Wararka

CAR_JUUQDHAHA SEERIHII KACAAN_KAAD DAAQ_DEENE , bini aadan ma tihiin ee dameeraad tihiin jiir_maahee may dacawo idin cunto

0 Visits: 800 | Wednesday December 03, 2014 - 19:15:57
Hargeisa(xogreebnews.com_Waa qormo murugo iyo naxdin xambaarsan oo aan Shacabka reer Somaliland ee Jecel Madaxbanaanida, iyo Xoriyatul qawlka, aan usoo bandhigi doono taas oo aan

Read More »

maxamed xaashi cilmi wasiirkii hore ee maaliyadda iyo Mujaahid Ibraahin Dhega weyne oo la sheegay inay Bishan si Rasmi ah ugu Biiri-doonaan xisbiga Ucid,qaban-qaabadda xafladda oo la isla dhex-maraayo.

0 Visits: 887 | Wednesday December 03, 2014 - 17:36:42
Hargeisa(xogreebnews.com_hoggaamiyaasha madasha wadaa-tashigga iyo toosin ayaa la sheegay,inay go"aan-sadeen inay dhowaan si rasmi ah ugu Biiraan xisbiga Ucid.sidaa xoggaha ay heleyso shabakadda warar ee http://xogreebnews.com/ tibaaxayaan .

Read More »

" Haddaad i taageersan tahayna waxaad doontid samee, haddii aad i diidan tahayna waa lagu xidhayaa dhalinyaradda Jidaali ma qabato " xoghayaha warfaafinta xisbiga Ucid Yusuf Kayse Abdi_Laahi

0 Visits: 659 | Wednesday December 03, 2014 - 16:55:13
Hargeisa(xogreebnews.com_Dhalinyaradaasi oo uu ugu horeeyo Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada JIIDALI Md Cabdiraxman Xasan Aadan oo isagu muddo dhawr todobaad ah Xabsigga ugu jira Sifo sharci-daro ah.

Read More »

Madaxweynaha Xasan Sheekh Oo U Ambabaxay Ka Qayb Galka Caleema Saarka Shariif Xasan

0 Visits: 744 | Wednesday December 03, 2014 - 16:41:33
Muqdisho (xogreebnews.com— Madaxweynaha Dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminaya ayaa u duuley magaalada Baydhabo oo ay ka

Read More »

Ilaa 6 Qof Oo Ku Dhimatay Qarax Weyn Oo Ka Dhacay Afaafka Hore Ee Madaarka Diyaaradaha Muqdisho ( Daawo Sawirada )

0 Visits: 679 | Wednesday December 03, 2014 - 16:36:44
Muqdisho (xogreebnews.com— Qarax Xoogan ayaa saaka ka dhacay agagaarka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, gaar ahaan iridka hore ee Shirkada Diyaaradaha Jubba Airweys.

Read More »

Taliyihii Ciidamada Police-ka Kenya Oo Xilkii Iskaga Casilay Dhaleecayn Loo Soo Jeediyay

0 Visits: 774 | Tuesday December 02, 2014 - 19:25:21
Nairobi(xogreebnews.com_Taliyahii Ciidamada Police-ka Dalka Kenya David Kimaiyo ayaa Sheegay in uu Shaqada iskaga tagay, kadib markii Dhaleecayn loo soo jeediyay Shaqada

Read More »

Mooshinka Ka Dhanka Ah Raysal Wasaaraha Oo Loo Qaybiyay Xildhibaanada Barlamaanka ( SAWIRRO )

0 Visits: 755 | Tuesday December 02, 2014 - 19:10:30
Muqdisho (xogreebnews.com_— Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta oo Talaada ah isugu yimid kulan,

Read More »

Daawo xogreeb Tv"wasiirku xigeenka warfaafinta oo saxeexay heeshiis iskaashi oo ay wadaa galleen somaliland iyo DJabuuti

0 Visits: 697 | Tuesday December 02, 2014 - 19:04:27
Hargeisa(xogreebnews.com_Dawladaha Somaliland iyo Jabuuti ayaa si weyn isaga kaashanaya dhinacyada Awqaafta iyo dhaqanka, xilli uu Wasiirka Awqaafta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dalka jabuuti Booqasho rasmi ah ku joogo Somaliland.

Read More »

Daawo Sawirada Madaxweyne Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Cusub Oo Loo Dhisay Wasaarada Boosaha Iyo Isgaadhsiinta ( VIDEO )

0 Visits: 720 | Tuesday December 02, 2014 - 18:56:45
Hargeysa (xogreebnews — Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud ( Siilaanyo ) Ayaa Xadhiga Ka Jaray Wasaarada Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Somaliland, Munaasiabd balaadhan oo si heer sare ah loosoo agaasimay ayaa xalagu qabtay Xarunta

Read More »

Faa”iidooyinka Laga Dhaxli Doono Dahabshiil Bank Ee La Daah-furay .

0 Visits: 1037 | Monday December 01, 2014 - 20:19:42
Hargeisa(xogreebnews.com_Goobtu waa Somaliland maha dal ku yaalla wadamada horumaray xagga dhismayaasha iyo dhaqaalaha,ee haystaa aqoonsigga buuxa iyo kuwaa la yidhaahdo way isku filan yihiin isku filnaansho xag walba leh ayeey gaadheen . waa muuqaal kasoo

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Marwada Meeyarkii Hore Ee Borama Oo Ka Warantay Xadhiga Bilays Dhibaateeyay Xaafada Iyo Muuqaalka Mudaharaadkii Balaadhnaa Ee Borama Gilgilay.

0 Visits: 965 | Monday December 01, 2014 - 19:00:32
Borama(xogreebnews.com_Marwada Meeyarkii hore ee magaalada Boorama Mudane Cabdiraxmaan Shide Bile ayaa maanta ka warantay xadhiga loogeystay Odaygeeda iyo Dhibaatada ka soo gaadhay xaafada markii ciidmada Bilayska iyo kuwa RRU ahi soo weerareen xaafada, iyo waliba Mudaharaadkii balaadhnaa ee Magaalada…

Read More »

Musuq Maasuq Iyo Maamul Xumo Baahsan Oo Hadheeyay Wasaarada Beeraha J.S.L_MusuqMaasuq Xididaada Goostay oo Hadheeyay Wasaaradda Beeraha Iyo Mashaariicda La La’yahay Akhri.

0 Visits: 764 | Monday December 01, 2014 - 18:57:48
Hargaysa (xogreebnews.com_Ilo wareedyo xog ogaal ah ayaa tibaaxaya in maamulxumo iyo musuqmaasuqbaahsani uu dishooday wasaarada beeraha jamuuriyada Somaliland , kuwaasi oo

Read More »

Mudaharaad Rabshado Wata Oo Gilgilay Boorama Iyo Ciidamada Booliska Oo Rasaas U Adeegsaday

0 Visits: 886 | Monday December 01, 2014 - 18:53:28
Boorama (xogreebnews.com_Mudaharaad rabshado wata ayaa maanta gilgilay xarunta Gobolka Awdal Ee Boorama. ka dib markii Ciidanka Boolisku xidheen duqii hore ee Cabdiraxmaan Shide Bille.

Read More »

Mudanayasha Golaha Guurtida Oo Ansixiyay Xeerka Diwaangalinta Codbixiyeyaasha Iyo Madaniga

0 Visits: 701 | Monday December 01, 2014 - 18:49:48
Hargeysa (xogreebnews.com_Mudaneyaasha Aqalka guurtida Somaliland, ayaa maanta Ansixiyay waxka bedelka iyo kaabista lagu sameeyay Xeerka diwaangalinaha Codbixinta iyo

Read More »

DAAWO xogreeb Tv: Xoghayihii Maaliyada Ee Xisbiga UCID Marwo Faadumo Siciid Oo Ku Biirtay Xisbiga WADANI

0 Visits: 793 | Monday December 01, 2014 - 18:45:05
Hargeysa (xogreebnews.com_Xoghayihii Maaliyada Ee Xisbiga UCID Faadumo Siciid Oo Ku Biirtay Xisbiga WADANI

Read More »

“Xaflada Qaban Qaabada Gudida Dhalinyarada ee Beelaha Habar Magaado oo Meel Fiican Maraysa iyo Ardayda Jaamacadaha iyo Dugsiyada Sare oo Kaalin Fiican Laga Siiyay..”

0 Visits: 667 | Monday December 01, 2014 - 08:09:26
Hargeysa (xogreebnews.com_Shirar Doceedyo u Socday maalmahan dhalinyarada magaalada Hargeysa ayaa lagu go`aamiyay in la sameeyo ururka

Read More »

Daawo xogreeb Tv" af hayeenka Guud ee Shirkadaha Jaadka Somaliland oo ka Cabanaya is Maamulka Kililka shanaad,sheegayna in ay joojinayan qaadka itoobiya ee lacagta wadanka xaalufiyeey.

0 Visits: 640 | Monday December 01, 2014 - 08:04:06
Daawo xogreeb Tv" af hayeenka Guud ee Shirkadaha Jaadka Somaliland oo ka Cabanaya is Maamulka Kililka shanaad,sheegayna in ay joojinayan qaadka itoobiya ee lacagta wadanka xaalufiyeey.

Read More »

Warqad Furan Oo Ku Socota Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo

0 Visits: 717 | Monday December 01, 2014 - 08:00:13
Hargeysa(xogreebnews.com_ Muwaadin Maxamuud Axmed Cali (Diiqdiiq)Oo kamida ganacsatada reer Somaliland ayaa goor dhawayd nasoo gaadhsiiyey Warqad furan oo uu sitoosa ugula hadlaayo Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland taasoo

Read More »

lagu Taageeray Murashaxnimada Aqoonyahan Maxamed Saleebaan Cumar oo Shaaciyey inuu taagan yahay Doorashada Golaha Wakiillada–

0 Visits: 742 | Monday December 01, 2014 - 07:56:24
BURCO (xogreebnews.com_- Munaasibad si heersare loo agaasimahay oo maanta ku qabsoontay magaalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer, ayaa lagu shaaciyey murashaxnimada.

Read More »

SIILAANYO: AABAHA MUSUQMAASUQA IYO QABYAALADA WAA NASIIB XUMO KU DHACDAY DADKII CODKOODA SIIYEY!

0 Visits: 786 | Sunday November 30, 2014 - 18:51:34
SIILAANYO: AABAHA MUSUQMAASUQA IYO QABYAALADA WAA NASIIB XUMO KU DHACDAY DADKII CODKOODA SIIYEY!

Read More »

featured