Wararka

SIILAANYO: AABAHA MUSUQMAASUQA IYO QABYAALADA WAA NASIIB XUMO KU DHACDAY DADKII CODKOODA SIIYEY!

0 Visits: 795 | Sunday November 30, 2014 - 18:51:34
SIILAANYO: AABAHA MUSUQMAASUQA IYO QABYAALADA WAA NASIIB XUMO KU DHACDAY DADKII CODKOODA SIIYEY!

Read More »

xoghayah warfaafinta xisbiga Ucid yuusuf keyse oo sheegay in xukuumada ay dhalinyaro u soo Dirtay munaasibad il-yartu is qabatay taageerayaal Kasoo Goostay Kulmiye kuna Biiray xisbiga cadaaladda iyo Daryeelka ucid.

0 Visits: 741 | Sunday November 30, 2014 - 18:42:36
xoghayah warfaafinta xisbiga Ucid yuusuf keyse oo sheegay in xukuumada ay dhalinyaro u soo Dirtay munaasibad il-yartu is qabatay taageerayaal Kasoo Goostay Kulmiye kuna Biiray xisbiga cadaaladda iyo Daryeelka ucid.

Read More »

Daawo xogreeb Tv" madaxweyne siilaanyo oo maanta iyo Daahfur Baanka Caalamiga ah ee Dahabshiil.

0 Visits: 811 | Sunday November 30, 2014 - 18:37:34
Daawo xogreeb Tv" madaxweyne siilaanyo oo maanta iyo Daahfur Baanka Caalamiga ah ee Dahabshiil.

Read More »

Daawo xogreeb Tv" Kulmiye Hadaanu Eegno Indhahaa Na Xanuunaya "Boqor Raabi Yusuf Cabdilaahi

0 Visits: 807 | Sunday November 30, 2014 - 16:23:34
Daawo xogreeb Tv" Kulmiye Hadaanu Eegno Indhahaa Na Xanuunaya "Boqor Raabi Yusuf Cabdilaahi

Read More »

Daawo xogreeb Tv " Maxaa Loo Qabyaaladaynayaa Biyaha Gudoomiyii Kulmiye ee Gobolka Saaxil oo Ucid ka Dhex Hilaaca .

0 Visits: 749 | Sunday November 30, 2014 - 16:19:41
Daawo xogreeb Tv " Maxaa Loo Qabyaaladaynayaa Biyaha Gudoomiyii Kulmiye ee Gobolka Saaxil oo Ucid ka Dhex Hilaaca .

Read More »

Daawo xogreeb Tv"Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Taageerayaashii Ugu Badnaa Soo Dhaaweeyey xisbiga Ucid,guushana Tilmaamay inay tahay markii Ucid.

0 Visits: 721 | Sunday November 30, 2014 - 16:15:11
Daawo xogreeb Tv"Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Taageerayaashii Ugu Badnaa Soo Dhaaweeyey xisbiga Ucid,guushana Tilmaamay inay tahay markii Ucid.

Read More »

Daawo Xogreeb Tv" Musharaxa Madaxwayne Ku Xigeenka Ucid Anagu waanu idiin Hiilin idinka Hiilin Mayno "cabdi rashiid xasan matan

0 Visits: 741 | Sunday November 30, 2014 - 16:10:52
Daawo Xogreeb Tv" Musharaxa Madaxwayne Ku Xigeenka Ucid Anagu waanu idiin Hiilin idinka Hiilin Mayno "cabdi rashiid xasan matan

Read More »

Xisbiga Ucid laantiisa finland oo cambaareynaysa Xadhiga dhalinyarada ururka Jiidali….

0 Visits: 835 | Sunday November 30, 2014 - 08:02:11
finland(xogreebnews.com_Dhaman masuuliyiinta iyo Xubnaha xisbiga ucid ee laanta finland waxay cabaareynayaan xadhiga xaqdarada ah ee lagula kacay ururka dhaliyarta somaliland ee jiidali , sidaanu wada ogsoonahay xukuumada maanta talada dalka haysaa waxay caadeystay

Read More »

Daawo xogreeb Tv,Faysal Cali waraabe oo walaac ka Muujiiyey Xaalada Dalku Marayo,Bixiyeeyna Tallooyin wax ku ool ah

0 Visits: 751 | Sunday November 30, 2014 - 07:59:34
Hsargeisa(xogreebnews.com_Daawo xogreeb Tv,Faysal Cali waraabe oo walaac ka Muujiiyey Xaalada Dalku Marayo,Bixiyeeyna Tallooyin wax ku ool ah

Read More »

“Isbedelku Maaha In Madaxweyne, Madaxweyne Bedelo, Ee Waa In Nidaamka La Saxaa. Rayaale Ayaanu Bedelnay Oo Sillaanyo Keenay Oo Way Ka Sii Dartay” Xasan Guure

0 Visits: 746 | Sunday November 30, 2014 - 07:56:41
Hargeysa (xogreebnews.com_Guddoomiyaha Madasha Wada-tashiga Somaliland Mujaahid Xasan Guure Jaamac, ayaa sheegay inay dalka ka jiro Maamul xumo, Sharci daro iyo Cadaalada daro baahsan, isagoo si adag uga hadlay xaaladda uu wadanku marayo, tabashii odayaasha reer Awdal ee ay weli

Read More »

Baarlamaanka Somaliland Oo Maanta Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiya Xubnaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka

0 Visits: 765 | Saturday November 29, 2014 - 16:34:17
Hargeysa(xogreebnews.com_)-Golaha wakiilada Somaliland ayaa goor dhaweyd ansixiyey Komidhanka cusub ee doorashooyinka Somaliland.

Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibada Iyo Iskaashiga Caalamiga Ee Somaliya Oo La Kulmay Dhigiisa Jarmalka.

0 Visits: 736 | Saturday November 29, 2014 - 16:27:49
Muqdisho(xogreebnews.com_Wasiirrada arrimaha dibadda ee Soomaaliya iyo Jarmalka ayaa ku kulmay magaalada Rome ee dalka Talyaaniga oo uu ka soconayo shir looga hadlayo dadka soo

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Xukuumada Somaliland Oo Geed Dheer Iyo Mid Gaaban U Fuushay Wadahadal Dhex Mara Dowlada Somaliya Iyo Wasiir Xirsi Oo U Ambabaxay Turkiga

0 Visits: 696 | Saturday November 29, 2014 - 16:24:34
Hargeysa (xogreebnews.com_ Xukuumada Somaliland Ayaa La Ildaran a Wadahadal Dhex Mara Dowlada Somaliya Xilli Dowlada Somaliya Aanay Diyaarba U Ahayn Wadahadal Iyo Xirsi Oo Sheegay Inuu Turkiga Ugu Baxayo Arrimahaas

Read More »

Tartan Ciyaareedkii Ka Socday Xaafadda Sheikh Nuur Oo Gabo-gaabo Ku Dhow,Sideed Naadi Oo Isaagu Soo Hadhay, Koobka Loogu Magac Daray Marxuum Iidiris Ibraahin Cabdi Wasiirkii Hore Ee Xanaanada Xoolaha Somaliland.

0 Visits: 779 | Saturday November 29, 2014 - 16:21:01
Hargeisa(Xogreebnews.com_Tartan ciyaareed xiiso badan ,oo maalmahanbaa ka socday xaafadda sheikh Nuur oo ka Tirsan Deg-mada Gacan Libaax, ayaa maraaya

Read More »

Fadeexadii Ka Dhalatay Shilkii Gaadhi ee Ka dhacay Dacar-budhuq oo ay Gurmad La’aanti Qayb Ku Lahaayeen Maamulka Dacar-budhuq iyo Fadeexad Saylici Ka Raacday.

0 Visits: 829 | Friday November 28, 2014 - 21:42:33
Dacar-budhuq(Xogreebnews)-shilkaasi foosha xumaa ee ay geysteen gaadiikii tirade badnaa ee galbinayay waftigii madaxweyne ku xigeenka Somaliland Saylci,oo geystay shilkaasi khasaaraha badani ka dhacay ayaa wararka dheeraadka ah

Read More »

Cadaaladda Siilaanyo Waa Tii Aqoon Yahan Jaamac jiir Oo Fikirkiisa Cabiiray Ku Xukuntay Afar Sanno Oo Xadhig Ah.

0 Visits: 849 | Friday November 28, 2014 - 20:31:46
Hargeisa(xogreebnews.com-Hal-gamma madaxweyne siilaanyo waxaa uu ahaa hoggaamihii urur xornimo doonka ahaa ee SNM kaaso uu ahaa gudoomihii mudaada dheera ee soo maray SNM inkasta oo lagu eedeeyo inuu dhiibi gaadhay xoriyaddi lo

Read More »

Urur Goboleedka IGAD Oo Soo Bandhigay Talooyin Lagu Xalin Karo Khilaafka U Dhaxeeya Madaxweynaha Iyo R/Wasaaraha

0 Visits: 810 | Friday November 28, 2014 - 19:18:31
Muqdisho (xogreebnews.com_Wasiiradda Arrimaha Dibadda urur Goboleedka IGAD oo shir gaar ah ku dhinac qabsaday xiligii shirkii NEW DEAL-ka ee lagu qabtay caasimada Copenhagen ee dalka Denmark ayaa 3 qodob usoo jeediyey madaxda Soomaalida inay ku xaliyaan

Read More »

fadeexada Wasiirada Maaliyada Iyo Arimaha Gudaha Oo Diiday In Gobolada Bariga Somaliland Wax Shidaal Ah Laga Qodo Horistaagayna Kadib Markii Loo Diiday Qadar Laalush Ah Oo Ay Codsadeen.

0 Visits: 777 | Friday November 28, 2014 - 19:06:22
Hargeisa(xogreebnews.com_fadeexada Wasiirada Maaliyada Iyo Arimaha Gudaha Oo Diiday In Gobolada Bariga Somaliland Wax Shidaal Ah Laga Qodo Horistaagayna Kadib Markii Loo Diiday Qadar Laalush Ah Oo Ay Codsadeen.

Read More »

Haweenay Aabaheed Ku Dishay Deegaanka Geed-Deeble Ee Duleedka Hargeysa Iyo Maamulka Degmada Oo Falkaas Ka Hadlay

0 Visits: 860 | Friday November 28, 2014 - 18:55:46
Hargeysa (xogreebnews.com_Guddoomiyaha degmada Daarasalaam ee waqooyiga Hargeysa Md. Maxamed Axmed Kibaar, ayaa xaqiijiyay inay gacanta ku soo dhigeen haweenay dishay

Read More »

Dirawalkii Iyo Wiil Uu Dhalay Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Iyo Afar Qof Oo Kale Oo Ku Dhawaacmay Shil Baabuur

0 Visits: 749 | Friday November 28, 2014 - 18:51:26
Hargeysa (xogreebnews.com_Shil baabuur oo maanta ka dhacay deegaanka Dacar-budhuq ee gobolka Saaxil, ayaa waxa ku dhaawacmay lix ruux.

Read More »

featured