Wararka

Aqoonyahan Liibaan Ismacil Oo Iftimiyay Fadeexad Dul Hoganaysa (SONYO)

0 Visits: 836 | Monday December 29, 2014 - 12:03:09
Hargeisa ( Xogreeebnews)inta badan muuqaalka waxa lagu sheegaa dalad kulmisa dhalinta somaliland balse macnaheeda iyo muuqaadu kaas wuu ka duwan yahay waxaanay tahay kuna suntan tahay ama ku sifoowday xarun laga faafiyo fikirka

Read More »

Hanbalyo Ku Socota Xamse Maxamed Cabdi iyo Marwadiisa Zamzam Cabdi Xasan

0 Visits: 959 | Monday December 29, 2014 - 00:52:45
Dhamaan Dadkan Hoos Ku Xardhan Waxay hambalyo iyo bogaadin aan lasoo koobi karayn hawada u marinaya My Cousin Hamse Maxamed Cabdi iyo Marwadiisa sharafta leh ee Zamzam Cabdi Xasan oo maanta meherkoodu ka dhacay Hargeisa gaar ahaan Maansoor Hotel. Hambalyo Gacal iyo Sokeeyaba Guurkina Lagu Farax Aamiin…

Read More »

Bulshadda Somaliland Oo Si Weyn Usoo Dhoweysay Gudida Qaban-qaabada Shir-Weynaha Ururka Suxufiyiinta Ee Solja Oo Maanta Lagu Dhawaaqay.

0 Visits: 818 | Sunday December 28, 2014 - 20:17:40
Hargeisa(Xogreebnews.com_bulshada Somaliland ee jecel xornimda saxaafadda madaxa-banaan,ayaa si weyn usoo dhoweysay,gudida qaban qaabadda shir-weynaha ururka

Read More »

Sirta Dhabta Ah Ee Ka Danbaysa Socdaal Uu Guddoomiye Cirro Maanta Ku Tagay Jibouti (Akhriso)

0 Visits: 915 | Sunday December 28, 2014 - 18:43:26
Jibouti (xogreebnews.com_ Warar Aanu ka helnay ilo xog ogaal ah oo ku dhaw dhaw xisbiga waddani ayaa tibaaxaya in maanta abaaro 12:00 pm duhurnimo ee taariihda 28-12-2014 uu

Read More »

Guddoomiyaha Xisbiga Muraaridka ah ee WADDANI oo safar ugu baxay waddanka Jabuuti

0 Visits: 823 | Sunday December 28, 2014 - 18:38:38
Jabuuti(xogreebnews.com_Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa

Read More »

Diyaarad Air Asia Leedahay Oo La Waayey Iyagoo Ku Sii Jeeda Dalka Singapore

0 Visits: 842 | Sunday December 28, 2014 - 18:33:55
Hargeysa(xogreebnews_Diyaarad ay leedahay shirkadda Air Asia oo ah nooca Airbus isla markaana ay la socdeen 162 qof oo rakaabkii iyo shaqaalihii diyaaraddaas ah ayaa mar qudha

Read More »

Shirweynihii 7aad Ee Dalada Sonyo Oo Buuq Iyo Qalalaase Darteed U Qabsoomi La Ilaa Hada iyo Maamul Xumo Baahsan Oo Hadhaysay Guud Ahaantiiba

0 Visits: 803 | Sunday December 28, 2014 - 18:31:56
Hargeysa(xogreebnews.com_-Shirweynihii 7aad Dalada Dhalinyarada Somaliland ee Sonyo oo maanta ka furmay Ambasador Hotel Hargeysa ayaa guud ahaanba waxa hadheeyey buuq iyo qas baahsan oo aan la garanayn cida ka danbaysa iyadoo ilaa waqti xaadirkana aanu qabsoomin shirku

Read More »

Daawo xogreeb Tv: “Xubno Madaxbanaan Oo Marka Horeba Ka Tirsaneyn SOLJA Oo Xukuumada La Shaqeynayey Ayaa Saloolka Isku Daadiyay Iskuna Sheegay Gudi Fulineed” Cabdi Aadan.

0 Visits: 842 | Sunday December 28, 2014 - 18:27:10
Hargeysa(Xogreebnews.com_ Jahawareerka Ka Dhextaagan Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Iyo Hadalo Isburinaaya Oo Kasoo Baxay-

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen Oo Si Kulul U Cambaareeyay Xumuumada Siilaanyo-

0 Visits: 844 | Sunday December 28, 2014 - 18:24:08
Daawo xogreeb Tv: Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen Oo Si Kulul U Cambaareeyay Xumuumada Siilaanyo-

Read More »

Solja Waxay Dhimmatay Markii Ay U Gacan Gashay Cid Aan Ehel U Ahayn Ee Suxufiyoow Ka Quuso.

0 Visits: 849 | Saturday December 27, 2014 - 18:53:32
Inaaggo wadaa og-sidaa ay xukuumadda u hoggaamiyo axmed siilaanyo,awoodda ay u isticmaashay inqilaabka ay kula wareegtay ururka u dhaq-dhaqaaqi jiray xoriyadda saxaafadda Somaliland ee Solja. Iyaddo u

Read More »

Cabdilaahi Cukuse iyo Cabdicasiis Samaale oo ka soo Dhex-mudhay Ururkii Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA oo Xukuumaddu Inqilaabtay

0 Visits: 743 | Saturday December 27, 2014 - 17:38:44
London (xogreebnews.com_ Xukuumadda Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa Xubno cusub oo Labada sanno ee soo socda Hoggaamin doona magacawday Ururkii Suxufiyiinta Somaliland ku midaysnaayeen ee SOLJA oo ay inqilaabtay, isla markaana wax ay

Read More »

“Muuse Iyo Samaale Haddii Ay Leeyihiin Salaaddiin Ayaanu Reerka U Noqonaynaa Waa Wax Kale, Haddiise Ay Siyaasad Tahay…”Danjire Cawil

0 Visits: 806 | Saturday December 27, 2014 - 17:22:26
Hargeys (xogreebnews.com— Wasiirkii Maaliyadda Xukumaddii Rayaale, Danjire Xuseen Cali Ducaale (Cawli), ayaa Siyaasiyiinta kala ah Muuse Biixi Cabdi,Cabdicasiis Samaale iyo

Read More »

Ballan-qaad afka ah...Dib haddaan u aammino (Gorfeynta Barnaamajkii Doorashadii 2010kii ee Xisbiga Kulmiye) Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale.. Qormada: 8aad

0 Visits: 735 | Saturday December 27, 2014 - 16:31:54
Hargeysa(Xogreebnews)-Wadaamaha la dawdabay, Dan-yartay ka maqan tahay, Raacdadu ma daallana, Dorraad iyo shalay-jire, Doorka maanta noo jire, Dib-u-jire hadhow-jire, Ninba weel u daray baa, Deyn loogu leeyahay, Diiwaanka qarankiyo, Taariikhdu dug ma leh,"

Read More »

Golaha Wakiilada Oo Ansixiyay Xeerka Xabsiyada Oo Laga Saaray Awoodo Wasiirka Caddaaladdu Ku Lahaa Maamulka Xabsiyadda

0 Visits: 619 | Saturday December 27, 2014 - 16:29:50
Hargeysa(Xogreebnews) baarlamaanka Somaliland Wakiilada iyo Guurtida ayaa maanta Ansixiyay Xeerar, iyadoo Golaha guurtidu ansixiyay Xeerka Komishanka Xakamaynta Aids-ka, wakiiladuna ansixiyeen Xeerka Xabsiyada Somaliland oo Guurtida ka soo noqday

Read More »

R/Wasaaraha Somalia oo shaaciyey nooca Xukumadu soo dhisi doono iyo tirada wasiirada iyo ku xigeenadooda

0 Visits: 736 | Saturday December 27, 2014 - 16:28:09
Muqdisho-(Xogreebnews)-Ra'iisul Wasaaraha Somalia Cumar C/rashiid Sharma'arke ayaa sheegay inuu soo dhisi doono xukuumad ka kooban 25 Wasiir iyo Wasiir Kuxigeenadooda, taasoo uu tilmaamay inay awoodeeda isugu geyn doonto sugida amaanka, dhismaha ciidamada iyo sidii lagu heli lahaa xasillooni siyaasadeed.

Read More »

“Badhasaabka Saaxil Waxaan Leeyahay Bal Inaad Gaadhiga Calanku Noo Saaran yahay iyo Xilkaanu Sidno Celiso Waa Inoo Berbera” Xildhibaan Qabile

0 Visits: 789 | Saturday December 27, 2014 - 16:25:38
Hargeysa(Xogreebnews) Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile,oo ka tirsan Golaha Wakiilada,kana mid ah Guddida dabagalka iyo ilaalinta hantida qaranka ayaa sheegay inaanu awood u lahayn Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Fahmi Cabdi Bidaar inuu Guddida Wakiilada ka hor istaago Gobolka Saaxil.

Read More »

“Anagu Waxaanu La Tartamaynaa Madaxweynaha,Anagu Af-Garan Mayno Haakah Wax La Yidhaa, Haddii Madaxweynuhu Tanaasulayna…”Xildhibaan Xoog

0 Visits: 782 | Saturday December 27, 2014 - 16:24:21
Hargeysa(Xogreebnews) Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac(Xoog), oo ka tirsan Golaha wakiilada Somaliland,kana mid ah Xisbiga Waddani, ayaa Madaxweyne Siilaanyo

Read More »

Xal Laga Gaadhay Dhakhtar Turki Ah Oo Gabadh Ku Dhirbaxay Muqdisho.

0 Visits: 758 | Saturday December 27, 2014 - 16:18:18
Muqdisho(Xogreebnews)Horaantii isbuucan ayay ahayd markii gabar kalkaaliso ah oo ka howlgasha isbitaalka Turkida ee Deva uu ku dhibaateyay shaqaale Turki ah, taasoo sababtay hakad ku yimad shaqadii isbitaalka kadib markii ay gadood sameeyeen dhamaan shaqaalaha ka howlgaleysay isbitaalka

Read More »

Golaha amaanka iyo Midowga Yurub oo ka hadlay weerarkii Xarunta Amison-muqdisho

0 Visits: 847 | Saturday December 27, 2014 - 16:12:00
Golaha amaanka iyo Midowga Yurub oo ka hadlay weerarkii Xarunta Amison-muqdisho

Read More »

Hay’addo Warbaahineed oo qaadacay Shir lagu af-duubayo Ururka SOLJA oo xukuumaddu dabada ka riixayso+ baaqna u Diray Beesha Caalamka Iyo Bulshadda caafimaadka qabtaa Ee Jecel xoriyatul Qawlka

0 Visits: 810 | Thursday December 25, 2014 - 08:20:11
argeisa-(xogreebnews.com_Mulkileyaasha iyo Wariyeyaasha ka howl-gala Warbaahinta Online-ka ah ee Somaliland, ayaa si adag uga soo horjeestay ka qayb-galka Shirka lagu inqilaabayo

Read More »

featured