Wararka

Sarkaal Al-shabaab u qaabilsanaa Gobolka Awdal oo hore uga baxsaday Ciidanka RRU-da Iyo Sirdoonka Somaliya oo qabtay Una gacan galiyey Jabbuuti

0 Visits: 774 | Saturday October 18, 2014 - 16:48:22
Hargeysa(xogreebnews.com_Sarkaal sare oo Shabaab u qaabilsanaa Gobolka Awdal isla markaana ay dhawaan ciidanka RRU-du ku Guul-daraysteen in ay qabtaan ayaa dhawaan Xukuumadda Somaliya ku qabatay isagoo ku sugan deegaanka Dhuusa mareeb, halkaas oo

Read More »

Maxkamadda Ciidanka Qaranka Somaliland oo xukun Dil iyo xabsiyo dhaadheer ah ku xukuntay Askartii fulisay Dilka labadii Sarkaal ee Qorilugud

0 Visits: 739 | Saturday October 18, 2014 - 16:45:02
Hargeysa(xogreebnews.com_ Maxkamadda Ciidanka Qaranka Darajada Koowaad ee Goboladda Galbeedka Somaliland ayaa maanta xukun Dil ah ku riday Askarigii gacan ku

Read More »

wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta oo ka warbixiyeey shoodh saaka qabsaday Studio-yaha idaacada Radio Hargeysa oo shaqadi oo wali socota .

0 Visits: 683 | Saturday October 18, 2014 - 16:10:14
Hargeysa(xogreebnews.com_Wasiir ku xigeenka wasaarada warfaafinta wacyi gelinta iyo dhaqanka somaliland CabdiWaaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan ayaa ka war bixiyey dab saaka ka kacay Studio-yaha idaacada Radio Hargeysa.

Read More »

Madaxwayneha Somalia Xasan Sheekh Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wakiilka Gaarka Ah Midowga Afrika Ee Soomaaliya + SAWIRRO

0 Visits: 799 | Saturday October 18, 2014 - 16:04:34
Muqdisho(xogreebnews.com_-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya danjire Maman Sidikou.

Read More »

Kor U Kaca Bilicda Caasimadda Somaliland Ma Maayer Iyo Gollaha Deegaanka Ayaa Sabab U Ah Mise Bulshadda Iska Wax U Qabsaday ah?

0 Visits: 889 | Friday October 17, 2014 - 21:01:37
Hargeisa(xogreebnews_ Soomaaliddu waxaay ku maah-maahda,gacmo wadaa-jirbay wax ku Gooyan. Runtii taasi waa dhab,hadaanan Khaldaneyn.waayo tiraabta intaa badan kasoo yeedha waayeel-keenni Hore,waxaay u badan tahay.mid ku salleeysan xaqiiqada ,maxaa

Read More »

madaxweynaha maamulka maqaar-saarka ah ee khaatumo Pro: Cali Khaliif Galaydh oo ku dhawaaqay liisku sheeg xubnaha wasiirku xigeennada,iyaddo ay dawladiisu tahay mid magan uu joogta dawlad deegaanka itoobiya.

0 Visits: 942 | Friday October 17, 2014 - 21:01:36
Garoowe(xogreebnews.com_Madaxwaynaha maamulka ku sheega khaatumo Pro: Cali Khaliif Galaydh ayaa wuxuu maanta ku dhowaaqay Laba Wasiir oo hadhsanaa, Wasiir Ku xigeeno, Wasiiru dawlayaal iyo Sidoo kale Taliyaha Ciidamada maamulka khaatumo, Waxaana geesta

Read More »

“Somaliland waa Dal Dihin oo Daboolan isla Markaana Buuxiyey Shuruudaha Maalgashiga oo ay ugu Muhiimsan yihiin Nabada, Tartanka iyo Dimuqraadiyadu. Waa La Gaadhay Wakhtigii Lala Iman Lahaa Geesinimo Ku Filan In Lagu Dhiirado Maalgashiga Somaliland “'Now is the time to be bold, brave and invest in Somaliland” Ambassador Neil Wigan" wasiirka madaxtooyadda somaliland xirsi cali xaaji xasan

0 Visits: 764 | Friday October 17, 2014 - 18:37:43
Landon( xogreebnews.com_Siday aynu ognahay xidhiidhka Caalamiga ah ee Dawladaha dhex mara oo Maalgashigu uugu muhiimsan yahay waa muftaaxa kor-u-qaadida dhaqaalaha, la dagaalanka shaqo la'aanta iyo abuurida fursado shaqo

Read More »

xogreebnews.com-ka dhex daawo warkii Tv-ga caalamaiga ee STAR TV: qodobada warka,dhalinyaro ku nool caasimadda somaliland oo taageero Buuxda la garab istaagay maayerka magaaladda +qodobo kale oo xasaasi ah,fadlan haka maqnaan"nala daawo warkii Tv-ga caalamaiga ee STAR TV

0 Visits: 803 | Friday October 17, 2014 - 18:33:36
Hargeisa(xogreebnews.com_xogreebnews.com-ka dhex daawo warkii Tv-ga caalamaiga ee STAR TV: qodobada warka,dhalinyaro ku nool caasimadda somaliland oo taageero Buuxda la garab istaagay maayerka magaaladda +qodobo kale oo xasaasi ah,fadlan haka maqnaan"nala daawo warkii Tv-ga caalamaiga ee STAR TV

Read More »

QM oo sir culus shaacisay: Xiriirka ka dhaxeeya Shabaab & Axmed Madoobe

0 Visits: 842 | Friday October 17, 2014 - 18:28:47
Kismaayo (xogreebnews.com_Baarayaasha QM ee Xayiraadda Hubka ee dalalka Somalia iyo Eritrea ayaa shalay baahiyey Warbixin-sannadeedkooda ku aadan qaabka ay u hirgashay

Read More »

Daawo xogreeb Tv"Shirkad Dalkan Malgashanaysa Oo kuso Dhiiranaysa Majirto inta Uu Wasiirka Macdantu Jogo

0 Visits: 756 | Friday October 17, 2014 - 18:24:10
Hargeisa( xogreebnews.com_Shirkad Dalkan Malgashanaysa Oo kuso Dhiiranaysa Majirto inta Uu Wasiirka Macdantu Jogo

Read More »

Al Shabaab Qoorta Kaga Jartay Degmada Baraawe Oday 60 Jir Ah

0 Visits: 786 | Friday October 17, 2014 - 18:18:38
Baraawe(xogreebnews.com_Waxaa xalay degmada Baraawe lagu gowracay oday 60 sano jir ah oo ka mid ahaa dadka ku nool degmadaas. kooxo hubeysan oo la tuhunsan yahay iney ka mid ahaayeen Al-shababa ayaa kala baxay hoygiisa oo ku yaala gudaha degmada Baraawe.

Read More »

DAAWO xogreeb Tv: Abwaan Cabdi Good Oo Midxinka Saaray Madaxweyne Siilaanyo Kana Yaabay Waxyaabihii Uu Shalay Taageersanaa Siilaanyo Maantana Diidan Yahay

0 Visits: 813 | Friday October 17, 2014 - 17:55:32
Hargeysa (xogreebnews.com_Abwaan Cabdi Good Oo Midxinka Saaray Madaxweyne Siilaanyo Kana Yaabay Waxyaabihii Uu Shalay Taageersanaa Siilaanyo Maantana Diidan Yahay

Read More »

DAAWO xogreeb Tv : Madaxweyne Siilaanyo Shalay Iyo Maanta ( Siilaanyo Muxuu Ka Yidhi Xuska SMN Markii Uu Mucaaridka Ahaa )

0 Visits: 653 | Friday October 17, 2014 - 17:55:15
DAAWO xogreeb Tv : Madaxweyne Siilaanyo Shalay Iyo Maanta ( Siilaanyo Muxuu Ka Yidhi Xuska SMN Markii Uu Mucaaridka Ahaa )

Read More »

Xisbiyada Wadani Iyo Ucid ee Qaradaha Yurub iyo Ameerika oo Canbareeyey falkii ciidamada RRU kula warageen Xaruntii Hido dhawr ee lagu qaban lahaa Xuska Mujaahidiinta SNM.

0 Visits: 1065 | Thursday October 16, 2014 - 20:31:29
Bristo(xogreebnews_Shir deg deg ah oo ka qabsoomay xaga telphone conference ka oo ay isugu yimaadeen tageerayaasha Xisbiyada Ucid iyo Wadani ee Qaradaha Yurub iyo waqooyiga

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeenka Xisbiga UCID Oo Xukuumada Ku Eedeeyey Inay Wadaan Qas & Foodo

0 Visits: 865 | Thursday October 16, 2014 - 19:11:34
Hargeysa(xogreebnews) — Musharaxa Madaxweyne ku Xigeenka Xisbiga UCID Oo Xukuumada Ku Eedeeyey Inay Wadaan Foodo arinta diiwaangelinta

Read More »

Daawo xogreebnews Sawirada "Reer Boorama Oo Si La Yaab Leh Usoo Dhaweeyay Gudoomiyaha Xisbiga WADANI Iyo Xukumada Oo Ka Naxday

0 Visits: 836 | Thursday October 16, 2014 - 19:09:15
Boorama(xogreebnews.com_ Gudoomiyaha golaha wakiilada Ahna gudoomiyaha xisbiga WADDANI Md.C/raxmaan C/laahi Cirro iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa saaka aroortii hore si kal iyo laab ah loogu soo dhaweeyay Gobolka Awdal iyada kumayaal iyo kumayaal dadweyne taageerayaal

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Cali Guray Oo Xukuumadda Ku Dhaliilay Talaabada Ay Ku Hor Istaagtay Xuska Maalinta SNM

0 Visits: 810 | Thursday October 16, 2014 - 19:04:41
Hargeysa(xogreebnews— Gudoomiye xigeenka 3-aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Guray, Xukumadda ku dhaliilay talaabada ay ku hor istaagtay Xuska Maalinta SNM

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Dagaal Gacan Kahadal Ah Oo Dhexmaray Gudoomiyaha KULMIYE MUuse Biixi Iyo Xildhibaan Rayte

0 Visits: 945 | Thursday October 16, 2014 - 19:01:20
Hargeysa(xogreebnews— Dagaal Gacanka Hadala Ayaa Maanta Dhex Maray Gudoomiyha Kulmiye Muuse Biixi Iyo Xildhibaan Rayte Dagaalkan Ayaa Ka Dhashay Markii Uu Muuse Biixi

Read More »

Siyaasi, Mujaahid Ibrahin Dhegaweyne Oo Ka Badbaaday Rasaas Nool Oo Ay La Damacsanayeen Ciidanka RRU-Du

0 Visits: 900 | Thursday October 16, 2014 - 18:57:03
Hargeysa(xogreebnews.com— Ibraahin Cabdilaahi Xusseen (Dhagaweyne) oo doonayay in uu Galo Hotel Hiddo dhawr oo Saaka ay la wareegen Ciidanka RRU-du ayaa waxa xabad nool ku qabtay ciidankaasi RRU-da waxanu ku sigtay in ay ku ridaan rasaastaasi, dhagaweyne oo ka

Read More »

madaxweyne siilaanyo oo la kulmay wasiirka Horumarinta caalamiga ah Ms. Lynna Featherstone wax yaabah ay ka wadaa-hadleen intii kulaankaasi socday,war-saxaafadeed

0 Visits: 921 | Thursday October 16, 2014 - 18:54:45
Landon (xogreebnewqs.com_WAR-SAXAAFADEED:Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo iyo weftigii uu hogaaminaayey ee ku sugnaa maalmahanba Dalka

Read More »

featured