Wararka

Saxaafadda Madaxa Banaan oo Suxufiyiinta Somaliland Ugu Baaqay in aysan Ka Qayb Gelin Shirka Barri ee Saxaafadda Lagu Shirqoolayo

0 Visits: 839 | Wednesday December 24, 2014 - 21:12:22
Hargeysa(xogreebnews.com_saxaafadda madaxa banaan ee somaliland ayaa warbaahinta madaxa banaan ugu baaqay in aysan barri ka qayb gelin shirka xukuumadu dabada ka wado ee

Read More »

Beesha Caalamka,Xisbiyadda Mucaaridku Si Deg Deg ah ha Uga Hawl Galaan Shirqoolka Shirka Barri Xukuumadda Siilaanyo La Maagan Tahay Saxaafadda Madaxa Banaan iyo Sir Fakatay.

0 Visits: 918 | Wednesday December 24, 2014 - 21:09:12
Hageisa(xogreebnews.com_Xog rasmi ah oo la helay ayaa sheegaysa in wasiirka madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan uu Hotel Maansoor ee magaalada hargeysa shalay shir qarsoodi ah kula yeeshay,qaar ka tirsan gudisii la kala diray ee qaban qaabinaysay shirweynaha ururka suxufiyiinta Somaliland

Read More »

Hay’adda IPRT oo 20 Haween ah u Qabatay Tababar la Xidhiidha Waxbarashadda Madaniga ah.

0 Visits: 711 | Wednesday December 24, 2014 - 16:56:34
Hargeisa (xogreebnews.com_ Hay'adda wadaniga ah ee IPRT iyo jaamacadda Abaarso Tech ayaa aqoon-isweydaarsi lagaga hadlayay waxbarashadda madaniga ah u

Read More »

Gudoomiyaha xisbiga WADDANI Oo Maanta Xilalkii Ukala Wareejiyay Xoghayihii Hore Ee Warfaafinta Iyo Xoghayaha Cusub Ee Warfaafin Mujaahid Boobe Yusuf Ducaale.–

0 Visits: 714 | Wednesday December 24, 2014 - 16:52:41
Hargaysa:(xogreebnews.com_Munaasabadan masuul xilalka loogu kala wareejinayay oo ka qabsoontay maanta xarunta guud ee xibiga WADDANI ee magaalada Hargaysa ayaa waxa ka

Read More »

WASIIRADA MAALIYADDA, MADAXTOOYADA IYO WARFAAFINTA SOMALILAND OO AFDUUBAY URURKII SUXUFIYIINTA SOMALILAND EE SOLJA.

0 Visits: 846 | Wednesday December 24, 2014 - 16:49:19
Hargeisa(xogreebnews.com_Xubno ka mid ah Gudiddii la kala diray ee qaban-qaabada shir-weynaha ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja ayaa kulan qarsoodi ah la yeeshay xubno ka

Read More »

Telefishanka Star Tv oo Xaflad nooceedu Hargeysa ku cusub yahay Hargeysa ku soo Bandhigay

0 Visits: 867 | Wednesday December 24, 2014 - 16:45:25
Hargeysa (xogreebnews.com_Telefishanka Star Tv ayaa Xaflad nooceedu Hargeysa ku cusub yahay Hargeysa ku soo Bandhigay. Xafladan ayaa ahayd mid ay ugu dabaal dagayeen Baahintii Telefishanka ee dhinaca Satelite-ka oo ay u soo wareejiyeen thiacom gaar ahaan qaybta ay

Read More »

Barlamanka somalia oo codka kalsonida siyay RW Cumar cabdi rashiid sharma'arke

0 Visits: 805 | Wednesday December 24, 2014 - 16:40:31
Muqdisho(xogreebnews.com_Fadhiga Barlamaanka ee maanta ayaa waxaa lagu madlanaa in Ra'isul wasaaraha Soomaaliya uu Barlamaanka weydiisto in ay codka kalsoonida ah siiyaan

Read More »

Munaasibad Balaadhan oo Lagu Taageerayey Murashaxnimadda Wasiirka Maaliyadda,Wasiirka Arimaha Dibadda iyo Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE ayaa Hargeysa Lagu Qabtay.

0 Visits: 815 | Wednesday December 24, 2014 - 14:51:14
Hargeysa(Xogreebnews)-kulan balaadhan oo qado ah,ayaa maanta qaar ka tirsan salaadiinta beesha Sacad Muuse ku casuumeen hotel maansoor ee magaalada hargeysa,salaadiin,cuqaal,aqoon yahano iyo dhalinyaro tiro badan,kuwaasi oo dhamaan laga soo casumay deegaanadda kala duwan ee ay degto beeshu.

Read More »

Faallada Maanta: Qodob Uu Faysal Fahmay Cirro se Uu Fahmi Waayay!!!

0 Visits: 948 | Tuesday December 23, 2014 - 19:16:33
Hargeisa (Xogreebnews.com_Qodobka Labaad Ee Kamidka Ah Qodobada Ka soo baxay wadahalladii dawladaha Somaliland Iyo Somalia ku dhex maray waddanka jibouti oo sheegaya in arimaha siyaasadda ee masiiriga ah ee labada wadan lagu dhiirado ayuu

Read More »

Yuusuf Garaad Cumar Iyo Xilka Uu Xukuumadda Ka Hayo Hasan Sheekh Maxamuud

0 Visits: 852 | Tuesday December 23, 2014 - 19:05:35
Muqdisho(xogreebnews.com_Yuusuf Garaad Cumar waa nin inta badan Soomaalidu taqaano , laguna bartay dhinaca warbaahinta, Garaad waxa uu aad usoocaanbaxay xilligii uu madaxa Laanta Afsoomaaliga noqday, waxaanu wax ku soo bartay jaamacaddii ummadda

Read More »

Wasiir Cukuse Oo Xauunka Kancerka (Appendix Cancer) U Yimid Jarmalka Si Looga Daweeyo.

0 Visits: 830 | Tuesday December 23, 2014 - 19:01:53
Hargeisa-(xogreebnews.com_Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdilahi Cukuse ayaa beryahanba u joogey Wadanka Jarmalka daaweyn ah xanuunka loo yaqaan Kansarka (Appendix Cancer)

Read More »

DAAWO XOgreeb TV "Maayarkii Hore Ee Boorama Oo Duurka Galay Kana Goostay Somaliland Soona Diray Fariimo Hanjabaad Ah:

0 Visits: 777 | Tuesday December 23, 2014 - 18:51:01
Boorama ( XOGREEBNEWS.COM_Maayarkii Hore Ee Boorama Cabdiraxmaan Shide Bille Oo Duurka Galay Kana Goostay Somaliland Soona Diray Fariimo Hanjabaad Ah

Read More »

Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Sheegay In Ay Ciidan U Dirayaan Magaalada Kismaayo Haddii Midowga Afrika Uu Ka Codsado

0 Visits: 727 | Tuesday December 23, 2014 - 18:45:15
Hargeysa(xogreebnews.com_Xilli Ciidamada Militariga Sierra Leone lagu wado inay si rasmi ah u baneeyaan Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose, ayaa waxay Dowladda

Read More »

“WAA WAX AAN CIDNA KA QARSOONAYN BAAHIYAHA AAS-AASIGA AH EE KA JIRA XAAFADANI (DAAMI), WAXAANAN AAMINSANAHAY INAYDAAN MUDNAYN IN LA IDIN DHAYAL-SADO” JAMAAL CALI XUSEEN

0 Visits: 837 | Monday December 22, 2014 - 19:43:43
Hargeysa (xogreebnews.com_— Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay inaanay cidna ka qarsoonayn baahiyaha ka jira Xaafada DAAMI ee Caasimada Hargeysa,oo uu ku dooday inaanay mudnayn in la dhayalsado. Murrashaxa Jamaal Cali Xuseen waxa uu si

Read More »

madaxweyne siilaanyo maanta Dalka Kusoo Laabtay, Kaddib markii usoo dhammaaday safarkii u kusoo saxeexay qodobadda ay Dawladda Jabuuti ku dhex-dheexaadinaysay maamulka xasan sheekh

0 Visits: 865 | Monday December 22, 2014 - 19:28:25
Hargeisa(xogreebnews.com_Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo weftigii balaadhnaa ee uu hogaaminaayey ayaa ka soo degay Maanta garoonka Diyaaraha ee Egal International Airport, ka dib muddo saddex maalmood ah oo uu dalka jabuuti ku joogay martiqaad uu madaxweyne geelle…

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Gudoomiyaha WADANI Oo Shaki Ka Muujiyaya Heshiiskii Jabuuti Xukuumadana Ka Dalbaday Inay Tafaasiil Ka Bixiso Qodobada Qaarkood

0 Visits: 822 | Monday December 22, 2014 - 19:21:33
Hargeysa (xogreebnews.com_ Gudoomiyaha Aqalka Wakiilada Somaliland, ahna Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi(Cirro), ayaa Xukumadda u soo jeediyay inay tafaasiil dheeraad ah ka bixiso qodobada ugu muhiimsan ee Heshiiska Djabuuti ku dhex maray Somaliland iyo Somalia.

Read More »

XISBIGA UCID WAXAA UU LEEYAHEY IYAMAA RUN SHEEGAYA XASAN SH.MAXAMUUD IYO MADAXWEYNE AXMED SIILLAANYO

1 Visits: 866 | Monday December 22, 2014 - 19:15:19
Hargeisa(xogreebnews.com_Madaxweynaha Somalia iyo Madaxweynaha JSL,Markii Ay Ka Kala Dageen Galinkii Hore Ee Maanta oo Ay Bishu Tahey 22 December 2014 Labada Madaar Ee Cigaal Hargeysa Iyo Madaarka Aden Cade Muqdisho

Read More »

Top News xogreebnews oo heshay Cadaalad darada ka jirta awood qaybsiga Maamulka KMG ah ee Jubba.

0 Visits: 1044 | Monday December 22, 2014 - 18:59:17
Kismaayo(xogreebnews.com_ waxaay idin soo gudbinaysa sida Cadaalad darada ah ee uu Hogaamiyaha Maamulka Jubba Axmed madoobe u qaybiyay xilalka sar sare ee Maamulka Jubba.Sida la sheego Maamulka Jubba waxa uu ka kooban yahay 14 dagmo oo ay Caasimada

Read More »

Gudoomiye Cirro Oo Masuuliyiin Dhawaan Ku Soo Biiray Xisbiga Waddani Xilal Sarsare U Magacaabay

0 Visits: 789 | Monday December 22, 2014 - 18:52:34
Hargeysa(xogreebnews.com_-Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo masuuliyiin dhawaan ku soo biiray Xisbiga Waddani xilal sarsare ku taxay.

Read More »

Halkan Ka Akhri Nuxurka Qodobada Ay Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Madaxweyne Siilaanyo Ku Heshiiyeen

0 Visits: 832 | Sunday December 21, 2014 - 18:24:05
Hargeysa(xogreebnews.com_-Wada hadalkii u dhexeeyay Somaliland iyo Somalia ee ka socda Dalka Jabuuti ayaa laga soo saaray Qodobo ay isla garteen Labada Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Xasan Sheekh iyo Ergooyinka wehelinayay,kuwaasi o

Read More »

featured