Wararka

Daawo xogreeb Tv: Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Diiwaan Gelinta Dan Gaar Ah Laga Leeyahay Oo Ay Fashilantay

0 Visits: 864 | Thursday October 09, 2014 - 18:40:56
Hargeysa(xogreebnews.com— Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe Ayaa Ka Hadlay Wufuud Maalmihii Ugu Dambeeyay Kusoo QUlqulaysay Somaliland Iyo Faashilka Ku Yimid Diiwaan Gelintii Madaniga.

Read More »

Daawo xogreeb Tv: “Ergayga Midowga Yurub Ee Somaliya Waxaanu Kala Hadalnay” Musharaxa Madaxweyne Kuxigeenka UCID

0 Visits: 904 | Thursday October 09, 2014 - 18:38:16
Hargeysa(xogreebnews.com_— Musharaxa jagada Madaxweyne Kuxigeenka Xisbiga UCID Rashiid Xasan Mataan Oo Warbixiyay Kullan Ay Isga Iyo Faysal Cali Warabe La YeesheenMusharaxa jagada Madaxweyne Kuxigeenka Xisbiga UCID Ergayga Midowga Yurub Ee Somaliya.

Read More »

Shidaalka Soomaaliya Shir Looga Hadlayo oo London Ka Furmaya iyo somaliland oo ku jirtay ajan-daha madasha

0 Visits: 899 | Thursday October 09, 2014 - 18:36:01
Landon (xogreebnews.com_Wajiga labaad shir looga hadlayo shidaalka Soomaaliya ayaa 20 bishaan ka furmaya magaalada London ee xarunta wadanka Ingiriiska waxaana shirkaas si gaar

Read More »

Madaxweynaha Kenya Oo Dacwadii Kadib Dib Ugu Soo Laabtay Nairobi Halkaas Oo Loogu Soo Dhaweeyay Si Qayrul Caadi Ah (Daawo Sawirada)

0 Visits: 821 | Thursday October 09, 2014 - 18:33:27
Nairobi(xogreebnews.com_ Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, ayaa dib ugu soo laabtay Dalkiisa ka dib markii uu ka qayb galay dhegaysiga dacwada ka dhanka ah ee Maxakamadda Dambiyada Dagaalka ee The Hague u haysato. Waxaa Madaarka ku soo dhaweeyay Ku xigeenkiisa

Read More »

Muxuu Wasiir Xirsi ka Yidhi Lacag Ka Badan Laba Boqol Oo Kun Oo Doolar Oo La Sheegay Inuu U Diray Nin Uk Degan?

0 Visits: 797 | Thursday October 09, 2014 - 18:28:35
Hargeysa(xogreebnews.com — Wasiirka wasaaradda madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa beeniyay jiritaanka war ay baahisay shabakada wararka internetka ee hadhwanaagnews,

Read More »

Maxkamadeynta Kenyatta oo la hakiyay sabaabo aan wali la ogaan

0 Visits: 948 | Wednesday October 08, 2014 - 18:55:03
Hague(xogreebnews.com-Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta Waxa la soo gabagabeeyey dhagaysiga in dacwada loo haysto madaxweyna Kenya ay sii socoto ama la joojiyo.

Read More »

Liiska Gudida Fulinta Xisbiga Kulmiye ee Muuse Biixi Magacaabay oo uu ka dhex muuqdo Xubin ka tirsan Komishinka Doorashooyinka S/land ee Siilanyo u gudbiyey Golaha wakiilada

0 Visits: 825 | Wednesday October 08, 2014 - 18:48:31
Hargeisa-(xogreebnews.com_Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi ayaa Liiskii Gudida Fulinta Xisbiga Kulmiye ee uu magacaabay ayaa waxaa ka dhex muuqda Eng.Cabdiqaadir

Read More »

9 Safaaradood oo Soomaaliya leedahay oo lasoo xirey kuwaaso ku kala yaalla addun weynaha

0 Visits: 856 | Wednesday October 08, 2014 - 18:43:45
Kismaayo(xogreebnews.com_ Soomaaliya waxa ay adduunka ku lahayd 40 safaaradood, 9 ka mid ah ayaa loosoo xirey qarash la'aan awgood, waxaana hadda haray 31 oo ka mid ah.Sida uu

Read More »

Shirkada Dahabshiil Oo Lagaga Casuumay shir caalamiya,sababaha lo calmaday shirkadan.

0 Visits: 841 | Wednesday October 08, 2014 - 18:41:02
Landon(xogreebnews.com_Dahabshiil Group, ayaa Afrika oo dhan keligeed lagaga casuumay Shir lagaga hadlay kala-korodhsiga Khibradaha ama waayo-aragnimada Ganacsiga caalamka ee

Read More »

Dooxa Dacarbudhuq Oo Fatahay Iyo Gaadhigii Koobaad Oo Uu Hada La Tegey

0 Visits: 753 | Wednesday October 08, 2014 - 18:37:55
Berbera(xogreebnews.com_Wararka aanu ka helayno degmada laasgeel ee Dacar buqudh ayaa sheegaya in ilaa manta 1:00 duhur nimo uu soconaayo Dooxi waynaa ee ku yaalay

Read More »

Khilaaf Culus Oo Ka Dhex Istaadhmay Xildhibaanada Deegaanka Degmadda Ceerigaabo–

0 Visits: 816 | Wednesday October 08, 2014 - 18:35:42
Ceerigaabo( xogreebnews.com_Fadhi ay maanta yesheen Mudanayaasha golaha deegaanka degmada Ceerigaabo ayaay faro cidayahood ku kala badbaadeen inay is gacan saraan Kadib

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Guddoomiye Cirro Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyey Xubintoodii Madaxweynuhu Kuna Tilmaamay Sharci Darro….

0 Visits: 800 | Wednesday October 08, 2014 - 18:22:23
Hargeysa(xogreebnews.com— Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cabdiraxmaan Ciro ayaa Maanta Shir Jaraa'id oo uu ku

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabiley Ergeyga Midawga Yurub U Qaabilsan Somaliya (SAWIRRO)

0 Visits: 795 | Wednesday October 08, 2014 - 18:22:22
Hargeysa(xogreebnews.com— Madaxweynaha Somaliland e Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley Ergeyga Midawga Yurub u qaabilsan Somaliya Ambassador Michele Cervone d'Urso oo uu wehelinaayey Ambassador Nairobi u fadhiya Ingiriiska Mr. Neil Wigan

Read More »

Suldaan Ka Socda Qabiilka Dirta Ee Jubbooyinka Somalia Oo Sadex Billood Ku Xayiran Hargeysa

0 Visits: 1276 | Wednesday October 08, 2014 - 15:58:54
Hargeysa(xogreebnews.com— In maanta aan joogo dalka Somaliland oo ay joogaan ummadaydii aad ayaan ugu faraxsanahay, waxaanan u imi dano badan oo Oday iyo mid ehel-

Read More »

Faallo : Keebaad Dooran Lahayd Saddeexdan Musharax ?

0 Visits: 1085 | Tuesday October 07, 2014 - 20:26:40
Hargeisa(xogreebnews.com_Somaliland waa dal dimu-quraadiyadi ah,kana jiraan asxaab mucaarid iyo muxaad-baa leh,waxaana ka qab-soomay dooraashooyin badan,waxaa tiraaba dhawr jeer ka dalka ka dhacay afar dooraasho oo kala duwan,kuwaaso kala ahaa doorashadi gollaha deegaanka ee ugu horeysay,ee

Read More »

Xoogaga ISIS ama Daacish ayaa gudaha u gashay magaalada muhiimka ee ku taal xuduuda Kobane, halkaasoo ay kula dagaalamayeen Ciidamada Kurdiyiinta.

0 Visits: 813 | Tuesday October 07, 2014 - 20:25:50
Baqdaad(xogreebnews.com_Kadib saddex maalmood oo ay magaalada ku hareersanaayeen ayay xoogaga Daacish ay galeen magaalada, waxaana dagaalo culus uu ka socdaa wadooyinka.

Read More »

“Idaacaddii Radio Hargeysa Ee Aan Soo Iibiyey, La Iima Ogola Inaan Ka Hadlo” Maxamed Xaashi

0 Visits: 771 | Tuesday October 07, 2014 - 19:56:07
Hargeysa(Xogreebnews.com— Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland, Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa ka hadlay muhiimadda caddaaladda oo lagu hoggaamiyo dalka, maadaama oo caddaaladdu wax walba sees u tahay.

Read More »

Wasaarada Gaashandhiga Somalia oo Ciidamada Kenya ku amartay in aysan Dagmada Jilib u dhaqaaqin.

0 Visits: 871 | Tuesday October 07, 2014 - 19:53:32
Kismaayo(xogreebnews.com_Wasaarada Gaashandhiga Somalia ayaa waxaay manta ku amartay Saraakiisha Ciidamada Kenya ee Sactorka labaad in aysan soo dhafeen deeganka Bullagaduud ee Gobolka Jubbada Hoose.

Read More »

DAAWO XOGREEB TV" MADAXWEYNE SIILAANYO OO GALABTA DALKA KUSOO LAABTAY,KADIB SAFAR MAANTA UU LABA JEER DIYAARAD U KALA RAACAY MAGAALOOYINKA hARGEISA IYO BERBERA OO U XUKUUMO MAXAA SABABAY INUU DIYAARAD RAACO,MA GAADHIGA IYO RAFKA LAAMI AYUU QAADI KARI WAAYEY DAAWO HALKAN"

0 Visits: 671 | Tuesday October 07, 2014 - 19:46:12
DAAWO XOGREEB TV" MADAXWEYNE SIILAANYO OO GALABTA DALKA KUSOO LAABTAY,KADIB SAFAR MAANTA UU LABA JEER DIYAARAD U KALA RAACAY MAGAALOOYINKA hARGEISA IYO BERBERA OO U XUKUUMO MAXAA SABABAY INUU DIYAARAD RAACO,MA GAADHIGA IYO RAFKA LAAMI AYUU QAADI KARI WAAYEY DAAWO HALKAN"

Read More »

DAAWO XOGREEB TV: jamaal cali xuseen oo banaanka soo dhigay siro badan,kana sheekeyeey wax tar la"aanta xukuumada hoggaanka haysaa,maah maahyo aan hore lo arag HALKAN RIIX

0 Visits: 818 | Tuesday October 07, 2014 - 19:42:27
Hargeisa(xogreebnews.com_DAAWO XOGREEB TV: jamaal cali xuseen oo banaanka soo dhigay siro badan,kana sheekeyeey wax tar la"aanta xukuumada hoggaanka haysaa,maah maahyo aan hore lo arag HALKAN RIIX

Read More »

featured