Wararka

Beesha Gaashaan Buurta Axmed faarax Ee GAF Oo Kalsoonidii Kala Noqotay Xildhbaan Cali Mareexaan Oo Jawaano Lacaga La Dhex Ordaaya Magaalada Burco Oo Ku Duudsinaayo Degmada Baliga Diiriye Guuleed.

0 Visits: 918 | Thursday October 16, 2014 - 18:49:15
Burco(xogreebnews.com_- Beesha reer biniin ee gaashaan buurta axmed faarax ayaa si rasmiya kalsoonidii ugala laabatay xildhibaan cali mareexaan oo hada burco ku sugan.Kalsoonidan beesha reer biniin ee gaashaan buurta axmed faarax GAF kala noqotay

Read More »

Dowladda soomaaliya Oo Tiri Ciidamo Ebola Qaba Ama Kuwa Ka Socda Waddama Galbeedka Afrika Dalka Ma Iman Karaan Mana Imanayaan.

0 Visits: 651 | Thursday October 16, 2014 - 18:43:25
Muqdisho(xogreebnews.com_Wasiirka caafimaadka Somalia Ali Mohamed Mohamud (Ali Hared) ayaa beeniyay wararka ku aadan in ciidamo kasocda wadamada Galbeedka Africa

Read More »

Dawladda Ingiriiska Oo Warsaxaafadeed Ka Soo Saartay Faa’iidooyinka Somaliland Ka Heli Karto Shirkii Maalgashiga Ee London

0 Visits: 790 | Wednesday October 15, 2014 - 19:54:25
London(xogreebnews.com_Dawladda Boqortooyada Ingiriiska, ayaa si buuxda u ballanqaaday inay taageero ka gaysan doonto, isla markaana ka go'an tahay sidii looga shaqayn

Read More »

Dhacdo Layaab Leh: Wiil Dhalinyaro ah oo kunool Magaalada Muqdisho oo iska jaray Xubinta Taranka Raga

0 Visits: 914 | Wednesday October 15, 2014 - 16:26:53
Muqdisho(xogreebnews.com_Wiil 19-sano jir ah oo kunool Xaafada Ceymiska ee Degmada Yqashiid ayaa lagu soo waramayaa in uu iska jaray xubinta Taranka raga, kadib markii wiilkaan ay lasoo daristay xaalado caafimaad daro iyo dhibaatooyin kale.

Read More »

Dhalinyarada Beesha Gunbuur Ee Habaryoonis Oo Wasiirka Arimaha Gudaha Ugu Baaqday In Xoriyadiisa Degdeg Loogu Soo Celiyo Xoghayaha Gobolka Daadmadheedh Oo Xabsiga Loo Taxaabay

0 Visits: 1017 | Wednesday October 15, 2014 - 16:23:43
Hargeysa( xogreebnews.com_Dhalinyarada Beesha Gunbuur Ee Habaryoonis ayaa Wasiirka Arimaha Gudaha ugu baaqday in xoriyadiisa degdeg loogu soo celiyo Xoghayaha Gobolka

Read More »

UN Monitoring Group Oo Soo Saartay Warbixin Fadeexad Ku Ah Madaxweynaha Somaliya Kuna Sheegtay In La Taliyihiisu Hubka U Geeyo Al-Shabaab

0 Visits: 806 | Wednesday October 15, 2014 - 16:20:27
Muqdisho(xogreebnews.com_Kooxda baadhayaasha Qaramada Midoobay ee UN Monitoring group ee qaabilsan Somaliya iyo Ereteriya, ayaa soo saaray warbixin fadeexad ku ah Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud, taas oo sheegaysa in la taliyihiisa gaarka

Read More »

Fadeexad soo food saartay wasiirka arrimaha Gudaha oo aanay tallo faraha ugu jirin,madaxtooyadda ku amartay in aanay mucaaridku Goboladda ka olooleyn+maayero uu amar siiyeey oo waxba ka qaban kari la"

0 Visits: 782 | Wednesday October 15, 2014 - 16:18:26
Hargeisa(xogreebnews.com_Wasiirka Daakhiliga Oo Bilaabay Inuu Mucaaridad Ku Kiciyo Maayaro Ka Biyo Diiday Qorshe Uu Doonayo Inuu Kula Wareego Kabkii Dawladaha Hoose

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Milicso maalmo soo maray " Madaxweyne Siilaanyo Oo Si Adag Uga Jawaabay Eedayn Argaggixisada Lagula Xidhiidhiyey Samaale, Gabboose & Eng. Maxamed Xaashi

0 Visits: 680 | Wednesday October 15, 2014 - 16:13:37
Hargeysa(xogreebnews.com_Wakhtigii Xisbiga KULMIYE ku Jiray Abaabulka Doorashooyinka Xiligii Dowlada Rayaale Dalka Ka Talinaysay Ayaa Madaxweyne Siilaanyo Ka Jawaabay Eedaymo Loo Soo Jeediyay Samaale, Gabboose iyo Maxamed Xaashi oo lagu Xidhiidhiyay Inay Ka Tirsan Yihiin AL .

Read More »

DAAWO xogreeb Tv : Dood Adag Oo Dhexmartay Cali Khaliif Galaydh & Axmed Samatar Iyagoo Kala Mabda’ Duwan Iyo Su’aallo Lala Boobay

0 Visits: 830 | Wednesday October 15, 2014 - 16:03:29
Minneapois(xogreebnews.com_Labaa Aqoonyahan Ee Dr. Axmed Ismaaciil Samatar Iyo Dr. Cali Khaliif Galaydh Ayaa Waxaa Dhex Maray Doodii Ugu Adkeyd Kadib Kullan Kale Oo Ay Ku Yeesheen Magaalada Minneapolis Ee Dalka Maraykanka Iyo Su'aallo Lala Boobay Iyagoo Kala Mabda' Duwan.

Read More »

kulmiye oo la saal-baabaakhay tanaasulkii madaxweynaha ee soo shaac-baxay dhowaan ,masuuliyiin ka mid ah Kaadirka Kulmiye oo sheegay inay arrintaas ka danbeeyen xubno wasiiro ah.

0 Visits: 772 | Tuesday October 14, 2014 - 19:58:50
Hargeisa(xogreebnews.com_Qaar Ka Mid ah Siyaasiyiinta Xisbiga Kulmiye ayaa ku eedeeyay Xubno miisaan culus ka haya Xukuumaddu in ay ka dambeeyeen Faafinta wararkii sheegayay

Read More »

Ciidamada Sierre Leone oo la geyn lahaa Kismaayo oo laga heley cudurka Ebola Halista ciidamadda shisheeye.

0 Visits: 810 | Tuesday October 14, 2014 - 19:48:27
Kismaayo(xogreebnews.com_Wararka hadda soo dhacaya waxa ay sheegayaan in illaa 800 askari oo ka socda Sierre Leone oo la geyn lahaa magaalada Kismaayo si ay badalaan

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Oo Sheegay In Isaga Iyo Madaxweyne Siilaanyo Yihiin Musharixiinta KULMIYE

0 Visits: 829 | Tuesday October 14, 2014 - 19:14:01
Hargeysa(xogreebnews— Madaxweyne xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici, ayaa sheegay inaanay waxba ka jirin wararka sheegaya inuu Madaxweynuhu tanaasulay.waxa uu sheegay in isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo yihiin Musharaxa iyo ku xigeenka Kulmiye.v

Read More »

Tanaasulka Madaxweynuhuu Maaha Wax Laala-yaabo Ee Waxaa Layaab-leh Musharax-nimadiisa?

0 Visits: 846 | Tuesday October 14, 2014 - 16:35:45
Haregisa(xogreebnews.com_Waxaa maalmahan kusoo baxaayeey warbaahinta dalka,inuu madaxweyne siilaanyo ka tanaasuley,musharaxnimadiisii xisbiga Kulmiye.

Read More »

Badhasaabka Gobolka Gabiley oo xabsiga u taxaabay mustafe sh abiib xadhigiisabakar xuseen oo kamida haldoorka kulmiye ee wajaale iyo dareenada kadhashay

0 Visits: 818 | Tuesday October 14, 2014 - 16:23:25
Gabiley(xogreebnews.com_Badhasaabka gobolka gabiley mustafe shine ayaa amar ku bixiyey in lasoo xidho mustafe sheikh abiibakar xuseen oo

Read More »

taageerayaal maw-jado ah oo si layaab-leh usoo dhoweeyeey,masuuliyiinta xisbiga Ucid,masuuliyiinta Gobolka oo saas-ka qaaday

0 Visits: 859 | Monday October 13, 2014 - 19:41:58
Burco(xogreebnews.com-Madaxweynaha Jagada Madaxtinimo ee Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Jamaal Cali Xuseen iyo Wafti culus oo uu horkacaayay oo mudooyinkii

Read More »

DAAWO xogreeb Tv: Madaxweynaha Somaliya Oo Si Kulul U Cambaareeyay Qarixii Xalay Lala Beegsaday Oroma Coffee Ee Dadka Badani Ku Dhinteen

0 Visits: 826 | Monday October 13, 2014 - 19:36:51
Muqdisho(xogreebnews.com_ Madaxweynaha Dowlada Federalka Somalia Xassan Sheikh Maxamud ayaa si kulul u cambaareeyay weerarki ay xalay ka fuliyeen kooxda Al shabaab

Read More »

Danjire Nicholas Kay oo Garowe Gaaray ujeedaada u socdo,

0 Visits: 758 | Monday October 13, 2014 - 19:31:54
Garoowe(xogreebnews.com_Wakiilka gaar ah Qaramada Midoobay ugu qaabilsan arimaha Soomaaliya danjire Nicholas Kay iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa goor dhowayd soo gaaray

Read More »

Meydadka dad hor leh oo hadda laga soo saarey maqaayadii xalay qaraxu ka dhacay

0 Visits: 853 | Monday October 13, 2014 - 19:05:57
Kismaayo(xogreebnews.com_Ilaa 6 Ruux oo Meydad ah ayaa maanta laga helay Maqaayadii Xalay uu ka dhacay Qaraxa ee Wadada Maka Al-mukaramma ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

Xukuumadda Iyo Xisbiga KULMIYE Oo Isku Daba Maray Beeninta Tanaasulka Siilaanyo Iyagoo Ka Muquurtay In Ay Ka Jawaabaan Dhawaqa Ka Soo Yeedhay Axmed Cabdi Xaabsade

0 Visits: 706 | Monday October 13, 2014 - 19:05:48
Hargaysa:(xogreebnews.com_) Xukuumadda Somaliland oo xanbaarsan xisbi xaakimka KULMIYE Ayaa waxa ay si isku mid ah u beeniyay warar sheegayay in madaxweyne Axmed

Read More »

Beelaha Jibriil Yoonis ee G/Awdal oo cambaareeyay warar deel qaaf ah oo ka been sheegayay masiirka siyaasadeed ee beelaha oo dhawaan la baahiyay

0 Visits: 818 | Monday October 13, 2014 - 19:04:28
Boorama(xogreebnews.com_ Bayaankan cambayraynta ah oo ay maanta soo saareen salaaiinta, waxgaradka iyo dhalinyarada beelaha Jibriil Yoonis ee gobolk Awdal ayaa waxa ay ku cambaareeyeen war ay ku tilmaameen been abuur oo lagu daabacay shabakadaha iyo

Read More »

featured