Wararka

Daawo xogreeb Tv: “Khilaafka Baarlamaanka Somaliya Iyo Baarlamankan Khilaafkiisa Ayaa Isku Soo Hagaagay”” Xaaji Cabdi Waraabe Oo Ka Hadlay Khilaafka Golaha Wakiilada

0 Visits: 738 | Saturday November 15, 2014 - 16:49:06
Daawo xogreeb Tv: "Khilaafka Baarlamaanka Somaliya Iyo Baarlamankan Khilaafkiisa Ayaa Isku Soo Hagaagay"" Xaaji Cabdi Waraabe Oo Ka Hadlay Khilaafka Golaha Wakiilada

Read More »

Deg Deg Sagaal Xildhibaan Oo Ka Soo Jeed Gobolka AWDAL Oo Shaaca Ka Qaaday In Aanay Ka Qayqaadanayn Fidnad Xukumad Siilaanyo Ay Golaha Waklilada Ka Dhex wado–

0 Visits: 765 | Saturday November 15, 2014 - 16:44:25
Hargey:(xogreebnews.com_xildhibaano ka tirsan golaha wakilada somaliland isla markaan kasoo jeed gobolka AWDAL ayaa goordhaweyd shir jara'id ay ku qabteen ,magaalada Hargaysa

Read More »

Daawo xogreeb Tv:” Dal Marka La Qabsado Baarlamaankiisa Waxay Ka Dhigan Tahay In Qilaab Milatari” Ibraahim Buubaa

0 Visits: 848 | Saturday November 15, 2014 - 16:38:05
Hargeysa(xogreebnews.com_Dal Marka La Qabsado Baarlamaankiisa Waxay Ka Dhigan Tahay In Qilaab Milatari"

Read More »

War Deg-deg Ah Xoghayaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Goor Dhaweyd Xabsiga Loo Taxaabay–

0 Visits: 822 | Saturday November 15, 2014 - 16:33:13
Hargeysa-(xogreebnews.com_Xoghayaha Golaha Wakiilada Somaliland Mudane Cabdirisaaq Siciid Ayaanle ayaa Goor dhawd Xabsiga loo taxaabay.

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Mudaharaad Balaadhan Oo Looga Soo Horjeedo Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Dhacay Magaalada Ceerigaabo

0 Visits: 769 | Saturday November 15, 2014 - 16:26:42
Hargeysa(xogreebnews.com_: Mudaharaad Balaadhan Oo Looga Soo Horjeedo Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Dhacay Magaalada Ceerigaabo

Read More »

War Deg Deg Ah:- Gudoomiye Cirro Iyo Xildhibaanada Mucaaridka Ah Oo Awood Ciidan Lagaga Hor Istaagay Inay Gudaha U Galaan Xarunta Golaha Wakiilada Iyo Xildhibaanada Muxaafidka Ah Iyo Shirgudoonkooda Oo Fadhiga Ku Kaliyeystay

0 Visits: 719 | Saturday November 15, 2014 - 09:36:57
Ciidamada RRU-da oo la soo dhoobay xarunta golaha wakiilada ayaa amar lagu siiyey inaanay gudaha u galin xarunta golaha gudoomiye ciro iyo xildhibaanada mucaaridka ah

Read More »

"Xukuumaddu ha ogaato in aan xaalad abuur looga baahneyn ee laga rabo in ay baarlamaanka ka dalbadaan ansixinta Komishanka, guurtidana ka dalbadaan in sharciga ay ku fadhiyaan uu gudbo" musharaxa madaxweyne ku xigeenka xisbiga Ucid Cabdi Rashiid xasan Matan

0 Visits: 726 | Friday November 14, 2014 - 19:24:08
Hargeisa(xogreebnews.com- musharaxa madaxweyne ku xigeenka xisbiga Ucid aqoon yahan cabdi rashiid xasan mataan ayaa qoraal kooban oo u kagaaga hadlaaya falkii foosha xummaa ee xukuumadu kula wareegtay xarunta baarlamaanka somaliland oo ay si Hoose u inqilaabtay

Read More »

Daawo xogreeb Tv :maw-jado Dad ah oo soo dhoweyn layaab leh kusoo Galbiyeey Gudoomiyaha Gollaha wakiiladda somaliland ahna musharaxa madaxweyne nimo ee xisbiga Wadanni iyo xukuumadda oo dib ula laabatay mooshinkii sabtida.

0 Visits: 639 | Friday November 14, 2014 - 19:03:29
Hargeisa(xogreebnews.com_Daawo xogreeb Tv :maw-jado Dad ah oo soo dhoweyn layaab leh kusoo Galbiyeey Gudoomiyaha Gollaha wakiiladda somaliland ahna musharaxa madaxweyne nimo ee xisbiga Wadanni iyo xukuumadda oo dib ula laabatay mooshinkii sabtida.

Read More »

Weftigii ka socday Dalka aynu jaarka nahay ee Ethiopia ayaa maanta waxay Kormeer ku soo mareen Gobolka Saaxil iyo Gobolka Gabiley gaar ahaan Wajaale.

0 Visits: 877 | Friday November 14, 2014 - 18:44:58
Haregisa(xogreebnews.com_Sida ay warbaahintuba ka war haysay waxa dalka ku sugnaa weftigii abadi ugu balaadhnaaa oo ka socda Dalka aynu jaarka nahay ee wada shaqaynta iyo xidhiidhka qotada dheeri inaga dhexeeyo ee Ethiopia, Weftigaasi oo saaka ka kicitimay

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Taageerayaasha Xisbiga UCID Ee Gobolka Sanaag Oo Si Weyn U Cambaareeyay Hab-dhaqanka Xukuumada Siilaanyo

0 Visits: 754 | Thursday November 13, 2014 - 19:14:12
Hargeysa (xogreebnews.com_ Taageerayaasha Xisbiga UCID Oo Si Weyn U Cambaareeyay Hab-dhaqanka Xukuumada Siilaanyo

Read More »

Cali Guray Oo Ka Hadlay Shirqool Xukuumada Siilaanyo La Damacsan Tahay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Maalinta Sabtida

0 Visits: 739 | Thursday November 13, 2014 - 19:13:55
Hargeysa (xogreebnews.com— Gudoomiyaha saddexaad ee Xisbiga Ucid Cali Guray, ayaa ka hadlay shirqool xukuumadu la damacsantahay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo maalinta Sabtida dib u furmi doono.

Read More »

War Deg Deg Ah :Madaxtooyada Oo Caydhisay Ciidanlkii ilaalada Ka Ahaa Xarunta Golaha Wakiilada Somaliland Ciidan Kalena Soo Dhoobtay Iyo U Jeeda Ka Dambaysa–

0 Visits: 781 | Thursday November 13, 2014 - 19:13:03
Hargeysa-(xogreebnews.com_Xukuumada Siilaanyo ayaa Ciidamo Cusub soo dhoobtay Xarunta Golaha Baarlamanka Somaliland, iyadoo gabi ahaanba laga qaaday Ciidamadii hore ilaalada uga ahaa Xarunta.

Read More »

Khilaafka Madaxda Somaliya Oo Saamayn Ku Yeeshay Shirka Copenhagen Iyo Dawladda Denmark Oo Qayb Ahaan Hakisay Shirka Somalida Ee Copenhagen

0 Visits: 699 | Thursday November 13, 2014 - 11:08:11
Denmark (xogreebnews-Dawladda Denmark,ayaa hakisay kulan hor dhac ah oo loo qaban lahaa Madaxda Somalia iyo Qurbejoogta Soomaalida ah,kaasi oo dhici lahaa maalin ka hor

Read More »

Wasiir Cukuse Shalay Iyo Maanta Keebbu Bilaa Akhlaaq Yahay!

0 Visits: 867 | Thursday November 13, 2014 - 11:06:53
Hargeisa(xogreebnews.com_Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka somaliland cabdilaahi maxamed Daahir cakuse,ayaa hore u ahaa suxufi bilaa anshax ah.isaaago lahaa summad aan la ilaawi dooniin muddo badan. Madaxweynaha Somaliland

Read More »

Daawo xogreeb Tv :waftigii ugu Cuslaa ee ka socda dalka ethiopia oo safar wadaa-tashi u yimmi somaliland

0 Visits: 785 | Thursday November 13, 2014 - 08:06:38
Daawo xogreeb Tv :waftigii ugu Cuslaa ee ka socda dalka ethiopia oo safar wadaa-tashi u yimmi somaliland

Read More »

Kulan ka dhacay Guriga Saylaci+ Go’aamo laga soo saaray+Magacyada Wasiiradii iyo Xildhibaanadii ka qeyb galay+Doorka Saleebaan Gaal+Qodobadii laysla meel dhigay waxay daaran yihiin iyo Ciday ku foogan yihiin.

0 Visits: 871 | Thursday November 13, 2014 - 08:03:28
Hargeisa-(Qaxogreebnews­_Sida xoggo Qarannews ka heshay ilo wareedyo rasmiya tibaxayaan waxaa habeen hore Kulan ama shir-doceed qaatay muddo dhawr saacadooda goroda isku daray Guriga madaxweyne ku xigeenka Somaliland Saylaci ka degan yahay magaalada Hargeysa Shan Wasiir iyo weliba Shan

Read More »

Ducaale Ayaa Siyaasiyiinta Muxaafidka iyo kuwa mucaaridka ah ee Somaliland uga digay waxii…

0 Visits: 845 | Thursday November 13, 2014 - 08:00:34
Hargeysa,(xogreebnews.com_ —Wasiirkii Maaliyadda Xukumaddii Rayaale Ambassador Xuseen Cali Ducaale(Cawil), ayaa mucaaradka iyo muxaafadka Somaliland uga digay hadalada dhaawici kara qaddiyadda Somaliland iyo muranada aduun weynuhu fikir khaldan ka qaadan karo.

Read More »

Daawo Xogreeb Tv : Cabdiraaq Suudi Nuur oo Shaaciyey Inuu usharaxan yahay tartanka doorashada Baarlamaanka somali

0 Visits: 801 | Thursday November 13, 2014 - 07:53:45
Daawo Cabdiraaq Suudi Nuur oo Shaaciyey Inuu usharaxan yahay tartanka doorashada Baarlamaanka somali

Read More »

Gudoomiyaha Gudida Qaban-qaabinaysa Shirka Dhalinyarada Somaliland ee Cadaadley Mr.Deeq C/laahi Cawaale Oo Maanta Ka Warbixiyey Ajandaha Shirka Ay Qabanayaan Kana Hadlay Eedaymo Loosoo jeediyey Shirkoodu inuu sal ku leeyahay Soomaaliya–

0 Visits: 924 | Wednesday November 12, 2014 - 17:24:39
Hargeysa(xogreebnews.com_Gudoomiyaha Gudida Qaban-qaabinaysa Shirka Dhalinyarada Somaliland ee Cadaadley Mr.Deeq C/laahi Cawaaleayaa maanta ka warbixiyey ajandaha

Read More »

War Culus: Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Iyo Waftigiisa Oo Booqasho Ku Tagay Goobtii Lagaga Dhawaaqay May-1991 Gooni-isutaaga Somaliland +Sawirro

0 Visits: 865 | Wednesday November 12, 2014 - 16:54:53
Hargeysa-(xogreebnews.com{_Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro)Saraf shaqo ku jooga Xarunta Gobolka Togdheer ayaa booqasho ku tagay Goobtii lagaga dhawaaqay Gooni isutaaga Jamhuuriyada Somaliland,

Read More »

featured