Wararka

Madaxweyne Siilaanyo Oo 621 Arday Oo Dhamaystay Jaamacadda Camuud Shahaadooyin Gudoon siiyay

0 Visits: 849 | Sunday August 17, 2014 - 18:45:49
Boorama(Xogreebnews) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta ka qayb galay Munaasibad ay Ardayda Jaamacadda Camuud dhamaystay ku qalin jabinayeen.

Read More »

Arday Reer Somaliland Ah Oo Ku Qalino Jabiyay Xarunta Midawga Africa Ee Addis Ababa Iyo Nuxurka Khudbadaha Gudoomiyaha Kulmiye iyo Waddani ka jeediyeen Madashaasi

0 Visits: 863 | Sunday August 17, 2014 - 11:07:07
Addis Ababa(xogreebnews.com- Masuuliyiin Xukumadda Somaliland iyo Goleyaasha qaranka ka socda ayaa Shalay Caasimada Ethiopia kaga qayb galay Munaasibad qalin jabin ah oo Arday ka kala socday 23 Dal oo Africa ah Somaliland ka mid tahay loogu sameeyay Xarunta Midawga Africa ee Addis Ababa. Ardayda Reer…

Read More »

MADAXWEYNE SIILAANYO OO SAAKA U JAR-MAADAY GOBOLKA AWDAL SOO DHOWEYN BALLAADHAN OO LO QOON-DEEYEY.

0 Visits: 853 | Sunday August 17, 2014 - 10:22:36
Hargeisa(xogreebnews.com-madaxweyne somaliland axmed maxamed maxamuud siilaanyo ayaa saaka u jar-maaday magaalada boorama.halkaaso la sheegay inuu shaahaadoyin gudoon siin doono ardaydaa jaamacadda camuud

Read More »

“Waxaanu Leenahay Xukumaddu Degdeg Ha U Horkeento Golaha Wakiilada Sharciyada Komishanka Doorashooyinka Oo Halaga Baaraan Dego..”Afhayeenka Waddani

0 Visits: 765 | Saturday August 16, 2014 - 18:34:41
Hargeysa(Xogreebnews)-Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa, oo ka tirsan Golaha wakiilada, ahna Afhayeenka Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa sheegay inaanay cudur daar u noqonayn Xukumadda Komishanka Doorashooyinka oo wakhtigoodii gabobago yahay islamarkaana u baahan wax ka bedel inay dib u dhigaan…

Read More »

Maxakamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida Ee Somaliland Oo Dil Ku Xukuntay Nin Hore Ciidanka Uga Tirsanaa

0 Visits: 875 | Saturday August 16, 2014 - 16:42:01
Hargeysa(Xogreebnews) Maxakamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ee Somaliland ayaa maanta Xukun dil ah ku riday Askari hore uga tirsanaan jiray Ciidanka Naafadda qaranka oo hore qof shicib ah u dilay

Read More »

Wiil uu adeer u yahay Saacid oo horey ugu biirey Daacish, ayaa geeriyoodey.

0 Visits: 921 | Saturday August 16, 2014 - 16:28:38
Muqdisho(xogreebnews.com-qdDowladda Canada ayaa haatan xaqiijineysa in Wiil uu adeer u yahay Ra'isulwasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo ka tagay dalka Canada oo horey ugu biirey xooggaga Daacish ee ka dagaalamaya dalalka Ciraaq iyo Suuriya in uu

Read More »

Maayirka Bali-Gubadle Oo Tahli Kariwaayey In Uu Qabto Kalfadhiyadii Caadiga Ahaa Ee Golaha Deegaanka Bali-Gubadle Iyo Sababta Keentay

0 Visits: 841 | Saturday August 16, 2014 - 16:21:01
Bali-Gubadle(xogreebnews.com-Maayirka Degmada Bali-gubadle Cabdi iimaan jaamac ayaa ku fashilmay in uu qabto kalfadhiyadii Xildhibaanada Golaha Deegaanka Bal-gubadle tan iyo

Read More »

Mudanayaasha Golaha Wakiilada Oo Ka Doodaya Ansixinta Xeerka Doorashooyinka Oo Mucaaradku U Hamuusan Yahiin.

0 Visits: 813 | Saturday August 16, 2014 - 16:18:10
Hargaysa(xogreebnews.com-Kalfadhigii 25aad ee mudanayaasha Golaha wakiiladda Somaliland oo Maanta Ka furmay xarunta Golaha wakiiladda Somaliland ee

Read More »

Xildhibanada,Cuqaasha iyo Waxgaradka Arab Bari ayaa Tilmaamay in Aanay Marnaba Wax Wada Hadal ah Aanay la Gali-Doonin Waftigani isla Markaasna Aanay Cid Naba u Daba Fadhiisan Doonin Degaankooda.

0 Visits: 913 | Saturday August 16, 2014 - 16:15:42
Burco (xogreebnews.com-iyadoo ay Maalintii Shalay ahayd Uu iska Horimaad Baladhan Uu Degaanka Baliga Diiriye Guleed Oo Dhanka Waqooyi ka Xiga Magalada Burco Uu ka Dhaxay isla

Read More »

Laba Ka Mid Ah Shaqalaha Hay`aadda World Vision U Qaabilsan Gobolka Hawd Oo Weerar Gacan Ka Hadal Ah Ku Qaaday,Nin Shaqaale Hore Hay`adda Uga Ahaa Oo Warbaahinta Uga Waramay Sida Mucaawinooyinka Hay`addu Bixiso Loogu Musuq-maasuqo Baligubaddle.

0 Visits: 733 | Saturday August 16, 2014 - 16:15:27
Hargeysa(Xogreebnews)-laba ka mid ah shaqalaha Hay`adda word Visin u qaabilsan Gobolka Hawd ayaa xalay weerar gacan ka hadal ah ku qaaday Aadan Saxar Diid Oo hore uga mid ahaa shaqalaha xarunta Xanaanada Magalada Baligubaddle,kaasi oo maalintii khamiistii waraysi ka siiyey sida tuuganimada ah ee qaar…

Read More »

“Anigu U Maleyn Maayo Ragga Madaxtooyada Isku Urursaday Inay Doorkan Maanta Somaliland Daacad Ka Yihiin” Jamal Cali Xuseen

0 Visits: 794 | Saturday August 16, 2014 - 16:10:30
Hargeisa(xogreebnews.com-— Musharaxa Madaxaweynaha ee Xisbiga Mucaaradka ee UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa tilmaamay in Xukuumadda dalka ka talisa aanay daacad u ahayn dalka iyo dadkaba, waxaanu wax lala yaabo ku tilmaamay in Qaramada Midoobay in rajadii

Read More »

Mudaharaadyo Waaweyn Oo Maalintii Jimcaha Gilgilay Magaalada Jabuuti (Daawo Sawirada)

0 Visits: 637 | Saturday August 16, 2014 - 16:07:52
Jabuutixogreebnews.com- Waxaa Maanta ay taariikhdu tahay 15-08-2014 ka dhacay Magaala Madaxa Jabuutimudaharaado waaweyn oo lagu codsanaayay in Madaxweyne Ismaciil Cumar Geelle taabo gasho wada hadalkii uu sheegay in uu la furaayo mucaaradka. Mudaharaadkan oo ay iskugu soo baxeen dadweyne aad u tiro…

Read More »

Xukuumadda Siilaanyo : Saarka Dhaantada Fanaaniinta Kililka 5aad, Ficiltankeeda Fannaaniinta Geeska iyo Dhaawaca ka soo gaadhay Madaxweyne lagu Doortay Gudaha Dalka; Saddex aan Is-qaban–

0 Visits: 727 | Friday August 15, 2014 - 19:23:21
Hargeysa(xogreebnews.com-=Xukuumada Somaliland ee uu Madaxweyne Siilaanyo hogaanka uyahey ayaa bilowdey inay Laficiltanto Fanaaniinta Xidigaha

Read More »

UCID Oo Soo Dhoweyn Usameeyay Haldoorka Beesha Axmed Cabdale Ee Saldanadda SUBEER AWAL Oo Kusoo Biiray

0 Visits: 930 | Friday August 15, 2014 - 19:19:27
Hargaysa (xogreebnews.com--Xisbiga ucid ayaa xalay xaflad soo dhaween ah u sameeyay siyaasiyiin iyo taageerayaal mug leh oo ka soo jeeda beesha Axmed Cabdale Oo Ah saldanada Beesha Subeer Awal kuwaas

Read More »

Halwgalka hub ka dhigista oo galaaftay idaacado ku yaala Muqdisho.

0 Visits: 803 | Friday August 15, 2014 - 19:16:47
Muqdisho(xogreebnews.com-Halwgalka hub ka dhigista ee ka socda caasimadda ayaa galaaftay labo idaacadood oo iyagu afka ku taageerayay hogaamiye kooxeedyada hubka laga

Read More »

Hub-ka-dhigista Muqdiisho hanaan u eeg kii maxaakiimta Islaamiga ahayd.

0 Visits: 912 | Friday August 15, 2014 - 19:14:21
Muqdisho(xogreebnews.com-Halgalka hub-ka-dhigista ee Xamar ka socda waxa uu leeyahay saansaan kasta oo la mid ah kacdoonkii maxaakiimta Islaamiga ahaa ee hogaamiye

Read More »

Guddoomiyeyaasha Xisbiyada KULMIYE Iyo WADDANI Oo Safar Ugu Baxay Dalka Itoobiya

0 Visits: 837 | Friday August 15, 2014 - 19:10:52
Hargeysa(xogeebnews.com-Guddoomiyayaasha Xisbiyadda WADDANI iyo KULMIYE Md:Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo Muj: Muuse Biixi Cabdi ayaa safar aan la shaacin u jeedadiisa ugu baxay waddanka Itoobiya ee jaarka la ah dalka Somaliland.

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Saleebaan Xaglotoosiye Oo Sas Ka Qaaday Doorashadii Cali Khaliif Galaydh Loo Doortay Madaxweynaha KHAATUMO

0 Visits: 704 | Friday August 15, 2014 - 19:03:47
Hargeys(xogreebnews.com-— Wasiirka Caafiaadka Somaliland Saleebaan Xaglotoosiye Oo Ka Hadlay Doorashadii Maamulka Khatumo U Doortay Madaweynaha Prof. Cali Khaliif Galydh, Waxaanu ku eedeyay Dowlada Somaliya

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Jawaabaha Ay Xukuumadu Ka Bixisay Heshiiskii Xisbiyada Mucaaridka Ah Iyo Madasha Kana Hadlay Dhibaatooyinka Dalka Ka Taagan.

0 Visits: 819 | Friday August 15, 2014 - 19:01:10
Hargeysa(xogreebnews.com-gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa si faah faahsan uga hadlay caqabadaha dalka horyaala, cabashada dadka reer somaliland ee gobolada qaar iyo maamulka lagaga dhawaaqay Saax Dheer ee Khaatumo

Read More »

MUDAHARAAD GIL-GIILEY QAYBO KA MID AH MAGAALADA LAAS-CAANOOD MAXAA SABABAY?

0 Visits: 851 | Thursday August 14, 2014 - 19:12:09
Laas-caanood-(xogreebnews.com-Magaalada Laascaanood waxaa maanta ka istaadhmay mudaharaad iyo isu-soo bax aan aad u abaabaulayn balse habaqle ahaa oo lagu taageerayay

Read More »

featured