Wararka

Daawo xogreeb Tv "sideebu daawade dhacay xukunkii wasiirku xigeenkii Hore abdilaahi abokor cismaan. ururka qareennada oo ku Tilmaamay sharci xukun-ka fog

0 Visits: 899 | Monday October 27, 2014 - 08:04:33
Daawo xogreeb Tv "sideebu daawade dhacay xukunkii wasiirku xigeenkii Hore abdilaahi abokor cismaan. ururka qareennada oo ku Tilmaamay sharci xukun-ka fog

Read More »

Dagaal Culus oo ka dhacay Galbeedka Kismaayo iyo Al-Shabaab oo Xasuuq u gaystay Maleshiyaadka Raskambooni.

0 Visits: 843 | Sunday October 26, 2014 - 20:31:47
Kismaayo(xogreebnews.com_Deeganka Cabdile Biroole ee Galbeedka Kismaayo waxaa ka dhacay dagaal gaystay qasaaro aan la soo koobi karin.

Read More »

Waxaa Marag-ma-doon ah in Xukuumaddu ay u tafaxaydatay carqaladaynta hawlaha Doorashooyinka si muddo kordhin loogu sameeyo.

0 Visits: 798 | Sunday October 26, 2014 - 20:17:23
Hargeisa-(xogreebnews.com_Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilahi (Cirro) Ayaa xukuumda Siilaanyo ku eedeeyay inay faragelin toos ah ku hayso

Read More »

“Madaarkii Hargeysi Wuxuu Noqday Caabudla, Waxa Naloo Diidaa Mucaaridka Dalka Iyadoo Cadawga Somaliland-Na Loo Ogolaado Inay Ku Nastaan Oo Ay Ku Kifaaxaan Madaaradda Somaliland”Jamaal Cali Xuseen

0 Visits: 795 | Sunday October 26, 2014 - 20:13:47
Hargeysa (xogreebnews.com_Musharaxa Madaxwaynaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa nasiibdaro ku tilmaamay is-hortaag uu kala kulmay masuuliyiinta wasiiradda duulista oo isku dayday inay ka joojiyaan madaarka magaaladda Hargeysa oo uu maanta ka

Read More »

Xukumada Axmed Siilaanyo Oo Ku Fashilantay Kala Jajabinta Beesha Reer Biniin Ee Gaashan Buurta Axmed faarax GAF Una Adeegsanaysa Xubno Kamida Xisbiga Kulmiye Oo Laaluush Qaatayaal Ah Oo Ku Sugan London.

0 Visits: 867 | Sunday October 26, 2014 - 20:10:07
London( xogreebnews.com_ Beesha reer biniin ee gaashaan buurta axmed faarax (GAF) oo jawaab kulul ka bixisay hadalo lagu baahiyay qaar kamida warbaahinta oo uu ka mid yahay website ka dawlada qorto.Madaxwayne siilaanyo iyo Wasiiradiisa ayaa si qarsoodiya kula kulmay xubin ka mida beesha reer biniin…

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Waxaan Beesha Caalamka Ugu Baaqaynaa Faragalin Shisheeye Awood Baa La Sheegtay Baarlamaankii Waala Qabsaday”Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble”

0 Visits: 814 | Sunday October 26, 2014 - 20:00:12
Hargeysa(xogreebnews-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Beesha Caalamka Ugu Baaqday Inay Soo Faragaliso Somaliland-

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Gudoomiyha Golaha Wakiilada Oo Ka Hadlay Kalfadhigii Aan Caadiga Ahayn Ee Maanta Baaqday

0 Visits: 860 | Sunday October 26, 2014 - 19:29:18
Daawo xogreeb Tv: Gudoomiyha Golaha Wakiilada Oo Ka Hadlay Kalfadhigii Aan Caadiga Ahayn Ee Maanta Baaqday

Read More »

Daawo xogreeb Tv: “Umad Yahay Waxa Is Haya Laba Garab Oo Xildhibaano Ah Maaha Muxaafid Iyo Mucaarid Waxa Is Haya Doorasho Doon Iyo Doorasho Diid”Xildhibaan Xoog

0 Visits: 766 | Sunday October 26, 2014 - 19:25:34
Daawo xogreeb Tv: "Umad Yahay Waxa Is Haya Laba Garab Oo Xildhibaano Ah Maaha Muxaafid Iyo Mucaarid Waxa Is Haya Doorasho Doon Iyo Doorasho Diid"Xildhibaan Xoog

Read More »

DAAWO Xogreeb Tv":Maxkamada Hargeysa Oo 3 Sanadood Oo Xadhiga Ah Ku RidayWasiir Ku Xigeenkii Hore Ee Amniga Somaliland

0 Visits: 766 | Sunday October 26, 2014 - 19:21:55
Hargeysa(xogreeb Tv"waxaa maanta maxkamada Hargeysa la hor keenay Wasiir ku xigeenkii hore ee Amniga Somaliland Cabadillahi Abokor Cismaan iyo nin la sheegay inuu Gurigiisa

Read More »

Maddaxweynaha Soomaaliya Oo Warqadaha Aqoonsiga Safiirnimo Ka Gudoomay Safiirka Cusub Ee Suudaan+ SAWIRO

0 Visits: 947 | Saturday October 25, 2014 - 18:47:48
Muqdisho(xogreebnews.com_Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waraaqihiisa aqoonsiga Safiirnimo ka guddoomay Danjiraha cusub ee dowladda Suudaan ay u soo magcaawday Soomaaliya.

Read More »

Daawo xogreeb Tv"Xisbiga Ucid oo noqday ka keeliyaa ee ugu taageerada batay Gobolka Gabiley iyo masuuliiintaas oo saaka xafiis-yo ka Furtay+ weedho xabaasad badan Geliyeey Gabilay oo ay Ku tiraabeen masuuliyiinta xisbigaasi halkan Riix

0 Visits: 778 | Saturday October 25, 2014 - 18:33:45
Daawo xogreeb Tv"Xisbiga Ucid oo noqday ka keeliyaa ee ugu taageerada batay Gobolka Gabiley iyo masuuliiintaas oo saaka xafiis-yo ka Furtay+ weedho xabaasad badan Geliyeey Gabilay oo ay Ku tiraabeen masuuliyiinta xisbigaasi halkan Riix

Read More »

Daawo xogreeb Tv oo akhriso: Suxufi Siciid Khadar Cabdilaahi Oo shaaca Ka Qaaday Inuu U Sharaxan Yahay Xildhibaanada Gollaha Wakiiladda Somaliland Ee sannadka danbe Doorashadoodu Dalka ka dhacaysa.

0 Visits: 863 | Saturday October 25, 2014 - 18:26:31
Hargeisa,(xogreebnews.com _suxufiga hawl-karka ah ee siciid Khadar cabdilaahi ayaa manta shalay shaaca ka qaaday inuu u sharaxan yahay doorshadda Gollaha wakiiladda Somaliland ee doorashadda soo socota sanaadkas danbe .

Read More »

War-saxaafadeed:Hayad Xuquuqul-insaanka u dooda oo ka dalbatey Xukumada Somaliland in dalkiisa dib loogu soo celiyo Muwaadin Xukumada Siilanyo hore ugu gacan gelisay Dawlada Jabuuti

0 Visits: 838 | Saturday October 25, 2014 - 18:18:52
Waxay masuuliyadi ka saaran tahay dawladda Somaliland inay si dhaqso ah ugu soo celiso Cabdilaahi dalkiisa isaga oo bedqaba. Qoyskiisu aad bay uga welwelsan yihiin. Hoyadii wax war

Read More »

Daawo xogreeb Tv" Qarax Xoogan Oo Ka Dhacay Badhtamaha Muqdisho Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

0 Visits: 927 | Friday October 24, 2014 - 21:18:27
Muqdisho(xogreebnews.com_Gaari nooca raaxada ah oo ay ku xiran yihiin walxaha qarxa, ayaa wuxuu duhurnimadii maanta uu ku qarxay Wadada Maka Al Mukarama ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

Daawo xogreeb Tv"Kumma Dida Har-goolow ha Igu Tummi Dur-baanadda iyo Daasadaha madhan,Gudoomiyaha wakiiladda oo maah-maah cajiib ah hawada u mariyeey Mudanayaasha Mooshin Quutayaasha ah.

0 Visits: 856 | Friday October 24, 2014 - 20:55:29
Daawo xogreeb Tv"Kumma Dida Har-goolow ha Igu Tummi Dur-baanadda iyo Daasadaha madhan,Gudoomiyaha wakiiladda oo maah-maah cajiib ah hawada u mariyeey Mudanayaasha Mooshin Quutayaasha ah.

Read More »

maamulka Guud ee shabakadda warar ee xogreebnews.com waxaa uu idin leeyahay,sanad wanagaasan.

0 Visits: 914 | Friday October 24, 2014 - 20:18:07
maamulka Guud ee shabakadda warar ee xogreebnews.com waxaa uu idin leeyahay,sanad wanagaasan.

Read More »

Maxaay Tahay Sirta Ka Danbeysey Dabkii Sadexaad Ee Ka Qarxay Wasaaradda Warfaafinta Muddo Bil gudaheeda iyo Wiil uu Wasiirku Adeer u Yahay oo Loo Xidhay Tuhunka Dabkaasi.

0 Visits: 896 | Friday October 24, 2014 - 19:52:14
Hargeisa(xogreebnews.com_Mudo bil gudaheed ah , ayaa waxa wasaarada warfaafinta ka qarxay dab,iyadoo dabkii ugu horeeyey ka

Read More »

Gudiyada Horumarinta iyo Dhalinyarada Ee Labada Degmo Ee G/libaax iyo Macalin Haaruun Oo Baaq Taageero Ah Ku Kaga Hadlay Waxqabadka Degmooyinkaas Ee Maayarka Caasimada

0 Visits: 872 | Friday October 24, 2014 - 19:19:59
Hargeysa(xogreebnews.com_Qaar kamida Gudiyada Horumarinta iyo Dhalinyarada Degmada Gacan libaax iyo Macalin Haaruun ayaa kulan ay ku yeesheen Shiraaqle Hotel waxa ay kasoo saareen baaq taageero ah oo ay kaga waramayeen waxqabadka uu kasameeyey Maayarka Caasimadu labadaas Degmo

Read More »

Daawo xogreeb Tv "Xaalada Buuhoodle Oo Kacsan Kadib Markii Xubno Ka Socda Maamulka Puntland Soo Gaadheen Iyo Shabacka Khaatumo Oo Diidmo Kala Horyimid

0 Visits: 837 | Friday October 24, 2014 - 19:15:22
Buuhoodle(xogreebnews.com— Waxaa maanta magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka cayn laga dareemay Xaalad Kacsanaan ah, iyadoona La xidhay Wadooyinka Halboowlaha ah ee magaalada Buuhoodle.

Read More »

Guddoomiye Baashe Muxuu Ka Yidhi Eedaha Xildhibaabada Iyo Fadhiga Wakiilada Ee Sabtida

0 Visits: 840 | Friday October 24, 2014 - 18:59:38
Hargeysa(xogreebnews.com — Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax, oo ka mid ah Xisbiga taladda dalka haya ee Kulmiye,

Read More »

featured