Wararka

Gudoomiyaha Gudida Qaban-qaabinaysa Shirka Dhalinyarada Somaliland ee Cadaadley Mr.Deeq C/laahi Cawaale Oo Maanta Ka Warbixiyey Ajandaha Shirka Ay Qabanayaan Kana Hadlay Eedaymo Loosoo jeediyey Shirkoodu inuu sal ku leeyahay Soomaaliya–

0 Visits: 927 | Wednesday November 12, 2014 - 17:24:39
Hargeysa(xogreebnews.com_Gudoomiyaha Gudida Qaban-qaabinaysa Shirka Dhalinyarada Somaliland ee Cadaadley Mr.Deeq C/laahi Cawaaleayaa maanta ka warbixiyey ajandaha

Read More »

War Culus: Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Iyo Waftigiisa Oo Booqasho Ku Tagay Goobtii Lagaga Dhawaaqay May-1991 Gooni-isutaaga Somaliland +Sawirro

0 Visits: 867 | Wednesday November 12, 2014 - 16:54:53
Hargeysa-(xogreebnews.com{_Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro)Saraf shaqo ku jooga Xarunta Gobolka Togdheer ayaa booqasho ku tagay Goobtii lagaga dhawaaqay Gooni isutaaga Jamhuuriyada Somaliland,

Read More »

Dhalinyaro Hal abuur ah Iyo Hogaanka Ururka SODRA Oo Booqday Madaarka Cigaal Iyo Wasiirka Duulista Oo Hadalo Guubaabo ah u Jeediyey

0 Visits: 852 | Wednesday November 12, 2014 - 16:44:37
Hargeysa (xogreebnews.com_Wasiirka Wasaaradda Duulista hawada iyo gaadiidka Cirka Somaliland, Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa maanta Madaarka Cigaal ku qaabilay Dhalinyaro Hal abuuro ah oo dhawaan Tartan Suugaaneed loogu qabtay Magaalada Hargeysa.

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xaqiiqsaday In Caleentiisii Cadaatay Kana Qaybgali Karin Taranka Doorashada–

0 Visits: 890 | Wednesday November 12, 2014 - 16:31:52
Hargeysa-(xogreebnews.com_Madaxweyne Siilaanyo ayaa ayaa bilihii u dambeeyay si cad u Xaqiiqsaday in aanu ka qayb gali Karin Tartanka Doorashada Dalka ka qabsoomi doonta

Read More »

Dowlada Britain Oo Ka Hadashay Khilaafka Madaxda Dowlada Somaliya ( War-saxaafadeed )

0 Visits: 781 | Wednesday November 12, 2014 - 16:24:35
Muqdisho (xogreebnews.com_Dowlada Britain ayaa war kasoo saartay Khilaafka sii xoogeestay ee u Dhaxeeya Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra'izul Wasaare Cabdi Wali Sheekh Axmed.

Read More »

madaxweyne siilaanyo oo xafiiskiisa ku qaabiley dhalinyaro hal-abuur ah kuwaaso uu odaygu si weyn u dhiiri-geliyeey.

0 Visits: 855 | Wednesday November 12, 2014 - 16:22:08
Hargeisa(xogreebnews.com-War saxaafadeed:Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley Dhalinyaro Hal abuuro ah oo dhawaan loogu qabtay Magaalada Hargeysa Tartan Suugaaneed lagaga hadlaayey Tahriibta oo lagu

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Badhasaabka Togdheer Oo Ka Dareen Celiyay Masuuliyiinta Xisbiga WADDANI Ee Burco Sida La Yaabka Leh Loogu Soo Dhaweeyay

0 Visits: 606 | Wednesday November 12, 2014 - 16:14:51
Hargeysa (xogreebnews.com_Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Ka Dareen Celiyay Masuuliyiinta Xisbiga WADDANI Ee Burco Soo Gaadhay.

Read More »

Afhayeenkii Kadeednaa Wasaaradda Duulista Oo U Wasiirku Canaan Dhaggaha Goostay+ Dhaqaannada Wiilkan Calooshiisa U Shaqaystaha Ah,Saxaafadda Oo Cabbaasho U Gudbisay Wasiirka+ Qorshe Sir Ah Oo La Oggaaday.

0 Visits: 989 | Tuesday November 11, 2014 - 21:02:32
Hargeisa(xogreebnews.com_ af-hayeenkii kadeednaa ee ka hawl-gala wasaaradda Duulista Somaliland, ayaa la oggaaday inuu damac-sanna inay si badheedh ah

Read More »

Daawo xogreeb Tv:Heesta Saxafigu Xorweeyaan , Maxaa Loo xaqirayaa Isaga Oo Aan Xumaan Gelin Xabsi Loogu Gurayaa ............. Laki Xaaji Wacays , Heesta Ka Hadlaysa Dhibaatada Lagu Hayo Suxufiyiinta Soomaaliyeed.

0 Visits: 838 | Tuesday November 11, 2014 - 19:32:37
Daawo xogreeb Tv:Heesta Xurmada Saxaafada oo Noqotay mid ay si weyn u soo dhoweysay bulshadda somaliland ,iyaago arkaaya taacadiyadda is-daba joogga ah ee lagu hayo.

Read More »

RW. Cabdiweli “Waa inaan meel uga soo wada jeedsano ilaalinta Dastuurka KMG iyo Shuruucda dalka”

0 Visits: 708 | Tuesday November 11, 2014 - 19:25:58
Muqdisho,(xogreebnews.com_Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Feederaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa ku tilmaamay khilaadka siyaasadeed ee hadda dalka ka jira inuu u baahan yahay in lagu xaliyo wada xaajood iyo is qancinRa'iisul

Read More »

Xildhibaan Dalxa Oo Ka Tirsan Baarlamaanka Somaliya Oo Ka Badbaaday Isku Day Dil

0 Visits: 781 | Tuesday November 11, 2014 - 19:23:53
Muqdisho (xogreebnews.com— Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa maanta ka badbaaday isku day dil oo ay la damacsanaayeen

Read More »

Dabaylaha Isbedel-Doonka Xisbiga Waddani Oo Burco Gilgilay + Beesha Madaxweyne Siilaanyo Oo Gudoomiye Ciro Ku Qaabilay Gamaanka Fardaha + Isbedel Doonka Saaxil, Awdal iyo Gebilay Oo Burco Maraga U Furtay.

0 Visits: 809 | Tuesday November 11, 2014 - 19:21:59
Burco-(xogreebnews.com) Bulshoweynta ku dhaqan magaalo madaxda labaad ee Somaliland ee Burco ayaa saaka si iskumid ah uga dareen celiyey fariimaha ay sidaan Dabaylaha isbedel doonka ah ee bulshada reer

Read More »

XISBI SIYAASADEED CUSUB OO LAGAGA DHAWAAQAY OTTOWA/CANADA IYO BULSHADA REER SOMALILAND EE CANADA OO AAD USOO DHAWAYSAY

0 Visits: 852 | Tuesday November 11, 2014 - 19:18:33
CANADA (xogreebnews.com_National Unity & Reform Party (NUR-Party) ama Xisbiga Qaranka ee Midnimada iyo Isbedelka Maalmahaanba waxaa socday magaalada Ottowa/Canada dhaqdhaqaaqyada u diyaargaroowga ku dhawaaqidda xisbi siyaasadeed cusub oo uu

Read More »

Daawo xogreeb Tv: “Madaxweyne Siilaanyo Wax Badan Kama Oga Waxa Dalka Ka Dhacaya, Ma Oga Suxufiyiinta La Xidh Xidhay, Ma Oga RRU-da Guryaha U Daadanaysa” Cali Guray

0 Visits: 804 | Tuesday November 11, 2014 - 19:09:35
Burco (xogreebnews.com— Gudoomiye Ku Xigeenka Sadexaad Ee Xisbiga UCID Cali Guray Ayaa Sheegay In Madaxweyne Siilaanyo Wax Badan Aanu La Ogayn Waxyaabaha Dalka Ka Dhacaya, Madaxweynuhu Ma Oga Suxufiyiinta La Xidh Xidhay, Madaxweynuhu Ma Oga RRU-da Guryaha U Daadanaysa

Read More »

Daawo xogreeb Tv" :madaweyne ku xigeenka iyo laba wasiir oo maanta ay saxaafadda is haleeleen su"aallo lagu qarqiyeey+wasiirka hawlaha Guud oo dhex-dabaashay sheegayna inuu fasax u haysto hantida ummadda inuu iibiyo"

0 Visits: 895 | Monday November 10, 2014 - 19:29:25
Hargeisa(xogreebnews.com_Daawo xogreeb Tv" :madaweyne ku xigeenka iyo laba wasiir oo maanta ay saxaafadda is haleeleen su"aallo lagu qarqiyeey+wasiirka hawlaha Guud oo dhex-dabaashay sheegayna inuu fasax u haysto hantida ummadda inuu iibiyo"

Read More »

Daawo xogreeb Tv Cuqaasha & Oday-dhaqameedka Oodweyne oo si weyn u duray Diiwaagelinta & Shirkado la sheegay inay shidaal baadhis ka bilaabayaan degaanadaa+Go’aamo ay ka soo saareen arimahaas

0 Visits: 749 | Monday November 10, 2014 - 19:14:20
Hargeisa(xogreebnews.com_Daawo xogreeb Tv Cuqaasha & Oday-dhaqameedka Oodweyne oo si weyn u duray Diiwaagelinta & Shirkado la sheegay inay shidaal baadhis ka bilaabayaan degaanadaa+Go'aamo ay ka soo saareen arimahaas

Read More »

Gudoomiyaha Xisibiga Waddani Oo Ku Sii Jeeda Magaalada Burco Iyo Xukuumada Siilaanyo Oo Wafti Ka Daba Rartay

0 Visits: 878 | Monday November 10, 2014 - 19:06:35
Hargeisa-(xogreebnews.com_Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Muddane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa saaka u Jarmaaday Xarunta Gobolka Togdheer ee Burco.

Read More »

“ Markii ay Xukuumadani tallada dalka qabatay Garoonkani wuxuu ahaa Heerka Labaad horaanta sanadka 2015 waxaynu Hiigsanaynaynaa Heerka Tobonaad ee qiimaynta Madaarada ee ICAO.” Wasiirka Duulista iyo hawada Mudane maxamuud xaashi cabdi

0 Visits: 762 | Monday November 10, 2014 - 19:02:31
Hargeisa(xogreebnews.com_"Maanta waxa farxad weyn inoo ah ka shacab ahaan iyo ka xukuumad ahaanba Sharafta, bilicda iyo quruxda Madaarka Caalamiga ah ee Cigaal." Madaxweyne ku xigeenka Somaliland

Read More »

Daawo xogreeb Tv: “Waxa Ay U Muuqataa In Laga Maarmay Doorashooyin Waddanka Kadhaca Haayadii Kushaqada Lahaa Way Kameeraysanayaan Inay Hawshooda Qabsadaan” Faysal Cali Waraabe

0 Visits: 836 | Monday November 10, 2014 - 18:56:12
Hargeysa (xogreebnews.com — Gudoomiyaha UCID Oo Maanta Dalka Kusoo Laabtay Hargeysa Oo Ka Hadlay Xaaladaha Ku Gadaaman Doorashooyinka Iyo Xadhiga Wariyayaasha.

Read More »

Qarax Xoogan Oo Argagax Leh Oo Gil Gilay Magaaladda muqdisho khasaaraha u Geystay

0 Visits: 782 | Monday November 10, 2014 - 18:53:45
Muqdisho(xogreebnews.com_Qarax ayaa waxa uu maanta ka dhacay Xaafada Garsoor ee Wuqooyiga Magaalada Gaalkacyo waxaana lala Eegtay Ciidan katirsan Maamul Gobolleedka

Read More »

featured