Wararka

Daawo Sawirada Madaxweynaha Soomaaliya Oo Maanta Dalka Kusoo Laabtay Si Diirana Loogu Soo Dhaweeyay

0 Visits: 908 | Sunday November 02, 2014 - 18:51:46
Muqdisho(xogreebnews.com_-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii uu howlo shaqo u tegay dalka isugutagga Imaaraadka Carabta.

Read More »

Daawo xogreeb Tv"Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Beeniyay Warar Sheegayay In Xeerkii Muranka Dhaliyay Uu Dib U Saxay Xukuumadana Baaq U Jeediyay

0 Visits: 674 | Sunday November 02, 2014 - 18:51:37
Hargeysa(xogreebnews.com_: Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Beeniyay Warar Sheegayay In Xeerkii Muranka Dhaliyay Uu Dib U Saxay Uguna Baaqay Xukuumada In Xoriyadooda Loo Soo Celiyo Weriyeyaashii Iyo Sarkaalkii Ka Tirsanaa Xisbiga Wadani

Read More »

FADEEXAD: Madaxweyne Siilaanyo Oo Amray In Guri Weyn Oo Ka Mid Ah Hantida Dawladda Lagu Wareejiyo Wasiir Xirsi oo u adeer u yahay (LIFAAQ)

0 Visits: 959 | Sunday November 02, 2014 - 10:06:21
Hargeysa (xogreebnews.com_— Wareegtooyin ka soo kala baxay Aqalka Madaxtooyada iyo Xafiiska Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland, ayaa muujinaya Guri weyn oo ka mid ah Hantida Dawladda oo la siiyay Wasiirka Madaxtooyada Mr Xirsi.

Read More »

Tifaftiraha Guud ee TV-ga Horn-cable oo xilkii iska casilay iyo sababuhu u nisbeeyay iscasiladiisa !

0 Visits: 827 | Sunday November 02, 2014 - 09:52:43
Hargeisa-(xogreebnews.com_Tifaftirihii Guud ee TV-ga Horn-cable Cabdillahi Wayab ayaa xilkii iska casilay .Wayab ayaa Qoraal uu warbaahinta u qoray oo ku saabsan iscasiladiisa ku sheegay sababta iscasiladiisa.Halkan ka akhri warqadii is-casiladiisa.

Read More »

Garabka Haweenka Xisbiga WADDANI Oo Si Adag Uga Jawaabay Aflagaado Haweenka KULMIYE Kula Kaceen Muj/Fananad Sahra Hal-gan.

0 Visits: 811 | Sunday November 02, 2014 - 09:46:47
Hargeysa [xogreebnews.com_ Garabka haweenka xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa si adag uga jawaabay eedamayno iyo cay laf-jaba oo ay haweenka xisbiga

Read More »

Shalay Iyo Maanta : Daaw xogreeb Tv" Shalay Aamina Waris Oo Reer Wajaale Ku Amaanaysa Calanka Xisbigii Udub Ee Ay Ay-da U Xidheen Iyo Maanta Oo Ay Laba Wariye Xaqdaro Ugu Xidhanyihiin Duubista Warka Calanka Xisbiga Kulmiye Oo Ay Reer Gabiley Kabaha Ku Masaxanayaan

0 Visits: 977 | Sunday November 02, 2014 - 09:42:19
Shalay Iyo Maanta : Daaw xogreeb Tv" Shalay Aamina Waris Oo Reer Wajaale Ku Amaanaysa Calanka Xisbigii Udub Ee Ay Ay-da U Xidheen Iyo Maanta Oo Ay Laba Wariye Xaqdaro Ugu Xidhanyihiin Duubista Warka Calanka Xisbiga Kulmiye Oo Ay Reer Gabiley Kabaha Ku Masaxanayaan

Read More »

Wasaarada Arrimaha Dibada Ingiriiska Oo Dadkeeda Uga Digaya In Ay U Safraan Dalalka Dibada

0 Visits: 858 | Sunday November 02, 2014 - 09:33:27
Hargeysa(Xogreebnews.com_Xafiiska arrimaha dibadda ee Britain ayaa dadka British ka ah uga digaya inay u safraan dalalka dibadda.

Read More »

Daawo xogreeb Tv:XIDHIBAAN QABILE OO DHALEECEYN AAN HORE LOOGO BARAN XUKUUMADA U SOO JEEDIYAY

0 Visits: 839 | Sunday November 02, 2014 - 09:15:41
Daawo xogreeb Tv:XIDHIBAAN QABILE OO DHALEECEYN AAN HORE LOOGO BARAN XUKUUMADA U SOO JEEDIYAY

Read More »

Daawo xogreeb Tv : Xisbiga UCID Oo Xaflad Soo Dhawyna Hargeysa Ugu Sameeyay Taageerayaal Ku Biiray

0 Visits: 799 | Sunday November 02, 2014 - 09:11:27
Hargeysa(xogreebnews.com_Xisbiga UCID Oo Xaflad Soo Dhawyna Hargeysa Ugu Sameeyay Taageerayaal Ku Biiray

Read More »

War Deg Deg Ah: Weriyihii Telefishanka SOMSAT Ee Gobolka Gabiley Oo Si Sharci Darro Ah Goor Dhawayd Xabsiga Loogu Taxaabay iyo U gaadhsi suxufiyiinta ah oo ka Bilaabmay Gabiley?

0 Visits: 794 | Friday October 31, 2014 - 19:07:48
Gabiley (xogreebnews.com_ Weriyihii SOMSAT TV Ee Gobolka Gabiley Maxamed Xasan Sheekh Maxamuud (Jubba) Ayaa Goor Dhawayd 04:30 Galabnimo Si Sharci Darro Ah Saldhiga

Read More »

Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Si Adag U Caambaareeyay Xadhiga Masuul Lagula Kacay Masuul Ka Tirsan Xisbiga Waddani–

0 Visits: 706 | Friday October 31, 2014 - 19:03:00
Hargeysa-(xogreebnews.com_Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa si adag u Cambaareeyay Xadhiga Xogahaya Xanaanada Xoolaha ee Xisbiga Wadani Xasan Axmed Goodaad, kaas oo Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Xabsiga u taxaabtay.

Read More »

Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Si Adag U Cambaareeyay Xadhiga Loo Gaystay Wariyihii Telefishanka Hctv Ee Gobolka Gabiley .

0 Visits: 721 | Friday October 31, 2014 - 18:56:27
Gabiley -(xogreebnews.com_ Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xeseen Ayaa Si Adag U Cambaareeyay Xadhiga Lagula Kacay Wariyihi Telefishanka HCTV

Read More »

Daawo Xogreeb Tv"Shacab Gadoodsan Oo Cadho ay u Qabaan Calanka Kulmiye Kabahooda Ku Masaxay Kabahooda

0 Visits: 910 | Thursday October 30, 2014 - 21:02:25
HALKAN KA DAAWO: Xaflad Maamulka Gabiley Ku Soo Abaabulay Shaqaalaha Xukuumada Si Ay Ugu Jawaabaan Mucaaridka Oo La Gililifay + Dadweyne Gadoodsan Oo Cadho Kula Dul Dhacay Calanka Xisbul-xaakimka Kulmiye

Read More »

Weriyaha HCTV Ee Gobolka Gabiley oo xabsiga lo taxaabay kadib markii u soo duubay war ka nixiyeey xukuumadda siilaanyo oo calankii xisbigeedda oo la Gubay.

0 Visits: 833 | Thursday October 30, 2014 - 21:02:21
Gabiley(xogreebnews.com_weriye mukhtaar Nuux Ibraahin ayaa xabsiga lo taxaabay caawa. waxaanay warar ay heelayso shabakadda warar ee xogreebnews.com- sheegayaan .in weriyaha uu xadhigiisa amray maayerka Gabiley shacayb maxamed.

Read More »

Xukuumada Siilaanyo Oo Xabsiga U Taxaabtay Sarkaal Sare Oo Ka Tirsan Xisbiga Waddani–

0 Visits: 769 | Thursday October 30, 2014 - 20:46:33
Hargeysa-(xogreebnews.com_Xogahayaha Xanaanada Xoolaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani Xasan Axmed Goodaad,ayaa Xabsiga loo taxaabay kadib markii uu dhawaan dhaliilo ugu jeediyay Gudoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan(Saleebaan-Gaal).

Read More »

Jamaal Cali Xuseen oo Xukuumadda Si adag ugu dhaliilay Boobka Hantida Guud, Ganacsatadana digniin iyo Dar-daaran u jeediyey–

0 Visits: 819 | Thursday October 30, 2014 - 20:42:19
Washington (xogreebnews.com_ Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa si adag uga hadlay boobka Xukuumadda madaxweyne Siilaanyo ku hayso Hantida Guud ee Umadda ka dhaxaysa, waxaanu sheegay in cid kasta oo si sharci-darro loogu wareejiyo

Read More »

Mid Kamid Ah Gudoomiyeyaasha Degmooyinka Muqdisho Oo Isku Dey Dil Ka Badbaadey.

0 Visits: 806 | Thursday October 30, 2014 - 17:22:10
Muqdisho(xogreebnews.com_Waxaa Goordhaw Qarax Miino lala eegtay gaari uu la socday Gudoomiyaha Degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir Aadan Maxamed Cumar, xili uu

Read More »

“Anigu Waxaan Ogolahay In Afti Laga Qaado Dadka Reer Laascaanod Oo La Waydiiyo Cida Ay Raacayaan Somaliland Mise Puntland ” Madaxweynaha Puntland.

0 Visits: 720 | Thursday October 30, 2014 - 16:43:41
Hargeysa(xogreebnews.com_ Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Cabdiwali Cali Gaas ayaa Markii ugu horeysay Sheegay in uu Diyaar u yahay in Dadka Reer Sool laga qaado afti

Read More »

Xoghayaha Guud ee qaramada midoobey Banki Moon oo Muqdisho Gaaray unaa yimmi xalinta khilaafka soo kala dhex-galay masuuliyiinta dawladda soomaalia( Daawo sawiirro)

0 Visits: 867 | Wednesday October 29, 2014 - 17:38:05
Muqdisho(xogreebnews.com_Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Bankimoon ayaa goordhaweyd kasoo degay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho, halkaasi oo ammaanka si weyn loo adkeeyay.

Read More »

madaxweynaha soomaaliya oo Gollihsa wasiiradda ku sammeeyey isku shaan-dheyn +khilaafkii oo soo laba kacleeyey.

0 Visits: 803 | Wednesday October 29, 2014 - 16:58:12
Muqdisho(xogreebnews.com_Digareeto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha somaliya xasan sheekh max'ud ayaa maanta lagu sheegay in Xilka looga qaaday ilaa 21 garsoode maxakadeed oo qarkood ay ka mid yihiin kuwa ku sugan qaar ka mid ah Gobolada dalka

Read More »

featured