Wararka

Wakiiladda Oo Caga Jiid Ku Ansixiyay Wasiir Kusoo Biirayay Golaha Wasiiradda SIILAANYO

0 Visits: 778 | Saturday August 30, 2014 - 16:06:06
Hargeysa(xogreebnews.com-Golaha wakiilada somaliland ayaa fadhigoodii maanta ku ansixiyey wasiirka wasaarada xidhiidhka golayaasha iyo technolog-yada.Fadhiga maanta.

Read More »

TABASHADA Qayb Kamida Nuxurka Qoraal Ay Madax-dhaqmeeyada Gobolada Galbeedka Somaliland U Gudbiyeen Madaxweyne Siilaanyo (AKHRISO)

0 Visits: 899 | Saturday August 30, 2014 - 15:34:29
Hargeysa(xogreebnews.com— Oday-dhaqameedyada gobolada galbeedka Somaliland  oo tiradoodu dhan tahay 25 ayaa muddo todobaad ah ku sugan magaalada Hargeysa, iyagoo u yimid Ballan ay hore ula lahaayeen Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo si ay ugu soo bandhigaan

Read More »

DAAWO xogreeb Tv: Madaxweyne Ku-xigeenka KHAATUMO Oo Markii U Horaysay Dhinacooda Ka Hadlay Dagaalkii Saxadheer;

0 Visits: 743 | Friday August 29, 2014 - 20:08:11
Saxadheeer(xogreebnews.com-— Madaxweyne ku xigeenka maamulka KHAATUMO Cabdul Cagalule ayaa markii ugu horaysay dhinacooda ka hadlay dagaalkii saaka ka qarxay deegaanka Saxadheer;

Read More »

Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Oo Isugu Yeedhay Xubnaha Reer Awdal Ee Xukuumada Somaliland Kaga Jira Sadexda Gole + Arrintii Salaadiinta Oo Weji Kale Yeelatay

0 Visits: 814 | Friday August 29, 2014 - 20:04:52
Hargeysa(xogreebnews.com-— Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta kullan la yeeshay masuuliyiinta reer awdal kaga jira sadexda gole qaran

Read More »

Madaxweyne Siilanyo oo Gudoomiyayaasha labada Xisbi Mucaarad u kala diray Qoraal uu kaga dalbanayo inay soo gudbiyaan Xubnaha Komishinka Doorashooyinka u meteli doona.

0 Visits: 840 | Thursday August 28, 2014 - 20:17:30
Hargeysa-(xogreebnews.com-Madaxweyne siilanyo ayaa qoraal uu u kala diray Gudoomiyayaasha Labada Xisbi Mucaarad ku sheegay in xisbi waliba soo gudbiyo xubinta uu u xulanaayo Komishinka doorashooyinka Qaranka. Komishinka Doorashooyinka Qaranka oo ka

Read More »

Xildhibaan Hanad Xaashi Oo Dhul Boob Ka Bilaabay Shacabka Meel Wado Ahna Habeen Madaw Dhisay {Daawo Sawiro}

0 Visits: 894 | Thursday August 28, 2014 - 19:44:33
Hargeisa(xogreebnews.com-–Xildhibaan Hanad Xaashi oo katirsan xildhibaanada golaha deegaanka Hargeysa ayaa meel wado ah oo ku taala xaafada shacabka ka bilaabay dhisme guri. Dadka xaafada ayaa saaka aroortii kusoo toosay wadadii oo says cusub laga dhisayo,

Read More »

“Waxaannu is-nidhi Gabadhu hadday doonayso in ilmahan ay googgoysay tuurto meelahaa Dooxyada ayay geyn lahayde, malaha ilmaha way xadday oo inay hilib ahaan u cunto ayay doonaysay, waayo?” Mid ka mid ah dadweynaha Amakaagay ee goob-joogga u noqday dhacdadan warbixin murugo xambaar-san

0 Visits: 743 | Thursday August 28, 2014 - 19:36:39
Hargeysa(xogreebnews.com-Fal argagax leh ayaa xalay ka dhacay badhtamaha Suuqa Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ka dib markii la qabtay Gabadh laba Bocood ku kala sidday Meydka ilma-yar oo ay Jarjartay ama ay googgoysay. Gabadhan ayay Ciidammada

Read More »

dagaal oogge cali khaliif oo goor-dhoweyd tuullo la yidhaahdo Togga Eerigo shir jaraa"iid ku qabtay,calan-calna af-ka u furtay akhriso.

0 Visits: 880 | Thursday August 28, 2014 - 19:28:30
Togga Eerigo (xogreebnews.com-Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galayr oo shir jaraa,iid ku qabtey deegaan la yiraahdo Togga Eerigo oo ku yaala meel 10 KM u jirta Xadka Itoobiya iyo Somaliya ayaa ka hadlay dagaalkii maanta Somaliland iyo Khaatumo ku dhex marey Saax dheer, wuxuuna sheegey inay…

Read More »

Suldaanka guud ee subeer awal oo baaq ku aadan tahriibta u diray xukumada,kana warbixiyeey hawlaha doorashada iyo xiliga oo gabaabsi ah.

0 Visits: 857 | Thursday August 28, 2014 - 15:56:12
Hargeisa(xogreebnews.com-Suldaanka guud ee beel weyntaa subeer awal xasan suldaan cabdi laahi suldaan cabdi raxmaan suldaan diiriye,ayaa warbaahinta u sheegay in dalka maraayo xaalad adag .waxaana uu baaq aad uu culus u diray xukuumada Somaliland oo uu sheegay inay ka gaabiyeen wax-ka qabaashada tahriibtaa…

Read More »

Dadweynihii iyo baabuurtii dhex mari jirtay madaarka Hargeysa, waxaan leeyahay mara wadooyinka cusub ee laydiin diyaariyey.” Wasiirka Duulista Somaliland.

0 Visits: 817 | Thursday August 28, 2014 - 15:04:09
Hargeysa (xogreebnews.com- wasirka wasaaradda duulista iyo hawada somaliland aya qoraal aad u dheer soo dhigay boggisa facebook qoraalkaasina waxaa uu dhignaa sidaan.Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ka hadlay Laba wado oo dhex mari…

Read More »

Ciidamada Somaliland Oo La Wareegay Gacan Ku Haynta Saxadheer Soona Qabqabtay Wufuud iyo xildhibaanno ka mid ah baarlamaanka soomaaiya oo U Timid Caleemo Saarka Galaydh

0 Visits: 821 | Thursday August 28, 2014 - 15:00:38
Saxadheer(xogreebnews.com-Ciidadmaa Somaliland ayaa Saaka Waabarigii Weerar ku qaaday Magaagada Saax dheer oo Maamulka a khaatumo ay qorshaynayeen in lagu caleemo saaro Cali Khaliif Galaydh.

Read More »

Taliyaha Ciidanka Qaranka Oo Xaqiijiyay In Ciidanka Qaranka Somaliland La Wareegay Gacan Ku Haynta Saax-dheer

0 Visits: 779 | Thursday August 28, 2014 - 11:59:18
Laascaanood(Xogreebnews) Ciidanka Qaranka Somaliland, ayaa saaka ku waabariistay Degmada Saax-dheer oo mudooyinkii u dambeeyay fadhiisin u ahayd Kooxda Cali Khaliif. Ciidanka ayaa halkaasi ka Eryay Maleeshiyada Kooxda iyo sidoo kale Dadkii ka qayb gali lahaa Caleemo Saarka Cali Khaliif oo Saaka loogu…

Read More »

Ciidamada Somaliland oo baacsaday dagaal ooge cali khaliif,lana wareegay deegaankii lagu doortay,khasaarihii goobtaas ka dhacay oo xogreeb xog idiinka hayso

0 Visits: 777 | Thursday August 28, 2014 - 10:37:38
Saax dheer, (xogreebnews.com-- Ciidadmaa Qaranka Somaliland ayaa Saaka Waabarigii Weerar ku qaaday Magaalada Saax dheer oo Maleeshiyada khaatumo ay qorshaynayeen in lagu caleemo saaro Cali Khaliif Galaydh.

Read More »

Dr Fadal Oo Iska Casilay WADDANI, Warqad Uu Ugudbiyay Hogaanka Xisbiga Iyo Nuxurka Iscasilaadisa

0 Visits: 755 | Wednesday August 27, 2014 - 19:10:06
Hargeysa(xogreebnews.com-Xogahayihii Gudida arimaha dibadda ee Xisbiga WADDANI Dr Maxamed Cismaan fadal oo maanta gelinkii dambe iska casilay Xilkii iyo weliba xubnimaddi Xisbiga WADDANI ayaa shaaciyay Sababta Rasmiga ah ee ka Dambsa is casilaadiisa. Dr fadal

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo U Amba Baxay Dalka Turkiga Si Uu Uga Qaybgelo Xafladda Caleemo Saarka Madaxweynaha Cusub Ee Turkiga.

0 Visits: 757 | Wednesday August 27, 2014 - 16:20:07
Muqdisho(xogreebnews.com-— Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u amba baxay dalka Turkiga, halkaasi oo

Read More »

MADAXWEYNE siilaanyo oo tacsi tiiraanyo leh u diray Marxuum Aadan Maxamed Wiilad

0 Visits: 770 | Wednesday August 27, 2014 - 16:15:17
MADAXWEYNE siilaanyo oo tacsi tiiraanyo leh u diray Marxuum Aadan Maxamed Wiilad

Read More »

Badhasaabka Gobolka Cusub Ee Xaysimo Oo Ku Baaqay In Wada Hadal Lala Furro Cali Galaydh

0 Visits: 777 | Wednesday August 27, 2014 - 16:11:55
Hargeysa(xogreebnews.com-— Badhasaabka cusub ee gobolka Xaysimo Md. C/rashiid Maxamed Axmed (Xiir), ayaa sheegay in aanay wax faa'iido ahi ugu jirin bulshadda

Read More »

“Waxa Lumay Hoggaankii Siyaasiga Ahaa Ee Dalka, Waxa Socda Oo Soo Ururay Xidhiidhkii Wanaagsanaa Ee Aynu Adduunka La Lahayn, Shan Sanno Ka Hor” Xildhibaan Jaamac Rayte

0 Visits: 725 | Wednesday August 27, 2014 - 16:08:57
Hargeysa(xogreebnews.com-Xildhibaan Ibrahim Jaamac Rayte, ayaa ka digay in dib u dhac ku yimaado doorashada madaxtooyada, waxaanu sheegay in taasi dalka halis gelin doonto. Xildhibaan Rayte, oo waraysi gaar ah siiyay wargeyska Geeska Afrika, wuxuu sheegay in

Read More »

Xabbad Joojin Ka Hirgashay Qaza iyo Falastiiniyiinta Oo Guul U Dabaal Degaya

0 Visits: 732 | Wednesday August 27, 2014 - 12:06:27
Qaza(xogreebnews.com-Falastiiniyiinta ayaa u dambaal degaya guul ay sheegeen inay ka gaadheen Dagaalkii 7-da todobaad socday ka dib markii Falastiiniyiinta iyo Israel isku raaceen Xabad joojin Rasmi ah oo aan wakhti

Read More »

“Wax Xidhiidh Ahi Kama Dhexeeyo Qaraxii Jabuuti Ka Dhacay 24-kii May iyo Rasaasta Askarigu Ku Dhaawacay Dhakhtarka Madaxweynaha” Dawladda Jabuuti Oo Faahfaahisay Falkii Madaarka

0 Visits: 760 | Wednesday August 27, 2014 - 12:00:17
Jabuuti(Xogreebnews)Dawladda Jabuuti ayaa si faahfaahsan uga hadashay sidii uu u dhacay Falkii lagu dhaawacay Dhakhtarka Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele iyo laba Askari oo kale wakhti Madaxweynaha Jabuuti ka soo degay Madaarka. Wasiirka arimaha dibada Jabuuti Maxamed Cali Yuusuf ayaa sheegay…

Read More »

featured