Wararka

Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Dhaariyay Xubnaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka

0 Visits: 855 | Sunday December 07, 2014 - 18:55:02
Hargeysa(xogreebnews.com_-Gudoomiyaha Maxakamadda Sare ee Somaliland Yuusuf Ismaaciil Cali, ayaa maanta Madaxweynaha ku hor dhaariyay 7-da xubnood ee Guddida doorashooyinka Somaliland ka dib markii dabayaaqadii bishii hore la ansixiyay.

Read More »

Daawo xogreebTv: Faysal Cali Waraabe Ka Hadlay Xaalada Siyaasadeed Ee Dalku Marayo iyo Arimo Kale Oo Xasaasi Ah

0 Visits: 861 | Sunday December 07, 2014 - 18:50:40
Hargeysa(xogreebnews.com_Madaxweynaha Waxan Leenahay Madooneyno Inaad Noqoto Robert Mugabe"Faysal Cali Waaraabe

Read More »

Dalalka Itoobiya Iyo Kenya Oo Ku Heshiiyay Ciidammo Gaar Ah Oo Ka Howlgalla Xadduudka Soomaaliya

0 Visits: 814 | Sunday December 07, 2014 - 18:44:21
Hargeysa(xogreebnews.com_Dalalka Kenya iyo Itoobiya ayaa xilligan si qarsoodi ah ugu heshiiyay dhisida ciidammo gaar ah kuwaaso ka howlgallaya gobollada koonfurta ee Soomaaliya gaar ahaana xadduudka.

Read More »

R/W Abdiweli oo aqbalay inay xukuumadiisa dhacday. Yuuse u mahadceliyey ?

0 Visits: 870 | Saturday December 06, 2014 - 18:38:51
Muqdisho(xogreebnews.com_Qoraalkasoo baxay xafiiska R/W Abdiweli Shiikh Ahmed oo la soo gaarsiiyey warbaahinta xogreebnews.com_ayaa waxaa lagu cadeeyey inuu R/W Abdiweli Shiikh Ahmed uu aqbalayo go'aanka baarlamaanka ay maanta kalsoonidii kala noqdeen

Read More »

Xukuumadda Hinaasaha Nabad-gelyadda Ku Khal-Khaalisay Ma Cid Hadh U Jiidimayse Qimihii Aduunyada Kaga Qanac Nin Noolow?

0 Visits: 854 | Saturday December 06, 2014 - 18:23:31
Hargeisa(xogreebnews.com_Dhacdoyin is fa-siraaya ee xukuumadda hadda talada hasyaa ee kulmiye ,ayaa ku kacaaya hadb dhaqaanno aad uu guraacan kuwaaso ay kula kacayso asxaabta mucaaridka ah.iyaago sheegi jirey reer kulmiye wakhtigii

Read More »

Gudoomiyihii ururka Jidaali oo xabsiga laga sii daayeey, ,wada-hadaallo u socda ururka iyo xukummadda.

0 Visits: 810 | Saturday December 06, 2014 - 16:59:54
Hargeisa(xogreebnews.com_ilo wareedyo u dhun-daloola ayaa shabakadda warar u sheegay in xukumadu ku Guuleystay inay xabsi kasii dayso masuuliyiinta ururka jiidaali,kuwaaso muddo ku xidhnaa fikirka ay ku mideysan yihiin,dhalinyarada beesha suber awal.

Read More »

Wariye Aqoon,Sumcad Iyo Karaamo Weyn Ku Leh Saxaafada Oo Jawaab Cajiiba ah Siiyey Mudalabka Yarka ee Muniir Ee Cashuurta Umada Lagu Maalgaliyo

0 Visits: 797 | Saturday December 06, 2014 - 16:48:11
Hargeisa(xogreebnews_Ninka ka hawlgala jariirada uu lee yahay wasiirka madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaaji Xasan ayaa weerar qaawan oo aan cadayn lahayn ku qaaday wariyaha lagu yaqaan aqoonta iyo qadarinta C/laahi Maxamed Cali oo uu ku eedeeyey in uu

Read More »

Wasiirka Duulista Somaliland Oo Shahaadooyin Gudoonsiiyey 14 ka Mida Hawl wadeenada Dab-damiska Ee Madaarka Cigaal Oo Tababar Sare Dhamaystay

0 Visits: 794 | Saturday December 06, 2014 - 16:31:29
Hargeisa(xogreebnews.com_" Waxay Xukuumaddani ku guulaysatay in Waaxda dabdamiska ee Madaarka Cigaal Ay noqoto darjada Sagaalaad, Anagoo ka soo qaadnay Darajada Labaad."

Read More »

In Ka Badan Kala Badh Wasiiradii Madaxweyne Siilaanyo Shaqada La Bilaabay Oo Banaanka Jooga Iyo Macnaha Ay Bixin Karto

0 Visits: 825 | Saturday December 06, 2014 - 16:27:21
Hargeysa (Xogreebnews.com— Bishii Julaay 28-keedii 2010, wuxuu Madaxweyne Siilaanyo dhisay golihiisii xukuumadda ee u horeeyay oo ka koobnaa 20 wasiir iyo lix wasiir xigeen, taas oo tiro ahaan noqonaysa gole xukuumadeed oo ka kooban 26 xubnood.

Read More »

Madaxweynaha Somaliya Oo Wareegto Uu Soo Saaray Ku Sheegay In Shaqaalaha Dowlada La Eryi Karin Lana Qori Karin »

0 Visits: 756 | Friday December 05, 2014 - 19:03:16
Muqdisho (xogreenews_ Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu amray Madaxda Wasaaradaha xukuumada Soomaaliya in aysan shaqada ka eryi Karin , ayna qori Karin sidoo kale dalacsiin Karin Saraakiisha sar sare ee Wasaaradaha Xukuumada.

Read More »

Baarlamaanka Somalia Oo Berri Kala Reebaya Madaxweynaha Iyo Raysal Wasaaraha Somaliya

0 Visits: 777 | Friday December 05, 2014 - 18:43:46
Muqdisho (xogreebnews.com— Baarlamaanka Somalia, ayaa maalinta bari ah go'aan ka gaadhaya Xukumadda Ra'isal Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed ka dib markii maalmihii la

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Xaflada Qalinjabinta Dugsiga SAW Ee Barashada Xirfada Saxaafada Iyo Luqadaha Oo Lagu Qabtay Boorama

0 Visits: 750 | Friday December 05, 2014 - 18:22:10
Borama(xogreebnews.com— Xaflada Qalinjabinta Dugsiga SAW ee barashada xirfada Saxaafada iyo Luuqadaha ee magaalada Boorama oo maanta lagu qabtay Hutelka Rays oo ay

Read More »

Marwo Faadumo Siciid Oo Si Rasmi Ah U Soo Xidhi Doonta Tartan Ciyaareed Lagu Xusaayo Alle Ha U Naxariistee Idiiris Ibraamin Cabdi Wasiirkii Hore Ee Xanaanadda Xoolaha Somaliland .

0 Visits: 781 | Thursday December 04, 2014 - 19:56:06
Hargeisa(xogreebnews.com_marwo faadumo Siciid Ibraahin ayaa dhowaan si rasmi ah usoo xidhi doonta tartan ciyaareed aad uu xiiso badnaa kaasoo hadda,lo-soo baxay wareeggi kaba danbeysta

Read More »

Daawo xogreeb Tv: badhasaabkii Hore ee Togdheer oo kashiifay Siro badan “Wararka Ka Soo Baxa Madaxtooyada Lama Socod Siilaanyo Waxbana Kama Oga, Odaygu Nin Wanaagsan Ayuu Ahaa Ee Waxbaa Jiidhay ” Axmed Cumara Xamarje

0 Visits: 686 | Thursday December 04, 2014 - 19:00:46
Daawo xogreeb Tv: badhasaabkii Hore ee Togdheer oo kashiifay Siro badan "Wararka Ka Soo Baxa Madaxtooyada Lama Socod Siilaanyo Waxbana Kama Oga, Odaygu Nin Wanaagsan Ayuu Ahaa Ee Waxbaa Jiidhay " Axmed Cumara Xamarje

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Gudoomiyaha WADANI Oo Xukuumada Ku Eedeeyay Xadhiga Masuuliyiinta Xidhan, Rabshadihii Dhacay Iyo Xadhigii Loo Geystay Dhalinyarada JIIDALI

0 Visits: 658 | Thursday December 04, 2014 - 18:59:15
Daawo xogreeb Tv: Gudoomiyaha WADANI Oo Xukuumada Ku Eedeeyay Xadhiga Masuuliyiinta Xidhan, Rabshadihii Dhacay Iyo Xadhigii Loo Geystay Dhalinyarada JIIDALI

Read More »

Daawo xogreeb Tv "Faadumo Siciid Anigu Hadaan qabyaalad Doon ahay edadaybaan Raaci lahaa ee waxaan ahay isbedel Doon" Faadumo Siciid

0 Visits: 832 | Thursday December 04, 2014 - 18:50:33
Hargeysa(Xogreebnews.com_Faadumo Siciid ayaa shaki gelisay inuu madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu talada waddanka hogaamiyo, isla

Read More »

Daawo xogreeb Tv"anaaggu ciise muuse hadaannu nahay waxaannu leenahay madaxweyne waana aamina weris,ma garan li'iin madaxweynahayga,maxaa lo haystaa inammada yar yar ee shalay meel walbaa la iskaga horeysiinayeey ,haday maalin-leexdeen oo Kulmiye Kuraastii cidi xaqqa u lahayd siiyeen" oday Cabdi raygal.

0 Visits: 846 | Thursday December 04, 2014 - 18:34:06
Daawo xogreeb Tv"anaaggu ciise muuse hadaannu nahay waxaannu leenahay madaxweyne waana aamina weris,ma garan li'iin madaxweynahayga,maxaa lo haystaa inammada yar yar ee shalay meel walbaa la iskaga horeysiinayeey ,haday maalin-leexdeen oo Kulmiye Kuraastii cidi xaqqa u lahayd siiyeen" oday…

Read More »

DAAWO xogreeb Tv" Dhalinyaro Xukuumadu Soo Abaabushay Oo Khasaare Naf Iyo Maalba Leh U Geystay Xaflada WADANI Ku Lahaa Crown Hotel & Masuliyiin Ka Hadashay

0 Visits: 764 | Thursday December 04, 2014 - 18:33:18
Hargeysa (xogreebnews.com_Dhalinyarado Boqolaal ah oo la Soo Abaabulay ayaa Weerar Culus ku Qaaday Xaflad Xisbiga Waddani Maanta ku lahaa Hotel Crown oo loo qabtay

Read More »

Xukuumada Siilaanyo Oo 300 Boqol Oo Dhalinyaro U Soo Kiraysatay Inay Rabshaan Xaflada Uu Xisbiga WADDANI Saaka Ku Lahaa Hotel Crown Iyo Khasaaraha Kal Duwan Ee Soo Gaadhay Dadka Iyo Gadiika ,Hotelka +Xadiga Lacagta Lagu Soo Kiraystay,–

0 Visits: 648 | Thursday December 04, 2014 - 18:25:56
Hargeisa(xogreebnews.com_Xuukuumada siilaanyo ayaa saaka u adeegsatay dhalinyaro tiraadoodu kor u dhaafayso 300 boqol inay rabshaan xaflada uu xisbiga mucaaradka ah ee

Read More »

Daawo Muuqaal:Weerarkii Madaxtooyada Silanyo Laga Soo Abaabulay Ee Lagu Burburiyey Hoteel Crown.

0 Visits: 761 | Thursday December 04, 2014 - 17:15:53
Wararka Ilaa Hadda Laga Helayo Waxay Sheegayaan Sidan ...

Read More »

featured