Wararka

xukuumadda Ethopia oo cudud ciiidan kusoo xoojisay suldaankii ka fallaagoobay somaliland,Dareen la"aanta xukuumadda siilaanyo

0 Visits: 836 | Sunday December 21, 2014 - 12:02:49
Hargeisa(xogreebnews.com_ sidaa laga Helaayo ilo-wareedyo looga qaateen ah oo ku sugan deegaanka buuraha ah ee u ku sugaan yahay,suldaan abubakar oo ku magac dheer,wabaar xogreebnews.com u sheegay in dawaldda fadaraal ah ee Ethopia ,siisay ciidamaamo sidaa la sheegaayo difaaca, suldaanka.

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Qarka U Saaran In Uu Saxiixo Ka Mid Ahaanshaha Habka Fadaraalka Somaliya Taasi Bedelkeedana Loo Saxiixo Mashaariic Gaadhaysa 550 Milion Oo Doolar Iyo Jagada Ra’iisal Wasaaraha

0 Visits: 758 | Sunday December 21, 2014 - 11:44:56
DJabuuti( xogreebnews.com_Madaxweyne Siilaanyo ayaa Qarka U Saaran In Uu Saxiixo Ka Mid Ahaanshaha Habka Fadaraalka Somaliya Taasi Bedelkeedana Loo Saxiixo Mashaariic Qaadhaysa 550Milion Oo Doolar iyo in doorashada

Read More »

Allaybaday: Diyaarad Nooca Dagaalka Ah Oo Laga Leeyahay Ethopia Oo Baadi Goob Loogu Jiro Raq Iyo Ruux Wixii Saarnaa + Saraakiil Sar Sare Oo Ku Sugan Degmada Allaybaday

0 Visits: 672 | Sunday December 21, 2014 - 11:42:22
Hargeysa (xogreebnews.com — Allaybaday: Diyaarad Nooca Dagaalka Ah Laga Leeyahay Ethopia Oo Baadi Goob Loogu Jiro Raq Iyo Ruux Wixii Saarnaa + Saraakiil Sar Sare Oo Ku Sugan Degmada Allaybaday

Read More »

HALKAN KA DAALLACO: Kulan Qado sharaf ah oo ay wada yeesheen Saddexda Madaxweyne ee Somaliland,Jabuuti Iyo Soomaaliya– oo ka dhacday caasimada dalka Djabuuti ee Jabuuti

0 Visits: 830 | Saturday December 20, 2014 - 17:07:47
Hargeisa(xogreebnews.com,_ Qado sharaf ah oo ay wada yeesheen Saddexda Madaxweyne ee Somaliland,Jabuuti Iyo Soomaaliya– oo ka dhacday caasimada dalka Djabuuti ee Jabuuti

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Xoghayaha Qorshaynta Xisba Wadani Cabdirashiid Riyo Raac oo Sidaa Fiinta Uga Gubtay war laga baahiyeey oo Hoos u dhigay saameyntii u ku lahaa xisbiga waddani dhex-diisa.

0 Visits: 873 | Saturday December 20, 2014 - 17:03:51
Daawo xogreeb Tv: Xoghayaha Qorshaynta Xisba Wadani Cabdirashiid Riyo Raac oo Sidaa Fiinta Uga Gubtay war laga baahiyeey oo Hoos u dhigay saameyntii u ku lahaa xisbiga waddani dhex-diisa.

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Iyo Waft Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Dalka Jabuuti Halkaas Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay+ SAWIRO

0 Visits: 766 | Saturday December 20, 2014 - 16:58:07
Hargeysa(xogreebnews.com_Madaxweynaha maamulka Soomaaliland,Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa goor dhaweyd gaaray magaalada Jabuuti ee xarunta dalkaasi Jabuuti.

Read More »

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Ahna Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Xukuumada Ku Tilmaamay Mid Dulqaal Yar Oo Ficilkeedu Dalka Halis Galin Karo

0 Visits: 638 | Saturday December 20, 2014 - 16:54:18
Hargeysa(xogreebnews.com_Guddoomiyaha aqalka golaha wakiilada Somaliland sida oo kalena ah hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md:Cabdiraxmaan Maxamed

Read More »

MAXAAD KALA SOCOTAA KULANKA MAANTA DHEXMARAYA SIILAANYO IYO XASAN SHEEKH, QODOBADA UU MADAXWAYNE SIILANYO U QORSHAYSAN, FARO GALINTA AMAAN IYO TAN SIYAASADEED AY XUKUUMADA MUQDISHO FADHIIDKA KU AHI AY SOMALILAND KUHAYSO + HESHIISYADII HORE LOOGU FASHILMAY IYO CANAANTA CULUS ....–

0 Visits: 663 | Saturday December 20, 2014 - 16:48:58
Hargeisa(xogreebnews.com_Xukuumada Siilaanyo ayaa Wadahadal aan Wax Natiijo ah Laga Gaadhin Kula Jirtay Xukuumada Taagta Daran ee Somalia Mudo Hada Gaadhaysay 4 Sanno, Wadahadalad ayaa Hore Uga Qabsaamoy Dhawr Dal oo ay oo Turkigu Ugu Mudanyay, Waxa ay

Read More »

Kulan Balaadhan oo lagu Taageerayey Go’aankii Gudida HOODAALE ,laguna Taageerayey Murashaxnimada Muuse Biixi ayaa Lagu Qabtayu Hotel Maansoor ee Magaaladda Hargeysa.

0 Visits: 805 | Saturday December 20, 2014 - 15:57:20
Hargeysa (Xogreebnews) kulan balaadhan oo maanta lagu qabtay hotel maansoor ee malaagada hargeysa oo lagu taageerayo go'aaniadii ka soo baxay gudidii hoodaale laguna taageerayey murashaxnimada madaxweynaha ee gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE Mudane Muuse Biixi Cabdi

Read More »

War Deg —Deg ah: Wasiirka Ciyaaraha Oo Cudud Ciidan Ku Horjoog-satay Koob-Ciyaareed Ay Soo Gabo-gabeyn Lahayd Marwo Faadumo Siciid Kaaso Lagu Xusaayeey Marxuum-Keedii Idiiris Iyo Fadeexadda Hor leh Xukuumadda Siilaanyo Ku Kacday

0 Visits: 850 | Friday December 19, 2014 - 19:03:54
Hargeisa(_xogreebnews.com_xukuumadda madaxweyne siilaanyo ayaa galabta Hor istaagtay in la soo gabo-gabeeyo, tar-tan ciyaareed muddo ka socday caasimadda Somaliland ee Hargeisa,gaar ahaanna xaafadda sheikh Nuur Deg-mada Gacan Libaax . kaaso

Read More »

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Sakiin Oo Magacaabay 4 Xubnood Oo Ka Tirsan Golahiisa Wasiirada

0 Visits: 828 | Friday December 19, 2014 - 18:12:03
Baydhabo ( xogreebnews.com— Madaxweynaha Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa magacaabay afar ka mid ah xubnaha Golaha Wasiiradiisa.

Read More »

Xoghayaha Qorsheyta Xisbiga Waddani Cabdi Rashid Riyo Raac Oo Waan-waan Kaddib U Jawaabay Shabakadda Xogreebnews,Isaaggo Indhaha Caad Iska Mariyeey, Dafirayna Inay Ciiro Isku Seegen Safarkii U Ku Taggay Burco.

0 Visits: 1165 | Friday December 19, 2014 - 11:16:54
Hargeisa(xogreebnews.com_ iyaaddo ay jireen xoggaha iska soo dabba dhacaaya ee ay Heleyso shabakadda warar ee xogreebnews,kuwaaso ku saab-san inuu is casilay xog-hayaha qorsheyta ee xisbigga waddani,cabdi Rashid riyo raac oo ahaa xubin ku weyn xisbiga waddani . Ayey Guddoomiyaha xisbiga waddani

Read More »

Isku-daygii Baajinta Xumadda Madaxtooyada Ee Khamiistii oo Xeebta Batalaale ku Guul-daraystay “..Reer Berberoow Hudheelkii aynu Xafladda ku qabsan lahayn waxa la dhigey Tikniko Iyo Beebeeyo..” Guddoomiye Cirro

0 Visits: 805 | Friday December 19, 2014 - 08:40:06
"..Maalin walba Waxa ila soo Xidhiidha kuwa Wasiirrada ah oo leh Arrin ma Hayno.." Muj. Xamarje "…Reer Berberroow Xoolihii, Dekeddii, Kalluunkii, Haamihii, Sibidhkii, Lacagtii iyo Cashuurtiinii waxa Madaxtooyada lagu geeyaa Gaadhi Madow.." Faadumo Siciid

Read More »

Warbaahinta Dawladdu Ma Waxay Noqotay Wadhafkii Samaale Iyo Warmo Lagu Turmo Muuse Biixi?

0 Visits: 852 | Friday December 19, 2014 - 08:37:23
Hargeysa(xogreebnews.com_War-baahinta Dawladda oo kolba Xukuumada talada-haysa maamusho adeegsigeeda, sida caadadu tahay-na looga bartay in-nay Wararka iyo macluumaadka inay baahiso, oo buun-buuniso siyaasadaha nidaamka xukunka haya iyo Xisbigiisa danuhu ugu jiraan, ayaa Taariikhda Somaliland

Read More »

Daawo xogreeb Tv: C/laahi Cukuse oo su’aalo kulkulul iyo mucaaradad adag kala kulmay Jaaliyada wadanka jarmalka

0 Visits: 910 | Friday December 19, 2014 - 08:14:25
Daawo xogreeb Tv: C/laahi Cukuse oo su'aalo kulkulul iyo mucaaradad adag kala kulmay Jaaliyada wadanka jarmalka

Read More »

Daawo xogreebTv: Faadumo Siciid Oo Hadallo Duurxul Ah Ka Jeedisay Xaflad Loo Sameeyay Taageerayaal Reer Berbera Ah Oo WADANI Ku Biiray ( VIDEO )

0 Visits: 692 | Friday December 19, 2014 - 08:02:08
Hargeysa (xogreebnews.com_Faadumo Siciid Oo Hadallo Duurxul Ah Ka Jeedisay Xaflad Loo Sameeyay Taageerayaal Reer Berbera Ah Oo WADANI Ku Biitray

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Dalka Ku Soo Laabtay Kana Hadlay Xaaladda Gobolka Awdal Iyo Qodob Kale Oo Xasaasiya–

0 Visits: 832 | Friday December 19, 2014 - 07:59:11
Hargaysa (xogreebnews.com_Gudoomiyaha Xisbiga ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo safar ugu maqnaa dalalka jabuuti iyo ethopia ayaa galabta dib ugu soo laabtay Dalka .

Read More »

Taliye Kayd Oo Bilaabay Boobka Hantida Shacabka G.togdheer + Qaar Ka Mida beero Shacabka Burco Leeyihiin Oo Uu Ku Wargaliyey Inay Iskaga Guuraan–

0 Visits: 784 | Wednesday December 17, 2014 - 16:54:25
Burco(xogreebnews.com_Taliyaha Ciidanka Milatariga Gobalka Togdheer Gaashaanle Kayd Cismaan Muxumed Nuur Ayaa Noqday Taliyihii Ugu horeeyey Ee Isaga Oo Dirayska ciidanka qaranka xidhan iskudayey inuu shacabka ku dhaqan gobalka togdheer hantidooda ka qaado uguna hanjabo inuu xidh —xidho.

Read More »

DAAWO Xogreeb Tv" Qaar Kamida Salaadiinta Beesha Sacad Muuse Oo Ka Soo Horjeestay Go’aankii Guddiga Horumarinta Beeshu Ku Kala Reebeen Saddexda Murashax

0 Visits: 856 | Wednesday December 17, 2014 - 16:33:02
Hargeysa (xogreebnews.com— Qaar Kamida Salaadiinta Beesha Sacad Muuse Ayaa Ka Soo Horjeestay Go'aan Lagu Kala Reebay Siyaasiyiinta Beesha.Suldaanka guud ee Beelaha Subeer Awdal Suldaan Xasan Suldaan Cabdillaahi, ayaa shalay sheegay in salaadiinta beeshoodu ansixiyeen go'aan

Read More »

Madaxweyne Siilaanyooy Wixii Shalay Kula Xummaa Yeey Maanta Kula Ficnaan,Han Ka Talin Masiibiyo Wax Makhluuqa Kala-Di’la” Dr Keyse Yaasin Da”uud

0 Visits: 731 | Tuesday December 16, 2014 - 19:51:32
Hargeisa(xogreebnews.com_Akristayaal sida aad ka wadaa-war qabtaan waxaa maalintii shalay dalka dib ugu soo laabtay musharaxa madaxweyne-nimo ee xisbiga Ucid, aqoon yahan Jamaal

Read More »

featured