Wararka

Somaliland Wax Citiraaf Ka Sheekeeyaa Ma Jirto, “Waxa Kaliya Ee Xukumaddeenu Taqaan Waa Halkay Lacag Ka Helayso…”Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble

0 Visits: 869 | Wednesday December 10, 2014 - 16:20:26
Hargeya (xogreebnews.com_Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, oo ka tirsan Golaha Wakiilada ayaa Xaaladda Xuquuqal Iisaanka ee maanta Somaliland ka jirta ku tilmaamay mid liidata. Waxa uu sheegay inay sahlanaatay xadhiga Dadku, iyadoo aan sifo sharci ah loo marin.

Read More »

“Waxaanu Aaminsanahay In Sanadkani Yahahay Kii Ugu Adkaa Marka Laga Hadlayo Warbaahinta Somaliland, Waxa La Xidhay 23 Wariye Iyo 4 Wargeys” Guuleed Axmed Jaamac, Gudoomiyaha Xarunta Xuquuqal Iinsaanka

0 Visits: 725 | Wednesday December 10, 2014 - 16:18:08
Hargeysa, xogreebnews.com_ Xarunta Xuquuqal Iisaanka Somaliland (Human Right Center) ayaa maanta soo bandhigay warbixin sanadeedkoodii ay ka diyaariyeen xad-gudubyadii ka dhanka ahaa xuquuqda aadamaha ee xukuumada Siilaanyo geysatay sanadkan.Warbixintan

Read More »

“Anigu Somaliland Wasiir Umaan Soo Doonan, Ee Madaxweyne Ayaa Soo Doontay, Idinka Oo Og Taasi In Haddana Muuse Biixi I Garab Eridaan Xaq Iguma Lihiidin” Maxamed Biixi Yoonis

0 Visits: 742 | Wednesday December 10, 2014 - 16:11:55
Hargeysa (xogreebnews.com_Wasiirka wasaaradda Arrimaha Dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa shalay kala diray guddidii la siyaasadeeyey ee beesha Sacad Muuse ee loo maleegay inay u shaqeeyaan Muuse Biixi Cabdi si ay ugu Suntaan kalidii in uu beesha u yahay Musharax Madaxweyne Siilaanyo dabadii.

Read More »

Madasha Wada Tashiga Oo Warsaxaafadeed Ka Soo Saaray Xiisada Cusub Ee Gobolka Awda_War Saxaafadeed:

0 Visits: 764 | Wednesday December 10, 2014 - 16:07:20
Hargeisa(xogreebnews.com_Ujeedo: Xiisada Cusub Ka Taagan Awdal Iyo Baaq Ku Wajahan Xaalad Dajin

Read More »

Daawo xogreeb TV : Wasiirka Maaliyadda Oo Si Cadhi Leh Weedho Kulul Ugu Weeraray Boobe Yuusuf Ducaale, Madal Uu Ku Sugnaa Madaxweyne Siilaanyo Iyo Boobe

0 Visits: 815 | Tuesday December 09, 2014 - 19:20:24
Hargeysa (xogreebnews.com_ Wasiirka Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa si cadho leh u Weedho kulul ugu weeraray Boobe Yuusuf Ducaale, Madal uu ku sugnaa Madaxweyne Siilaanyo,,sidoo kalena Boobe ku sugnaa. Waxaana xusid mudan inaan Madashan wax khudbad ah laga siin Boobe

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Cuqaasha Beelaha Gobalada Galbeedka Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Xaalada Nabad Gelyo Ee Gobolka Awdal

0 Visits: 795 | Tuesday December 09, 2014 - 19:15:29
Borama(xogreebnews.com_Waxa maanta markii u horaysay ka hadlay xaalada uu maraayo gobalada Galbeedka Somaliland gaar ahaan Gobalka Awdal Cuqaasha iyo Aqoonyahan ka soo jeeda Beelaha Habar Cafaan, waxanay si adag uga hadleen sugida amaanka iyo dhaqdhaqaaq la sheegay inuu ka jiro gobalkani awdal, waxanay…

Read More »

Maamulka Jaamacada Berder Oo Xaflad Ay Ku Soo Martiqadeen Masuuliyiinta Xisbiyada Mucaraadka Ah U Diidey Inay Ka Hadlaan Iyo Xisbiyada Oo Kaadhaadh Martiqaadka Dib Ugu Celiyay.

0 Visits: 674 | Tuesday December 09, 2014 - 19:08:51
Hargaysa:(xogreebnews.com_Maamulka jaamacada Beder ee magaalada hargeyaa ayaa xaflada qalinjebin ah ay lahyeen maanta ku soo marti qaaday masuuliyiinta xisbiyada mucaaradka ah ,taas oo ay ka qaybgaleen xafladaasi,balse hogaanka jaamacada ka hor

Read More »

Daawo xogreebnews.com_ Sawirada Madaxwene Silaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Cusub Oo Loo Yagleelay Ururka Dhalinyarada Ee SONYO

0 Visits: 859 | Tuesday December 09, 2014 - 19:04:32
Hargeysa (xogreebnews.com_ — Madaxweynaha Somaliland Ayaa Maanta Xadhiga Ka Jaray Dhismaha Cusub ee Loogu Talo Galay Ururka Horumarinta Dhalinyarada Somaliland ee SONYO

Read More »

Baaq Taageero: “Anagoo Ka Mid Ah Aqoonyahanka, Dhalinyaradda iyo Haween-weynaha Beesha Waqooyiga iyo Galbeedka Hargeysa, Waxaanu Si Buuxda U Taageersanahay Xisbiga Mucaaradka Ah Ee WADDANI” .

0 Visits: 682 | Tuesday December 09, 2014 - 18:58:16
Hargeysa [xogreebnews.com_Qaar ka mid ah Aqoonyahanka, Dhalinyaradda iyo Haween-weynaha Beesha Waqooyiga iyo Galbeedka Hargeysa, ayaa sheegay inay si buuxda u taageersan yihiin Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI,

Read More »

Muuse Biixi Oo Markii U Horaysay Ka Hadlay Aragtidiisa Kulankii Ay Maxamed Biixi Iyo Samaale Ku Cadeeyeen Hankooda Madaxweyne Silanyo Ka Dib

0 Visits: 772 | Tuesday December 09, 2014 - 18:55:16
Hargeysa (xogreebnews.com_ Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii u horaysay ka hadlay sida uu u arko kulan qado sharaf ahaa oo ay dhawaan wasiirada arrimaha dibadda iyo maaliyadda Maxamed Biixi Yoonis iyo Cabdicasiis Maxamed Samaale Hargeysa,

Read More »

Liiska Magacyada Safka Hore Kaga Jira Xulista Raysal Wasaaraha Cusub Ee Somaliya ( Akhriso )

0 Visits: 820 | Tuesday December 09, 2014 - 18:52:44
Muqdisho (xogreebnews.com_Xarunta madaxtooyada Somaliya ee ( Villa Somaliya ) ayaa waxaa si xawli ah uga socda dhaqdhaqaaqyo lagu raadinayo cidii bedeli lahayd raysal

Read More »

Farqiga Hoggaamineed Ee Laba Madaxweyne Oo Somaliland Soo Kala Maray Laba Xili oo kala Duwan

0 Visits: 788 | Tuesday December 09, 2014 - 18:50:14
Madaxweynihii labaad ee Somaliland Marxuum-Maxamed Ibraahim Cigaal iyo madaxweynaha afraad ee Somaliland ee hada tallada wadanka haya Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waa laba Madaxweyne oo laba duruufood oo kala duwan soo kala

Read More »

DAAWO xogreeb Tv Madaxweyne Siilaanyo Oo U Jaawabay Cali Warancade ” Shacbiga Reer Somalilandow Ha Dhageysanina Cali Warancadde”

0 Visits: 819 | Tuesday December 09, 2014 - 18:45:35
Hargeysa (xogreebnews.com_Madaxweyne Siilaanyo Oo U Jaawabay Cali Warancade " Shacbiga Reer Somalilandow Ha Dhageysnina Cali Warancadow"

Read More »

Daawo Xogreeb Tv :Buuqii iyo Sawaxankii ka dhex oogmay magacaabidii Gudoomiyaha iyo ku-xigeenka Komishinka Cusub iyo xisbiyada oo ka dareeray

0 Visits: 831 | Monday December 08, 2014 - 19:14:06
Daawo Xogreeb Tv :Buuqii iyo Sawaxankii ka dhex oogmay magacaabidii Gudoomiyaha iyo ku-xigeenka Komishinka Cusub iyo xisbiyada oo ka dareeray

Read More »

Musharaxa Jagada Madaxweyne Ku Xigeenka Xisbiga UCID Oo Sheegay Inaanu Jirin Shakhsi Amniga Wax U Dhimikara, Xukuumada Fariin U Diray. »

0 Visits: 763 | Monday December 08, 2014 - 19:05:15
Hargaysa(xogreebnews.com_musharaxa oo maanta la hadlaayay warbaahinta ayaa sheegay in aan loo bahnanay in la siyaasadeeyo arimaha sulaadiinta isaga oo sheegay in suldaankii dhawaan ku dhawaaqay hadalkii ahaa in gobalka awdal uu ka go,ay Somaliland, ay galeen

Read More »

Temeshlihii Gaafka ee madaxweyne siilaanyo xalay + Booqashadii Guryaha Madow Iyo Bariidadii Kuraasta madhan

0 Visits: 863 | Monday December 08, 2014 - 19:01:05
Hargeysa(xogreebnews.com_Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa markii ugu horeysay kormeer guddoodi ah Xalay Mirtii dhexe ku

Read More »

Daawo xogreeb Tv"Suldaan Xiiray Oo Ka Hadlay Suldaankii Buuraha Galay Reer awdalna tallo usoo Jeediyeey,unaa sheegay inay somaliland dani ugu jirto

0 Visits: 783 | Monday December 08, 2014 - 18:55:00
Daawo xogreeb Tv"Suldaan Xiiray Oo Ka Hadlay Suldaankii Buuraha Galay Reer awdalna tallo usoo Jeediyeey,unaa sheegay inay somaliland dani ugu

Read More »

Jawaari oo jagada laga tuuri rabo iyo farax cabdiqadir oo maalmo gudaheed noqonaya Gudomiye kuxigeenka barlamanka Somalia

0 Visits: 829 | Monday December 08, 2014 - 18:49:23
Muqdisho(xogreebnews.com_Xogta ay helayso shabakadda warar ee xogreebnews.com_ ayaa sheegaaya in maalmo ka hor gudomiye kuxigeenka barlamanka somalia mudane jaylaani inkar lo balan qaday adun dhan half milyan dollar iyo wasiir kuxigeen Wararka sida qaaska ah

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Madaxweyne Siilaanyo Oo La Dardaarmay Xubnaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka

0 Visits: 799 | Sunday December 07, 2014 - 19:03:41
Hargeysa(xogreebnews.com_Madaxweyne Siilaanyo Oo La Dardaarmay Xubnaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Maanta La Dhaariyay

Read More »

Xsbiga Caddaaladda Iyo Daryeelka Ucid Oo Xaflad Soo Dhaween Ah U Sameeyay Taageerayaal Miisaan Leh Oo Ka Soo Jeeda Gobollada Salal Iyo Gabilay + Sawiro–

0 Visits: 755 | Sunday December 07, 2014 - 19:00:59
Hargaysa (xogreebnews.com_Taageerayaashan iyo musharaxiintan oo ka soo jeeda Gobolka Salal ayaa xisbiga ucid ku qaabilay munaasibad balaadhan oo si heer sare ah loo soo

Read More »

featured