Wararka

Nuruxka Afar Qodob Oo Lagu Ilaalinayo Sharafta Madaxdhaqameedka Dalka Oo Wasiirka Arimaha Guduhu Soo Saaray

0 Visits: 769 | Tuesday August 19, 2014 - 16:33:42
Hargeysa(Xogreebnews) Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde, ayaa maanta wareegto ka soo saaray Xushmaynta iyo qadarinta Madaxdhaqameedka Somaliland oo uu sheegay inay hawl culus u hayaan Somaliland.

Read More »

WAR CULUS:saddex caruurah oo ku geeriyooday dab qab-saday guriigooda oo ku yalla xaafadda cabbaaye.

0 Visits: 783 | Monday August 18, 2014 - 20:39:07
Hargeisa(xogreebnews.com-dab qabsaday maanta gelinkii hore guri ku yalla xaafada cabbaaye ee ku taalla caasimada somaliland ee Hargeisa ayaa saaka ku bas beelay,halkaaso ay

Read More »

Danjire Nicholas Kay Oo Hargeysa Soo Gaadhay iyo Ujeedada Socdaalkiisa

0 Visits: 825 | Monday August 18, 2014 - 19:51:49
Hargeysa(Xogreebnews)Xoghayaha Qaramada Midoobay u Qaabilsan Somaliland iyo Somalia Amb Nicholas Kay, ayaa maanta soo gaadhay Caasimada Somaliland ee Hargeysa ka dib Casuumad Xukumaddu u fudisay. Waxa uu ka soo kicitimay Garoowe oo uu shalay kulamo kula qaatay Madaxweynaha Maamulka Puntland.

Read More »

Xisbiga UCID Oo War-Murtiyeed Kasoo Saaray Wadahadaladda Somaliland Iyo Somalia Ee Turkiga.

0 Visits: 725 | Monday August 18, 2014 - 19:45:49
Hargeysa(xogreebnews.com-Xisbiga UCID ayaa war-saxafadeed ka soo saaray wadahadalada u dhaxeeya waddamada Somaliland iyo Soomaaliya ee uu marti galiyo dalka Turkiga. War-saxafadeedkaas oo dhammaystiran ayaa u dhignaa sidan

Read More »

Mudaharaad Ka Dhan Ah Xadhiga Xukumaddu Kula Kacday Madaxdhaqameedka Beesha Cabdalle Arab Oo Burco Ka Dhacay

0 Visits: 899 | Monday August 18, 2014 - 16:37:06
Burco(Xogreebnews)-Qaar ka mida ah Bulshada ku nool magaalada Burco ee Xarunta Gobolka togdheer ayaa mudaharaad ka dhigay Magaalada Burco. Mudaharaadka ayaa lagaga soo horjeeday Xadhig wefti xukumaddu u dirtay wax ka qabashada muranka dhulka ee Baliga Diiriye Guuleed kula kaceen Madaxdhaqameedka Beesha…

Read More »

Laba Dhalinyaro Ah Oo Xalay Isku Del-elay Xaafado Ka Mid Ah Hargeysa Iyo Duruufaha Adag Ee Nololeed Ee Ay Ku Daawanayso Xukuumadd Silanyo Oo Sabab U Noqonay.

3 Visits: 983 | Monday August 18, 2014 - 16:33:20
Hargeysa(Xogreebnews)Waxa xalay saaka magalada Hargeysa lagu waa bariistay dhacdooyin isku mid ah oo walaac iyo layaab ku noqday dad waynaha magalada Hargeysa

Read More »

War-Dag-Deg Ah:Shil Gaadhi Oo Maanta Ka Dhacay Agagaarka Xerada Taraafikada Ee Xaafada New Hargeysa

0 Visits: 815 | Monday August 18, 2014 - 16:22:58
Haggeisa(Xogreebnews) Hal qof ayaa ku dhaawacmey shil gaadhi oo maanta ka dhacay agagaarka Xerada Taraafikada ee gaar ahaan halka ay iska jaraa'aan wadada ka timaada Barbera iyo wadada Waran cade ee Kala baydhka ee Xaafada New Hargeysa.

Read More »

Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Cashuur Laga Qaadayo Rakaabka Madaarada Somaliland Ka Dhoofaya

0 Visits: 789 | Monday August 18, 2014 - 12:14:50
Hargeysa(Xogreebnews) Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen, ayaa sharci daro ku tilmaamay Cashuuraha Madaarada Hargeysa lagaga qaadayo dadka gaar ahaana farriin Telefoonka uu ku soo diray Maamulka Madaarka Hargeysa oo sheegaysay in dadku ku soo talo galo bixinta Cashuur dhan $45 Doolar.

Read More »

Urur Ay Ku Bahoobeen Dhaqaala yahanka Somaliland Oo Maanta Hargeysa Lagaga Dhawaaqay

0 Visits: 734 | Monday August 18, 2014 - 09:03:38
Hargeysa(Xogreebnews)Magaalada Hargeysa ayaa maanta lagaga dhawaaqay ururka Dhaqaala yahanka Reer Somaliland oo ay ku bahoobeen dadka leh culuunta dhaqaalaha ee reer somaliland. Munaasibad maanta lagu qabtay Hotel-ka Safari ee Hargeysa

Read More »

Nuxurka Qodobo Ay Ka Wada Hadleen Madaxweynaha Somaliland Iyo Iyo Salaadiinta Beesha Bali-gubadle

0 Visits: 719 | Sunday August 17, 2014 - 20:19:33
Hargeysa(xogreebnews.com— Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shalay kulan wada hadal ah kula yeeshay Xarunta Madaxtooyada Salaadiinta Beesha Arab oo uu hogaaminayey Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax, isla

Read More »

“Somaliland Waxay Ka Dhismi La’dahay Waa Isaaq” Marxuum Cigaal Oo Sii Sheegay Waxa Maanta Taagan.

0 Visits: 790 | Sunday August 17, 2014 - 20:16:00
Hargeysa(xogreebnews.com— Alle naxariistii Janno ha ka Waraabiyee, Madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuum Maxamed X. Ibraahim Cigaal, ayaa sanadkii 1994kii waraysi uu siiyay

Read More »

Daawo xogreeb Tv : Kooxda Xidigaha Geeska oo laga Joojiyey Heesahoodii Tvga Qaranka SLNTV iyo Cakusihii Shaley iyo Maanta + Lunsiga Lacagtii Xaflada 26 jun 2014–

0 Visits: 835 | Sunday August 17, 2014 - 19:11:14
Hargaysa (xogreebnews.com-Kooxda Fanaaniinta ah ee Xiddigaha Geeska ayaa guud ahaanba tvga qaranka SLNTV laga joojiyey heesahoodii taasi oo uguhoreynba bandhig Faneedkii fanaaniinta Jabuuti ay hargeysa ka

Read More »

Xukuumadana waxaan leeyahey, Nina Kali ahaantii Daleel Guusha kama helo, Dadkaa Geesi lagu yahey,Karaamada & masuuliyada aynu sidno dadkaas ayaa iska leh RABBI SWTC

0 Visits: 829 | Sunday August 17, 2014 - 19:06:26
Hargeisa(xogreebnews.com-Islaamka waxa astaamahooda ka mid ah in uu xor yahey xoriyadaas oo ku xadaysan tilmaamaha RABBI & Sunaha Rasuulka SCW, ma jirto RABBI mooyee cid Adoon loo noqdaa,

Read More »

Wasiirka Caddaaladda Somaliland Oo Furay Kulan Lagu Lafa-gurayo Hanaanka Loo Curinayo Shuruucda Dalka

0 Visits: 735 | Sunday August 17, 2014 - 19:01:55
Hargeysa(Xogreebnewas)-Wasiirka wasaaradda Caddaaladda iyo Garsoorka Somaliland Xuseen Axmed Caydiid, ayaa maanta Hargeysa ka furay kulan lagu lafa guri doono sixitaanka habka loo samayeeyo Sharciyadda Dawladda. Kulankan ayaa inta uu socdo lagu falanqaynayaa sida ugu saxsan ee Sharciyada loo curin karo.

Read More »

Waxgaradka Iyo Dhalinyarada Degmada Ibraahim Koodbuur Oo Kalsoonidii Kala Noqday Xildhibaan Hanad Xaashi Oo Ka Tirsan Golaha Deegaanka Hargeysa–.

0 Visits: 905 | Sunday August 17, 2014 - 18:58:49
Hargeysa-(xogreebnews.com-Shir balaadhan oo ay isugu yimaadeen Waxgaradka Iyo Dhalinyarada Degmada Ibraahim Koodbuur ayaa waxay ku shaaciyeen inay Kalsoonidii kala

Read More »

Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay U Qaabilsan Arrimaha Somaliya Danjire Nicholos Kay Oo Maanta Booqasho Yimi Puntland.

0 Visits: 776 | Sunday August 17, 2014 - 18:54:44
Garoowe(xogreebnews.com-Wakiilka Xoghayaha guud ee QM u qaabilsan arrimaha Somaliya Danjire Nicholos Kay ayaa maanta soo gaaray Magaalada Garoowe ee Caasimada Dowladda Puntland . Soo dhaweyn loogu sameeyay Garoonka Diyaaradaha ee Garoowe ayaa waxa ka

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo 621 Arday Oo Dhamaystay Jaamacadda Camuud Shahaadooyin Gudoon siiyay

0 Visits: 846 | Sunday August 17, 2014 - 18:45:49
Boorama(Xogreebnews) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta ka qayb galay Munaasibad ay Ardayda Jaamacadda Camuud dhamaystay ku qalin jabinayeen.

Read More »

Arday Reer Somaliland Ah Oo Ku Qalino Jabiyay Xarunta Midawga Africa Ee Addis Ababa Iyo Nuxurka Khudbadaha Gudoomiyaha Kulmiye iyo Waddani ka jeediyeen Madashaasi

0 Visits: 860 | Sunday August 17, 2014 - 11:07:07
Addis Ababa(xogreebnews.com- Masuuliyiin Xukumadda Somaliland iyo Goleyaasha qaranka ka socda ayaa Shalay Caasimada Ethiopia kaga qayb galay Munaasibad qalin jabin ah oo Arday ka kala socday 23 Dal oo Africa ah Somaliland ka mid tahay loogu sameeyay Xarunta Midawga Africa ee Addis Ababa. Ardayda Reer…

Read More »

MADAXWEYNE SIILAANYO OO SAAKA U JAR-MAADAY GOBOLKA AWDAL SOO DHOWEYN BALLAADHAN OO LO QOON-DEEYEY.

0 Visits: 851 | Sunday August 17, 2014 - 10:22:36
Hargeisa(xogreebnews.com-madaxweyne somaliland axmed maxamed maxamuud siilaanyo ayaa saaka u jar-maaday magaalada boorama.halkaaso la sheegay inuu shaahaadoyin gudoon siin doono ardaydaa jaamacadda camuud

Read More »

“Waxaanu Leenahay Xukumaddu Degdeg Ha U Horkeento Golaha Wakiilada Sharciyada Komishanka Doorashooyinka Oo Halaga Baaraan Dego..”Afhayeenka Waddani

0 Visits: 763 | Saturday August 16, 2014 - 18:34:41
Hargeysa(Xogreebnews)-Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa, oo ka tirsan Golaha wakiilada, ahna Afhayeenka Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa sheegay inaanay cudur daar u noqonayn Xukumadda Komishanka Doorashooyinka oo wakhtigoodii gabobago yahay islamarkaana u baahan wax ka bedel inay dib u dhigaan…

Read More »

featured