciid Cali, ayaa Sheegay in Batroolka oo kala yara Go'ay uu sababay sicir-barar ku yimid qiimaha Batroolka dalka. Waxa uu sheegay in hadda la filayo inuu soo gaadho dalka Shidaal ku filan ka dib markii wax iska bedeleen Qaabkii shirkaddaha…

Read More »

Deg-Deg Dhegeyso Cali Khaliif Galaydh oo ku Guulaystay Doorashadii Dacday

0 Visits: 841 | Thursday August 14, 2014 - 16:34:24
Deg-Deg Dhegeyso Cali Khaliif Galaydh oo ku Guulaystay Doorashadii Dacday Waxaa lasoo Afmeeray Doorashashada Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo State Waxaana ku Tartamayey labo Musharax oo kale Madaxwaynihii Hore ee Maamulka Maxamed Yuusuf Jaamac Indha-Sheel iyo Pro Cali Khaliif Galaydh.Doorashad oo Saaka…

Read More »

Guddida Qabanqaabada Shirweynaha Ururka SOLJA Oo Lagu Dhawaaqay

0 Visits: 766 | Thursday August 14, 2014 - 16:23:42
Hargeysa(Xogreebnews) Guddida Qabanqaabada Shirweynaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa maanta lagaga dhawaaqay Magaalada Hargeysa ka dib markii maalmihii la soo dhaafay la xaliyay khilaaf soo kala dhex galay Hogaanka Ururka.

Read More »

Maafiyaddi Saxaafadda Iyo Mooryaanti Suugaantu oo Iskugu Bahaystaan Abwaan Cabdi Good!

0 Visits: 986 | Thursday August 14, 2014 - 11:48:14
Hargeisa(xogreebnews.com-Waxaa maalmahan si weyn dagaal qaawan loogu qaaday abwaanka caanka ah ee soomaaliyeed cabdi good,kaaso wax loogu dhimmaayo sheekhsiyadda,abwaanka

Read More »

DAAWO XOGREEB TV: Banaanbax lagu taageerayo shacabka Gaza oo ka dhacay Muqdisho

0 Visits: 863 | Thursday August 14, 2014 - 09:20:24
DAAWO XOGREEB TV: Banaanbax lagu taageerayo shacabka Gaza oo ka dhacay Muqdisho

Read More »

DAAWO xogreeb Tv: Cali Khaliif Galaydh Oo Ka Hadlay Waxa Laga Fili Doono Hadii Loo Doorto Madaxweynaha Khaatumo + SAWIRADA JAWIGII MADASHA

0 Visits: 842 | Thursday August 14, 2014 - 09:11:47
Saxadheer(xogreebnews.com-Waxaa maana ka dhacay degmada saaxdheer munaasibad ay isugu yimaadeen dhamaanba dad waynaha ku dhaqan magaalada saaxdheer waxaa munaasibadan ku sugnaa xildhibaanada cusub ee dowlada khaatumo, waxaana munaasibadan

Read More »

Somaliland Oo Maanta Dalkeeda Ka Mastaafurisay Nin Qaba Cudur Halis Ah Oo Hargeysa Lagu Qabtay.

0 Visits: 814 | Thursday August 14, 2014 - 08:53:11
Hargeysa(xogreebnews.com-Dawladda Somaliland, ayaa Arbacada Maanta dalkeeda ka mastaafurinaysa Nin qaba mid ka mid ah Cudurrada halista ah oo lagu qabtay magaalada

Read More »

Xukuumadda Somaliland Oo Soo Bandhigtay Dab-damis Casri ah Oo Lagu Tallo Galay madaarka Cigaal.

0 Visits: 794 | Wednesday August 13, 2014 - 19:15:06
Hargeysa (xogreebnews.com- Wasiirada Wasaaraddaha Duulista iyo hawadda Maxamuud Xaashi Cabdi iyo maaliyada Mudane Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa maanta ka qayb galay munaasibad lagu soo bandhigayey gaadhi dab-damis ah oo loo soo iibiyey Madaarka Hargeysa.

Read More »

Musuq-maasuq Iyo Xatooyo Baahsan Oo Ka Taagan Barnaamijyada Hay`adda World Vision Ka Fuliso Magalada Baligubaddle Iyo Magacyadda Raga Lagu Eedaynayo

0 Visits: 718 | Wednesday August 13, 2014 - 16:42:15
Baligubaddle(Xogreebnews) Hay`adda Word Vision oo ka mid ah Hay`addaha ugu wawayn ee ka shaqeeya dhinaca Sama falka,ayaa waxa ay inta badan ka fulisaa degaanadda somaliland barmaamijyo la xidhiidha dhinaca Gargaarka,sida

Read More »

Wadamada Deriska Ah Oo Maamulka Siilaanyo U Aqoonsaday Koox Argagixiso Iyo Budhcad Isugu Jirta Oo Masiirkii Shacabka Somaliland Xabaal Ku Riday.–

0 Visits: 747 | Wednesday August 13, 2014 - 16:38:31
Hargesa(xogreebnews.com-Tan iyo Maalintii Siilaanyo soo dhisay dawladiisii ugu horeysey bishii july 2010,ayey markiiba ka biyo diideen wadamada deriska ah ee Ethiopia iyo

Read More »

Xukumadda Somaliland Oo Sheegtay In Ethiopia Si Rasmi Ah U Furtay Xuduuda iyo Shuruud Lagu Soo Rogay Dadka Ethiopia U Gudbaya

0 Visits: 729 | Wednesday August 13, 2014 - 16:35:34
Hargeysa(Xogreebnews)Wasiirka Wasaaradda Arimaha dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa sheegay in Xuduudka Somaliland iyo Ethiopia maanta si rasmi ah loo furay. Waxa uu sheegay in Ethiopia Maanta ku soo war galisay inay furtay Xuduudka si caadi ahna la iskaga gudbi karo Somaliland iyo Ethiopia…

Read More »

Reer Boorama Oo Dareen Qadhaadh Ka Bixiyay Xayiraada Xukuumada Somaliland Saartay Xuduuda U Dhaxaysa Somaliland Iyo Jabuuti Ee Lawyacado.

0 Visits: 753 | Wednesday August 13, 2014 - 16:31:19
Boorama(xogreebnews.com-Dadwaynaha reer Awdal ayaa dareeno isku ladhan ka bixiyay xayiraada dhinaca isku gudubka ah ee ay xukuumada Somaliland maanta saartay xuduuda u

Read More »

Siyaasi Xaabsade Oo Sharaxay Sababta Uu Puntland U Tagay iyo Waxa Uga Meel Yaala Laascaanood.

0 Visits: 748 | Wednesday August 13, 2014 - 16:25:41
Hargeysa(xogreebnews.com-Siyaasiga Axmed Cabdi Xaabsade, oo hore u ahaa Lataliyaha Doorashooyinka Madaxweyne Axmed Siilaanyo, Wasiirka Warfaafinta iyo wasiirka hawlaha

Read More »

Xil. C/Laahi Balaaki Oo Isagoo Caayeya Marxuumadii Magaaddo Ku Dhaawacmay Koob Shaaha Ah Oo Uu Madaxa Kaga Dhuftay Xildhibaan Ibraahim Kacaan

0 Visits: 811 | Tuesday August 12, 2014 - 19:30:04
Hargeysa, xogreebnews.com-Xildhibaan C/laahi Xuseen Cige (C/laahi Balaaki) oo ka tirsan golaha wakiiladda Somaliland ayaa saaka dhaawac wayni madaxa ka soo gaadhay ka dib

Read More »

Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Oo Maanta Muqdisho Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay (Daawo Sawirada)

0 Visits: 695 | Tuesday August 12, 2014 - 19:23:13
Muqdisho(xogreebnews.com- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kasoo dagay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho kadib Safar dhoor cisho ah uu ku joogay Dalka Mareykanka.

Read More »

Qaar Ka Mida Jaaliyada Reer Somaliland Ee Ku Nool Magaalada Birmingham Ee cariga Ingiriiska Oo Canbaareyay Falkii Lagu Xidhxidhay Qaar Kamida Ciidamada Boliska Iyo Askarta Gobolka Togdheer Oo Guryo Ay Ku Jireen Laga Daad Gureeyay Kana Codsaday Xukumada Sare In Si Degdeg Ah Loogu Soo Celiyo Xoriyadoodii.–

0 Visits: 631 | Tuesday August 12, 2014 - 19:20:13
Birmingham(xogreebnews.com--Qaar Ka Mida Jaaliyada Reer Somaliland Ee Ku Nool Magaalada Birmingham Ee cariga Ingiriiska Oo Canbaareeyay Falkii Lagu Xidhxidhay Qaar

Read More »

Xildhibaano Ka Tirsa Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Feedh Iskala Daalay Arrimo Qabyaaladeed Awgeed.

0 Visits: 803 | Tuesday August 12, 2014 - 19:15:07
Hargeysa(xogreebnews.com-Xildhibaan Ibraahim Kacaan oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa dhaawac culus oo wajiga ku dhuftay Xildhibaan C/laahi Balaaki kadib markii ay isku af-dhaafeen Kaftan ku dhex maray siyaasadda Habar Magaadlayta ee u dhaxaysa

Read More »

DAAWO XOGREEB TV:Fu”aad adaan cadde oo luqun-diinleyn kaga jawaabay su”aalo la xidhiidha mustaqbalkiisa siyaasadeed kuna sugan deegaanka xudun.

0 Visits: 793 | Tuesday August 12, 2014 - 19:12:09
hARGEISA(XOGREEBNEWS.COM-DAAWO XOGREEB TV:FU"AAD AADAN CADDE OO CADEEYEY IN AANU U TALLAABIN PUNLAND

Read More »

Xukuumadda Somaliland Oo Maanta Xidhay Xuduudka Ay La Leedahay Jabuuti & Dareenada Ku Xeeran

0 Visits: 793 | Tuesday August 12, 2014 - 18:59:36
Hargeysa(xogreebnews.com-Xukuumadda Somaliland ayaa saaka si rasmi ah u xidhay xuduudka ay la leedahay Jabuuti, iyadoo ku sababaysay sugida Amaanka, waxaanay sheegtay

Read More »

Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Walaac Ka Muujiyay Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya, Kana Hadlay Marxadii Ay Dalka Hoggaminayen Iyo Marxalada Maanta Ee Siilanyo.

0 Visits: 776 | Tuesday August 12, 2014 - 18:55:00
Haargeysa(xogreebnews.com-Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Jamhuuriyada Somaliland Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka hadlay wada Axmed-Yuusuf-Yasin-aaahadalada

Read More »

featured