Wararka

Uguyaraan Halqof Ayaa Ku Dhaawacmay Hawlgal Ciidamada Ilaalada Xeebaha Galbeedka Somaliland Ku Soo Qabqabanayeen Tahriibayaal.

0 Visits: 832 | Monday November 24, 2014 - 18:37:12
Saylac(xogreebnews.com_ Sida laga warqabao ugu yaraan Hal nin ayaa ku dhaawacmay Hawlgal lagaga hortgayo tahriibka oo ay qaadeen Ciidanka Ilaalada Bada ee Gobolada Galbeedka arimaha lagu baqoolinayo dadka shacabka

Read More »

Guddoomiyaha Guurtida Oo Meesha Ka Saaray Muddo Kordhin Loo Sameeyo Xukuumada, Kana Hadlay Aragtidiisa Ku Wajahan Cali Khaliif Galaydh.

0 Visits: 765 | Monday November 24, 2014 - 18:34:53
Hargeysa (xogreebnews.com_ Guddoomiyaha Golaha Guurtida ee Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan ayaa Meesha ka Saaray in Golaha Guurtidu Damacsan yihiin in ay muddo kordhin u sameeyan Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo.

Read More »

DAAWO XOGREEB TV"MASUULIYIINTA XISBIGA U CID OO TOOSHKU SHIDAY SHIRQOOLKII AY XUKUUDDU USOO MALEEGTAY TV-YADA IYO WARBAAHINTA MADAXA-BANAAN

0 Visits: 716 | Monday November 24, 2014 - 18:31:42
DAAWO XOGREEB TV"MASUULIYIINTA XISBIGA U CID OO TOOSHKU SHIDAY SHIRQOOLKII AY XUKUUDDU USOO MALEEGTAY TV-YADA IYO WARBAAHINTA MADAXA-BANAAN

Read More »

Daawo xogreeb Tv"xoghayaha warfaafinta xisbiga Ucid Yuusuf Keyse oo soo bandhigay,fadeexad Hor Leh iyo shuqullo Cusub oo xukuumaddan siilaanyo Kaga Been abuurayso shacabka dhabarka Tusay Siilaanyo iYo Maamulkiisa.

0 Visits: 733 | Monday November 24, 2014 - 18:26:31
Daawo xogreeb Tv"xoghayaha warfaafinta xisbiga Ucid Yuusuf Keyse oo soo bandhigay,fadeexad Hor Leh iyo shuqullo Cusub oo xukuumaddan siilaanyo Kaga Been abuurayso shacabka dhabarka Tusay Siilaanyo iYo Maamulkiisa.

Read More »

Daawo xogreeb Tv nasaashadda shabakadda nala daawo xiisaha Heestan.> LABA CALAF WADAGTAAN HADII AYA WAXA YEELIYO WAJI KARAH MOYIYE KALA WAAYAAN XISAHAA WAA WAA JACAYL MALE=====IFRAAX HARGEYSA;

0 Visits: 733 | Monday November 24, 2014 - 08:44:46
Daawo xogreeb Tv nasaashadda shabakadda nala daawo xiisaha Heestan.> LABA CALAF WADAGTAAN HADII AYA WAXA YEELIYO WAJI KARAH MOYIYE KALA WAAYAAN XISAHAA WAA WAA JACAYL MALE=====IFRAAX HARGEYSA;

Read More »

Golaha Barlamaanka Somaliland oo saaka gelaya fadhi Albaabadu u xidhan yihiin,Warbaahintuna debeda ka tahay,Muxuuse fadhigaasi daaran yahay ama kordhinayaa!.

0 Visits: 814 | Monday November 24, 2014 - 08:26:52
Hargeisa-(xogreebnews.com_Golaha wakiilada Somliland ayaa kalfadhigiisii 26aad si caadi ah u furmay saaka inkastoo aanay hoolka ka soo xaadirin Raxan ka

Read More »

Halkee Ayay Ku Dambaysay Tabashadii Madax-dhaqameedyada Reer Awdal ?

0 Visits: 856 | Monday November 24, 2014 - 08:20:21
Hargeysa (xogreebnews.com_ Waxaa imika laga joogaa muddo afar bilood ah kadib markii madax dhaqameeyada Gobolada Galbeedka Somaliland ay tabasho mug leh gaadhiiyeen madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo, tabashadaas oo madaxweynaha Somaliland

Read More »

DAAWO xogreeb Tv “Somaliland Waxaa Wax Lagu Helaa Qaska,…..Waxaa Shahaadooyinka La Siiyaa Kuwa Dadka Dila, Waxaa Madax Laga Dhigaa Kuwa Wax Caaya ….Maanta laga Bilaabo La Iguma Oga Wanaag ” Ruun Xadi Saban

0 Visits: 800 | Monday November 24, 2014 - 08:17:35
Hargeysa (xogreebnews.com_ Fanaannada Ruun Xaddi Sabban Ayaa Sheegtay inay la yaabtay sida ay bulshadeenu usoo dhawayo cidda xumaha ka shaqaysa ka kuwaa wanaaga falana la ika fogeeyo.

Read More »

“Weligay Ma Arag Madaxweyne Isagii Taagan Oo Ay Wasiiradiisii Murashixiin Yihiin” Boqor Buurmadaw

0 Visits: 815 | Monday November 24, 2014 - 08:15:21
Hargeysa (xogreebnews.com_ Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buur-madaw), ayaa ka hadlay Xaaladda dalku uu marayo, Loolanka kulmiye iyo waxa uu ka filayo inay Golaha guurtidu ka soo saaraan khilaafka golaha wakiillada Somaliland.

Read More »

Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Gaashaanka Ku Dhuftay Xeer-nidaamihihii Iyo Guddigii Anshaxa Ee Uu Wasiir Cukuse Kaligii Ku Dhawaaqay

0 Visits: 798 | Sunday November 23, 2014 - 21:35:41
War-saxaafadeedkan oo nuqul ka mid ah la soo gaadhsiiyay Shabakadda wararka ee caalamiga ah ee xogreebnews.com_, ee Hargeysa, waxa uu u dhignnaa isaga oo dhamaystiran sidatan.

Read More »

Gudoomiyaha Jimciyatul Axbaab Oo Maanta shaaciyey wakhtiga ay ku beegantahay Munaasibada xuska dhalashada nabigu(NNKH)

0 Visits: 684 | Sunday November 23, 2014 - 21:12:59
Hargeysa(xogreebnews.com_)Gudoomiyaha Jimciyada Waxbarashada Diinta iyo Qabanqaabbinta Xafladaha & Xusaska Diiniga ah ee (Jimciyatul Axbaab) ayaa maanta si rasmi

Read More »

Xukumadda Somaliland Oo Cashuur Ku Soo Rogtay Warbaahinta Madaxa Banaan

0 Visits: 830 | Sunday November 23, 2014 - 21:03:24
Hargeysa(xogreebnews.com_Wasaaradda Maaliyadda Somaliland, ayaa Cashuuro ku soo rogtay Warbaahinta Madaxabanaan ee Somaliland, siiba Telefishanada dalka ka hawl gala, iyadoo mudo todobaad ahna u qabatay. Amarka Cashuurta oo maanta

Read More »

Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka ee UCID waxa uu waydiinayaa xukuumadda taladda haysa iyo Labada Aqal ee Baarlamaanka ee Guurtida iyo Wakiiladda Somaliland sababta ilaa iyo hadda loogu fadhiyo labaddi qodob ee shuruudda u ahaa in doorashaddu xiligeedii ku dhacdo, labadaas qodob oo kala ah,mudane Jamaal Cali Xuseen

0 Visits: 566 | Sunday November 23, 2014 - 07:58:54
Hargeisa-(xogreebnews.com_War-murtiyeed Ka Soo Baxay Xafiiska Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID mudane Jamaal Cali Xuseen ayaa waxa uu kaga hadlay xaalada dalka iyo dhowr qoddob oo muhiim ah.Warmuriteedkan oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay UCID-Media Group ayaa waxa uu u dhignaa sidan.

Read More »

Wasiirka Ciyaaruhu ma Gabiley-buu Necebyahay, Mise Abwaan Timo-cade..” Xildhibaan Xasan Cawaale

0 Visits: 876 | Sunday November 23, 2014 - 07:50:53
Hargeysa,(xogreebnews.com_-Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo ka tirsan Mudaneyaasha Aqalka Wakiilada Somaliland, ayaa Wasiirka Ciyaaraha Cali Siciid Raygal ku eedeeyay inuu si badheedh ah isu-hor-taagay qabashada kedis Ciyaareedkii Koobka lagu xuso Abwaan Suldaan Timacadde oo sanad walba lagu qabto…

Read More »

War Culus: Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka oo Markii ugu Horeysay Yeeshay Mareeg (Website) ay Wararkooda Ku Baahiyaan.

0 Visits: 817 | Saturday November 22, 2014 - 17:30:34
Hargeysa (xogreebnews.com_ Golaha Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka Somaliland oo ka Kooban Duqay, Aqoonyahan iyo Waxgarad Qiimo ku Leh Somaliland isla

Read More »

Al-Shabab Oo 28 Qof Ku Dishay Magaalada Mandera Ee Waqooyi Bari Kenya

0 Visits: 741 | Saturday November 22, 2014 - 17:26:16
Mandher(xogreebnews.com_Wararka ka imanaya magaalada Mandhera ee Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in ugu yaraan 28 qof lagu dilay deegaanka Cumar Jilicow, kaddib markii lagala degay bas ay saarnaayeen oo halkaa marayay.Baska ayaa u socday caasimada Nairobi.

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Xaaji Cabdi Waraabe Oo Khudbad Dhiiri-gelin Iyo Dardaaran Isugu Jirta U Jeediyey Golaha Wakiilada

0 Visits: 832 | Saturday November 22, 2014 - 17:21:12
Hargeysa(xogreebnews.com_Xaaji Cabdi Waraabe Oo Khudbad Dhiiri-gelin Iyo Dardaaran Isugu Jirta U Jeediyey Golaha Wakiilada-

Read More »

Daawo xogreebTv: Gudoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Go’aankii Guurtidu Ka Soo Saartay Murankii Golaka Wakiilada

0 Visits: 693 | Saturday November 22, 2014 - 17:15:22
Hargeysa(xogreebnews.com_Maadaama Aan Kalsooni Buuxda Siinay Guddida Xeerbeegtida Waxaan Danta Guud Awgeed U Aqbaleynaa Go,aanka Golaha Guurtida"Gudoomiye Ciro"-

Read More »

“UCID Waa Xisbiga Kaliya Ee Qabsaday Shirkiisii Golaha Dhexe, Garoonkaanu Ku Sugeynaa Kooxahii Nala Tartami Lahaa, 2-daas Qodob Waa Kuwo Horleh Oo Lagu Carqaladaynayo Doorashooyinka”Musharaxa Madaxwaynaha UCID Jamaal Cali Xuseen

0 Visits: 666 | Saturday November 22, 2014 - 17:13:06
Hargeysa,(xogreebnews.com_Musharaxa madaxwaynaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa xukuumadda Siilaanyo iyo Baarlamaanka uga digay inay carqaladeeyaan doorashooyinka

Read More »

Daawo xogreebTv: Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Go,aanadii Guurtidu Ku Xalisay Khilaafkii Golaha Wakiilada

0 Visits: 621 | Saturday November 22, 2014 - 17:10:02
Hargeysa(xogreebnews.com_Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Go,aanadii Guurtidu Ku Xalisay Khilaafka Golaha Wakiilada

Read More »

featured