Wararka

Raysal Wasaaraha Somaliya C/weli Oo Kullan Albaabadu U Xidhnaayeen La Yeeshay Golihiisa Wasiirada ( Daawo Sawirada )

0 Visits: 840 | Tuesday November 18, 2014 - 19:15:41
Muqdisho(xogreebnews.com_— Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir guddoomiyey kulan uu yeeshay Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyey miisaaniyadda dalka ee sannadka 2015

Read More »

Daawo xogreeb Tv" Muuse Bixii oo saaka dhoolo-tus Ku Jees-Jees ah la dul maray wasiir waran cadde iyo Duur xul kale oo wasiiraddi ka shaqayn jirey khilaafka Kulmiye

1 Visits: 885 | Tuesday November 18, 2014 - 19:11:53
Daawo xogreeb Tv" Muuse Bixii oo saaka dhoolo-tus Ku Jees-Jees ah la dul maray wasiir waran cadde iyo Duur xul kale oo wasiiraddi ka shaqayn jirey khilaafka Kulmiye

Read More »

Gudida Dhex Dhexaadinta Khilaafka Golaha Wakiiladda Oo Dib U Dhigtay Furitaankii Golaha

0 Visits: 811 | Tuesday November 18, 2014 - 19:05:35
Hargeya (xogreebnews.com_ Gudida Golaha Guurtidda Somaliland ee ku hawlan dhex dhexaadinta dhinacyada Golaha Wakiiladda ee khilaafku ka dhex taagan yahay ayaa lagu waramayaa inay dib u dhigtay go'aankooda illaa iyo sabtida soo socota.

Read More »

Daawo xogreeb Tv: “Madaxweyne Silaanyo Inta Uu Talada Hayo Hunguri Nagama Hayo Kursiga, Isaga Ayaanan Daba Taagan Nahay” Wasiir Samaale

0 Visits: 751 | Tuesday November 18, 2014 - 19:02:16
Hargeysa (xogreebnews.com_"Madaxweyne Silaanyo Inta Uu Joogo Ma Jirto Cid Kale Oo Kula Tartamaysa Murashaxnimadiisa Isaga Ayaanan Daba Taagan Nahay" Wasiir Samaale

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Ku Margaday In Uu Cadeeyay Hankiisa Siyaasadeed Shacabkana Ugu Baaqay Inay Ilaashadaan Nadab Gelyada

0 Visits: 648 | Tuesday November 18, 2014 - 18:56:40
Hargeysa (xogreebnews.com_Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Ku Margaday In Uu Cadeeyay Hankiisa Siyaasadeed Shacabkana Ugu Baaqay Inay Ilaashadaan Nadab Gelyada

Read More »

“ Haddalada Ay Shalay Ku Hadashay Gudoomiye Ku Xigenka Garabka Haweenku Xukun Cali Daahir Walaaa Faysal Cali Waraabe Walaa Xisbiga Ucid Cid La Qabtaa Ma Jirto Doorashadana Ma Oggalin Daqiiqad In Ay Dhaafto Xilligii Loo Cayyimay ..” Gudoomiyaha Garabka Haweenka Heer Qaran Ee Ucid .–

0 Visits: 652 | Monday November 17, 2014 - 20:35:44
Hargaysa (xogreebnews.com_Gudoomiyaha Garabka Haweenka Ee Xisbiga Ucid Marwo Xaliimo Cismaan Raage oo u warrantay shabakadda Togaherer.com ayaa cod dheer ku sheegtay in aanu xisbiga Ucid iyo gudoomiyaha xisbiguba aanay la qabin hadaladi shalay ka

Read More »

War Deg Deg : Qaarka Mid Ah Wasiiraddi Caanka Ku Ahaa Khilaafka Xisbul Xaakimka Kulmiye Oo Maalinta Berri Ah Ku Dhawaaqaaya Inay Ka Dhex-sharaxan Yihiin Xisbiga Talladda Hayaa Ee Kulmiye,madaxweyne siilaanyana sheegay inuu tanaasuley + Muuse Bixii oo Sheegay Inuu Madaxwweynuhuu U Sharaxan Yahay Xisbigooda Xaalada Oo Cirka isku Sii Shareeri Doonta .

0 Visits: 790 | Monday November 17, 2014 - 20:27:13
Hargeisa:(xogreebnews.com_xubnihii caanka ku ahaa inay shaqo ka dhigtaan khilaafka xisbul xaakimka Kulmiye ,ayaa maalinta Berri ah ku dhawaaqi doona inay yihiin musharaxiinta madaxweynenimo ee xisbiga Kulmiye .wasiiraddan ayaa kala ah wasiirka maaliyadda Somaliland cabdi casiis

Read More »

Sharif Xasan sheekh Aadan oo noqday Madaxweynaha Mamulka Lixda Gobal ee Baydhabo

0 Visits: 738 | Monday November 17, 2014 - 19:07:54
Bay(xogreebnews.com_Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xassan Shiikh Aaden ayaa noqdey Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ka dib markii uu Cod buuxa

Read More »

Raysal Wasaaraha Somaliya Oo War Cad Kasoo Saaray Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadisa Oo Ugu Baaqay In Uu Is Casilo

0 Visits: 672 | Monday November 17, 2014 - 19:01:46
Muqdisho (xogreebnews.com— Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa nasiib darro ku tilmaamay in Wasiir ka tirsan xukuumadda oo sheegay in 14

Read More »

Xoghayihii Xanaanada Xoolaha Ee Xisbiga WADDANI Oo Mar Labaad Maanta Maxakamada Gobolka Maroodijeex La Keenay.

0 Visits: 731 | Monday November 17, 2014 - 18:51:04
Hargaysa:(xogreebnews.com_Maxakamada gobolka maroodijeex ayaa goordhaweyd la keenay xoghayihii xaanaanada xoolaha ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Xasan Axmed

Read More »

Daawo Sawirada Madaxweynaha Somaliya Oo U Ambabaxay Shirka Somalida Ee Copenhagen

0 Visits: 760 | Monday November 17, 2014 - 18:48:41
Muqdisho (xogreebnews.com_ Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ka ambo baxay Xubno katirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo qaar kamid ah Maamul Goboleedyada Dalka ka jira kuwaa kusii jeeda Dalka Denmark

Read More »

“Burburka Lagu Duminayo Jiritaanka Qaranimada Somaliland Ka Mid Noqon Mayso Beesha Dhul-bahante…”Wasiir ku-xigeenkii hore ee Wasaarada xannaanada Xoolaha Somaliland

0 Visits: 700 | Monday November 17, 2014 - 08:52:29
Hargeysa (xogreebnews_Wasiirkii ku-xigeenkii hore ee Xanaanada Xoolaha Somaliland Md. Cali Axmed Cabdi(Cali Cantar), ayaa si adag uga hadlay qalalaasahii ka dhacay xarunta Golaha

Read More »

Fadeexad Weyn: Cali Mareexaan Oo Saaka Dusha Kaga Qufulay Xafiiskiisa Gudoomiye Baashe Qoorgaab

0 Visits: 824 | Sunday November 16, 2014 - 19:30:41
Hargeysa-(xogreebnews.com_Fadeexadii ugu weynayd ayaa maanta ku dhacday Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax (Qoorgaab) iyo Xildhibaan Cali Mareexaan.

Read More »

Maxkamada Hargeysa Oo Xadhig Rumaan Ah U Jartay Xoghayaha Wakiilada

0 Visits: 828 | Sunday November 16, 2014 - 19:25:14
Hargeysa(xogreebnews.com_Xoghayaha Guud ee Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle, ayaa Maanta la hor keenay Maxakamadda Gobolka Maroodijeex,waxaanay u dirtay todobo cisho oo Rumaan ah. Xoghayaha ayaa gurigiisa ciidanka amaanku habeen hore kala baxay.

Read More »

Fadlan Ka Qeyb Qaado Dhismaha Masaajidka Laga Dhigasayo Degaanka Xeego–

0 Visits: 714 | Sunday November 16, 2014 - 19:18:25
Dhamaan Muslimiinta gaar ahaan Soomaalida ka codsaneynaa inaay ka qeyb qaataan masjid laga dhisayo Degaanka Xeego oo Ku yaala Degmada Baki, waxa markii hore ka dhisnaa masjid

Read More »

Tageerayashii Gudoomiye Cirro Iyo Xisbiga WADDANI Oo Xabsiyada Hargaysa ,Burco Iyo Ceerigaabo Xukuumad Siilaanyo Ka Buuxisay.–

0 Visits: 843 | Sunday November 16, 2014 - 19:12:31
Hargaysa:(xogreebnews.com_Xukuumada Siilaanyo ayaa Xabsiga ku gurtay Taageerayaasha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ee Gobolada Dalka. Taageerayaasha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ee ka qayb qaatay Banaan baxyadii

Read More »

URURKA DHALINYARADA SUBEER AWAL ee JIIDALI oo si ba"aan uga hadlay tacadiga ay xukuumadda siilaanyo ku hayso

0 Visits: 928 | Sunday November 16, 2014 - 19:07:58
Hargesa(xogreebnews.com_15/11/2014 Warsaxafadeed:Ururka Dhalinyarada subeer awal ee jiidali waxa uu cod dheer ku cambaaraynayaa xadhiga loogaystay gudoomiyihii ururka Jiidali mudane

Read More »

Xisbiga UCID Oo Ka Hadlay Xiisadaha Dalka Ka Taaggan, Fariimo Is-Barkana Hawadda U Mariyey Xukuumadda, Golaha Wakiiladda Iyo Shacbiga-Ba-“Golaha Wakiiladda Iyo Xukuumadduba Ha Joojiyaan Xaalad Abuurkan Shacabkuna Ma Ogolla In Ay Mar Danbe Bilaa Sharci Isagu Kordhiyaan, Xukuumaddu Waa Inay Ogaataa In Xilligii Xoog Wax Lagu Muquunin Jiray La Soo Dhaafay”Musharaxa Madaxwaynah UCID Jamaal Cali Xuseen

0 Visits: 693 | Sunday November 16, 2014 - 19:04:39
Hargerysa,(xogreebnews.com_ Xisbiga mucaaridka ee UCID ayaa markii u horaysay ka hadlay xiisadihii salka ku hayey khilaafka xukuumadda iyo wakiiladda ee labadii maalmood u danbeeyey ka taagnaa Somaliland, isla markaana fariimo is-barkan hawada u mariyey xukuumadda Siilaanyo, xildhibaanadda wakiiladda…

Read More »

Guriga Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Ee Hargeysa Oo Caawa Ciidamo Lagu Ag Daadiyay–

0 Visits: 825 | Sunday November 16, 2014 - 10:55:50
Hargeysa (xogreebnews.com_Wararka Hadda naga soo gaadhaya Guriga uu Magaaladda Hargeysa ka degan yahay Guddoomiyaha Xisbiga Waddani ahna Gudoomiyaha Golaha

Read More »

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Ka Hadlay Xadhiga Xildhibaanada Iyo Warbaahinta Fariina U Diray Shacabka Somaliland–

0 Visits: 705 | Saturday November 15, 2014 - 19:28:24
Hargeysa-(xogreebnews.com_Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Ahna Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa ka hadlay Xadhiga lagula kacay Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada ee Xukuumada Siilaanyo Xabsiga ku gurtay, Fariina u diray Shacabka Somaliland.

Read More »

featured