Wararka

2014 -Sannadkii Geerida Saxaafadda Somaliland Geeriyeey Xishood-laay Xejiyaay fogeeyay !!!

0 Visits: 1112 | Thursday January 01, 2015 - 07:54:15
Geeriyeey xishood-laay Xejiyaay fogeeyay Xaasha e af tahanimo Hadii uu xabaal galay Abwaankii xidigin jiray Murtidii xag loo dayo Xulashada ahayd iyo Xarragada higaadii

Read More »

Guddida dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Hadlay Natiijada ugu Soo Baxay Kormeer Shaqo Oo Ay ku Sameeyeen Madaarka Caalamiga ah Ee Cigaal

0 Visits: 613 | Thursday January 01, 2015 - 07:52:08
" waxa jira dhulka qaar aanu Guddi ahaan tagno oo nalaga yar shakiyo, xaqiiqatan si wanaagsan oo hufan isu dhaalitiran ayaa Madaarka Cigaal naloogu Qaabilay." Xil. Cumar Sanweyne." Madaarka Cigaal qaybaha uu ka kooban yahay iyo sida looga shaqaynayo aad ayaa nidaam loogu sameeyey, oo wuu ka duwan yahay…

Read More »

Shirkada Telesom oo Dhisme labaad ka hirgalisay Jaamacada Hargeysa oo Xadhiga laga Jaray.

0 Visits: 760 | Wednesday December 31, 2014 - 17:04:52
Hargeysa(xogreebnews.com_ Shirkadda Telesom ayaa maanta si rasmi ah ugu wareejisay maamulka Jaamacadda Hargeysa dhisme cusub oo loo dhisay Jaamacda. Munaasibada xadhiga looga jaraayey dhismaha Jaamacada ayaa lagu qabtay isla dhismaas cusub hortiisa.

Read More »

Xaquuqda ka qaybgalka siyaasadda ee beelaha la hayb sooco ee ku Dhaqan Somaliland

0 Visits: 767 | Wednesday December 31, 2014 - 16:49:31
Waa maqaal si xidhiidh ah ugu soo baxa warbaahinta madax banana oo ku saabsan xaquuqda ka qaybgalka siyaasadda dalka ee beelaha la hayb sooco, waxaa soo diyaariyey Ururka Codka Haweenka beelaha la hayb sooco ee VOSOMWO waxaana maalgelinta ka taageeray NED.

Read More »

Xukuumada oo Bilowday Hawlgalka Kala Xadista Mucaaridka iyo Ku Qancinta Mudo Kordhin Cayiman.

0 Visits: 757 | Wednesday December 31, 2014 - 16:16:17
Hargaysa (XOGREEBNEWS_ Waxaa Sadexdii Caano Maal ee u danbeeyay Suuqyada Siyaasada ee Somaliland laga dareemay dhaqdhaqaaq ay Xukuumada uu Hogaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ku Xod-xodanayso Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid

Read More »

Daawo xogreeb Tv" WACYI GALIN LOO SAMEEYAY DADKA LAGA TIRADA BADANYAHAY EE GOBOLKA SAAXIL, OO KU SAABSANAYD QAADASHADA KAADHKA IS DIIWAAANGALINTA MADANIGA AH

0 Visits: 700 | Tuesday December 30, 2014 - 17:58:44
Daawo xogreeb Tv" WACYI GALIN LOO SAMEEYAY DADKA LAGA TIRADA BADANYAHAY EE GOBOLKA SAAXIL, OO KU SAABSANAYD QAADASHADA KAADHKA IS DIIWAAANGALINTA MADANIGA AH

Read More »

Daawo xogreeb Tv" aas qaran oo maanta lo sammeeyeey marxuum maxamed Rashidd oo ahaa halyeey qaran.

0 Visits: 848 | Tuesday December 30, 2014 - 17:54:51
Daawo xogreeb Tv" aas qaran oo maanta lo sammeeyeey marxuum maxamed Rashidd oo ahaa halyeey qaran.

Read More »

Daawo:Faysal Cali Waraabe oo ku eedeeyay inaan Wasiirada Xukumada Siilanyo u macaamilin wasiiro qaran ee u macamilaan Wasiiro Reer “Wasiir waliba Reerkoodu ka hdalayaa,reerkoodu shaqo siinayaa”.

0 Visits: 768 | Tuesday December 30, 2014 - 16:55:39
Daawo:Faysal Cali Waraabe oo ku eedeeyay inaan Wasiirada Xukumada Siilanyo u macaamilin wasiiro qaran ee u macamilaan Wasiiro Reer "Wasiir waliba Reerkoodu ka hdalayaa,reerkoodu shaqo siinayaa".

Read More »

Ethopia Oo Sudaan Kula Heshiisay Inay Isticmaasho Dekadaheeda Iyo Daraasad Ay Ku Samaynayso Sidii Ay U Adeegsan Lahayd Dekeda SAYLAC

0 Visits: 688 | Tuesday December 30, 2014 - 16:37:16
Hargeysa (Xogreebnews) — Wasiiro-dawlaha gaadiidka iyo isgaadhsiinta ee Itoobiya, Getachew Mengeste, ayaa shaaca ka qaaday in dakiisu uu adeegsan doono dekadaha Suudan si uu wax dibada ugula soo dego

Read More »

Suxufiyiinta Al-jazeera Oo Hal Sanno Ugu Dhamaaday Xabsiga Masar

0 Visits: 793 | Tuesday December 30, 2014 - 16:33:40
Qaahira(Xogreebnews) Suxufiyiinta Baher Mohamed, Mohamed Fahmy iyo Peter Grest, oo Telefishanka Aljazeera ka tirsan ayaa Xabsi ku yaala dalka Masar ku dhamaystay hal sanno ka dib markii Dawladda Masar xidhay bishii December 30-2013.

Read More »

“Waxa Ayaan Daro Ah In Wadaadkan Hanti Dhawruhu Uu Ka Baqayo Madaxweynaha Iyo Xukuumaddiisa, Waxa Kale Oo Ayaan Daro Ah In Madaxweynuhu Ka Aamuso Musuqan Iyo Lunsiga Hantida Qaranka”Xasan Guure

0 Visits: 774 | Tuesday December 30, 2014 - 16:26:26
Hargeysa(Xogreebnews) Guddoomiyaha Madasha Wada-tashiga Somaliland Xasan Guure Jaamac, ayaa waxa uu amaan balaadhan uu u soo jeediyey Guddida Ilaalina Hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada, waxaanu ku amaanay daba-galka iyo baadhitaanka ay ku hayaan Wasaaraddaha iyo Haya'ddaha Xukuumadda ee kala duwan.

Read More »

Somalia:Maraykan Oo Duqaymo Xaga Cirka Ah Ku Bar Tilmaameedsaday Kooxda Al-shabab.

0 Visits: 758 | Tuesday December 30, 2014 - 16:24:19
Muqisho (Xogreebnews) Diyaaradaha dagaalka Mareykanka ayaa duqemo cirka ka fuliyay deegaan ku dhow degmada Saakow oo ka tirsan gobolka Jubbada Dhexe, kaasoo ah mid ay gabi ahaantiis gacanta ku hayso kooxda Al-shabaab.

Read More »

"Wasiir Cuqaasha Awdal iyo Salal Kala Badh Baan Mushahar Qaadan..."Wasiirka Beeraha

0 Visits: 793 | Tuesday December 30, 2014 - 16:22:23
Boorama(Xogreebnews) Wasiirka Wasaaradda Beeraha Somaliland Faarax Cilmi Geedoole, ayaa ka digay in Dhalinyarada Reer Awdal lagu abuuro Nacayb iyo waxyaabo xumaan ah oo loo galiyo Bulshooyinka Somaliland ee aanay xumaani ka dhexayn.

Read More »

" Maxamed Rashid waxaa uu ahaa Tiir aan la ilaawi karayn Doorka u kaga Jiray u Hal-gammida xoriyatul Qawlka ilaahay waxan uga baryaaya inuu janno Fardawsaa ka waraabiyo"Faadumo Siciid Ibraahin.

0 Visits: 670 | Tuesday December 30, 2014 - 08:05:41
waa xaq oo geeriddu waa lamma Huraan,balse taasi waxaay ahayd mid si gaar ah i taabatay waayo waxaa uu ahaa Geesi . Maxamed Rashiid Muxumed Faarax AHN Waxa uu ahaa halyey iyo Halgamaa iyo waliba hal adag oo aan runta la gaban Fikirkiisa una soo Halgamay Madax

Read More »

Maanta Geesi Baa Baxay: Hoggaamiyihii Saxaafadda Xorta ah ee Somaliland Mustafe Sh. Cumar

0 Visits: 888 | Tuesday December 30, 2014 - 07:49:15
Hargeisa(xogreebnews.com_Maxamed-rashiid Muxumed Faarax oo ahaa xoghayaha guud ee ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA. ayaa xalay ku geeriyooday Cusbitaal ku yaala magaaladda Nayroobi. Alla Ha u naxariistee Marxuum Maxamed-rashiid waxaa magaalada Nayroobi ee xarunta dalka Kenya loo qaaday Jimcihii…

Read More »

Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada iyo Guddida Ilaalinta Hantida Qaranka Ee Wakiilada Oo Wada Shaqayn Ku Heshiiyay Muran Kala Dhexgalay Kaddib

0 Visits: 738 | Monday December 29, 2014 - 16:36:42
Hargeysa(Xogreebnews) Guddida Dabagalka iyo Ilaalinta Hantida Qaranka u qaabilsan Golaha wakiilada Somaliland, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Waxbarashada Samsam Cabdi Aadan, kulankaasi oo ay labada dhinac isku xog waraysanayeen

Read More »

Shir Gudoonka Hogaanka Dhaqanka Awdal Oo Iclaamiyay In Dhawaan La Qabanayo Shir Beeshu Hore Ugu Baaqday

0 Visits: 810 | Monday December 29, 2014 - 16:32:18
Boorama(Xogreebnews) Hogaanka dhaqanka ee Awdal ayaa dadka degaanka dib u xasuusiyay shir qabanqaabadiisu socotay oo Xiisaddii Awdal soo dhex gashay

Read More »

Aaska Marxuum Maxamed-rashiid Muxumed Faarax Oo Guddi Qabanqaabo Loo Magacaabay

0 Visits: 773 | Monday December 29, 2014 - 16:20:55
Hargeysa(Xogreebnews) Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) ayaa Guddi Qaban qaabo u Magacaabay Aaska Geerida Xoghayihii hore SOLJA Maxamed Raashid Muxumed Faarax

Read More »

Gudoomiyaha Ucid Oo Sheegay Inuu Hayo Qorshe Nabadeed Oo Xaaladda Awdal Lagu Dejiyo, Walaacna Ka Muujiyay Doorasho Dalka Ka Dhacda

0 Visits: 712 | Monday December 29, 2014 - 16:17:55
Hargeysa(Xogreebnews) Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay inuu hayo Qorshe nabadeed oo lagu soo afjari karo Xiisadda Gobolka Awdal ka taagan, si ay suuro gal u noqoto in dalka Doorasho laga qabto. Eng Faysal waxa kale oo uu Guurtida u soo jeediyay inay faraha…

Read More »

Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Aw-cali Oo Xisbiga Waddani Ku Biiraya

0 Visits: 768 | Monday December 29, 2014 - 16:15:39
London(Xogreebnews) Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Aw-cali, oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland, ahna Aqoon yahan iyo Siyaasi ruug caddaa ah ayaa sheegay inuu ku biirayo Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani.

Read More »

featured