Wararka

Daawo xogreebTv: Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Go,aanadii Guurtidu Ku Xalisay Khilaafkii Golaha Wakiilada

0 Visits: 622 | Saturday November 22, 2014 - 17:10:02
Hargeysa(xogreebnews.com_Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Go,aanadii Guurtidu Ku Xalisay Khilaafka Golaha Wakiilada

Read More »

Marwo Khadra Cumar Qardhaas Oo Deeq Lacaga Oo Loogu Talo-galay Qoysas Agoomo iyo Danyar Ah Soo Gaadhsiisay Ururka Tabantaabo

0 Visits: 746 | Saturday November 22, 2014 - 17:07:55
Hargeysa(xogreebnews.com-Marwo Khadra Cumar Qardhaas oo ah Muwaadinad Muxsinada oo ku nool dalka Qadar ayaa maanta soo gaadhsiisay Ururka Tabantaabo Deeq lacag ah oo ay ugu talo gashay Qoysas Agoomo iyo danyara oo ku nool Caasimada Hargeysa

Read More »

Daawo xogreeb Tv:Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakiilada Oo Sheegay Inay Aqbaleen Go’aanadii Gudidii Dhexdhexaadintaa Guurtida

0 Visits: 698 | Saturday November 22, 2014 - 17:02:36
Hargeysa(xogreebnews.com_Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakiilada Oo Sheegay Inay Aqbaleen Go'aanadii Gudidii Dhexdhexaadintaa Guurtida

Read More »

Ururadda Midawga Yurub Iyo Afrika Oo Wasiirkii Horre Ee Khaarajiga S/Land U Magacaabay Ergayga U Qaabilsan Dalalka Khilaafyadda Siyaasiga Ahi Ka Aloosan Yihiin Ee Qaaradda Afrika

0 Visits: 780 | Saturday November 22, 2014 - 17:00:10
Hargeysa, (xogreebnews.com_ Ururadda Midawga Yurub iyo Midawga Afrika ayaa wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Somaliland Dr Maxamed C/laahi Cummar u magacaabay khabiir

Read More »

Ka Akhriso xogreebnews-Go`aankii Golaha Guurtidu Ku Soo Af-jareen Khilaaf Kii Golaha Wakiilada Somaliland

0 Visits: 799 | Saturday November 22, 2014 - 16:57:31
Hargeysa(xogreebnews.com- ka akhri Go'aankii iyo Qodobadii Ergada Guurtidu ku dhexdhexaadisey Dhinacyadii Barlamaanka Somaliland ee Xukumada Siilanyo khilaafka ka dhex hurisey.

Read More »

Daawo Xogreeb Tv"Mas'uuliyiin Hore Xilal Uga Soo Qabtay Magaalada Gabiley Iyo Qaybo Ka Mid Ah Dadweynaha Reer Gabiley Oo Iftiimiyay Musuqmaasuq Baahasan Oo Ka Jira Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Xukuumada Dhexena Ku Eedeeyay Kormeer La'aan .

0 Visits: 624 | Friday November 21, 2014 - 18:34:33
Daawo Xogreeb Tv"Mas'uuliyiin Hore Xilal Uga Soo Qabtay Magaalada Gabiley Iyo Qaybo Ka Mid Ah Dadweynaha Reer Gabiley Oo Iftiimiyay Musuqmaasuq Baahasan Oo Ka Jira Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Xukuumada Dhexena Ku Eedeeyay Kormeer La'aan .

Read More »

Goormaa lagula Xisaabtami doonaa Wasiir Cukuse $120,000.00 ee Sanad Walba Kirada Looga Qaado BBC-da VOA-da Iyo Hagar-daamooyinka is-huwan?

0 Visits: 658 | Friday November 21, 2014 - 18:31:21
Hargeysa(xogreebnews.com_Marka laga yimaado xajmiga dhaqaale ee sida joogtada ah looga leexsado Dakhliyaadka wasaaradda Warfaafinta ka soo gala adeegyada ay qabato, sida

Read More »

Muuse Biixaw Markaad Qabyaalda Ku Tilmaamayso Gudoomiye Cirro Dib U Eeg Hadalkaagii Ahaa “Aniga Oo Wax Dili Karaya Duco Qaadan Maayo “ Dr Cali Sheikh

0 Visits: 862 | Friday November 21, 2014 - 18:26:49
Hargaisa (xogreebnews.com_ Dr Ali Sheikh Mohamed Oo Ka Mida Dhalinyarada Aqoonyahanka Ah Ee Magaalda Hargaisa Oo La Soo Xidhiidhay Qaar Ka Mida Warbaahinta

Read More »

Nicholas Kay Oo Diiday Inuu Raaligalin Ka Bixiyo Eedeyn Uu U Jeediyay Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia

0 Visits: 730 | Friday November 21, 2014 - 18:19:04
Hargeysa(xogreebnews.com— Danjiraha Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Nicholas Kay ayaa ka hadlay sida uu u arko eedeen uu dhawaan usoo jeediyay Qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya uu sheegay in laaluush ku

Read More »

Jawaari Oo Ku Hanjabay In Uu Dib Barlamaanka Ugu Soo Celin Doono Mooshinkii Ka Dhanka Ahaa Raysal Wasaraaha

0 Visits: 779 | Friday November 21, 2014 - 18:16:02
Muqdisho(xogreebnews.com_Gudoomiyaha Baarlamanka Somalia Maxamed Cismaan Jawaari ayaa saaka u ambabaxay magaalada Jabuuti ee dalka Jamhuuriyada Jabuuti, waxaana uu

Read More »

Madaxweynaha Jabuuti Oo U Kala Dab Qaadaya Madaxweynaha Iyo Raysal Wasaaraha Somaliya

0 Visits: 805 | Friday November 21, 2014 - 18:13:15
Muqdisho (xogreebnews.com_Madaxweynaha dowladda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa dhex-dhexaadin ka dhex billaabay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra'iisul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed oo khilaafkoodu sababay in ay laba u kala jabaan

Read More »

Madaxweynaha Qaranka Somaliland oo wefti heer caalamiya ku qaabilay Qasriga Madaxtooyada JSL– (Daawo sawiiro)

0 Visits: 907 | Thursday November 20, 2014 - 18:55:13
Hargeisa(xogreebnews.com_Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Qasriga Madaxtooyada ku qaabiley wefti culus oo ka socda EU-

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Marwo Faadumo Siciid Maxay Ka Tidhi Khilaafka Muranka Wakiilada

0 Visits: 831 | Thursday November 20, 2014 - 18:38:02
Hargeysa (xogreebnews.com_ Xoghayaha Maaliyada Xisbiga UCID Marwo Faadumo Siciid Oo ka Hadashay Khilaafka Muranka Wakiilada

Read More »

MADAXWAYNAHA XAMAR OO KA HADLAY HALKA UU KU DAMBEEYAY WADAHADALKII SOMALILAND & SOMALIYA

0 Visits: 828 | Thursday November 20, 2014 - 08:07:36
Muqdisho(xogreebnews.com_Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa wuxuu ka hadlay wadahadallada ay kula jiraan Somaliland, isagoo xusay inay haatan meel wanaagsan joogaan ayna sii wadi doonaan inta laga gaadhayo hadafka laga leeyahay.

Read More »

“TOLKAYOOW WAXAAN IDIIN XASUUSINAYAA IN CIMRIGA XISBIGA KULMIYE KU EEG YAHAY SHANTA SANO EE SOO SOCOTA”XILDHIBAAN SICIID CILMI ROOBLE

0 Visits: 771 | Thursday November 20, 2014 - 08:04:57
Hargaysa(xogreebnews.com_Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ayaa Madaxweynaha Somaliland ku eedeeyay in uu u quudhi waayay siyaasiyiinta Xisbiga Kulmiye ku jirta ee uu damacu kaga jiro in ay iska soo sharaxaan xisbigaasi in uu ku taageero.siciid

Read More »

Gudoomiyaha wargyska Haatuf oo u socdaalay dalka Ingriiska oo lagu martiqaaday

0 Visits: 861 | Thursday November 20, 2014 - 07:52:12
Hargeysa,(xogreebnewsw.com_Guddoomiyaha Wargeysyada xukuumadda Siilaanyo albaabada u laabta ee Haatuf iyo Somaliland Times mujaahid Yuusuf Cabdi Gaboobe ayaa maanta galabnimadii u safray dalka Ingiriiska.Mr Gaboobe ayaa isagu socdaalkiisaas lugta

Read More »

Halkan ka eeg Qadarka lacagta ee Madxaweyne Siilaanyo Ku kiraystay Xildhibaan Dheeg

0 Visits: 872 | Wednesday November 19, 2014 - 18:33:11
Hargeisa-(xogreebnews.com_Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg) ayaa waxa uu Hadalo deel qaaf ah kula dul kufay Beesha ay Walaalaha Yihiin ee Habar yoonis.

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Soo Dhaweeyay Madaxweynaha Cusub Ee Maamulka Konfur Galbeed

0 Visits: 787 | Wednesday November 19, 2014 - 18:22:15
Muqdisho (xogreebnews.com_Madaxwaynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheikh Maxamuud, wuxuu soo dhaweeyayaa dhismaha maamulka dawlad Goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya.

Read More »

Xukuumada Siilaanyo Oo Sas Ka Qaaday Masuuliyiin Miisaan Culus Leh Oo Ku Soo Jeeda Xisbiga WADDANI

0 Visits: 946 | Wednesday November 19, 2014 - 18:18:08
Hargeysa (xogreebnews.com— Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ayaa Sas iyo Maroora dilaac ka qaaday Siyaasiyiin Miisaan Culus ku leh bulshada, kuwaas oo hore uga tirsanaa Xukuumada

Read More »

aqoon yahan jamaal cali xuseen oo safar ku maraaya jaaliyadda somaliland ee Ku Nool dalka maraykanka

0 Visits: 712 | Tuesday November 18, 2014 - 19:20:39
Minnesota (xogreebnews.com_Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen oo Safar ku maraya Dalka Maraykanka.Dalka Maraykanka waxaa safar ku maraya Murashaxa

Read More »

featured