Wararka

Daawo xogreeb Tv" Dagaal Oogge wasiir cakuse iyo cabdi good maxaa kala qabsaday'shalay iyo maanta "cabdi Good shamiis yaa Daahir kani waa kumma miyaani isaagga ahayn miyaan hadlayaa miyaan Heesaya laxanka hadaan saaro midhahan "

0 Visits: 778 | Wednesday November 05, 2014 - 17:34:11
Hargeisa(xogreebnews.com_Daawo xogreeb Tv" Dagaal Oogge wasiir cakuse iyo cabdi good maxaa kala qabsaday'shalay iyo maanta "cabdi Good shamiis yaa Daahir kani waa kumma miyaani isaagga ahayn"

Read More »

XUKUUMADA OO MULMKIILAHA HORN CABLE KU AMARTAY INUU KA BAXO GURI AY HORE USIISAY.

0 Visits: 805 | Wednesday November 05, 2014 - 17:26:31
Hargeysa(xogreebnews—Mulkiilaha Horn Cable TV, Farxaan Xaaji Cali, ayaa saaka faraha laga saaray warqad uu magciisu kow ka yahay faraha laga saaray warqad uu magciisu kow ka yahay oo ka soo baxday Wasaaradda Hawlaha Guud

Read More »

Daawo xogreeb Tv: “Xukuumada Siilaanyo Waxay Cagta Saartay Dhabadii Keli Talisnimada” Xildhibaan Xoog

0 Visits: 765 | Wednesday November 05, 2014 - 17:18:22
Hargeysa(xogreebnews— "Xukuumada Siilaanyo Waxay Cagta Saartay Dhabadii Keli Talisnimada" Xildhibaan Xoog

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Maayarka Hargeydsa Cabdiraxmaan SOLTECO Oo Guurtida Uga Waramay Waxyaabihii U Qabsoomay Mudadii Uu Xilka Hayay

0 Visits: 811 | Wednesday November 05, 2014 - 17:06:52
Hargeysa(xogreebnews.com_Maayarka Hargeydsa Cabdiraxmaan Caydii SOLTECO Ayaa Maanta Golaha Guurtida Uga Waramay Waxyaabihii U Qabsoomay Mudadii Uu Xilka Hayay

Read More »

Waa Kumma Siyaasi Siciid Sulub —Se Keeba Bulshadda Ku Dhex-Mudan Maxamuud Xaashi Iyo Ina Sulub.

0 Visits: 979 | Tuesday November 04, 2014 - 21:53:32
Hargeisa(xogreebnews.com_Soomaaliddi waxay ku maah-maahdaa,illeen af-nooli wuu hadlaa.waxaan la yaabaney markaan arag-nay raggi shalay hantida ummadda cunay ee aan xabsi la dhigin ee la iska daayeey saamaxay .inuu maanta caayo wasiir ka sharaf badan oo dalkii iyo dadkii u masuulka

Read More »

Daawo xogreeb Tv: “Hadii Ay Akhlaaq Xumo Iyo Qabyaaladi Jirto Wasiir Cakuse Adigaa Bilaabay, Adigaa Yidhi Huddi Waxay Shopping Ku Soo Samaysatay I Milyan Dollar” Xoghayaha SOLJA

0 Visits: 908 | Tuesday November 04, 2014 - 19:57:55
Hargeysa(xogreebnews.com— "Hadii Ay Akhlaaq Xumo Iyo Qabyaaladi Jirto Wasiir Cakuse Adigaa Bilaabay, Adigaa Yidhi Huddi Waxay Shopping Ku Soo Samaysatay I Milyan Dollar" Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA

Read More »

Turkiga oo dakada Muqdisho ka soo xareeyey dhaqaalo Gaaraya 1.582,000 million dollars–

0 Visits: 1114 | Tuesday November 04, 2014 - 19:54:09
Muqdisho(xogreebnews.com-PROGRESS Mogadishu Port reached one month controlled company Albayrak ·

Read More »

Baarlamaanka Somaliya Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadalkii Kasoo Yeerdhay Nicholas Kay

0 Visits: 859 | Tuesday November 04, 2014 - 19:49:10
Muqdisho (xogreebnews.com— Xildhibaanadda Barlamaanka Soomaaliyeed waxay aqoonsan yihiin, kana mahad-celinayaan taageeradda weyn ee Beesha Caalamku siiso Dawladda iyo

Read More »

Daawo xogreeb Tv:MAS’UULIYIINTA XISBIGA MUCAARADKA AH EE UCID OO XUKUUMADA KU DHALILAY GURMAD LA’AANTA GANACSIGII IYO GURYIHII KU GUBTAY WAJAALE IYO GABILEY .

0 Visits: 811 | Tuesday November 04, 2014 - 19:43:11
Hargeisa(xogreebnews.com-MAS'UULIYIINTA XISBIGA MUCAARADKA AH EE UCID OO XUKUUMADA KU DHALILAY GURMAD LA'AANTA GANACSIGII IYO GURYIHII KU GUBTAY WAJAALE IYO GABILEY .

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Jahawareer: Wasiir Cakuse Oo U Caga Jugleeyay Saxaafada, Go”aamo Ay Liqi Kari Waayeena Soo Saaray

0 Visits: 865 | Tuesday November 04, 2014 - 19:42:44
Hargeysa(xogreebnews.com_— Jahawareer: Wasiir Cakuse Oo Go"amo Kasoo Saaray Saxaafada Iyo Saxaafada Oo Qaadan Kari Weyday

Read More »

” Guud Ahaan Wajaale Iyo Gabiley Waa Meesha Dakhliga Ugu Badan Dalka Ka Soo Galo , Dalka Hantidaa Halkaa Kasoo Galaya Ee Dalka Oo Dhani Ku Socdo Inay Ka Gurmad Waayaan Waa Ayaan Daro “Musharax Madaxwyne Ee Xisbiga Ucid Dr Abdarashiid Xasan Mataan . "

0 Visits: 710 | Tuesday November 04, 2014 - 19:39:43
Hargeisa(xogreebnews.com_" Guud Ahaan Wajaale Iyo Gabiley Waa Meesha Dakhliga Ugu Badan Dalka Ka Soo Galo , Dalka Hantidaa Halkaa Kasoo Galaya Ee Dalka Oo Dhani Ku Socdo Inay Ka Gurmad Waayaan Waa Ayaan Daro "Musharax Madaxwyne Ee Xisbiga Ucid Dr Abdarashiid Xasan Mataan . "

Read More »

Madaxweyne Silaanyo Oo Madaxtooyada Ku Qaabilay Safiirka Netherland U Fadhiya Somaliya ( SAWIRRO )

0 Visits: 865 | Tuesday November 04, 2014 - 19:38:09
Hargeyesa (xogreebnews— Safiirka Netherland u fadhiya Somalila, Joost Reintjes waxa uu caawa madaxtooyada kula kulmay Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud "Siilaanyo" si uu muujiyo taageerada dawladda Netherland ee ku waajahan Somaliland.

Read More »

xisbiga Ucid oo sii weyn u cambaareeyey xadhig ay maanta xukuumaddu kula kacday weriye Maxamed C/laahi Faarax (Soo Fadhiiste) iyo suxufiyiin kale oo xaqdarro ugu xidhan Magaaladda Gabiley.

0 Visits: 875 | Monday November 03, 2014 - 19:59:49
Hargeisa(xogreebnews.com_Waxaa isna Maanta La Xidhey Wariye Soo Fadhiiste Oo u Shaqeyn Jirey Somali Chanel Tv Waxaanu ku Can baareyneynaa War-saxaafadeedkan WAR SAXAAFADEED-HARGEYSA

Read More »

Daawo xogreeb Tv"xildhibaan siciid cilmi Rooble oo si ba'aan u weeraaray kooxda waji-ku macaashka ah ee wakiiladda oo Been ka sheegay Gudoomiyaha Gollaha wakiiladda mudane Ciiro

0 Visits: 786 | Monday November 03, 2014 - 19:02:47
Daawo xogreeb Tv"xildhibaan siciid cilmi Rooble oo si ba'aan u weeraaray kooxda waji-ku macaashka ah ee wakiiladda oo Been ka sheegay Gudoomiyaha Gollaha wakiiladda mudane Ciiro

Read More »

Daawo xogreeb Tv " Xilibaan Cali Aareeye oo si Kulul u weeraray Gudoomiye Saleebaan gaal,kuna Tailmaamay in qabiil.

0 Visits: 817 | Monday November 03, 2014 - 18:55:47
Daawo xogreeb Tv " Xilibaan Cali Aareeye oo si Kulul u weeraray Gudoomiye Saleebaan gaal,kuna Tailmaamay in qabiil.

Read More »

Soomaalida Ku nool K/Afrika iyo Xisbiga ANC oo walaac ka muujiyey UN Monitoring

0 Visits: 860 | Monday November 03, 2014 - 18:48:36
Kenya(xogreebnews.com_ Kulan balaaran oo xalay lagu qabtay magaalada Johannesburg oo si wadajir ah usoo qabanqaabiyeen jaaliyadda Soomaalida K/Afrika iyo xisbiga talada dalkaasi haya ee ANC ayaa walaac xooggan ka muujiyey eedeymaha aan caddaynta lahayn ee UN Monitoring u jeedineyso madaxda Soomaalida…

Read More »

Baaqa Safiiradda Midowga Yurub ee Geeska Afrika iyo Soomaaliya ee khilaafka Siyaasadeed ee Soomaaliya–

0 Visits: 817 | Monday November 03, 2014 - 18:40:27
Hargeisa(xogreebnews.com_Baaqa Safiirka Midowga Yurub ee Geeska Afrika ALEXANDER RONDOS iyo Safiirka Soomaaliya MICHELE CERVONE D'URSO ee ku saabsan khilaafka Siyaasadeed ee Soomaaliya

Read More »

Wasaarada Ganacsiga Oo Ismaandhaaf Ka Dhex Istaadhmay Hawlihii Wasaarada Oo Istaagay Iyo Agaasime Cusub Oo Wasiirku Iskii U Magacawday

0 Visits: 844 | Monday November 03, 2014 - 18:33:56
Hargeysa (xogreebnews.com_Wasaarada Ganacsiga Somaliland ayaa noqonaytay wasaarada Keliya ee yeelata Labo agaasime Kadib markii Wasiirka Wasaaradaasi Dr Muuse Qasim uu samatay shaqsi ugaar ah oo u metela Mansabka agaasime nimo Agasimihii wasaaradaasina ka horjoogsaday shaqadiisi.

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh: “Xaqdhowrka Madaxbannaanida Soomaaliya Waa Lama Taabtaan”

0 Visits: 734 | Monday November 03, 2014 - 18:28:06
Muqdisho(xogreebnews.com — Aniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxaan qirayaa dhammaan inta wakhti muhiim ah iyo hanti badan gelisay in ay Soomaaliya ku caawinto in ay gaarto guulaha muhiimka ah ee ku wajahan yoolka sare ee aan higsaneyno.

Read More »

Nicholas Kay Oo Baaq Kasoo Saaray Khilaafka Siyaasadeed Ee Ka Dhexeeya Madaxweynaha Iyo Raysal Wasaaraha

0 Visits: 853 | Monday November 03, 2014 - 18:25:37
Muqdisho(xogreebnews.com_ Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa mujiyay inuu aad uga walaac sanyahay xasaradda siyaasadeed ee ka dhexeeya Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo

Read More »

featured