Wararka

Daawo Sawirada Xisbiga Waddani Oo Tagaeerayashii Ugu Badnaa Ee Kusoo Biira Oo Kasoo Kala Jeeda Dhamaan Gobolada Dalka Ku Soo Bandhigay London

0 Visits: 766 | Sunday December 14, 2014 - 18:28:41
London ( xogreebnews.com— Waxa London lagu qabtay xaflad aad u saraysa oo lagu soo dhawaynayey boqolaal tageerayaala oo ku soo biiray xisbiga Waddani

Read More »

Suldaan Wabar Oo Cajalada Hanjabaad Ah Soo Diray “Waxaan Haystaa Cudud Ka Awood Badan Somaliland,…..Halaga Soo Saaro Ciidanka Qaranka Sool Iyo Sanaag”.“waxaan la yaabahanay halkii ay naga dul qaadi lahaayeen Ciidanka ayaa waxa la soo dhoobay ciidan kale oo aad u tiro badan…… lafihiina haku waayina dagaal aad kaga dhimanaysaan waalidiintii idin dhashay iyo carruurihiina”.

0 Visits: 813 | Saturday December 13, 2014 - 18:38:42
Borama(xogreebnews.com— Suldaankii Reer Awdal ee Duurka Ciidan beeleedka la galay Suldaan Abiibakar Cilmi Wabar ayaa shalay canjalad muuqaal ah oo laga soo duubay uu dawlada iyo Shacabka reer Somaliland ugu hanjabay in hadii ciidanka laga qaadi waayo ay ka dul barooran

Read More »

soo dhoweyn aqoon yahan jamaal cali Husein oo Gil-gishay caasimadda.

0 Visits: 867 | Saturday December 13, 2014 - 18:19:48
Hargeisa(xogreebnews.com_soo dhoweyn loo sammayn doono aqoon yahan jamaal cali Huseen,ayaa si weyn loogga dareemayaa caasimadda domaliland Ee Hargeisa.

Read More »

Waa noocee Ra’iisal Wasaaraha ay doonayaan Madaxweyne Xasan Maxamuud iyo kooxdiisa Faallada xogreebnews.com-Muqdisho?!!

0 Visits: 786 | Saturday December 13, 2014 - 17:45:34
Hargeisa(xogreebnews.com_Tan iyo markii uu Baarlamaanka kalsoonida kala noqday xukuumadda Ra'iisal Wasaare C/Weli Sheekh Axmed, waxaa xarunta madaxtooyada Villa Somalia ka socda dhaqdhaqaaqyo iyo shirar gaar gaar ah oo dhex maraya Madaxweyne Xasan

Read More »

MADAXWEYNE SIILAANYO IYO MADAXWEYNAHA SOMALIYA OO KU KULMAYA WADANKA DJIBOUTI

0 Visits: 792 | Saturday December 13, 2014 - 17:34:04
Hargeysa(xogreebnews.com_Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa la filayaa inuu dhawaan safar ku tago wadanka Djibouti, halkaas oo ay kul kulmi doonaan Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Read More »

Saleebaan xuquuq oo si weyn u taageeray Hawl-gallada ciidanka RRU-DA,saqda dhexe dadka kula baxaan,akhriso warbixin

0 Visits: 880 | Saturday December 13, 2014 - 17:27:06
Hargeisa(xogreebnews.com_Waxtarka CIIDANKA RRU waxa ka mid ah, Tusaale 2005 Guri ku yaal New Hargeisa ayaa abaaro 12:00 saac ee habenimo heeganka guud ee Ciidanka Booliska Somaliand oo dhan lagu soo wargaliyay xog sugan in gurigaasi ay ku jiraan in ka badan 10 nin oo

Read More »

Daawo xogreeb Tv: “Siyaasad Xumada Xukuumada Siilaanyo Waxay Dhalisay In Ay Gobolka Awdal Ka Dhex Wado Xaalad Abuur Iyadoo Aan Waxba Ka Qaban Tabashadii Salaadiinta” Xildhibaan Buubaa

0 Visits: 765 | Saturday December 13, 2014 - 17:16:09
Hargeysa(xogreebnews.com- Xildhibaan Buubaa Oo Si Adag Uga Hadlay Xiisada Cusub Ee Gobolka Awdal Fariin Adagna U Diray Xukuumada

Read More »

Sonyo Ma Urur Dhalinyaraa Mise Waa Mid Siyaasadeed?

0 Visits: 842 | Friday December 12, 2014 - 20:03:32
Hargeisa(xogreebnews.com_Sidaa ay sheegtan kooxdan ku maxaaf-sataa magaaca dhalinyaradaa Somaliland oo dhan.Kuwaaso samaystay dallad dhalinyaradda Somaliland oo ay magaceeda ku sheegan SONYO. Wali lama arag iyaagoo hal

Read More »

DAAWO xogreeb Tv ”cabdi raxmaan ciro iyo ku xigeenkiisa oo dalka dib ugu soo laabtay safar ay kaga qayb galleen maalinta shucuubta Ethiopia

0 Visits: 794 | Friday December 12, 2014 - 18:35:08
Hargeysa(xogreebnews.com_Kadib safar maalmo qaatay oo ay ugu maqnaayeen Dalkka Ethiopia, ayey maanta dalka dib ugu soo laabteen Guddoomiye-ku-xigeenka Golaha Say.com)-omaliland iyo Kuxigeenkiisu, waxana safarkoodu la xidhiidhay ka Qaybgalka Xuska Qoomiyadaha Ethiopia.

Read More »

Jaaliyadda Reer Somaliland Cardiff UK Oo Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Si Weyn Ugu Soo Dhaweeyay Magaalada Cardiff UK:

0 Visits: 838 | Friday December 12, 2014 - 18:30:13
Cardiff(xxogreebnews.com_Jaaliyadda Reer Somaliland Cardiff UK Oo Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Si Weyn Ugu Soo Dhaweeyay Magaalada Cardiff UK:

Read More »

Daawo xogreeb Tv"Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir oo ka mid ah Culimada Somaliland mudooyinkana ku sugnaa Magaalada dekedda ah ee Berbera ayaa Xarunta Jaamacadda Berbera ku qabtay muxaadaro diini ah

0 Visits: 786 | Friday December 12, 2014 - 18:21:38
Daawo xogreeb Tv"Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir oo ka mid ah Culimada Somaliland mudooyinkana ku sugnaa Magaalada dekedda ah ee Berbera ayaa Xarunta Jaamacadda Berbera ku qabtay muxaadaro diini ah

Read More »

Madaxwaynaha Somaliland Oo Hay'ado Dhaqankeena Ka Tarjumaya Ku Sagootiyey Safiir Ku Xigeenka Ingiriiska Ee Addis-ababa & Doorkii Uu Ku Lahaa Qadiyadda Oo Lagu Amaanay

0 Visits: 846 | Friday December 12, 2014 - 18:18:06
Hargeisa(xogreebnews.com_Madaxweynaha Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa xafiiskiisa ku qaabiley safiir ku xigeenkii hore ee dalka Britain u fadhiyi jiray Itoobiya oo shaqaddii laga beddelay.

Read More »

DAAWO xogreeb Tv Cismaan Hindi Oo Faahfaahi Ka Bixiyay Dhacdadii Xukuumada Silaanyo Ku Weerartay Xafladii Xisbiga WADANI Ku Lahaa Hotel Crown

0 Visits: 748 | Friday December 12, 2014 - 18:14:14
DAAWO xogreeb Tv Cismaan Hindi Oo Faahfaahi Ka Bixiyay Dhacdadii Xukuumada Silaanyo Ku Weerartay Xafladii Xisbiga WADANI Ku Lahaa Hotel Crown

Read More »

xisbiga wadaani oo waji-gabax kala Kulmay dhaliinyaradda Beesha Subeer awal ee Jiidaali.

0 Visits: 949 | Thursday December 11, 2014 - 19:31:56
Hargeisa(xogreebnews.com_xoggaha ay ka heelayno shabakadda warar ee xogreebnews.com_ dhalinyaradda Beesha Subeer awal ee Jidaali ayaa noo sheegay inay siyaasiyiin beesha oo doonaayeeyn inay dhalinyaradda beesha subeer awal ku qanciyaan inay kusoo biiraan xisbiga uu mushaaraxa uu yahay Gudoomiyaha Gollaha…

Read More »

soo dhoweyn aad u ballaadhan oo lo samaynaayo madaxweynaha Mustaqbalka Jamaal cali Huseen,xisbiga cadaaladda iyo Daryeelka oo Guddi u saaray qaban qaabadda musaharax jamaal oo safar shaqo ku maqnaa muddo

0 Visits: 763 | Thursday December 11, 2014 - 19:00:40
Hargeisa(xogreebnews.com_ sidaa uu hoghayaha warfaafinta xisbiga Ucid Yuusuf Keyse u ku baahiyeey bogga facebook, waxaa dhowaan soo dalka dib ugu soo laaban doonaa aqoon yahan jamaal cali Huseen oo safar shaqo dalka uga maqnaa muddooyinkii u

Read More »

Somaliland Human Rights Defenders Alliance ,MAWDUUCA: MILICSIGA WAAYAHA DUMUQURAADIYADA & XUQUUQDA AADAMAHA SOMALILAND SANADAKA 2014

0 Visits: 781 | Thursday December 11, 2014 - 18:45:01
Hargeisa(xogreebnews.com_Dhaqdhaqaaqyada Dimuquraadiyad-doonka iyo Difaacayaasha Xuquuqda Aadamiga Somaliland waxay guud ahaan shacbiga Somaliland iyo beesha caalamka ee ay isku aragtida yihiinba waxanu la qaybsanaynaa dareenkayaga aanu xusayno Maalinta

Read More »

DAAWO xogreeb Tv Madeaxweynaha Khaatumo Oo Si Cad U Beeniyay Jiritaanka Wadahadal U Dhexeeya Somaliland Iyo Puntland

0 Visits: 697 | Thursday December 11, 2014 - 18:45:00
Minesotta (xogreebnews.com— Madeaxweynaha Khaatumo Oo Si Cad U Beeniyay Jiritaanka Wadahadal U Dhexeeya Somaliland Iyo…

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Maxamed Xaashi Oo Sheegay Musuq Maasuqii Ugu Badnaa Inuu Ka Jiro Goobaha Cadaalda

0 Visits: 851 | Thursday December 11, 2014 - 18:34:09
Hargeysa (xogreebnews.com_ Eng. Maxamed Xaashi Cilmi Oo Sheegay Musuq Maasuqii Ugu Badnaa Inuu Ka Jiro Goobaha Cadaalda

Read More »

"Cabdi raxmaan Ciiro Waxaa Uu Ku Kacay Khiyaammo Qaran Oo Cadaan Ah,Waxaa Uu Sammeeyey Musuqmaasuqa Oo U Ku Sameeyey Xilkii Lagu Aaminay Saleebaan xaquuq.

0 Visits: 742 | Wednesday December 10, 2014 - 18:40:34
Hargeisa(xogreebnews.com_ Gudoomiyaha Difaacayaasha xaquuqda aadamaha saleebaan Bulaale ,ayaa maanta shir jaa'iid oo u ku qabtay magaaladda hargeisa,ku eedeyey Gudoomiyaha Gollaha wakiiladda somaliland

Read More »

Ururka Wadaanigga Ah Ee Vosomwo Oo Maanta Si weyn U Xusay Maalinta Xaquuqda Aadamaha,Sheegaynaa Inay Isbedel La Taaban Karo Ay Somaliland Ka Gaadhay Hawlaha Xaquuqal Insaanka.

0 Visits: 790 | Wednesday December 10, 2014 - 18:22:22
Hargeisa(Xogreebnews.com_ maanta oo ay ku began tahay maalinta xaquuqda aadamaha lo qoon-deeyeey,oo ah 10 Decenber, waxaa sannad walba Somaliland laga xusaa munaasibado lagaga warbixiyo wixii sannad kaas dhacaa. Ayaa waxaa maanta maagalada hargeisa,

Read More »

featured