Wararka

Daawo xogreebnews.com Tv: Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Balaadhin Lagu Sameeyay Parking-ka Baabuurta Ee Madaarka Hargeysa

0 Visits: 806 | Monday November 10, 2014 - 18:48:32
Hargeysa (xogreebnews.com— Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Balaadhin Lagu Sameeyay Parking-ka Baabuurta Ee Madaarka Hargeysa

Read More »

Daawo xogreeb Tv"musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbiga Ucid oo sheegay inay saxaafaddu saartay siilaanyo Kursiga,balse aanay iyaaddu wax-ba u hanbayn

0 Visits: 821 | Sunday November 09, 2014 - 19:46:51
Daawo xogreeb Tv"musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbiga Ucid oo sheegay inay saxaafaddu saartay siilaanyo Kursiga,balse aanay iyaaddu wax-ba u hanbayn

Read More »

Tartan Kubbadda Cagta Ah Oo Darajadiisu Sareeyso Oo Loogu Magac -daray Marxum Idiris Ibraahim Cabdi Oo Lagu Qabtay Hargeisa .

0 Visits: 776 | Sunday November 09, 2014 - 19:27:04
Hargeisa(xogreebnews.com_Tartan kubbadda cagta ah oo loogu magac daray marxuum idiiris Ibrahim cabdi oo ka furmay caasimadda Somaliland ee Hargeisa.

Read More »

Daawo xogreeb Tv :madaxweyne ku xigeenkii hore ee somaliland oo si kulul u cambaareeyey xadhiga xaq-daradda ah ee ay xukuumaddu la daba-joogto saxaafadda iyo shacabka Reer somaliland

0 Visits: 792 | Sunday November 09, 2014 - 19:16:02
Daawo xogreeb Tv :madaxweyne ku xigeenkii hore ee somaliland oo si kulul u cambaareeyey xadhiga xaq-daradda ah ee ay xukuumaddu la daba-joogto saxaafadda iyo shacabka Reer somaliland

Read More »

madaxweyne siilaanyo oo maanta kala garan-waayeey meesha lagu xusaayo saxaafadda somaliland, soona kor-meeray wasaaradda u hadasha afkiisa iyo wargeyska dawakh ,Jamhuuriya oo u leeyahay xog hayaha Guud ee Kulmiye iyo agaasimaha boosaha+ilaawayna inuu soo booqdo wargeyska xirsi To day iyo saxansaxo.

0 Visits: 784 | Sunday November 09, 2014 - 19:11:09
Hargeisa(xogreebnews.com_Madaxweynaha oo kormeer ku soo maray Wasaarada Warfaafinta dhaqanka iyo Wacyigelinta, Madbacada Qaranka, Wargeyska Dawan iyo Wargeyska ugu faca-weyn Wargeysyada Dalka ee Jamhuuriya iyada oo ay maanta ku began

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Mulkiilaha HCTV”Anagu Saxaafad Ahaan Wixii Jira Ayaan Tabinaa Ama Calankaaga Wax Halagu Masaxo Ama Hala Gubo”

0 Visits: 771 | Sunday November 09, 2014 - 19:00:09
Hargeysa(xogreeb news_Mulkiilaha HCTV"Anagu Saxaafad Ahaan Wixii Jira Ayaan Tabinaa Ama Calankaaga Wax Halagu Masaxo Ama Hala Gubo"-

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Dhalinyarada Gobolka Gabiley Oo Ku Dhawaaqay Shir Ay Aayahooda Kaga Tashan Doonaan , Maamul Cusubna Doortay Sheegayna In Ay Ka Madax Banaan Yihiin Siyaasada .

0 Visits: 864 | Sunday November 09, 2014 - 18:50:03
Daawo xogreeb Tv: Dhalinyarada Gobolka Gabiley Oo Ku Dhawaaqay Shir Ay Aayahooda Kaga Tashan Doonaan , Maamul Cusubna Doortay Sheegayna In Ay Ka Madax Banaan Yihiin Siyaasada .

Read More »

Daawo xogreeb Tv"Mujaahid Dhago wayne oo Xukuuumada ku eedeeyeey inay noqotay mid la mid ah taliskii af-weyne

0 Visits: 821 | Sunday November 09, 2014 - 18:46:03
Daawo xogreeb Tv"Mujaahid Dhago wayne oo Xukuuumada ku eedeeyeey inay noqotay mid la mid ah taliskii af-weyne

Read More »

Guddida Shirwaynaha Dhalinyaradda S/land Ee Cadaadlay Oo Luuqad Adag Ku Cambaareeyey Xadhiga Xubin Ka Mid Ah Oo Ay Xalay Fiidkii RRU-du Kala Baxeen Gurigooda

0 Visits: 713 | Sunday November 09, 2014 - 18:41:13
Hargeysa, (xogreebnews.com_Guddidii Abaabulka Shirwaynaha Dhalinyaradda Somaliland ee la filayo Inuu dhawaan ka qabsoomo degmadda Cadaadley ee gobolka Maroodi Jeex ayaa si

Read More »

Daawo xogreebTv: “Wadanka Waxa Lagu Dhaqaa,Waxaan Doonaa Waa Sharci Xataa Hadii Uu Sharci Daro Yahay Waxaan Diidaa Waa Sharci Xataa Hadii Uu Sharci Yahay”Cali Guray

0 Visits: 750 | Sunday November 09, 2014 - 18:35:29
Hargeysa(xogreebnews.com_"Wadanka Waxa Lagu Dhaqaa,Waxaan Doonaa Waa Sharci Xataa Hadii Uu Sharci Daro Yahay Waxaan Diidaa Waa Sharci Xataa Hadii Uu Sharci Yahay"Cali Guray

Read More »

Daawo xogreebTv: Xasan Guure Oo Si Kulul U Cambaareeyay Xadhiga dhaliyarada Iyo Suxufiinta Lagu La Kacay

0 Visits: 809 | Sunday November 09, 2014 - 18:30:46
Hargeysa(xogreebnews.com_Xasan Guure Oo Si Kulul U Cambaareeyay Xadhiga dhaliyarada Iyo Suxufiinta Lagu La Kacay

Read More »

Ciidamada RRU da Oo Amar Wasiir Warancade Bixiyey Kula Baxay Wiil Dhalinyaro ah + Qoyskii Wiilka Dhalay Oo Baadigoobaya Barta Lagu Xidhay

0 Visits: 882 | Saturday November 08, 2014 - 19:26:21
Hargeisa-(xogreebnews.com_-Ka hor eedaankii salaada subax ayaa Ciidamada madaxa duuban ee RRU kala baxeen guri ku yaala xaafada New Hargeysa Wiil dhalinyaro ah oo kamid

Read More »

Xarunta Maamulka Koonfur Galbeed Oo La Iclaamiyay In Laga Dhigaayo Degmada Baraawe + SAWIRO

0 Visits: 676 | Saturday November 08, 2014 - 19:23:58
Muqdisho(xogreebnews.com_-Guddiga Farsamada ee Maamulka Koonfur Galbeed, ayaa waxay Magaalada Baydhabo ee Gobolka Shabeellaha Hoose

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Gudoomiyha Golaha Wakiilada Oo Ka Hadlay Kalfadhigii Aan Caadiga Ahayn Ee Maanta Baaqday

0 Visits: 770 | Saturday November 08, 2014 - 19:18:12
Hargeysa(xogreebnews_Gudoomiyha Golaha Wakiilada Oo Ka Hadlay Kalfadhigii Aan Caadiga Ahayn Ee Maanta Baaqday

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Ka Warbixiyay Kullan Madaxweyne Siilaanyo La Yeeshay Safiirka Turkiga U Fadhiya Somaliya »

0 Visits: 795 | Saturday November 08, 2014 - 19:08:37
Hargeysa(xogreebnews.com_Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Ka Warbixiyay Kullan Madaxweyne Siilaanyo La Yeeshay Safiirka Turkiga…

Read More »

canbaarayn xadhiga dhaliyarada iyo suxufiinta lagu la kacay degmada gar-adag–

0 Visits: 871 | Saturday November 08, 2014 - 18:59:55
Landon(xogreebnews.com_waxaanu si adag u canbaaraynaynaa xadhiga iyo cabudhinta xukuumada siilaanyo kulla kacayso shacabka iyo saxaafada gaarahaan degmada garadag iyo gobollada galbeedka somaliland

Read More »

Guriga Mulkiilaha HCTV Oo La Weeraray Iyo Sababaha Keenay,xukuumadda oo bilowday inay xoriyatul qawlka qawracdo

0 Visits: 881 | Saturday November 08, 2014 - 18:56:00
Hargeysa(xogreebnews.com_Saaka Arooryadii hore xillli goor sheegtu ku beegnayd lixdii ayaa ciidamo ku waabeeristeen guriga uu ka deganaa magaalada Hargeysa Mulkiilaha HORN-CABLE TV (HCTV) Farxaan X.Cali Axmed.

Read More »

Iskuulkii Sare Ee Allaybaday U Xidhmay Mushaar La’aan Soo Food Saartay Macalimiintii Wax Ka Dhigaysay Iyo Ardaydii Oo Mudaharaaday

0 Visits: 771 | Saturday November 08, 2014 - 18:51:44
Allayabday(xogreebnews.com_waxaa saaka gabi ahaantiiba albaabada loo laabay iskuulkii sare ee ku yaalla degmada allaybaday oo ahaa dugsiga kaliya ee ka dhexeeya dhamaan tuulooyinka hoos yimaada allaybaday iyo nawaaxigeeda.

Read More »

Sababaha Sirdoonka Ethiopia Uga Saareen Cali Khaliif Galaydh Addis Ababa Oo Dibadda Usoo Baxay

0 Visits: 792 | Saturday November 08, 2014 - 18:43:24
Hargeysa (xogreebnews.com_ Faysal Rooble, oo ah aqoonyahan ka faalooda siyaasadaha Geeska Afrika iyo dunida, ayaa wuxuu maqaal xiiso badan ka qoray sababtii ay Itoobiya

Read More »

featured