Wararka

Madaxweynaha Jubaland oo xarunta madaxtooyada ku qaabilay wafdigii ka socday Turkiga(sawirro)

0 Visits: 893 | Monday September 01, 2014 - 19:45:48
Kismaayo(xogreebnews.com-Madaxweynaha maamul goboleedka Jubaland mudane Sheekh Axmed Maxamed Islaan ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socday dalka dalka Turkiga oo uu horkacayay madax hay'ada gargaarka iyo horumarinta dalka Turkiga ee TIKA Ahmed Gocer.Wafdigan oo ka koobnaa laba…

Read More »

Alshabaab oo qaab ku cusub dagaalka kaga hor-tagaysaa xaga “Badweynta Hindiya”

0 Visits: 917 | Monday September 01, 2014 - 19:39:06
Kismaayo(xogreebnews.com- Dagaalka u dhaxeeya Alshabaab iyo dowladda Soomaaliya iyo AMISOM oo isku dhinac ayaa qaadanaya naqshad kasta oo laga fikiri karo, waxaana la'isu

Read More »

Guddida Ilaalinta Hantida Qaranka Ee Golaha Wakiilada Oo Kulan Xog-Weraysi Ah La Yeeshay Wasiirka Xannaanada Xoolaha

0 Visits: 779 | Monday September 01, 2014 - 19:36:58
Hargeysa(xogreebnews.com)-Guddida Ilaalinta Hantida qaranka iyo daba galka Musuq-maasuqa u qaabilsan Golaha Wakiilada ayaa maanta kulan xog waraysi ah la yeeshay wasiirka Xannaanada Xoolaha Somaliland.

Read More »

Beelihii Hore Shaqaaqadu Ugu Dhexmartay Baliga Kalshaale Oo Sheegay Inay Dib Boodhka Uga Tumayaan Hadii Beelaha Isku Haysta Baliga Diiriye Ee Burco U Dhow Loo Ogolaado In Magaalo Iyo Baraago Laga Qoto Kana Soo Saaray Baaq.

0 Visits: 856 | Monday September 01, 2014 - 18:55:47
Burco,(xogreebnews.com- beelihii hore ugu dagaaalamay baliga kalshaale ee u dhaxeeya degaamada qurilugud Iyo buuhoodle. Beelaha dega kalshaale Iyo Nawaxigiisa ayaa waxay

Read More »

Xarunta Xuquuqal Iinsaanka Oo Si Adag Uga Hadashay Muwaadin Somaliland U Gudbisay Dalka Djibouti

0 Visits: 786 | Monday September 01, 2014 - 18:52:08
Hargeysa(xogreebnews.com-Dawladda Somaliland waxay u gancan gelisay muwaadin u dhashay Somaliland dalka Jibuuti. Cabdilaahi Shiikh Cabdiraxmaan Ibraahim waxa lagu xidhay Hargeysa 11 kii June sanadkan. Markii uu maalmo xidhnaa kadib waxa loo gudbiyay Jibuuti.

Read More »

DAAWO xogreeb Tv: Cali Khaliif Galaydh Oo Si Kulul U Weeraray Xukuumada Siilaanyo Kuna Baaqay Dagaal Ka Dhan Ah Somaliland.

0 Visits: 890 | Monday September 01, 2014 - 18:48:06
London(xogreebnews— Madaxweynaha Khaatumo Cali Khaliif Galaydh Ayaa Si Kulul U Weeraray Xukuumada Axmed Siilaanyo Kuna Baaqay Dagaal Ka Dhan Ah Somaliland.

Read More »

Isku Shaandhayn La Filayo In Uu Madaxweyne SIILAANYO Uu Sameeyo Iyo Xubnaha Salaanka Waydaaran Doona

0 Visits: 935 | Sunday August 31, 2014 - 21:19:18
Hargeysa(Xogreebnews)Waxa Sunnaha hannaanka Dimoqraadiyada kamid ah in hoggaamiyeyaasha Xukuumadaha Nidaamkan ku dhaqmaa marka muddo kasoo wareegto hal mar ay ku sameeyaan xubnaha Golaha Wasiiradooda ka tirsan isku Shaan-dhaweyn, xilka qaadis iyo magacaabis cusub, taasoo badi hoggaamiyeyaashu bulshada…

Read More »

xaaladda deegaanka saax-dheer oo caawa ka degen dhinaca somaliland iyo xoggo sheegaaya inay kooxdi cali khaliif isaa-soo abaabuleyso

0 Visits: 854 | Sunday August 31, 2014 - 20:50:43
saax-dheer (xogreebnews.com-deegaankii uu dhowaan ka dhacay daagalka u dhexeeyey somaliland iyo maleeshiyaadkii naba-diidka ahayd ee khaatumo seeg.oo ay dhowaan somaliland dagaal

Read More »

Al-shabaab Oo Weerar Ku Qaaday Xarunta Sirdoonka Ee Magaalada Muqdisho

0 Visits: 856 | Sunday August 31, 2014 - 19:11:45
Muqdisho(xogreebnews.com-Weerar xooggan ayaa kooxo ka tirsan Al-shabaab waxay ku qaadeen xarunta nabadsugidda gobolka Banaadir oo ku taalla xabsigii godka jilacoow oo ku dhow madaxtooyada Soomaaliya.

Read More »

Reer Ab-daal Iyo Gobolka Saaxil Ma Tuul Lagu Shaqaystaaba, Ileyn Xaqoodi Haday Daba-Galan Kummay Dan-Baabeene?

0 Visits: 849 | Sunday August 31, 2014 - 15:58:38
Hargeisa(xogreebnews.com-Reer Ab-daal Iyo Gobolka Saaxil Ma Tuul Lagu Shaqaystaaba, Ileyn Xaqoodi Haday Daba-Galan Kummay Dan-Baabeene?

Read More »

Madaxweynaha Kililka Shanaad Iyo Faderaalka Itoobiya Halkay Iska Qaniineen Ina Ilay oo Isku Haystay Ninka Ku Jira Kaalintii Melez Geeridiisii Kadib

0 Visits: 1069 | Sunday August 31, 2014 - 10:12:58
Jigjiga,(xogreebnews.com-Warar Wargeyska Yool ka helay ilo Diblumaasiyadeed ayaa daboolka ka qaadayaa in Madaxweynihii Ismaamul Goboleedka Soomaalida Itoobiya Md. Cabdi Maxamuud Cumar (ilay), lagu qanciyey in uu si madax-bannaan xilka Madaxtinimo ee uu hayo iskaga casilo, kadib waan-waan in

Read More »

Hadal-haynta Isku Shaan-dhaynta Xukuumada Somaliland ee Fool-Ambatay Maxaa u Sabab ah.?

0 Visits: 813 | Sunday August 31, 2014 - 10:08:17
Hargeysa(xogreebnews.com-Waxa Sunnaha hannaanka Dimoqraadiyada kamid ah in hoggaamiyeyaasha Xukuumadaha Nidaamkan ku dhaqmaa marka muddo kasoo wareegto hal mar ay ku sameeyaan xubnaha Golaha Wasiiradooda ka tirsan isku Shaan-dhaweyn, xilka qaadis iyo magacaabis cusub,

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Iyo Siyaasiyiin Reer Awdal Ah Oo Ka Kala Tirsan Sadexda Gole Ee Xukuumada Somaliland Oo Kullan Ay Maanta Yeesheen Lagu Kala Kacay

0 Visits: 843 | Sunday August 31, 2014 - 10:00:03
Hargeysa(xogreebnews.com-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta kullan albaabadu u xidhnaayeen la yeeshay siyaasiyiinta reer awdal kaga jira sadexda gole qaran ee Somaliland. Kullankan ayaa waxaa noo xaqiijiyay illo xogogaala ah oo la socday xubnaha shirka la galay

Read More »

Wasaaradda Arimaha Dibadda Somaliland Oo Beesha Caalamka U Sharaxday Xaaladda Saax-dheer iyo Qaska Kooxda Cali Khaliif

0 Visits: 847 | Sunday August 31, 2014 - 08:37:07
Hargeysa(Xogreebnews)Wasaaradda Arimaha dibadda Somaliland, ayaa beesha caalamka u sharaxday rabshadaha ay kooxda Cali Khaliif ka wadaan Degaanka Saax-dheer.war-qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Khaarajiga ayaa lagu sheegay in Somaliland haysato Kalsoonida Shacabka si ay u sugto amaanka xuduudaheeda,…

Read More »

Fu'aad Aadan Cadde Oo Ka Hadlay Xaaladda Saax-dheer

0 Visits: 844 | Sunday August 31, 2014 - 08:33:11
Hargeys(Xogreebnews)-La-taliyaha Madaxwaynaha Somaliland oo ka soo laabtay safar uu ugu maqnaa degmada Xudun isla markaana maalmo ku sugnaa magaalada burco ayaa waxa uu ka hadlay aragitiisii ku aaddan talaabada ciidanka qaranku ku qabsadeen tuulada Saax-dheer ayaa sheegay inuu ..................

Read More »

Shirkadda Dahabshiil Waxaay Noqotay Daneeyaha Dad-weynaha Soomaaliyeed qormadii 2aad

0 Visits: 865 | Saturday August 30, 2014 - 18:51:44
Hargeisa(xogreebnews.com-Shirkadda caalamiga ah,ee dahabshiil ayaa noqotay shirkadda keliya ee hanatay shacabka reer somaliya.kaddib daadaallo xagga

Read More »

Daawo xogreeb Tv:siyaasiga Fuu'aad aadan cadde oo maanta soo gaadhay Hargeisa,kana hadlay tabashaadiisa.

0 Visits: 841 | Saturday August 30, 2014 - 18:15:46
Daawo xogreeb Tv:siyaasiga Fuu'aad aadan cadde oo maanta soo gaadhay Hargeisa,kana hadlay tabashaadiisa.

Read More »

Dawo xogreeb Tv:musharaxa xisbiga cadaaladda iyo Daryeel Jamaal cali xuseen iyo ku xigeenkiisa oo xukuumadda canaan dusha uga tuuray,kuna Tilmaamay mid aan rabin inay doorasho ka dhacdo dalka

0 Visits: 785 | Saturday August 30, 2014 - 17:38:26
musharaxa xisbiga cadaaladda iyo Daryeel Jamaal cali xuseen iyo ku xigeenkiisa oo xukuumadda canaan dusha uga tuuray,kuna Tilmaamay mid aan rabin inay doorasho ka dhacdo dalka

Read More »

Musharaxa Madaxweyne Ee Ucid Oo Xukumadda Dusha Ka Saaray Masuuliyadda Qiimaha Shidaalka Oo Kor U Kacay

0 Visits: 817 | Saturday August 30, 2014 - 17:31:31
Hargeysa(Xogreebnews) Musharaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen, ayaa Masuuliyadda Korodhka ku yimid Qiimaha Shidaalka dusha ka saaray Xukumadda. Waxa uu sheegay in Sicir bararka shidaalku saamayn ku yeelanayso waxyaabaha kale ee nolosha bulshadu ku tiirsan tahay.

Read More »

dagaal qadhaadh oo maanta ka dhacay deegaanka buulo mareer iyo ciidamada dawladda oo gacanta ku dhigay baraawe.

0 Visits: 856 | Saturday August 30, 2014 - 17:16:34
Barawe(xogreebnews.com-Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose C/Qaadir Maxamed Nuur(Siidii) ayaa ka warbixiyay Howlgal Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM saakay aroor hore ka bilaabeen Deegaano katirsan Gobolka Shabeelaha Hoose. Mr Siidii ayaa

Read More »

featured