Wararka

“Anigu Mid Uun Baan Ogahay Inay Jirto Koox Isbahaysatay Oo Ku Shaqaynaysa Siyaasad Qarsoon Oo Dalkan Khatar Ku Ah” Siyaasi Cismaan Hindi

0 Visits: 762 | Tuesday October 21, 2014 - 11:55:03
Hargeysa(Xogrweebnews) Siyaasiga Cismaan Cabdillaahi Cigaal (Cismaan Hindi), ayaa iftiimiyay Koox uu sheegay in Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo ay ka tirsan yihiin,kuwaasi oo uu tilmaamay inay Siyaasadda Madaxweynaha ka soo horjeedaan

Read More »

Dalladda Dhalinyarada Aqoonyahanka Gobolka Gobolka Hawd Oo Shahaado Sharafeed Iyo Xeedho Ku Maamuusay Wasiirka Duulista Somaliland

0 Visits: 1021 | Monday October 20, 2014 - 21:35:42
Hargeysa (xogreebnews.com_Dalladda Dhalinyarada Aqoonyahanka Gobolka Gobolka Hawd ayaa shaaado sharafeed iyo Xeedho ku maamuusay Wasiirka Duulista iyo Hawadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi.

Read More »

Al-Shabaabka oo galaaya keynta badda Madoow, iyo Axmed madoobe oo saraakiil kula hadlay Raaskaanbooni

0 Visits: 815 | Monday October 20, 2014 - 19:59:50
Kismaayo(xogreebnews.com_ Xili lagu soo waramayo in firxadka Alshabaab ay galayaan deegaanka keynta ah ee Badda Madoow ee u dhow magaalada Raaskaanbooni ayaa waxa

Read More »

Bayaan ka Soo baxay Qurbajooga Reer Biniin Ee Gashaan Buurta ahmed Faarax (GAF) oo Gaashaanka ku dhuftay Go"aankii wasiiradda ee Bali-Diiriye ,Daawo Sawiro.–

0 Visits: 803 | Monday October 20, 2014 - 19:27:30
London (xogreebnews.com_Bayaan ka soo baxay Qurba jooga Reer Biniin Ee Gashaan Buurta ahmed Farax (GAF).SHir ay isugu yimaadeen Cuqaasha ,Waxgaradka, siyaasiyiinta ,Aqoonyahanada ,iyo dhilinyarabaEe ku Dhaqan Qaarada yurub .

Read More »

“ Aqalo ayaa La iibin jiray, lacag-tana gaar ayaa loo qaadan jiray, qasnada dawladana laguma soo shubi jirin, waxana lagu qori-jiray waa Hibo.. Nimanka hantidaa hore sidaa u galay maanta inay xishoodaan ayey ahayad.”wasiirka wasaradda duulista iyo hawada mudane,maxamuud xaashi cabdi.

0 Visits: 806 | Monday October 20, 2014 - 19:27:22
Hargeisa(xogreebnews.com_wasiirka wasaaradda duulista ayaa qoraal ujeedooyin badan xan-baar-san soo dhigay barkullan ka bulshadda ee facebook-qoraal kaasi waxaa u dhignaa sidaan: Rag waaweyn oo dalka xilal ka soo qabtay, oo xukuumadii u dambeysay ka mid ahaa, oo

Read More »

"Ha Laga Daayo Xag-xagashadda Maayarka Iyo Ku Xigeenka Caasimadda Oo Ha Lagu Gacansiiyo Wixii Horumar Ah Ee Ay Ka Waddan" Chief Caaqil Cabdiraxmaan Xuseen Xasan.–

0 Visits: 822 | Monday October 20, 2014 - 19:14:51
Hargeysa [xogreebnews.com_ Chief Caaqil Cabdiraxmaan Xuseen Xasan [Afey] oo ka mid ah Cuqaasha reer Somaliland, ayaa baaq isagu jira talo iyo hadal waayeelnimo ah u diray xubnaha Golaha Deegaanka Caasimadda Somaliland ee Hargeysa

Read More »

Ama shakiga mucaaridka ayaa been noqon oo doorashooyinka ayaa sidii loogu talogalay u qabsoomi.Ama waxaan is lahayn qawlka iyo ficilka Madaxwayne Silanyo oo shakiga jira ayaa rumoobi oo isu kordhin baa imane

0 Visits: 755 | Monday October 20, 2014 - 19:14:48
Hargeisa-(xogreebnews.com_Gudoomiye xigeenka 3aad ee Xisbiga Uicd Cali Guray oo had iyo jeer falanqeeya arimaha siyaasadeed ee ku soo kordha saxada siyaasada Somaliland ayaa

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Sababaha Ay U Hakiyeen Xeerka Diiwaan Galinta

0 Visits: 912 | Monday October 20, 2014 - 19:01:13
Hargeysa(xogreebnews— Gudoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Gaal Oo Ka Hadlay Sababaha Ay U Hakiyeen Xeerka Diiwaan Galinta

Read More »

Maxkamadda Qarammada Midoobey Oo Muddaysay Dhageysiga Dacwadda Xadaynta Badda U Dhaxaysa Soomaaliya Iyo Kenya

0 Visits: 917 | Monday October 20, 2014 - 18:55:45
Muqdisho(xogreebnews.com_Maxkamadda Qarammada Midoobay ee Hague ayaa 17kii October 2014, waxay faafisay Warsaxaafadeed ay ku sheegtay inay xilli u qabatay bilowga dhagaysiga Dacwadda la xidhiidha Xadaynta Badweynta Hindiya ee u dhexaysa Soomaaliya iyo Kenya..

Read More »

Warka Star Tv: cuqaasha iyo wax-garadka Gobolka Gabiley oo si ba"aan u dhaliilay Gudoomiyaha Gollaha Guurtida Saleebaan Gaal" ka daawo xogreeb Tv:

0 Visits: 750 | Sunday October 19, 2014 - 20:54:00
Hargeisa(xogreebnews.com_Warka Star Tv: cuqaasha iyo wax-garadka Gobolka Gabiley oo si ba"aan u dhaliilay Gudoomiyaha Gollaha Guurtida Saleebaan Gaal" ka daawo xogreeb Tv:

Read More »

Daawo xogreeb Tv: musharaxa madaxweyne ee xisbiga Ucid jamaal cali xuseen oo jawaab adag siiyeey madaxweynaha soomaaliye xasan Damal Jadiid

0 Visits: 674 | Sunday October 19, 2014 - 20:48:26
Hargeisa(xogreebnews.com_Daawo xogreeb Tv: musharaxa madaxweyne ee xisbiga Ucid jamaal cali xuseen oo jawaab adag siiyeey madaxweynaha soomaaliye xasan Damal Jadiid

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Gudoomiyaha Gollaha wakiiladda somaliland ciiro oo shaaca ka qaaday,inay xukuumaddu ka caggo Jiideyso inay sharciga Hor keento xubnaha Komiishanka+dhacdooyin ay la damacsan tahay inay doorashaddu dib u dhacdo

0 Visits: 764 | Sunday October 19, 2014 - 19:23:45
Hargeisa(xogreebnews.com Daawo xogreeb Tv: Gudoomiyaha Gollaha wakiiladda somaliland ciiro oo shaaca ka qaaday,inay xukuumaddu ka caggo Jiideyso inay sharciga Hor keento xubnaha Komiishanka+dhacdooyin ay la damacsan tahay inay doorashaddu dib u dhacdo

Read More »

"Cigaal International Airport iyo dadka ka shaqeeyaa midna sidan muu ahaan jirin!, Xukuumadanina waa xukuumadii is badalka iyo Waxqabadka."wasiirka wasaaradda duulista maxamuud xaashi cabdi

0 Visits: 897 | Sunday October 19, 2014 - 19:09:09
Hargeisa(xogreebnews.com_" Faraxad weyn ayey ii tahay in aan idinkala soo qayab galo munaasibadan qiimaha leh, ee laydinku dhiirigalinayo, madaarkeena oo aynu horumarkiisa iyo wanaagiisa ka shaqaynaa waxa ay guul u tahay guud ahaan qaranka Somaliland.

Read More »

madaxweyne ku xigeenka somaliland oo sameeyeey dhacdo aan looga baran kana dul-deegay wasaaraddo haawanaya iyo awoodiisa wax-ka qabaasho oo aad u hooseysa (daawo sawiiro)

0 Visits: 794 | Sunday October 19, 2014 - 19:06:21
Hargeisa(xogreebnews.com_Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ahna ku simaha Madaxweynaha Somaliland waxa uu maanta Kormeer kedis ah ku soo maray qaybo ka mida Wasaaraddaha Dalka, Goobaha

Read More »

Xukuumada Itoobiya Oo Sheegtay In Ay Taxadar Ka Muujineyso Weeraro Ay Al Shabaab Ka Geysato Dalkaasi

0 Visits: 795 | Sunday October 19, 2014 - 18:58:57
Muqdisho(xogreebnews.com_)-Xukuumada Itoobiya, ayaa waxay shaaca ka qaaday inay ka hortageyso weerarada la sheegay inay qorsheynayaan Xoogaga Al Shabaab, oo ka dagaalama Gobolada Koonfurta iyo Bartamaha ee Somaliya.

Read More »

Gudoomiyeyaaysha Sadexda Xisbi Ee Somaliland Oo Maanta U Ambabaxaya Nairobi, Sababta Loogu Yeedhay Iyo Seefta Beesha Caalamka

0 Visits: 771 | Sunday October 19, 2014 - 18:53:10
Hargeysa(xogreebnews.com_Saddexda Guddoomiye ee Xisbiyada UCID, WADDANI iyo KULMIYE ayaa la filayaa inay Maanta oo Axadda u duulaan xarunta Dalka Kenya ee Nairobi, iyadoo ay

Read More »

Tiradda Tahriibayaal Soomaali ah oo Ku Geeriyootey Badda U Dhaxeysa Yemen Iyo Soomaaliya Oo Sii Kordheysa.

0 Visits: 826 | Sunday October 19, 2014 - 08:30:01
Sanca(xogreebnews.com_Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR, ayaa soo saartay Tiro-koobka soomaalida ku GeeriyootayBiyaha u dhexeeya Somalia iyo Yemen intii lagu gudo jirey sanadkan. Dhacdadii

Read More »

Faallo: Maxay Tahay Sirtii Ka Danbeysay Tanaasulka madaxweyne siilaanyo ee la weriyeey?

0 Visits: 935 | Saturday October 18, 2014 - 19:23:27
Hargeisa(xogreebnews.com_Xoggihii ugu hadal haynta badnaa todoobaad-yaddi uu danbeeyey Somaliland,ayaa noqday warkii ku saab-sanaa inuu madaxweyne siilaanyo,ka

Read More »

Doorashada sanduuqa lagu Rido oo ka dhacday Jubbaland,si dimuquradi ah"

0 Visits: 828 | Saturday October 18, 2014 - 16:53:01
Kismaayo(xogreebnews.com_ Maanta magaalada Dhoobleey waxaa ka dhacday doorasho tii ugu horeysey oo cod sanduuq lagu rido, sanduuqana lagu kala boxo, waxaa isu soo taagay xilka guddoomiyaha Dhoobleey illaa 6 musharax, waxayna guushu raacday Siyaad Maxamed Xassan Uleex.

Read More »

featured