Wararka

Khilaafka Golaha Guurtida Iyo Xukumadu Ka Wadaan Aqalka Wakiilada Waxaa Uu La Midyahay Go'aanka Indho La'aanta Ahaa Ee Lagu Riday Baliga Diiriye+Faallo Xiiso Leh.

0 Visits: 817 | Wednesday October 29, 2014 - 16:47:21
Burco(xogreebnews.com_ Khilaafka Baryahaba ka dhex taagan xukumada galayaasha wakiilada Iyo guurtida waxaa uu la mid yahay ka baliga diiriye ee xukumada Axmed Siilanayo isku dayayso Inay ku bixiso dhulka beesha reer biniin ee gashaan buurta axamad faarax

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Madaxtooyada Somaliland Oo Xamili Weyday Dhaliishii Xildhibaanada Mucaaradka Jawaabna Ka Bixisay

0 Visits: 666 | Wednesday October 29, 2014 - 16:37:44
Hargeysa(xogreebnews.com_Madaxtooyada Somaliland Oo Xamili Weydday Dhaliishii Xildhibaanada Mucaaradka Jawaabna Ka Bixisay Eedaymahaas

Read More »

Wasiir waran-cadde Inuu Beenaale yahay maxkamadda Cadeeysay, Xukunkii Cabdilaahi Abokor-na Inuu Xaaran-yahay Qareenna Caddeeyey !W Q Cabdi casiis Bashiir Nuur

0 Visits: 1002 | Tuesday October 28, 2014 - 21:19:07
Hargeisa(xogreebnews.com_Soomaaliddu Been ma maah-maahdo balse way sheegtaa. Wasiirka arrimaha Guduhu waa nin aad uu weyn alla, weyne . waa nin aan lahayn Tin badoow yacni waa wadaa ciro.waa siyaasi Da" ah. Balse Bentu umma Fiicnaa iyo Ku xad-gudubka qof Bini-aadam ah

Read More »

Daawo xogreeb Tv " Dood u weriye dhinac ka raari u qabtay xildhibaan Xoog iyo mudane kala oo Mooshin Quutayaasha ah + wacdaarihii iyo Tilmaamaha xoog" madaxweynahagan waalan xilka ka qaad madaxweynahaagan xanuunsanayaa madaxweynahaagan aan xil Gudaashadda hay ayaan ka qaadayaa "

0 Visits: 801 | Tuesday October 28, 2014 - 20:51:09
Daawo xogreeb Tv " Dood u weriye dhinac ka raari u qabtay xildhibaan Xoog iyo mudane kala oo Mooshin Quutayaasha ah + wacdaarihii iyo Tilmaamaha xoog" madaxweynahagan waalan xilka ka qaad madaxweynahaagan xanuunsanayaa madaxweynahaagan aan xil Gudaashadda hay ayaan ka qaadayaa "

Read More »

Xukuumadda Hunguraysay Hoygii Madiga Ahaa Ee Akhriska Maxay Reebaysaa!–

0 Visits: 797 | Tuesday October 28, 2014 - 20:27:31
Hargeysa-(xogreebnews.com_Maktabadda Gaandi muddaday jirtay waxa ka aflaxay kumanaan aqoonyahan, waxa ka qalin jabiyay oo ku kabay aqoontooda boqolaal arday, waxay hoy u ahayd

Read More »

Madaxweyne Xasan Sh oo si deg deg ah ugu soo laabtay Muqdisho, kuna sugan safaarada Turkiga oo dhex-dheexaadi u bilaabi doona labada dhinac ee soomaaliya khilaafku hadheeyeey.

0 Visits: 825 | Tuesday October 28, 2014 - 19:27:49
Muqdisho(xogreebnews.com_Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa goordhaw kusoo laabtay

Read More »

Daawo xogreeb Tv: “Madaxweynahii La Doortay Meesha Ma Joogo Ee Afar Kale Ayaa Ku Danaysta Iyagaana Doonaya Muddo Kordhinta” Xildhibaan C/qadir Jibriil Tukaale

0 Visits: 849 | Tuesday October 28, 2014 - 19:21:07
Daawo xogreeb Tv: "Madaxweynahii La Doortay Meesha Ma Joogo Ee Afar Kale Ayaa Ku Danaysta Iyagaana Doonaya Muddo Kordhinta" Xildhibaan C/qadir Jibriil Tukaale

Read More »

wasiirka wasaaradda duulista maxamuud xaashi cabdi oo mahad naq ballaadhan u diray wasiirka dhigiisa ah ee caafimaadka oo maanta Bilaabay baadhista cudurka EBOLA .

1 Visits: 784 | Tuesday October 28, 2014 - 19:16:27
Hargeisa(xogreebnews.com_wasiirka wasaaradda duulista maxamuud xaashi ayaa mahad naq u dirtay wasiirka caafimaad,kaaso baanta ka bilaabay madaarka caasimadda somaliland.

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Xildhibaan Rayte Oo Sharaxaad Dheer Ka Bixiyay Halka Uu Salka Ku Hayo Khilaafka Golaha Wakiiladu Xukuumada Silanyana Ku Eedeeyay Muddo Kordhin

0 Visits: 767 | Tuesday October 28, 2014 - 19:06:35
Hargeysa(xogreebnews.com— Xildhibaan Rayte Oo Sharaxaad Dheer Ka Bixiyay Sababaha Xukuumadu Ku Doonayso Muddo Kordhinta

Read More »

Daawo xogreeb Tv: “Madaxweyne Siilaanyo Waa Qalin Khadkii Ka Dhamaaday, Wuxuu U Baahan Yahay Xanaano.. ” Xildhibaan Cali Aareeye Oo Afka Furtay

0 Visits: 1002 | Tuesday October 28, 2014 - 19:03:15
Hargeysa(xogreebnews.com_xildhibaan Cali Sheekh Ibraahin Aareeye, oo ka tirsan Golaha wakiilada Somaliland, ayaa eedaymo culus u jeediyay Madaxweyne Axmed Siilaanyo. waxa uu sheegay inuu haatan ka daran yahay Siyaad Barre, isagoo taxay fishilaado siyaasadeed oo

Read More »

Madaxweynaha Somaliya Oo Baydhabo Ka Furay Shirka Maamul U Samaynta Koonfur Galbeed

0 Visits: 801 | Tuesday October 28, 2014 - 18:56:39
Muqdisho(xogreebnews.com_Madaxwayanaha Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u faray shirka maamul u sameynta Koonfur Galbeed ee dalka oo ay ku midaysan yahiin gobalada Baay, Bakool iyo Shabeellaha Hoose.

Read More »

Faysal Cali Waraabe Oo Ka Digay Xumaynta Xidhiidhka Deeq-bixiyayaasha Kuna Taliyay In La Kala Saaro Arrinta Guddiga Doorashada Iyo Khilaafka Wakiilada

0 Visits: 780 | Tuesday October 28, 2014 - 18:53:27
Hargeysa(xogreebnews.com_Guddoomiyaha xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka digay in dib u dhac ku yimaado ansixinta guddiga cusub ee doorashada, isagoo sheegay in wakhtigu guddigii hore ka dhammaanayo 29-bishan Oktoobar, taas oo haddii ay dhacdo uu

Read More »

Mooshino Ka Dhan Ah Xasan Sheekh Iyo C/weli Sheekh Oo Bilowday+Muxuuse Yahay Xasan Qorshaha Uu Wado

0 Visits: 794 | Monday October 27, 2014 - 19:17:19
Muqdish(xogreebnews.com_iyadoo waayadan uu jiro Khilaaf xoogan oo ka dhexeeyo Madaxweynaha dalka Xassan sheekh maxamuud iyo R/Wasaare C/weli sheekh, ayaa waxaa

Read More »

Daawo xogreeb Tv" Cali Guray Madaxwaynuhuu waa Qalin wax lagu saxeexo" + mujaahidku waxaa uu sheegay inay sababta ay mudanyaasha u baaqdeen tahay, in doorashaddu Dib u dhacdo+ siro badan oo cali banaanka soo dhigay Halkan Riix xogreebnews.com

0 Visits: 767 | Monday October 27, 2014 - 19:11:59
Daawo xogreeb Tv" Cali Guray Madaxwaynuhuu waa Qalin wax lagu saxeexo" + mujaahidku waxaa uu sheegay inay sababta ay mudanyaasha u baaqdeen tahay, in doorashaddu Dib u dhacdo+ siro badan oo cali banaanka soo dhigay Halkan Riix xogreebnews.com

Read More »

Golaha Wasiirada oo shir Xasaasi ah kuleh Madaxtooyada Muqdisho iyo Farax Cabdiqadir oo ka dhex muqda.

0 Visits: 786 | Monday October 27, 2014 - 19:05:26
Muqdisho(xogreebnews.com_Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa xilligan shir uu albaabada ugu xiran yahay ku leh horeeyay, tan iyo markii Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha uu

Read More »

weriye Samiir Xasan Aadan oo ka Tirsan bahda shabakadda warar ee xogreebnews.com- Muqdisho oo si toosa ugu biiray Ururka Saxafiiyinta ee Hill reporter

0 Visits: 981 | Monday October 27, 2014 - 19:03:10
Kismaayo(xogreebnews.com_Ururka saxafiyiinta ee Hill reporter oo ka dhisan Magaalada Muqdisho ee xarunta jamhuuriyada fadaraalka Soomaliyaa ayaa waxa uu soo Magacaabay

Read More »

Xasan Guure Oo Khilaafka Golaha Wakiilada Ku Tilmaamay Mid Loogu Gogol Xaadhayo Mudo Kordhin.

0 Visits: 839 | Monday October 27, 2014 - 18:58:41
Hargaysa(xogreebnews.com_Mujaahid Xasan Guure Jaamac ahna Guddoomiyaha Madasha wadatashiga iyo toosinta qaranka somaliland ayaa ka hadlay Khilaafka Golaha Wakiilada taas oo ku tilmaamay in ay tahay Mid loogu Gogol Xaadhayo Mudo kordhin loo sameeyo Madaxwayne

Read More »

Haweenayda Dilma Rousseff Oo Ku Guulaysatay Doorashada Dalka Brazil

0 Visits: 806 | Monday October 27, 2014 - 18:50:06
Brazil(xogreebnews.com_Taageerayaasha haweenayda madaxweynaha Brazil, Dilma Rousseff, ayaa dabaaldagayay xalay oo dhan kadib markii ay ku guulaysatay markii labaad

Read More »

Khilaafka Madaxweynaha Iyo Raysal Wasaaraha Oo Sii Cakirmay Iyo Nicholas Kay Oo Xalinteeda La Wareersan

0 Visits: 892 | Monday October 27, 2014 - 18:47:50
Muqdisho(xogreebnews.com_— Wakiilka Qaramada Midoobay ee Somalia Danjire Nicholas kay ayaa kulamo la qaatay madaxda ugu sareysa dowlada Somalia isagoo isku dayayey inuu xaliyo muranka siyaasadeed ee soo kala dhex galay madaxweynaha iyo raisul wasaaraha dalka.

Read More »

Cusub Nicholas Kay oo Maanta Kullano Gooni Gooniya la yaalaanaaya madaxda soomaaliya ee khilaafka Kala er-dheeyeey

0 Visits: 835 | Monday October 27, 2014 - 08:15:03
Kismaayo(xogreebnews.com_Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa maanta kulamo gaar gaar ah la qaatay Madaxda dowladda Soomaaliya, isagoo kala

Read More »

featured