Wararka

Ciidamada Sierre Leone oo la geyn lahaa Kismaayo oo laga heley cudurka Ebola Halista ciidamadda shisheeye.

0 Visits: 814 | Tuesday October 14, 2014 - 19:48:27
Kismaayo(xogreebnews.com_Wararka hadda soo dhacaya waxa ay sheegayaan in illaa 800 askari oo ka socda Sierre Leone oo la geyn lahaa magaalada Kismaayo si ay badalaan

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Oo Sheegay In Isaga Iyo Madaxweyne Siilaanyo Yihiin Musharixiinta KULMIYE

0 Visits: 833 | Tuesday October 14, 2014 - 19:14:01
Hargeysa(xogreebnews— Madaxweyne xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici, ayaa sheegay inaanay waxba ka jirin wararka sheegaya inuu Madaxweynuhu tanaasulay.waxa uu sheegay in isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo yihiin Musharaxa iyo ku xigeenka Kulmiye.v

Read More »

Tanaasulka Madaxweynuhuu Maaha Wax Laala-yaabo Ee Waxaa Layaab-leh Musharax-nimadiisa?

0 Visits: 848 | Tuesday October 14, 2014 - 16:35:45
Haregisa(xogreebnews.com_Waxaa maalmahan kusoo baxaayeey warbaahinta dalka,inuu madaxweyne siilaanyo ka tanaasuley,musharaxnimadiisii xisbiga Kulmiye.

Read More »

Badhasaabka Gobolka Gabiley oo xabsiga u taxaabay mustafe sh abiib xadhigiisabakar xuseen oo kamida haldoorka kulmiye ee wajaale iyo dareenada kadhashay

0 Visits: 824 | Tuesday October 14, 2014 - 16:23:25
Gabiley(xogreebnews.com_Badhasaabka gobolka gabiley mustafe shine ayaa amar ku bixiyey in lasoo xidho mustafe sheikh abiibakar xuseen oo

Read More »

taageerayaal maw-jado ah oo si layaab-leh usoo dhoweeyeey,masuuliyiinta xisbiga Ucid,masuuliyiinta Gobolka oo saas-ka qaaday

0 Visits: 862 | Monday October 13, 2014 - 19:41:58
Burco(xogreebnews.com-Madaxweynaha Jagada Madaxtinimo ee Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Jamaal Cali Xuseen iyo Wafti culus oo uu horkacaayay oo mudooyinkii

Read More »

DAAWO xogreeb Tv: Madaxweynaha Somaliya Oo Si Kulul U Cambaareeyay Qarixii Xalay Lala Beegsaday Oroma Coffee Ee Dadka Badani Ku Dhinteen

0 Visits: 829 | Monday October 13, 2014 - 19:36:51
Muqdisho(xogreebnews.com_ Madaxweynaha Dowlada Federalka Somalia Xassan Sheikh Maxamud ayaa si kulul u cambaareeyay weerarki ay xalay ka fuliyeen kooxda Al shabaab

Read More »

Danjire Nicholas Kay oo Garowe Gaaray ujeedaada u socdo,

0 Visits: 760 | Monday October 13, 2014 - 19:31:54
Garoowe(xogreebnews.com_Wakiilka gaar ah Qaramada Midoobay ugu qaabilsan arimaha Soomaaliya danjire Nicholas Kay iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa goor dhowayd soo gaaray

Read More »

Meydadka dad hor leh oo hadda laga soo saarey maqaayadii xalay qaraxu ka dhacay

0 Visits: 859 | Monday October 13, 2014 - 19:05:57
Kismaayo(xogreebnews.com_Ilaa 6 Ruux oo Meydad ah ayaa maanta laga helay Maqaayadii Xalay uu ka dhacay Qaraxa ee Wadada Maka Al-mukaramma ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

Xukuumadda Iyo Xisbiga KULMIYE Oo Isku Daba Maray Beeninta Tanaasulka Siilaanyo Iyagoo Ka Muquurtay In Ay Ka Jawaabaan Dhawaqa Ka Soo Yeedhay Axmed Cabdi Xaabsade

0 Visits: 709 | Monday October 13, 2014 - 19:05:48
Hargaysa:(xogreebnews.com_) Xukuumadda Somaliland oo xanbaarsan xisbi xaakimka KULMIYE Ayaa waxa ay si isku mid ah u beeniyay warar sheegayay in madaxweyne Axmed

Read More »

Beelaha Jibriil Yoonis ee G/Awdal oo cambaareeyay warar deel qaaf ah oo ka been sheegayay masiirka siyaasadeed ee beelaha oo dhawaan la baahiyay

0 Visits: 823 | Monday October 13, 2014 - 19:04:28
Boorama(xogreebnews.com_ Bayaankan cambayraynta ah oo ay maanta soo saareen salaaiinta, waxgaradka iyo dhalinyarada beelaha Jibriil Yoonis ee gobolk Awdal ayaa waxa ay ku cambaareeyeen war ay ku tilmaameen been abuur oo lagu daabacay shabakadaha iyo

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Faysal Cali Waraabe Oo Reer Burco Ugu Baaqay In Dalka La Badbaadiyo

0 Visits: 865 | Monday October 13, 2014 - 18:53:05
Burco(xogreebnews.com_Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo Siweyn Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Burco, Kuna Baaqay In La Badbaadiyo Dalka

Read More »

"Waxa La Wada Xusuusanyay inay Markii hore Jireen Xisbiga Kulmiye Dhexdiisa Laba Murashax Madaxweyne oo kala ahaa Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Gudoomiye Muuse Biixi "Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac Shabeel).war-saxaafadeed kasoo baxay xisbiga Kulmiye"

0 Visits: 776 | Sunday October 12, 2014 - 19:41:08
Hargeisa(xogreebnews.com_Warsaxafaded:Xisbiga KULMIYE Wuxuu Si cad u Beeninayaa Warka Shalay ku Soo Baxay Labada Jariidadood ee kala ah Ogaal iyo Geeska Africa ee lagu

Read More »

Wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland Oo Sagootisay Toban Shaqaale ah Wax ku soo Baran Doona Kiiniya “ Tobankan dhalinyarada ah waa dufcadii ugu horaysay ee waxbarasho dibadeed oo xaga duulimaadyada ah loo diro.” Agaasime Cumar Sayid.

0 Visits: 772 | Sunday October 12, 2014 - 19:16:22
Hargeysa (xogreebnews.com_Wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland ayaa maanta sagootisay toban shaqaale ah oo koorso aqoonta duulimaadyada ah ku soo qaadan doona

Read More »

Haweeney Xiskeedu Dhiman yahay Oo Lagu Hayo Ceerigaabo Oo Cid Garata La Baafinayo

0 Visits: 827 | Sunday October 12, 2014 - 19:12:19
Ceerigaabo(Xogreebnews.com_ Haweeney xiskeeda xagga maskaxda dhiman yahay ayaa muddooyinkan ugu danbeeyey lagu hayey magaalada Ceerigaabo kaddib

Read More »

Daawo xogreeb TV: "Madaxweynuhu wuu Sharaxan yahay doorashada soo socota Bulshadduna diyaar-bey u tahay inay doorato"wasiirku xigeenka warfaafinta iyo wacyi-gelinta cabdi waaxid cabdi qaadir.

0 Visits: 821 | Sunday October 12, 2014 - 19:05:23
Daawo xogreeb Tv: Wasiir Ku Xigeenka Warfaafinta Somaliland Oo Beeniyay Warar Sheegayay In Madaxweyne Siilaanyo Uu Ka Hadhay Tartanka Doorashada Soo Socota

Read More »

Xukuumadda Somaliland Oo Beenisay In Madaxweyne Siilaanyo Ka Hadhay Tartanka Doorashadda Madaxtooyadda

0 Visits: 856 | Sunday October 12, 2014 - 07:33:35
Hargeysa (xogreebnews_Xukuumadda Somaliland ayaa beenisay war sheegayay in madaxweyne Siilaanyo uu ka tanaasulay tartankii doorashadda madaxtinimo ee lagu wado inay ka qabsoonto dalka sannadka fooda inagu soo haya ee 2015-ka, sida ay baahiyeen laba ka mid ah wargeysyadda madaxa banaan ee ka soo baxa…

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Oo Booqasho Ku Tagay Baraawe

0 Visits: 793 | Saturday October 11, 2014 - 18:51:06
Hargeysa(xogreebnews.com_-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheikh Maxamuud iyo wefdi uu hogaaminaayo ayaa maanta booqasho aan hore loo sii

Read More »

Madaxweyne Silanyo Oo La Sheegay Inuu Go’aansaday Inaanu Doorashada Dambe Is Sharixin Iyo Raga La Filayo Inay Ku Loolamaan Murashaxa Madaxweyne Ee KULMIYE

0 Visits: 740 | Saturday October 11, 2014 - 18:48:55
Hargeysa(xogreebnews.com— Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa la sheegay inuu go'aansaday inaanu tartanka doorashada madaxtooyada ee 2015 ka qayb

Read More »

featured