Wararka

Hargeisi Waxay Heeshay Maayerkii horumarkeeda U Hor-seedi Lahaa sow maha ?

0 Visits: 833 | Tuesday August 26, 2014 - 20:56:56
Hargeisa(xogreebnews.com-Goor sheegtu waa shantii subaxnimo oo buuro ah,waxaa kasoo baxay mid ka mid ah masaajidaada caasimadda ku yaalla.waxaanan doorbiday inaan u foof-tago hor ilaahay.

Read More »

Madaxweynihii Kilaalka shanaad Ee Dawlad Deegaanka Itoobiya Oo Xabsiga Lo Taxaabay,Ciidama Oo Fadaraal Ah Oo la Wareegay jig-jiga

0 Visits: 1161 | Tuesday August 26, 2014 - 20:07:56
Jig-jiga(xogreebnews.com-ilo wareedyo ku sugan jig-jgi ayaa shabakadda warar ee xogreebnews.com u cadeeyey in galabta xabsiga lo txaabay madaxweihii dawlad deegaanka kilaalka shanaad ee fadaraalka itoobiya.

Read More »

KOOXDA NABAD DIIDKA AH EE KHAATUMO SEEG OO JAB IYO HOOG KALA CAROWDAY DAGAAL GAADMO AH OO AY KUSOO QAADEEN CIIDANKA QARAN-KA

0 Visits: 880 | Tuesday August 26, 2014 - 19:42:57
Saax-dheer(xogreebnews.com-Ciidanka qaranka Somaliland ayaa maanta abaaro labadii duhurnimo hawlgal ka fuliyey meel u dhaw deegaanka saax —dheer oo dhawaan lagu doortay

Read More »

Xukumadda JABUUTI Oo Ka Hadashay Weerar Ka Dhacay Goob Madaxweyne GEELE Ku Sugnaa

0 Visits: 804 | Tuesday August 26, 2014 - 19:27:36
Hargeysa(xogreebnews.com-Xukuumadda Dalka Djibouti ayaa Markii ugu horraysay ka Hadashay Weerar Maalintii shalay ka Dhacay Garoonka Diyaaradaha Djibouti, kaas oo keenay

Read More »

Wasiirka Duulista Iyo Hawada Oo ka Hadlay Arrimo Doora, kana Jawaabay Su'aalo kala duwan oo Saxaafaddau ay waydiisay.

0 Visits: 851 | Tuesday August 26, 2014 - 19:24:54
Hargeysa (xogreebnews.com- Wasiirka Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa caddeeyey in khilaaf dhinaca

Read More »

DAAWO XOGREEB TV"Murashaxa UCID Oo Ka Warbixiyay Kulan Asxaabtu La Yeesheen Qaadhaan Bixiyayaal Caalamiya

0 Visits: 721 | Tuesday August 26, 2014 - 19:19:15
Hargeysa(Xogreebnews.com-Musharaxa Madaxwaynaha Xisbiga Ucid oo Faah faahin ka bixiyey Kulan ay la yeesheen Qaadhaan Bixiyeyaasha Doorashada Jamaal Cali Xuseen Waxa uu fashiliyey Dabino ay Xukuumadu Doorashada umaleegaysay Daawo Muuqaalka.

Read More »

madaxweynaha islaamka oo booqday dhaawicii yuhuuddu u geysatay muslimiinta reer falastiin daawo sawiiradda Turkiga Erdogan

0 Visits: 871 | Tuesday August 26, 2014 - 19:15:13
madaxweynaha islaamka oo booqday dhaawicii yuhuuddu u geysatay muslimiinta reer falastiin daawo sawiiradda Turkiga Erdogan

Read More »

DAAWO XOGREEB tv:Madaxda sirdoonada dalalka Afrika oo ku kulansan Nairobi

0 Visits: 901 | Tuesday August 26, 2014 - 19:09:32
Nairobi (xogreebnews.com_Waxaa magaalada Nairobi ku kulansan madaxda sirdoonada qaarada Afrika oo ka wada hadlaya sidii xal loogu heli lahaa wax ay ugu yeedheen

Read More »

DAAWO XOGREEB TV:DOOD CAALAMI AH OO KU SAAB-SAN MAAMULKA MAQAAR-SAARKA AH EE KHAATUMO SEEG,JAWAAB LA"AANTA SOMALILAND

0 Visits: 828 | Tuesday August 26, 2014 - 19:03:39
DAAWO XOGREEB TV:DOOD CAALAMI AH OO KU SAAB-SAN MAAMULKA MAQAAR-SAARKA AH EE KHAATUMO SEEG,JAWAAB LA"AANTA SOMALILAND

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Iyo Danjire Nicholas Kay Oo Kulankoodii Ka Dib Hawada Isu Mariyay Weedho Siyaasadeed Oo Ay Kala Fogaansho Ka Muuqato

0 Visits: 763 | Tuesday August 26, 2014 - 18:54:56
Hargeysa(xogreebnews.com-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo iyo ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya danjire Nicholas Kay, ayaa

Read More »

“Madaxweynuhu Yuu Isku Dhiganin In Isaga Oo Xilkiisa Gudun Waayey Hadana Loo Jadiidiyo” Xasan Guure

0 Visits: 694 | Tuesday August 26, 2014 - 18:50:50
Hargeysa(xogreebnews.com— -Guddoomiyaha Madasha Wada-tashiga Xasan Guure Jaamac, ayaa sheegay in Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo), aanu

Read More »

Toogashada Ka Dhacday Madaarka Djibouti Oo Ku Soo Beegantay Xilli Xukuumadda Madaxweyne Geelle Damacsanayd In Maanta Xabsiga Laga Sii Daayo Saddex Wadaad

0 Visits: 765 | Tuesday August 26, 2014 - 08:40:56
Djibouti (xogreebnews.com- Toogasho rasaaseed ayaa la sheegay in shalay galabnimadii ay ka dhacday Madaarka magaalada Djibouti, halkaas oo uu daqiiqado ka hor ka degay Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle oo safar dibadda ah ka soo laabtay.

Read More »

Madaxweyne Siilanyo oo maanta u soo baqooli doono Hargeysa +Cali Xoorxoor oo qaybinaya kiradii Berito ee wadada berbera-Hargeysa

0 Visits: 776 | Tuesday August 26, 2014 - 08:38:23
Hargeisa-(xogreebnews.com-Sida masuuliyiin sarsare ooo ka tirsan Qasriga Madaxtooyada u xaqiijiyeen warfidiyeenka Qarannews Madaxweyne Siilanyo iyo Marwadiisa Amina Weris ayaa la filayaa in goor hore oo aroorta ah ka soo baqoolan magaalada Berbera, una soo jihaystaan Qasrigooda Hargeysa.

Read More »

Qurba-joogta Reer Awdal Ee Ottawa Oo Baaq Taageero U Diraya Oday-dhaqmeeyada Gobolada Galbeedka Somaliland

0 Visits: 943 | Tuesday August 26, 2014 - 08:36:27
Ottawa (xogreebnews.com- Hadaanu nahay Qurbe-joogta reer Awdal ee Ku nool Magaalada Ottawa, waxaan halkan ka cadaynaynaa in aanu la garab taagan nahay taageero hiil iyo hooba leh Oday-dhaqaeedyada Gobolada Awdal, Seley Iyo Gabiley, ee gartay inay madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo kala hadlaan…

Read More »

Maxkamad Ku Sheega Qoyska Siilaanyo Oo Xayiraadii Ka Qaaday Wargeyska Hubaal Kadib Amar Kaga Yimid Beesha Caalamka

0 Visits: 770 | Tuesday August 26, 2014 - 08:32:49
Hargeisa(xogreebnews.com-Beesha Caalamka ayaa kala dooransiisey Siilaanyo in la joojiyo caawimada beesha caalamku siiso Maamulka Siilaanyo ama uu xayiraada

Read More »

DAAWO XOGREEB TV: MADAXWEYNE SIILAANYO OO DABAAL KAGA DHER-GEY MAGAALADDA BERBERA.

0 Visits: 860 | Monday August 25, 2014 - 20:15:14
DAAWO XOGREEB TV: MADAXWEYNE SIILAANYO OO DABAAL KAGA DHER-GEY MAGAALADDA BERBERA.

Read More »

Wasiirka Duulista Somaliland Oo Markii U Horaysay Ka Hadlay Khilaaf Wasaaraddiisa Iyo Ciidanka Qaranka Dhex Maray.

0 Visits: 854 | Monday August 25, 2014 - 19:41:36
Hargeysa(Xogreebnews.com-Wasiirka wasaaradda Duulista Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa markii u horaysay faahfaahin ka bixiyay Muran soo kala dhex galay Wasaaraddiisa

Read More »

MA DHABBA IN Hargeysa lagu qabtay Idaacad u socotay Jabhad uu sameeyay Madaxweynaha Kililka 5-aad -Cabdi Ileey oo looga yeeray Addis Ababa iyo cabsi laga qabo dagaal

0 Visits: 1009 | Monday August 25, 2014 - 19:32:55
Hargeisa(xogreebnews.com-Ciidanka Nabad-sugida Somaliland ayaa Magaaladda Hargeysa ku qabtay Idaacad FM Radio ah oo ku socotay dalka Ethiopia. Ragga watay Idaacadda lagu qabtay Hargeysa ayaa sheegay inay ka tirsanaan jireen jabhadda ONLF hasse yeeshee ay hada ka mid

Read More »

Wufuudi ka socotay Dowlada Somalia iyo kuwi ka socday IGAD oo kismaayo gadhay.

0 Visits: 748 | Monday August 25, 2014 - 19:20:45
Kismaayo(xogreebnews.com-Wafdi ka socda urur goboleedka IGAD gaar ahaan xafiiska qaabilsan arimaha Somalia oo uu horkacayo wakiilka IGAD Somalia Maxamed Cabdi Affey

Read More »

DAAWO XOGREEB TV:"Hadii lagu Xidhayo iyo hadii lagu dilayo Doorasho la,aan-baan dalka ku Xukumayaa Nina ka yeeli mayno" Cabdiraxmaan cabdi qaadir

0 Visits: 827 | Monday August 25, 2014 - 18:51:55
DAAWO XOGREEB TV:"Hadii lagu Xidhayo iyo hadii lagu dilayo Doorasho la,aan-baan dalka ku Xukumayaa Nina ka yeeli mayno" Cabdiraxmaan cabdi qaadir

Read More »

featured