Wararka

Daawo xogreeb Tv: Siyaasiyiin Miisaan Culus Oo Hore Uga Tirsanaa Xukuumada Siilaanyo Oo Maanta Si Rasmi Ah Ugu Biiray Xisbiga WADANI

0 Visits: 885 | Thursday November 27, 2014 - 20:52:01
Hargeysa (xogreebnews.com_Siyaasiyiin Miisaan Culus Oo Hore Uga Tirsanaa Xukuumada Siilaanyo Oo Maanta Si Rasmi Ah Ugu Biiray Xisbiga Mucaaradka Ee WADANI & Hadaladii Madasha Laga Jeediyay

Read More »

Daawo xogreeb Tv"wasiirkii hore arriamaha Gudaha oo ka Hilaacay xisbiga ay haybta wadaagan ee wadani,"xisbigayaagiiba noqday fadlan Kur u Hay" maxamed Nuur caraale Duur

0 Visits: 719 | Thursday November 27, 2014 - 20:39:21
Hargeisa(xogreebnews.com_Daawo xogreeb Tv"wasiirkii hore arriamaha Gudaha oo ka Hilaacay xisbiga ay haybta wadaagan ee wadani,"xisbigayaagiiba noqday fadlan Kur u Hay" maxamed Nuur caraale Duur

Read More »

“Walllaahi Ninka Dulmi Dugsaday Ee Caddaalad Daro Dugsaday Ee Musuqmaasuq Dugsaday Ee Qabyaalad Dugsaday Ee Ka Tagi Waayay, Isagaa Wax Is-Yeelay” Dr. Xuseen Xoog

0 Visits: 766 | Thursday November 27, 2014 - 20:34:01
Hargeysa (xogreebnews.com_Xuseen Muxumed Maxamed (Xuseen Xoog),Wasiirkii hore ee Caafimaadka ee Xukumadda Siilaanyo oo maanta isaga iyo Siyaasiyiin kale oo Miisaan lihi ku

Read More »

“Mudane Madaxweyne Waxaan Kuu Sheegayaa 26-Ka Juun Wixii Ka Dambeeya Waad Garanaysaa Haddaad Maalin Ku Darsato Wixii Inoo Balan Ahaa” Badhasaab Xamarji

0 Visits: 798 | Thursday November 27, 2014 - 20:28:14
Hargeys (xogreebnews.com— Badhasaabkii hore ee Gobolada Maroodijeex iyo Togdheer Axmed Cumar Xaaji Cabdillaahi (Xamarji), oo maanta ku biiray Xisbiga Mucaaradka ah ee

Read More »

Bayaan: Qaarka mida Aqoonyahanka Beesha Koonfurta iyo Bariga Magaalada Hargeisa oo Beeniyey inay Dhalinyarada Ciidagale u dhamayd Shirkii uu qabtay ururka Dhalinyarada ee (Horseed) 25/11/14 Iyga Oo Ku Tilmaamay Waxba Kama Jiraan

0 Visits: 948 | Thursday November 27, 2014 - 11:24:33
Waayadan danbe waxa saxaafada aad u adeegsada kooxo abaabulan kuna hadla magaca deegaano aad u baaxad weyn.Anagoo ka mida aqoonyahanka Beelweyn Ciidagale waxaan halkan ka sheegaynaa inay tahay figrad riqiisa iyo taageero aan sal ku fadhiyin in hadba koox dhalinyaro' ah la soo ururiyo loona abaabulo…

Read More »

Waxa isoo gaadhaya cabashooyin isasoo taraya oo ah dulmi ka jira jidka Lowyacadde looga gudbo Djibouti musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbiga Ucid aqoon yahan cabdi rashiid xasan matan

0 Visits: 887 | Thursday November 27, 2014 - 08:03:04
Hargeisa(xogreebnews.com_aqoon yahan cabdi rashiid xasan matan ayaa qoraal aad u kooban soo dhigay bar-kullaan ka bulshada ee facebook kaaso uu kaga hadlaayo cabaashooyinka reer lawyo caddo oo xukuumadda siilaanyo waxba ka qaban kari weyd dayqopraalkaasin waxaa uu dhiognaa sidan Waxa isoo

Read More »

Warsaxaafadeed Ay Soo Saareen Ururka Dhalinyarada Jiidali,"Ururka jiidali waxaa uu cod dheer ku canbaaraynayaa xadhiga sharici darada ah ee loo geystay afhayeenkii hore ee ururka Mudane Faysal Cumar Madar iyo Maxamed Cabdikariin Cumar oo xubin ka ah gudida musdanbeedka ururka iyo Mudane cabdi badal oo ah taageerayaasha ururka ee aadka u fir fircoon"

0 Visits: 676 | Thursday November 27, 2014 - 07:43:18
Hargeisa(xogreebnews.com_URURKA JIIDALI Ref: 07/0023/14 Date: 27/11/2014 WARSAXAAFADEED Caawa oo ay tahay taariikhdu 27/11/2014, wuxuu ururka Dhalinyarada jiidali u bayaaminayaa Mujatamaca reer Somaliland, In jiidali loo abuuray inay barbar

Read More »

Ciidanka RRU-da Oo Hotel Crown Ka Qafaashay Hogaanka Ururka Dhalinayarada Ee JIIDALI

0 Visits: 794 | Thursday November 27, 2014 - 07:38:15
Ciidanka RRU-da Oo Hotel Crown Ka Qafaashay Hogaanka Ururka Dhalinayarada Ee JIIDALI

Read More »

Daawo xogreeb Tv :Munaasibad Ururka Dhalinyarada Jiidali ku lahaayeenn crown Hotel oo xukumada Siilanyo ku dhex dhacday 5 xubnoodna jeelka u taxaabtay+Sahra Halgan,Salaadiini iyo haldoor kale oo…

0 Visits: 774 | Thursday November 27, 2014 - 07:35:16
Daawo:Hargeisda(xogreebnews.com_Munaasibad Ururka Dhalinyarada Jiidali ku lahaayeenn crown Hotel oo xukumada Siilanyo ku dhex dhacday 5 xubnoodna jeelka u taxaabtay+Sahra Halgan

Read More »

war Deg-Deg ah: xukuumadda oo ciidamo Dul dhigtay xaflad ay lahaayeen dhalinyaradda Ururka Jidaali,xabsigana dhigtay xubno Ka mid ah Hoggaankoodda.

0 Visits: 895 | Wednesday November 26, 2014 - 20:38:18
Hargeisa(xogreebnews.com_ xukuumadda siilaanyo ayaa caawa xoog iyo muquunin cuudan dooneysay inay ku joojiso xaflad ay soo qaban qaabiyeen ururka dhalinyaradda Jidaali taaso lagu qabanaayeey Huteel Crown .

Read More »

Komishanka Doorashooyinka Oo La Iclaamiyay Xilliga La Ansixin Doono

0 Visits: 872 | Wednesday November 26, 2014 - 18:09:47
Hargeysa(xogreebnews.com_Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa shalay cod gacan taag ah ku meel mariyay ajandaha Kalfadhiga 26-tanaad ee Golaha Wakiilada.

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Madaxweynaha Somaliland Oo Berbera Ugu Baxay Mashaariic Dhagax Dhiga Jidad Laamiya Oo Ku Kacaya 9 Milyan

0 Visits: 723 | Wednesday November 26, 2014 - 17:42:31
Berbera (xogreebnews.com_Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa saaka safar ugu baxay Gobolka Saaxil, safarkaasi oo ujeedadiisa lagu sheegay

Read More »

Budhcad Soomaali la shaqaysata Maafiyada Talyaaniga oo bilaabay inay ka Ganacsadaan Madaxyada Tahriibayaasha iyo Magacyada Laba Wiil oo shir-qool loo maleegay ku geeriyooday

0 Visits: 859 | Wednesday November 26, 2014 - 17:38:59
ATHENS (xogreebnews.com_Budhcad ka ganacsata Muhaajiriinta u socdaalaysa Qaaradda Yurub, gaar ahaan kuwa Soomaalida ah, ayaa ka dillaacday waddamada Koonfurta iyo Bariga

Read More »

Xildhibaanada Ka Soo Horjeeda Mooshinka Oo Loo Diray Fariimo Hanjabaad Ah

0 Visits: 827 | Wednesday November 26, 2014 - 17:13:32
Muqdisho (xogreebnews.com_ Xildhibaanada ka biyo diidan mooshinka laga keenay Xukuumada Somaliya, ayaa waxay sheegeen in loogu hanjabay in lagu weerari doono

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga WADNI Seed Oo Xisbiga Kusoo Dhaweeyay Abwaan Siciid Ilkajiir Oo Kusoo Biiray WADANI + Maanso

0 Visits: 660 | Wednesday November 26, 2014 - 17:03:35
London (xogreebnews.com_Gudoomiyaha Kowaad ee Xisbiga Wadani Axmed Muumin Seed ayaa soo dhaweeyey Abwaanka Qarniga SIciid Abukar Ilko Jiir oo ku soo biray Xisbiga wadani ,

Read More »

DAAWO Xogreeb Tv" Xildhibaanda Mucaaradka Ee Golaha Wakiilada Oo Ka Biyo Diiday Cashuur Wasiir Cakuse Dul Dhigay Warbaahinta Madaxa Banaan

0 Visits: 656 | Wednesday November 26, 2014 - 16:56:48
Hargeysa (xogreebnews.com_Xildhibaanda Mucaaradka Ee Golaha Wakiilada Oo Si Kulul Uga Hadlay Cashuurta Wasiir Cakuse Ku Soo Rogay Warbaahinta Madaxa Banaan

Read More »

DAAWO XOGREEB TV" GUDOOMIYAHA WADAANI OO SHEEGAY INUU XISBIGIISU YAHAY MID QARAN OO AANU QABIIL MEELNA USOO MARIN,SHEEGAYNA INAY HAYSTAAN TAAGEERADDA SHACABKA SOMALILAND OO DHAN.

0 Visits: 828 | Tuesday November 25, 2014 - 19:09:53
Hargeisa( xogreebnews.com_DAAWO XOGREEB TV" GUDOOMIYAHA WADAANI OO SHEEGAY INUU XISBIGIISU YAHAY MID QARAN OO AANU QABIIL MEELNA USOO MARIN,SHEEGAYNA INAY HAYSTAAN TAAGEERADDA SHACABKA SOMALILAND OO DHAN.

Read More »

Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Oo Madaxweyne Siilaanyo Uga Tacsiyadeeyay Geeridii Ku Timid Walaalkii

0 Visits: 811 | Tuesday November 25, 2014 - 19:03:42
Hargeisa(xogreebnews.com_Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Oo Madaxweyne Siilaanyo Uga Tacsiyadeeyay Geeridii Ku Timid Walaalkii

Read More »

Iskama maagayo Madaxweynaha adeerka ii ah iyo Xukuumaddiisa, aniga ayaa ka mid ahaa dadkii ugu horeeyey ee doortay, laakiin wali iyo Siyaad Barre ka bacdi maad maqasheen..”Xildhibaan Rayte

0 Visits: 796 | Tuesday November 25, 2014 - 18:53:50
Hargeisa-(xogreebnews.com_Xildhibaan Ibraahim Jaamac Rayte, oo ka mid ah xisbiga Waddani, ayaa si adag u dhaliilay Madaxweyne Siilaanyo iyo xukuumadiisa, waxaanu ugu

Read More »

featured