Wararka

Wakiilka Midowga Afrika Ee Somaliya Oo Sheegay In Si Rasmi Ah Xilka Looga Qaaday Afhayeenkii Amisom Korneyl Xumad

0 Visits: 779 | Sunday January 04, 2015 - 18:25:05
Muqdisho(xogreebnews.com_Wakiilka Midowga Afrika ee Somaliya ahna Madaxa Hawgalka Amisom ee Somaliya Dr. Maman S. Sidikou, ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in xil ka qaadis rasmi ah lagu sameeyay Afhayeenkii Ciidamada Midowga Afrika ee Somaliya Korneyl Cali Aadan Xumad.

Read More »

“Madaxwaynaha Loogama Fadhiyin Inuu Hadal Ka Yidhaa Xaalada Gobolka Awdal Ee Waxaa Looga Fadhiyay Inuu Ficil Kaga Jawaabo”X.Axmed Yaasiin Sh.Cali Ayaanle Oo Si Adag Uga Hadlay Hadalkii Madaxwaynaha Siilaanyo Kaga Hadlay Xaalada G.Awdal

0 Visits: 686 | Saturday January 03, 2015 - 20:45:59
Hargeisa(xogreebnews.com_ "sida uu uga hadlay xaalada gobolka,Waxaana uu sheegay in aan madaxwaynaha hadal looga baahnayn balse looga baahanyahay inuu ka jawaabo tabashooyin ay usoo gudbiyeen cuqaasha gobolada".

Read More »

Cajaladda Siilaanyo Ma Daweyn Doontaa Cadhada Reer Awdal Iyo Cayaarta Samaale Ilma Biixi Iyo Sum-cadda Beeshooda?

0 Visits: 907 | Saturday January 03, 2015 - 20:25:11
Hargeisa(xogreebnews.com-waxa maanta looga fadhiyeey madaxweynuhu inuu kuusha iska jarro oo u wax ka qabto tabaashadda odayaashu gudbiyeen kana fal-celiyo wax laga filaayeey muddo aad u dheer kuna salleysnayd saamiga beesha

Read More »

Magaalada Muqdisho Oo Lagu Soo Bandhigay Nin La Sheegay In Laga Helay Ebola, Oo Markii Dambe Ay Waxba Kama Jiraan Noqotay

0 Visits: 761 | Saturday January 03, 2015 - 18:39:36
Muqdisho(xogreebnews.com_Waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu soo bandhigay nin lagu magacaabo C/qaadir Jiinow Barrow, kaasoo la sheegay in lagu arkay amaba laga helay astaamaha cudurka khatarta badan ee Ebola.

Read More »

Xisbiga Ucid iyo u Kur-gelida Baahiyaha dad-weynaha Barriga somaliland+ Gudoomiye faysal oo wallaac ka muujiyeey xaaladda Halkaas

0 Visits: 1030 | Saturday January 03, 2015 - 17:04:05
Burco(xogreebnews.com-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo waftigi balaadhnaa ee uu hogaaminayay ayaa kormeer shaqo ku maray Deegaano kala duwan oo teedsan Gobolada Bariga Somaliland .

Read More »

Daawo xogreeb Tv siilaanyo oo Taayerka Jiidh-siiyeey Sadeexda Haakah-Sugayaal “Musharaxa KULMIYE Waa Aniga, Kursigan Anigaa Ku Fadhiya Oo Xisbigu Ii Gartay Mustaqbalkana Waan Sharraxanahay, Saxna Maaha In Aad Isku Kay Dul-qabsataan” Madaxweyne Siilaanyo.

0 Visits: 629 | Saturday January 03, 2015 - 16:53:38
Hargeysa (xogreebnews— "Musharaxa (KULMIYE) waa aniga,Waxaan leeyahay Kursigan anigaa ku fadhiya oo xisbigu ii gartay mustaqbalkana waan sharraxanahay, saxna maaha in aad isku kay dul-qabsataan" Madaxweyne Siilaanyo,

Read More »

Maraykanka Oo Cuno Qabatayno Hor leh Ku Soo Rogay Waqooyiga Kuuriya

0 Visits: 812 | Saturday January 03, 2015 - 16:50:42
Washington(Xogreebnews) Dawladda Maraykanka ayaa cuno qabatayno hor leh ku soo rogtay Waqooyiga Kuuriya ka dib weerarkii Kompuuter-ada Shirkadda SONY.Cuna qabataynta waxaa la saaray ka ganacsiga Hubka Waqooyiga Kuuriya

Read More »

“Nimankaas Kala Saaristooda Waxaa Ka Fiicnayd Wada Saaristooda,Markaa Madaxweynuhu Hadduu Wada Saaray Wuu Mahadsan Yahay” Cali Guray Oo Ka Dareen Celiyay Hadalkii Madaxweynaha

0 Visits: 711 | Saturday January 03, 2015 - 16:48:51
Hargeysa(Xogreebnews) Gudoomiye ku xigeenka saddexaad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Mujaahid Cali Guray, ayaa ka dareen celiyay Khudbadii Madaxweyne Siilaanyo ee Jimcihii oo uu qayb ka mid ah kaga hadlay Musharaxnimada Xisbiga Kulmiye,

Read More »

Ra’isul Wasaare Cumar Cabdirashiid Oo La Kulmay Wakiilka Midowga Afrika Ee Soomaaliya

0 Visits: 742 | Saturday January 03, 2015 - 16:48:44
Muqdisho(xogreebnews.com_Kulanka dhexmaray Ra'iisul wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Somalia, mudane Cumar C/rashiid Cali iyo Danjiraha Midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya mamadu Sidiku ayaa waxa uu ka dhacay Xafiiska Ra'iisul wasaaraha, iyadoo

Read More »

Xaaladda Caafimaad Ee Boqorka Sucuudiga Oo Liidata

0 Visits: 817 | Saturday January 03, 2015 - 16:47:15
Riyad(Xogreebnews) Warka soo baxay Wakaalada Wararka ee Sucuudiga ayaa lagu sheegay in Boqorka Sucuudiga Boqor Caballa Binu Cabalcasiis Aala Sucuudi la galiyay Tuunbo u sahlaysa inuu neefsado ka dib markii 1-dii bishan loola cararay Cisbitaal ku yaala Riyad.

Read More »

Daawo xogreeb Tv madaxweyne siilaanyo ayaa isku dhaandheyn Lexaad leh Ku sammayn doonaa Gollaha wasiiradda+ Xubnaha booska waayi doona waxaa ka mid ah kuwaa kasoo jeedda beeshiisa.

0 Visits: 898 | Thursday January 01, 2015 - 21:09:32
Hargeisa(xogreebnews.com_Daawo xogreeb madaxweyne siilaanyo ayaa isku dhaandheyn Lexaad leh Ku sammayn doonaa Gollaha wasiiradda+ Xubnaha booska waayi doona waxaa ka mid ah kuwaa kasoo jeedda beeshiisa.

Read More »

Golaha Ammaanka oo diiday qaraar ogolaanaya in sanadka 2017 Israel uga baxdo dhulka ay heysato ee Falastiin

0 Visits: 743 | Thursday January 01, 2015 - 19:46:57
Warar-ka xogreebnews.com_Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa diiday qaraar qabyo ah oo ay soo gudbisay dowladda Urdun, kaasoo ku saabsan dhulka la heysto ee reer

Read More »

“Waxaa Wax Aan La Liqi Karin Ah,Markaad Aragto Wefti Heersare Ah Oo Somaliland Ka Baxaya Oo Ah 5 Isaaq Ah iyo Laba Kale Oo Hareeraha Ka Taagan” Prof. Axmed Ismaaciil Samatar

0 Visits: 798 | Thursday January 01, 2015 - 19:06:14
Hargeysa(Xogreebnews)Pro. Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa si qoto dheer u sharaxay hanaanka lagu midayn karo Somaliland laguna dawayn karo Tabashooyinka Galbeedka iyo Bariga Somaliland, isagoo tilmaamay in dawadu tahay

Read More »

"Sanand wanaagsan 2015, Waxan ilaahay inooga baryayaa dhammaanteen inu inoo ahaado sannad cibaado iyo camal suubban ilaahay Ina waafajiyo, sannad barwaaqo oolagu nasto"cabdi rashid xasan mataan

0 Visits: 728 | Thursday January 01, 2015 - 18:55:50
Hargeisa(xogreebnews.com_ iyaddo aynu maanta u inoo bilowday sannadka cusub 2015 ayaa waxaa iska soo dabba dhacaaya hambalyadda sannad ee madaxda qaran ka somaliland soo

Read More »

RW CCC Sharmaarke oo la tashiyadii ugu danbeyey ee uu golaha wasiiradda ku soo magacaabayo wadda, isagoona Wasiiradii hore qaar kamid ah soo xulanaya.

0 Visits: 705 | Thursday January 01, 2015 - 18:45:08
Haregisa(xogreebnews.com_Ra'izul Wasaaraha Cusub ee Xukuumada Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa wali ku guda jira la tashiyada ku aadan Xukuumada Cusub

Read More »

Axmed Madoobe oo ka badbaday qorshihii Ciise Kambooni lagu qaarajiyay.

0 Visits: 758 | Thursday January 01, 2015 - 18:40:01
Muqdisho(xogreebnews.com_Hogaamiyaha Raskambooni Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Xalay ka badbaaday Isku day Dil oo la doonayay in lagu Qaarajiyo.Warkan ayaa sheegaya in Axmed Madoobe uu qaarajin rabay Askari ay isku hayb yihiin oo ilaalo u ah.Illo

Read More »

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Shacabka Reer Somaliland Ku Hanbalyaynaya Curashada Sanadka Cusub Ee 2015

0 Visits: 726 | Thursday January 01, 2015 - 18:31:07
Hargeysa(xogreebnews.com_Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somalialnd Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(cirro), ayaa curashada Sanadka cusub ee miilaadiga ugu hambalyeeyey Gebi ahaanba shacabka Reer

Read More »

School aan wali noociisa dalaka lagu arag oo loo bixiyay amaano bording and day school ayaa ayaa xaflad balaadhan loogu qabtay xarujnta dugsigaasi

0 Visits: 755 | Thursday January 01, 2015 - 17:21:40
Haragaysa 01/01/2015 (xogreebnews.com)-Munaasiba balaadhan oo lagu furaayay school cusub oo loo bixiyay amaano bording ana day school ayaa xaflad balaadhan loogu qabatay xarunta dugsigaasi oo ku taala magaalada haragaysa gaar ahaan dhinaca galbeed ee magaalada hargaysa munaasibada xafladini oo ahay…

Read More »

Maxaa Ka Jira In Isku Shaandhayn Balaadhan Oo Tabashada Awdal Sabab U Tahay Madaxweyne Silaanyo Soo Gabagabeeyay Iyo Wejiyo Cusub Oo Ka Dhex Muuqda….

0 Visits: 780 | Thursday January 01, 2015 - 08:01:12
Hargeysa (Xogreebnews.com_Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa la weriyey in uu Maalmaha Innagu soo fool leh seefta kula dhex dhici doono golihiisa xukuumadda. Isku-shaandhayntan oo saamayn doonta golaha

Read More »

SANNAD WANAAGSAN DHAMMAANBAA AKHRISTAYAASHA SHABAKADA XOGREEBNEWS.COM,ALLE QOFKA KASTAA MURAADKIISA OO SAN HA SIIYO AAMIIN

0 Visits: 702 | Thursday January 01, 2015 - 07:58:26
SANNAD WANAAGSAN DHAMMAANBAA AKHRISTAYAASHA SHABAKADA XOGREEBNEWS.COM,ALLE QOFKA KASTAA MURAADKIISA OO SAN HA SIIYO AAMIIN

Read More »

featured