Wararka

Daawo xogreeb Tv: Xisbiga WADANI Oo Maanta Shir Jaraa’id Si Kulul Ugu Eedeeyay Gudoomiyaha Golaha Guurtida Inuu Waddo Qorshe Muddo Kordhin Loogu Samaynayo Xukuumada Axmed Siilaanyo

0 Visits: 740 | Thursday October 23, 2014 - 18:44:28
Daawo xogreeb Tv: Xisbiga WADANI Oo Maanta Shir Jaraa'id Si Kulul Ugu Eedeeyay Gudoomiyaha Golaha Guurtida Inuu Waddo Qorshe Muddo Kordhin Loogu Samaynayo Xukuumada Axmed Siilaanyo

Read More »

Doodda Madaxweyne Siilaanyo Ee Aqoonsiga Qaddiyadda Somaliland Iyo Dareenka Dawladda Ingiriiska Ee Wargeyska The Guardian

0 Visits: 793 | Thursday October 23, 2014 - 18:40:54
London(xogreebnews.com_Wargeyska The Guardian ee ka soo baxa wadanka Ingiriiska, ayaa shalay baahiyay warbixin uu ka qoray Somaliland, isagoo la kulmay Madaxweyne Siilaanyo iyo sidoo kale saraakiil ka tirsan waaxda arrimaha dibadda ee Ingiriiska.

Read More »

Xisbiga Waddani Oo Xukumadda iyo Gudoomiyaha Guurtida Ku Eedeeyay Inay Shuraako Ku Yihiin Muddo Kordhin Doorasho

0 Visits: 803 | Thursday October 23, 2014 - 17:32:40
Xisbiga Waddani Oo Xukumadda iyo Gudoomiyaha Guurtida Ku Eedeeyay Inay Shuraako Ku Yihiin Muddo Kordhin Doorasho

Read More »

Al-Shabaab oo Ciidamada Axmed Madoobe ka qabsaday 4 gadiidka dagaalka ah.

0 Visits: 879 | Wednesday October 22, 2014 - 20:49:51
Kismaayo xogreebnews.com_Deeganka Luglow oo Magaalada Kismaayo u jira 13 km waxaa ila shalay ka socday dagaal culus oo u dhexeya Maleshiyaadka Raskambooni oo kaa shanaya Ciidamada Kenya iyo kooxda Nabadiidka ah ee Al-Shabaab.

Read More »

xildhibaan siciid Cilmi Rooble oo si ba'an u dhaliilay mudanayaal ka Tirsan aqalka wakiiladda oo doonaaya inay xilka ka xayuubiyaan,Gudoomiye Ciiro+diiwaan galinta daawo xogreeb Tv"akhriso

0 Visits: 736 | Wednesday October 22, 2014 - 18:44:15
Hargeysa (xogreebnews.com_Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ayaa iftiimiyay sabab uu sheegay in Xildhibaano Golaha wakiilada ka tirsani Dacwad xeerkii Diwaangalinta ka dhan ah ugu gudbiyeen

Read More »

Xildhibaan Buubbaa oo Sharci-jebin ku eedeeyey Guddoomiyaha Guurtida oo Xukuumadda u wiiqaya Awoodda Golaha

0 Visits: 783 | Wednesday October 22, 2014 - 18:39:18
Hargeysa(xogreebnews.com_Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa Guddoomiyaha Golaha Guurtida ku eedeeyey Sharci-jebin

Read More »

Qoyska Madaxtooyadda Oo Ay Weheliyaan Laba Wasiir Oo Ka Soo Jeeda Beesha Siilaanyo Ayaa(200.000$)Siiyey Labada Xisbi Mucaarad Mid Ka Mida,Si Uusan Uga Hor iman Mudo Kordhin La Wado.–

0 Visits: 798 | Wednesday October 22, 2014 - 16:47:02
Hargeisa(xogreebnews.com_Qoyska Madaxtooyada oo ay weheliyaan laba wasiir oo ka soo jeeda Beesha Siilaanyo ayaa(200.000$)laba boqol oo kun oo Doolar siiyey labada xisbi mucaarad mid ka mida si Uusan uga hadlin mudo kordhin la wado.

Read More »

Daawo xogreeb Tv: xildhibaan cabdi raxmaan xoog oo sheegay in aanu madaxweyne siilaanyo Geli-karay doorashadda soo soctaa.sababaha u aaneeyeey+dooda laba mooshin oo midna lagu waddo Gudoomiyaha Gollaha wakiiladda midna siilaanyo xilka laagaga Tuuraayo >

0 Visits: 710 | Wednesday October 22, 2014 - 16:42:01
Daawo xogreeb Tv: xildhibaan cabdi raxmaan xoog oo sheegay in aanu madaxweyne siilaanyo Geli-karay doorashadda soo soctaa.sababaha u aaneeyeey+dooda laba mooshin oo midna lagu waddo Gudoomiyaha Gollaha wakiiladda midna siilaanyo xilka laagaga Tuuraayo >

Read More »

Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Oo Shahaadooyin Gudoonsiiyey 104 Ardayd Oo Dhamaysatay Jaamacada Hope University Hope University ( SAWIRRO )

0 Visits: 802 | Wednesday October 22, 2014 - 16:35:21
Hargeysa(xogreebnews.com— Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta Shahaadooyin Gudoonsiiyey Ardayda Jaamacada Hope University. Ardaydaasi oo tiradoodu dhamayd 104 Arday oo dhamaystay saddex

Read More »

maareeyaha haamaha shidaalka Berbera oo faah-faahiyeey,tayadda shidaalka iyo wax-yaabaha u qabsoomay mudaadi ay Joogeen.

0 Visits: 832 | Tuesday October 21, 2014 - 18:36:55
Hargaysa(xogreebnews_Mareeyaha Kaydka Haamaha Shidaalka Magaalada Berbera Sh.Saleebaan Siciid Cali Ayaa Waxaa Uu Ka Warbixiyey Xaalada Guud Ee Haamaha Shidaalka

Read More »

Daawo xogreeb Tv : madaxweyne siilaanyo oo maanta cod ku sheegay inuu yahay musharax doorashadda danbe.

0 Visits: 869 | Tuesday October 21, 2014 - 18:25:54
Hargeisa(xogreebnews.com_Daawo xogreeb Tv : madaxweyne siilaanyo oo maanta cod ku sheegay inuu yahay musharax doorashadda danbe.

Read More »

Daawo Sawirada Boqorka Beelaha Daarood Oo Siweyn Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada BADHAN

0 Visits: 1165 | Tuesday October 21, 2014 - 18:22:19
Badhan(xogreebnews.com— Boqorka Beelaha Darood Ayaa Siweyn Loogu Soo Dhoweeyay Magaalada Badhan ee Sanaag Bari Iyo Warar Sheegaya Inuu Ku Soo Fool Leyahay Magaalada Ceerigaabo

Read More »

21.Oct.1969: 45 Sano Ka Hor Iyo Afganbigii Millateri Ee Soomaaliya

0 Visits: 1046 | Tuesday October 21, 2014 - 17:55:43
Hargeysa(xogreebnews.com— Maanta waa 21. Oktoobar. Waa maalin caan ah ka ah Soomaalida dhexdeeda, isla markaana inta garanaysa uu qofba si u xusuusan karo 45 sano ka

Read More »

Daawo xogreebnews Sawirada Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Dalka Kusoo Laabtay Si Diirana Loogu Soo Dhaweeyay

0 Visits: 883 | Tuesday October 21, 2014 - 17:53:42
Hargeysa(xogreebnews.com_ Madaxweyne Siiaanyo Oo Dalka Kusoo Laabtay Kana Hadlay Inuu Yahay Musharaxnimadiisa, Hakaas oo Siweyn Loogu Soo Dhaweeayay .

Read More »

Wasiirka Horumarinta Ingiriiska Oo Dawlada Somaliland Kala Hadlay Laba Qodob Oo Muhiim Ah Iyo Jawaabta Ay Somaliland Ka Bixisay

0 Visits: 761 | Tuesday October 21, 2014 - 17:51:14
Hargeysa(xogreebnews.com_Ingiriiska ayaa weli ku dhegan inay doorashooyinka Somaliland ku qabsoomaan wakhtigooda oo ku beegan bishan June ee sannadka dambe ee 2015, waxaanay dawladda Somaliland ka dalbanayaan inay wakhtidaooga ku qabsoomaan.

Read More »

“Anigu Mid Uun Baan Ogahay Inay Jirto Koox Isbahaysatay Oo Ku Shaqaynaysa Siyaasad Qarsoon Oo Dalkan Khatar Ku Ah” Siyaasi Cismaan Hindi

0 Visits: 759 | Tuesday October 21, 2014 - 11:55:03
Hargeysa(Xogrweebnews) Siyaasiga Cismaan Cabdillaahi Cigaal (Cismaan Hindi), ayaa iftiimiyay Koox uu sheegay in Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo ay ka tirsan yihiin,kuwaasi oo uu tilmaamay inay Siyaasadda Madaxweynaha ka soo horjeedaan

Read More »

Dalladda Dhalinyarada Aqoonyahanka Gobolka Gobolka Hawd Oo Shahaado Sharafeed Iyo Xeedho Ku Maamuusay Wasiirka Duulista Somaliland

0 Visits: 1015 | Monday October 20, 2014 - 21:35:42
Hargeysa (xogreebnews.com_Dalladda Dhalinyarada Aqoonyahanka Gobolka Gobolka Hawd ayaa shaaado sharafeed iyo Xeedho ku maamuusay Wasiirka Duulista iyo Hawadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi.

Read More »

Al-Shabaabka oo galaaya keynta badda Madoow, iyo Axmed madoobe oo saraakiil kula hadlay Raaskaanbooni

0 Visits: 810 | Monday October 20, 2014 - 19:59:50
Kismaayo(xogreebnews.com_ Xili lagu soo waramayo in firxadka Alshabaab ay galayaan deegaanka keynta ah ee Badda Madoow ee u dhow magaalada Raaskaanbooni ayaa waxa

Read More »

Bayaan ka Soo baxay Qurbajooga Reer Biniin Ee Gashaan Buurta ahmed Faarax (GAF) oo Gaashaanka ku dhuftay Go"aankii wasiiradda ee Bali-Diiriye ,Daawo Sawiro.–

0 Visits: 798 | Monday October 20, 2014 - 19:27:30
London (xogreebnews.com_Bayaan ka soo baxay Qurba jooga Reer Biniin Ee Gashaan Buurta ahmed Farax (GAF).SHir ay isugu yimaadeen Cuqaasha ,Waxgaradka, siyaasiyiinta ,Aqoonyahanada ,iyo dhilinyarabaEe ku Dhaqan Qaarada yurub .

Read More »

featured