Wararka

Liiska Goobaha Diiwaangalinta Cod-Bixiyayaashu Waa Saami Qaybsi Khaldan Iyo Sadbursi Cadaalada Ka Fog !!!!

0 Visits: 958 | Thursday September 04, 2014 - 23:34:12
Liiska Goobaha Diiwaangalinta Cod-Bixiyayaashu Waa Saami Qaybsi Khaldan Iyo Sadbursi Cadaalada Ka Fog !!!! Liiska goobaha diiwaan galinta cod bixiyayaashu mahan qaar la aqali karo, waxaa ku jira sad bursi iyo cadaalad daro weyn, waxaanu sheegayna in aan doorasho lagu gali karin,. saamiga gobolada ,magaalooynka,iyo…

Read More »

Universal TV oo 7-ba bilood xayiran iyo sababta dhabta ah ee uu u xayiran yahay.

0 Visits: 863 | Thursday September 04, 2014 - 19:28:01
Sidaynu wada ognahay waxaa lagu xayiray Universal TV Barnaamij waraysi ah oo lagu dacaayadeeyey Madaxweynaha Siilaanyo Taas oo keentay in xayiraad aan sifo sharci ah loo soo marin lagu xayiro TVgaas 4tii bishii labaad ee sanadkan 2014-ka, hase ahaatee arinkaasi wuxu noqday mid aan waqti

Read More »

Borama: Wefti Ka Socda Komishanka Oo U Socda Sidii Borama Iyo Gobalka Looga Bilaabilahaa Diiwaangalin Qarsoodiya Oo Ku Sugan Borama+Shacabka Oo Arintaasi Aan Waxba Ka Ogayn.

0 Visits: 792 | Thursday September 04, 2014 - 19:27:34
Borama(xogreebnews.com-Waxa dhawaan soo gaadhay magaalada Boorama ee masuuliyiin ka socday magaalada Hargeysa kuwaasi oo si qarsoodiya u soo galay magaalada Boorama

Read More »

DAAWO xogreeb Tv: Gudoomiyaha Xisbiga WADANI Oo Dhaliilay Gudidda Caatada Ah Ee Madaxweyne U Saaray Tabashadii Salaadiinta Awdal »

0 Visits: 797 | Thursday September 04, 2014 - 19:27:33
Hargeysa(xogreebnews.com-Gudoomiyaha Xisbiga WADANI Oo Dhaliilay Gudidda Caatada Ah Ee Madaxweyne U Saaray Tabashadii Salaadiinta…

Read More »

Salaadiinta Gobalada Galbeedka Somaliland Ee Hargeysa Ku Sugnaa Maalmihii U danbeeyay Oo Soo Gaadhay Borama+Dareen Xoogan Oo Ku Gadaaman Natiijada Safarkoodii

0 Visits: 833 | Thursday September 04, 2014 - 19:27:15
Borama(xogreebnews — Salaadiinta gobalada galbeedka Somaliland oo maalmihii u danbeeyay ku sugnaa Magaalada Hargeysa ayaa mardhawayd soo gaadhay magaalada Boorama ee caasimada labaad ee Somaliland,waxana soo dhaweynta salaadiintu ku soo beegantay

Read More »

Sahra Halgan Oo Ka Dareen Celisay Waxii Ku Kalifay Inay Siyaasada Dhexgasho Kana saaray Fankii Iyo Suugaantii+Warbixin Xiiso Leh.

0 Visits: 836 | Thursday September 04, 2014 - 19:26:04
Hargeysa(xogreebnews Shalay oo ay bishi ahayd 03/9/2014 ayaa waxaa ka baxay saxafada reer somaliland iyo fankii sugaanii looga bartay alfanaan sahra halgan waxayna u hayaantay dariiqii siyaasada oo ay noqotay siyaasiyad mucaarid ku noqon doonta xukumada axmed

Read More »

Hargeisa-(Xogreebnews)-Shebekada Xogreebnews waxay halkan iidinku soo gudbinaysaa Magacyada 200 oo Goobood oo xukumada Siilanyo u qoondaysay inay ka dhacdo diiwaangelinta Madaniga ahi.

0 Visits: 741 | Thursday September 04, 2014 - 17:09:11
Hargeisa-(Xogreebnews)-Shebekada Xogreebnews waxay halkan iidinku soo gudbinaysaa Magacyada 200 oo Goobood oo xukumada Siilanyo u qoondaysay inay ka dhacdo diiwaangelinta Madaniga ahi.

Read More »

Shirkadda Dahabshiil Daryeelka Bulshada Cidi Kagama Horreyso!

0 Visits: 838 | Wednesday September 03, 2014 - 19:39:15
Haregisa,(xogreebnews.com-Shirkadda caanka ku ah,adeega bulshadda ee dahabshiil ayaa si mutadacnimo ah uu samaysay shacabka reer soomaaliya iyo Somaliland .caawimooyin is-daba jog ah,shirkaddu waxaa ay noqotay

Read More »

War-saxafadeed Kooxda Xidigaha Geeska"Dhamaan Waxa Aanu Ogaysiinaynaa Taagerayaasha Dunidda Dacaladeeda In Aanu Joojinay La Shaqayntii Maamulka Silanyo"

0 Visits: 909 | Wednesday September 03, 2014 - 18:51:37
Hargeisa (Xogreebnews) Kooxda Fanaaniinta Xidigaha Geeska ayaa markii ugu horaysay weerartay xukuumadda silanyo isla markaana ku tilmaamtay xukuumadd qabyaaladeed,ka door biday fanaaniinta ay isku haybta yihiin silanyo,sidaasi waxa ay ku sheegeen war saxafadeed ay soo saareen.

Read More »

Xoogaga Shabaab oo teleefanada ka Qaadaaya Dadka ku haray Degmada Baraawe

0 Visits: 853 | Wednesday September 03, 2014 - 18:50:20
Barawe(xogreebnews.com-Xoogaga Ururka Al Shabaab ee ka arrimiya Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa waxay bilaabeen in dadka ku haray Degmadaasi ay ka qaadaan teleefanada gacanta ee nooca casriga ah (Smartphone).

Read More »

xukuumada siilaanyo oo xabsiga dhigtay muwaadin shalay ka hadlay musuq-maasuqa wer-sheda laydhKa Hargeisa oo ay xukuumaddu xaraash-tay Dhowaan.

0 Visits: 736 | Wednesday September 03, 2014 - 18:44:38
Hargaysa (xogreebnews.com-Xukuumada Madaxweyne Silaanyo ayaa maanta galinkii hore xabsiga dhigtay Mujaahid Iid jiciir Aw Axmed oo ka mida Xubnaha ku Bahoobay Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka Somaliland

Read More »

Xisbiga Waddani Oo Si Balaadhan U Soo Dhaweeyay Fannaanada Sahra Halgan iyo Muj. Aadan Ruush

0 Visits: 813 | Wednesday September 03, 2014 - 18:08:32
Hargeysa(Xogreebnews) Fannaanada Caanka ah ee Sahra Axmed Maxamuud (Sahra Halgan) iyo Siyaasiga Ruug Caddaaga ah ee Aadan Ruush, ayaa Maanta ku biirtay Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani. Xisbiga Waddani ayaa munaasibad balaadhan ku qaabilay Halgameyaashan iyo taageero yaal kale oo Reer Hargeysa ah. Munaasibada…

Read More »

Xaqiiqda ku xeeran hogaamiyaha Alshabaab oo aan wali kala cadayn dhimashona lo badiyeey.

0 Visits: 792 | Wednesday September 03, 2014 - 17:20:24
Baraawe(xogreebnews.com-Kadib markii Mareykanku duqeyn dhanka cirka ah ka gaystay deegaano ku yaala gobolka Shabeelada Hoose ayaa waxaa soo baxay warar inta badan laga

Read More »

Ciidamada Qalabka Sida Oo La Wareegay Degmada Jala-laqsi Ee Gobolka Hiiraan

0 Visits: 812 | Wednesday September 03, 2014 - 17:05:21
Muqdisho(xogreebnews.com--Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo kuwa AMIOM ayaa maanta si buuxdo ula wareegay gacan ku haynta degmada Jala-laqsi ee gobolka Hiiraan,

Read More »

Marwo Amina Weris Iyo Wiilka Ay Sodohda U Tahay Baashe Morgan Oo Mafreshyo Muwaadiniintii Dalka U Soo Halgamey Lagu Caayo Ka Furay,Hargeisa,Burco,Berbera.Borame.Gabiley.–

0 Visits: 829 | Wednesday September 03, 2014 - 17:05:16
Hargeisa(xogreebnews.com- Aduunyada qof noolow maxaa aragti kuu laaban,markii Siilaayo talada dalka la wareegey waxaa qurbaha weliba dalka ingiriiska ka yaacay wiilal taageeri jirey

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Degreeto Madaxweyne Ku Magacaabay Guddi U Kuurgasha Cabashada Deegaanka Reer Awdal

0 Visits: 750 | Wednesday September 03, 2014 - 16:46:25
Hargeysa(xogreebnews.com-Madaxweynaha Somaliland., Md. Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Digreeto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/M/MG/241-2682/092014 ku magacaabay Guddida Daraasadda iyo U-kuurgalka Cabashada Deegaanka Reer Awdal.

Read More »

Salaadiinta Awdal Oo Guulo Ka Gaadhay Safarkii Hargeysa + Madaxweyne Siilaanyo Oo Garowsaday

0 Visits: 761 | Wednesday September 03, 2014 - 16:34:59
Hargeysa(xogreebnews.com— Madaxweyne Siilaanyo ayaa la sheegay inuu soo saaray degreeto madaxweyne oo lagu farayo guddi dhowr xubnood ka kooban oo uu u xilsaaray inay si qoto dheer leh uga soo baaraan degaan tabashooyinka ay usoo gudbiyeen Salaadiinta

Read More »

Liiska Sax-da ah ee Magacyada Saraakiisha Shabaab ee Ku Dhintay Duqeyntii Saaka Shabellaha Hoose

0 Visits: 833 | Tuesday September 02, 2014 - 21:00:42
Baraawe(xogreebnews.com-Iyadoo Diyaaradaha Mareykanka ee Daroniska ay Xalay Duqeyn ka geeysteen Gobolka Shabellaha Hoose, gaar ahaan goob la sheegay in ay Al-shabaab ku

Read More »

DAAWO xogreeb Tv: CNN:Hogaamiyihii Alshabaab Axmed Godane ma la dilay mise wuu noolyahay?

0 Visits: 960 | Tuesday September 02, 2014 - 19:37:30
Baraawe(xogreebnews.com-DAAWO xogreeb Tv: CNN:Hogaamiyihii Alshabaab Axmed Godane ma la dilay mise wuu noolyahay?

Read More »

Hogaanka Sarre Ee Xisbiga UCID Oo Gurigiisa Magaaladda Hargeysa ku Booqday Guddoomiyaha Wargeyska Haatuf Oo La Xanuunsaya Dhaawacyo Soo Gaadhay Wakhtigii Uu Xidhnaa

0 Visits: 761 | Tuesday September 02, 2014 - 19:26:09
Hargeysa, (xogreebnews.com-Musharaxa Madaxwaynaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen, ku xigeenkiisa Cabdi Rashiid Xasan Mataan, guddoomiye ku xigeenka 3-aad ee xisbigaasi

Read More »

featured