Wararka

Wasiir CADAMI oo ku Go’doonsan Damala-Xagare Iyo Shirkii oo Lasoo Afmeeray

0 Visits: 934 | Sunday September 07, 2014 - 18:50:37
Hargeysa(xogreebnews.com-Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Cadami iyo wefti uu hogaaminayo ayaa ku go'doonsan Tuulada Damala-Xagare oo dhinaca Bari kaga began

Read More »

Saami-qeybsiga Shaxda Sanaaduuqda Diiwaan-gelinta oo Xaalkoodu Noqday Bariga Dhexe “..Qaabka loo Shaxeeyey Goobaha Diiwaan-gelintu waxay Muujinayaan Cadaalad darro.. Caaqil Cabdiraxmaan Xuseen Xasan (Afay)

0 Visits: 860 | Sunday September 07, 2014 - 18:45:31
Hargeysa(xogreebnews.com-)-Caaqil Cabdiraxmaan Xuseen Xasan (Afay) oo ka mid ah hal-doorka Cuqaasha Somaliland, ayaa si kulul u naqdiyey Saami-qeybsiga Sanaaduuqda Diiwaan-

Read More »

MAXAY TAHAY SABABTA XILKA LAGA QAADO TALIYIHII NABAD SUGIDA SOOMAALIYA ?

0 Visits: 917 | Sunday September 07, 2014 - 18:15:55
Muddo ka yar labo Bilood ayuu xilka hayey Taliyihii Nabad Sugida Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbalooshe isagoo xilkaasi loo magacaabay 10 July 2014 waxaana xil ka qaadistiisa ay ku soo beegantay Maanta 07 Sept. 2014 hadaba Dad badan oo aan anigu ku jiro

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Musharaxa Xilka Madaxtinimada Xisbiga UCID Oo Ka Hadlay Saami Qaybsiga Somaliland Iyo Diiwaangalinta Madaniga

0 Visits: 830 | Sunday September 07, 2014 - 18:07:56
Borama(xogreebnews.com-Musharaxa Xilka Madaxtinimada Xisbiga UCID Oo Ka Hadlay Saami Qaybsiga Somaliland Iyo Diiwaangalinta

Read More »

Ciidanka Nabadsugidda Soomaaliya Oo Albabbaada Isugu Dhuftay Idaacadaha Kulmiye Iyo Simba

0 Visits: 881 | Sunday September 07, 2014 - 18:01:27
Muqdisho(xogreebnews.com-Ciidanka nabadsugidda Qaranka ayaa albaabada u laabay saaka idaacadaha Kulmiye FM iyo Simba FM oo ka mid ah idaacadaha ka howlgala Muqdisho, iyadoo

Read More »

SANAAG: Gobol Aqoon-yahankiisi Ku Shaqo La Yihiin Iyo Duqay Maroorsaday Maamulkii Aqoonta Ubaahanaa

0 Visits: 787 | Sunday September 07, 2014 - 17:57:38
Ceerigaabo (xogreebnews.com) SANAAG:- Wado la'aan iyo Go'doon ayaa loo nisbeeyaa Sababta keentay in uu gobolkaasi uga dambeeyo Goboladda kale ee Dalka waxana xubnaha maamulka u ah Gobolkaasi ku cataaban inay dalka intiisa

Read More »

Dhalinyaro Ka Soo Jeeda Gobolada Galbeedka Somaliland Ee Minneapolis Oo Taageeradooda Ku Biiriyay Xisbiga WADANI (SAWIRRO)

0 Visits: 834 | Sunday September 07, 2014 - 17:55:53
Minneapolis(xogreebnews.com-Shir aad u blaadhan oo ay isugu yimaadeen taageerayaasha iyo xubnaha xisbiga qaran ee waddani ayaa lagu qabtey magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota.waxa goobtaas taageeradooda ku muujiyey ururka dhalinyarada israac ee ka soo jeeda gobolada Aw

Read More »

FAALLO: Madaxweyne Siilaanyo Gudiyadda Is-daba Joogga Ah Ma Il-buu Iskaaga Gartay Mise Talladda Ayeey La Wadaagan ?

0 Visits: 825 | Saturday September 06, 2014 - 18:45:43
Hargeisa(xogreebnews.com_Ilaayo maalintii u tallada wadanka la wareegay,madaxmweyne axmed siilaanyo ayaa waxaa isaa-soo-taraaya dhawaca-maamul ee xil gudaasho la"aaneed ee shaqadda madaxweyne siilaanyo.waxaana uu xilka la wareegay 2010 july 27-keedi,tan iyo wakhtigaas waxaa

Read More »

Xisbiga Waddani oo ka digay in la marin habaaninayo Cabashadii Reer Awdal iyo Salal

0 Visits: 807 | Saturday September 06, 2014 - 16:47:01
Hargeisa(xogreebnews.com-XISBIGA WADANI OO KA DIGEY IN LA MARIN HABAABIYO CABASHADII REER AWDAL IYO SALAL

Read More »

Al-shabaab oo lo doortay hoggaamiye cusub oo bedeli doona axmed godane

0 Visits: 982 | Saturday September 06, 2014 - 16:32:35
Kismaayo(xogreebnews.com- Nin ay qaraabo dhow yihiin Axmed Godane oo ahaa hogaamiyihii Alshabaab ee la diley ayaa la sheegey in uu la wareegey hogaanka Alshabaab.

Read More »

Faysal Cali Waraabe Muxuu Ka Yidhi Tabashada Ay Odayaasha Reer Awdal Soo Bandhigeen?

0 Visits: 789 | Saturday September 06, 2014 - 16:24:17
Hargeysa(Xogreebnews.com-Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng:Faysal Cali Waraabe ayaa si adag uga hadlay xaalada guud ee dalku uu maraayo,waxaana uu sheegay in beesha caalamka

Read More »

Madaxtooyada Somalia oo war ka soo saartay geerida hogaamiyihii Alshabaab ee la dilay,iyo dabaal-deg ka socdaa Muqdisho

0 Visits: 886 | Friday September 05, 2014 - 20:57:50
Mugadishu(xogreebnews.com--Ka dib iskaashi buuxa oo dhex maray Dowladda Soomaaliya iyo Dowladda Mareykanka, toddobaadkan gudihiisa waxay ciidammada Mareykanku weerar

Read More »

Gudida Talo Iyo Tawfiiq Ee Beelaha Habar-yoonis Oo Qaadacay Liiska Goobaha Diiwaangelinta Madaniga Ah.

0 Visits: 924 | Friday September 05, 2014 - 20:51:39
Burco(xogreebnews.com--War murtiyeed Gudida HY ee Talo iyo Tawfiiq ka dib markii ay heshay liiska goobaha diwaangelinta muwaadinka waxay go'aamisay inaan deegaanka ay

Read More »

Al Shabaab oo Cawa Si Rasmi ah ugu dhuwaaqday Geerida Axmed Cabdi Godane( Abu Zubeyr)

0 Visits: 1605 | Friday September 05, 2014 - 20:42:08
Muqdisho(xogreebnews.com-Xarakada Al Shabaab ayaa Barteeda Qaaska ah Twitterka soo dhigatay Qoraal ku qoran Af Carabiga kasoo ay ku sheegayaan in Hogaamiyahooada Axmed

Read More »

Banaanbax Lagu Taageerayo Hawlgalka Badweynta Hindiya Oo Muqdisho Ka Dhacay (Daawo Sawirada)

0 Visits: 912 | Friday September 05, 2014 - 19:36:07
Muqdish0(xogreebnews.com- Waxaa Maanta Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ee Degmada Hiliwaa ka dhacay Dhacay dibad bax balaaran ay ka qeyb galeen Wasiiro katirsan Xukuumada Soomaaliya kaa oo lagu taageerayay Howlgalka Badweynta Hindiya ay bilaabeen

Read More »

WAR CULUS:Mareykanka oo xaqiijiyay Geerida hogaamiyihii Alshabaab Axmed Cabdi Godane

0 Visits: 884 | Friday September 05, 2014 - 19:28:32
London(xogreebnews.com-Wasaarada Difaaca ee Mareykanka ee loo yaqaano pentagon ayaa xaqiijisay geerida hogaamiyihii Alshabaab Axmed Cabdi Godane oo maalmahanba lagu muransanaa xaaladiisa. Mareykanka ayaa Isniintii la soo dhaafay duqeyn ka gaystay

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Salaadiinta Gobalada Galbeedka Somaliland Oo Ka Hadlay Nuxurka Waxyaabihii Ay Siilaanyo Kala Hadleey Iyo Waxa Ay Ka Filayaan + SAWIRRO.

0 Visits: 780 | Friday September 05, 2014 - 19:12:20
Borama(xogreebnews.com-— Iyada oo ay maalmihii u danbeeyay Odaydhaqmeedka Gobalada Galbeedka Somaliland ay ku sugnaayeen magaalada Hargeysa ayaa waxa ay maanta shirjaraa'id oo ay ku qabteen magaalada Boorama ayaa waxa saxafada uga waramay gudoomiyaha gudida Suldaan

Read More »

DAAWO xogreeb TV:Samatar Oo Ka Hadlay Siyaasada Somaliland, Somaliya Iyo Madaxweynaha Cusub Ee Cali Khaliif Galaydh

0 Visits: 793 | Friday September 05, 2014 - 19:02:37
London(xogreebnews.com-Prof. Axmed Ismaaciil Samatar Ayaa Wareydi Dhinacyo Badan Taabanaya Kaga Hadlay Arrimaha SIyaasada Somaliland, Somaliya Iyo Madaxweynaha Cusub Ee Cali Khaliif Galaydh

Read More »

Mujaahid Iid Jiciir Aw Axmed Oo Maalintii Labaad Ku Xidhan Xabsiga Dhexe Ee Magaalada Hargaysa + Ehelki Iyo Dadkii Soo Booqanayay Oo Laga Hor Istaagay Iyo Xukuumadda Oo Afka Ka Xidhatay .–

0 Visits: 866 | Friday September 05, 2014 - 19:00:10
Hargaysa (xogreebnews.com- Mujaahid Iid Jiciir Aw Axmed oo ka mida siyaasiyiinta ku bahoobay madasha iyo wada tashiga iyo toosinta Somaliland ayaa maalintii labaad ku xidhan

Read More »

Hogaamiyaha Al Qacida Ayman Al Zawahiri Oo Ku Hanjabay Inay Xoojinayaan Dagaalka India

0 Visits: 863 | Friday September 05, 2014 - 18:56:38
Muqdisho(xogreebnews.com-Hogaamiyaha Al Qacida Ayman Al Zawahiri ayaa cajalad muuqaal ah oo uu internetka ku shaaciyey uga hadlay qorshayaasha cusub ee shabakada Al Qacida.

Read More »

featured