Wararka

Baashe Morgan Wiilka Ina Siilaanyo Qaba Oo Ninka La Yidhaado Guulwade Maxamed Qabo U Magacaabaya Wasiirka Warfaafinta Si Uu U Burburiyo Midnimada Beesha Arab

0 Visits: 875 | Monday August 25, 2014 - 17:58:12
Baashe-Cawil-iyo-masuuliyiinta-xidhan-ee-wargeyska-HaatufWaxaa todobaadkan qasriga madaxtooyada isugu yimid xubnaha talada dalka gacan ku haya oo uu hogaaminayey Wiilka Siilaanyo Sodoga u yahay ee Baashe Cawil Xaaji Cumar(Morgan-2) kulan halkaasi ka dhacay

Read More »

Salaadiinta Waaweyn Ee Awdal Oo Naqdiyay Qabyaalada Foosha Xun Ee Taala Hargeysa Iyo Aqoon-yahanno Taageerray

0 Visits: 849 | Monday August 25, 2014 - 17:54:31
Hargeysa(xogreebnews.com-Annaga oo ka mid ah Dhalinyarada Deggan Caasimada Somaliland ee Hargeysa waxaanu si kal iyo laab ah u soo Dhowaynaynaa,uguna Bogaadinaynaa,salaadiinta,cuqaasha,iyo wax-garadka gobolada galbeedka Somaliland ,baaqa

Read More »

Fu’aad Aadan Cadde oo la soo xerogeliyey Burcona la keenay ka dib markii laga soo saaray Dhufaysku ku gorgortamaayey.

0 Visits: 854 | Sunday August 24, 2014 - 20:11:59
Hargeisa-(xogreebnews.com-Xukumada Siilanayo ayaa xooga saartay ,kuna guulaysatey inay dib u soo lad-qabayso la Taliyaha Madaxweynaha Siilanyo ee gobolada Bari Fu'aad Aadan Cadde oo hore uga cadhoodey hab-dhaqanka Qasriga Madaxtooyada,maalmahan danbena

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Safar Kedis ugu caraabay maagalada Berbera.

0 Visits: 897 | Sunday August 24, 2014 - 19:45:12
Hargeysa(xogreebnews) Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa goor dhaweyd oo ku beegann salaaddii casar u carraabay dhinaca Magaalada Berbera ee xarunta Gobolka Saaxil.

Read More »

madaxweyne siilaanyo oo magacaabay gudoomiyaha xaysiimo xilli ay deegaankaas ka taagan yihiin duruufo iyo maamulo maqaar-saarka WAR-SAXAAFADEED

0 Visits: 711 | Sunday August 24, 2014 - 19:33:31
Hargeisa(xogreebnews.com-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Digreeto madaxweyne oo sumadeedu tahay

Read More »

Ururka Dhalinyarada Ee Daalo Oo Xalay Hargeysa Ku Qabtay Xaflad Qaadhaan Loogu Uruurinaayey Garoon Gubada Cagta Ah Oo Looga Hirgalinaayo Degmada Gacan Libaax

0 Visits: 916 | Sunday August 24, 2014 - 19:20:25
Hargeysa(xogreebnews.com--Ururka Horumarinta Dhalinyarada ee Daalo Organization ayaa Habeenkii xalay Kaah Hotel ku qabtay kulan balaadhan oo qaadhaan loogu uruurinaayey garoonka Kubada Cagta ee xaafada Hodan Hillis ee Degmada Macalin Haaruun

Read More »

Udiyaar Garowga Caaleema Saarka Madaxweyne Cali Khaliif Galaydh Oo BUUHOODLE Laga Dareemayo

0 Visits: 860 | Sunday August 24, 2014 - 19:17:53
Saxadheer(xogreebnews.com-Prof. Cali Khaliif Galaydh oo madxweyne loogu doortay shir beeleed ka dhacay degaanka Saax-dheer ee Gobolka Sool bishan August, ayaa la filayaa in xaflad isugu jirta xil-wareejin iyo caleemo-saar loogu qabto magaalada Buuhoodle Isniinta

Read More »

Beesha Gaashaan Buurta Axmed Faarax(Gaf) Oo Uga Digtay Madaxwaynaha Somaliland Inuu Dhulka Daaqsimadaa Ka Aqbalo In Laga Dhigo Magaalooyin Lagana Barakiciyo Xoolaha Iyo Dadka Deega.

0 Visits: 805 | Sunday August 24, 2014 - 19:15:49
Burco(xogreebnews.com-Waxaa soo shaac baxaaya kulan ay la yeesheen suldaan beesha cabadalle arab madaxwaynaha somaliland oo ay ku maslaxanayeen inuu dhulka uga qaado beesha gaashaan buurta axmed faarax ee beesha cabdalle arab ku murmaysa waxa aanay lahayn .

Read More »

War saxafadeed Ka Turjumaya cabashada ka timid Kaluumaystada Reer Lasqoray– Xoghayaha Kaluumaysiga iyo khayraadka bada ee xisbiga ucid Cabdilahi Cumar Shaqale–

0 Visits: 921 | Sunday August 24, 2014 - 19:12:55
London(xogreebnews.om- Warsaxafadeed uu soo saray Xoghayaha Kalumaysiga iyo Khayradka Bada ee Xisbiga Ucid ayaa waxa uu u dhigna sida Tan Cabashada sida gaarka ah ee

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Iyo Xisbiyada Mucaaridka Oo Ku Kala Kacay Kulan Ay Ku Yeeshen Madaxtooyada

0 Visits: 870 | Sunday August 24, 2014 - 19:10:18
Hargeysa(xogreebnews.com-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Guddoomiyaasha Xisbiyada Mucaaridka ee Waddani

Read More »

Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Ka Hadlay Muhiimada Biyo Xidheennada iyo Waxyaabaha Uu Ku Soo Arkay Socdaal Uu Dooxa Waaheen Ku Soo Maray

0 Visits: 727 | Sunday August 24, 2014 - 12:05:12
Hargeysa(Xogreebnews) Wasiirka Beeraha Somaliland Faarax Cilmi Geedoole, ayaa sharaxaad ka bixiyay Qorshaha biyo xidheeno wasaaraddiisu wado iyo khatarta ay Biyo mareennadu ku hayaan dhulka Beeraha ah iyo dhul daaqsimeedka. Wasiirku waxa uu sheegay in Socdaal uu ku soo indho-indheeyay Dooxyada biyo…

Read More »

ku dhowaad labaatan suldaan oo reer aw-dal ah oo saaka tabaasho la hor-tagay madaxweyne siilaanyo.

0 Visits: 996 | Sunday August 24, 2014 - 11:08:55
Hargeisa(xogreebews.com-wax-garadka gobolka awdal ayaa saaka kulan tabbaasho la qaadan doona madaxweyne siilaanyo oo ay u gudbin doonaan caabaasho ay qaabaan reer boorama.

Read More »

Xarun Caruurta Agoonta Ah Hoy iyo Goob Waxbarasho U Noqonaysa Oo Hargeysa Laga Dhagax dhigay

0 Visits: 835 | Sunday August 24, 2014 - 10:07:05
Hargeysa(Xogreebnews)Xarun Agoomo tiro badan u noqonaysa Hoy iyo goob wax barasho ayaa Marwada Madaxweynaha Somaliland Aamina Waris iyo Duqa Caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Soltelco, ka dhagax dhigeen Duleedka Hargeysa. Xaruntan waxaa dhismaha xaruntan fulinaysa hay'adda Al-najax.

Read More »

Wefti Ka socda Akaademiyadda Nabadda Iyo Horumarinta Somaliland Oo Boqasho Ku Tagay Ceerigaabo + Sawirro.

0 Visits: 706 | Saturday August 23, 2014 - 19:38:14
Weftiga Culus ee ka socdda akaademiyadda Nabad iyo Horumarinta ayaa waxa Hor kacaya Cilmi Baadhe sare Cabdiraxmaan Maxamed Axmed "Xarbi" Waxana ay cagta soo dhigi doonaan deegaano hoos yimaada gobolka sanaag Sida degmooyinka Maydh, Gudmo Biya Cas, Iyo weliba Gar'adag

Read More »

Go’aanka Uu Madaxweyne Siilaanyo Ka Soo Saaray Murankii Shaqaaqada Dhaliyey Ee Deegaanka Baliga Diiriye Guuleed '

0 Visits: 852 | Saturday August 23, 2014 - 19:20:50
Hargeysa (xogreebnews.com-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa laalay go'aankii Ay Guddi Wasiiro ah dhawaan ka soo saareen murankii dhul ee u dhaxeeyay laba beelood oo wada dega Tuulada Baliga Diiriye Guuleed. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)

Read More »

MA DHABBA INUU,Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Ciro Ahna Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Codsaday In Golaha Wakiilada Loo Kordhiyo 5 Sano Oo Kale.

0 Visits: 805 | Saturday August 23, 2014 - 17:17:54
"Hargeisa(xogrrebnews.com-Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi (ciro) ayaa ka codsaday golaha guurtida somaliland in mudo 5 sano ah loo kordhiyo madaama aan la wada qaban karin laba doorasho oo dalka isku mar ka dhacda".

Read More »

Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Ucid Oo Sheegay Inaanu Jirin Wax Khilaaf Ah Oo Ka Dhaxeeya Musharaxa Iyo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid, Una jawaabay Xildhibaan Xasan Cawaale.

0 Visits: 796 | Saturday August 23, 2014 - 17:01:42
Hargeysa(xogreebnews.com-xoghayaha warfaafinta xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Yuusuf Kayse Cabdilaahi ayaa jawaab ka bixiyey hadal dhawaan ka soo yeedhay xildhibaan Xasan Cawaale oo ka tirsan mudanayaasha golaha wakiilada somaliland.Xoghayaha warfaafinta

Read More »

Xisbiga Waddani Oo Khiyaamo Qaran Oo Aan La Aqbali Karin Ku Tilmaamay Qaabka Xukumaddu Golaha Wakiilada Ugu Gudbisay Xeerarka Diwaan galinta Madaniga ah iyo Codbixiyeyaasha

0 Visits: 973 | Saturday August 23, 2014 - 16:41:55
Hargeysa(Xogreebnews) Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa diidmo ka muujiyay islamarkaana sheegay inaanu aqbalayn hanaan Xukumaddu wado oo lagu midaynayo Xeerka Diwaan galinta Muwaadinka iyo Diwaan galinta Codbixiyaha, taasi oo qofka qaadanaya Kaadhka Codbixinta ay tahay inuu haysto kaadhka dhalashada.

Read More »

maayarka Gabiley Oo Hor Tagay Guddida Illaalinta Hantida Qaranka Wakiilada,Kana Hadlay Mooshin Ka Dhan Ah Oo La sheegay In Golihiisa Wado

0 Visits: 843 | Saturday August 23, 2014 - 16:39:02
Hargeysa(Xogreebnews)-Maayarka Degmada Gabiley Shucayb Maxamed Muuse, ayaa maanta Xarunta Golaha Wakiilada kulan kula qaatay Guddida ilaalinta Hantida qaranka iyo dabagalka Musuqmaasuqa. Kulanka ayaa guddidu xogwaraysi kala yeeshay Arimaha shaqadiisa khuseeya

Read More »

“Faysalow guddoomiyenimada Ucid iska casil, Jamaala Ma doonaysid Inuu tartan Doorasho Galo” Xildhibaan Xasan Cawaale

0 Visits: 829 | Saturday August 23, 2014 - 12:09:23
Hargeysa(Xogreebnews)Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan, oo ka tirsan Golaha wakiilada Somaliland, ahna Gudoomiyaha guddida arimaha Bulshada ayaa Eedaymo culus u jeediyay Hogaamiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe. Xildhibaanka oo ka jawaabayay dalabka Faysal Cali Waraabe ee ah in Golaha wakiilada…

Read More »

featured