Wararka

Saaxiib-kay Xuuto waxaan leeyahay: Ku Habaari-Maayo Oo Igama Go”did Ku Ducayn-Maayo Oo Igamaad Gallaab-san

0 Visits: 805 | Wednesday January 07, 2015 - 21:14:18
Hargeisa(xogreebnews.com_Iyadoo ay muddooyinkii u danbeeyey uu khilaaf ba'aani dhex- yaallay xubnaha ururka suxufiyiinta Somaliland ee Solja,kaaso salka ku hayeey cida xaqqa u leh inay labada sanno ee soo socdaa hoggaamin-doonta ururkaas sifaha sharci ee shir-weynaha

Read More »

MADASHA DHALLINYARADA IYO DHAQANKA OO SHAACISAY IN SHIR WEYNE AAYO KA TASHIYA DHALLIN YARADA SOMALILAND LA QABAN DOONO HADII AY SONYO KHILAAFKEEDA KU XALLINWAYDO MUDO 5 CISHO AH

0 Visits: 707 | Wednesday January 07, 2015 - 21:05:36
Hargeisa(xogreebnews.com_madashadhallinyaradaiyodhaqankaeejamuriyadasomalilandwaxaybaaqxoogbadan u diraysaagarbahaiskuhaystadalladasonyo, iyadooxasuusinaysa in sonyoaanayahaynhay'adamashirkadauuqofama dad gaari ay leeyihiin , waainayogsoonaadaan in

Read More »

Wasiir Cukuse waxa uu Saxaafadda Somaliland ku noqday Cudurka Ebola….waxaan aad uga wer-wersannahay caqabadaha ku soo wajahan Suxufiyiinta sanadaha soo socda…Hoos ka Daawo Gudd. ku-xigeenkii SOLJA

0 Visits: 800 | Wednesday January 07, 2015 - 20:59:42
Hargeysa(xogreebnews.com-Guddoomiye ku-xigeenka Hogaankii Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, Maxamed Cabdi Curad, oo maanta ka hadlayey Xaflad Caano-ku shub

Read More »

Daawo xogreeb Tv: maxamed cabdi Curad oo shaaca ka qaaday in Cukuse yahay Fidmo fadhida wasaaradda warfaafinta baaqna u Diray madaxweyne siilaanyo inuu ummaadda ka qabto iyo Cukuso Dagaal iyo af-lagaado ciyaale Suuqnimo ah kula dul-kufay Guddomiye ku Xigeenka Solja

0 Visits: 716 | Wednesday January 07, 2015 - 17:23:42
Daawo xogreeb Tv: maxamed cabdi Curad oo shaaca ka qaaday in Cukuse yahay Fidmo fadhida wasaaradda warfaafinta baaqna u Diray madaxweyne siilaanyo inuu ummaadda ka qabto iyo Cukuso Dagaal iyo af-lagaado ciyaale Suuqnimo ah kula dul-kufay Guddomiye ku Xigeenka Solja

Read More »

Daawo xogreeb Tv: maxaa kasoo baxay Kulankii Komishanka iyo saddeexda xisbi maxays ka wadaa-hadleen

0 Visits: 824 | Wednesday January 07, 2015 - 17:14:29
Daawo xogreeb Tv: maxaa kasoo baxay Kulankii Komishanka iyo saddeexda xisbi maxays ka wadaa-hadleen

Read More »

Al Shabaab Oo Soo Bandhigay Muuqaalo Muujinaya Sidii Ay Ku Qabsadeen Magaalda KUDHA Ee Jubada Hoose ( SAWIRRO )

0 Visits: 1135 | Wednesday January 07, 2015 - 17:10:32
Kismaayo (xogreebnews.com_Xarakada Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay Sawiro iyo Muuqaalo ka turjumaya qaabkii ay bilo kahor ku galeen Deegaanka Kudhaa ee Gobolka Jubada Hoose, halkaas ay horey u maamulayeen Ciidamada Maamulka Jubba.

Read More »

“Waxaanu Go’aan Ku Gaadhnay Inaanu Bilowno Dood Qaran Oo Ay Kasoo Qayb-geli Doonaan Dadka Lexejeclada Ka Qaba Somaliland”“…..Waxa Aanu Dhawaan Qaban Doonaa Shirweynihii Dhalinyarada Habar-Magaado Oo Ay Hada Si Habsami Leh Noogu Socoto Qaban Qaabidasiisu….”Cabdinaasir Yuusuf Bulxan, Gudoomiyaha Ururka dhalinyarada Daljir ee Beelaha habar

0 Visits: 725 | Wednesday January 07, 2015 - 17:06:23
Hargeysa (Xogreebnews.com_War-saxaafadeed kooban oo ay magaalada Hargeysa ka soo saareen ururka Dhalinyarada DALJIR oo ay ku midoobeen dhalinyarada Beelaha Habar Magaado ayaa waxa ay kaga hadleen xaalada guud ee dalku maraayo. Warsaxaafadeedkan oo uu ku saxeexan yahay Gudoomiye Cabdinaasir Yuusuf Bulxan…

Read More »

Madaxweyne Xigeenkii Hore Ee Somaliland Oo Ka Tala Bixiyay Xallinta Tabashada Awdal iyo Suldaan Wabar, Kana Hadlay Loolanka Kulmiye

0 Visits: 688 | Wednesday January 07, 2015 - 17:00:18
Hargeysa (xogreebnews.com_ Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Muddane Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa ka hadlay tabashada Odayaasha Gobolka Awdal, waxaanu Madaxweynaha ugu baaqay in sida ugu dhakhasha badan uu wax uga qabto una xaliyo

Read More »

Garrabyadii SOLJA Oo Gaadhay Heshiis Dhinac Ka Raran

0 Visits: 786 | Tuesday January 06, 2015 - 17:59:19
"Heshiiskan Ayaanu Ka Muuqan In 15-kii Xubnood Ee Guddida Fulinta (board-ka) Ee Lagu Doortay Shirkii Dhinaca Kaliya Qabsaday, Tiro Kale Lagaga Soo Daro Garabkii Qaadacay Shirkaasi Ee Ay Hogaaminayeen Xoghayihii Ururkaasi (alle ha u naxariistee) iyo Gudoomiye ku xigeenkii Ururku"

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Sami Leydii Warshada Laydha Berbera oo Ku Gacan Saydhay Wareejinta Warshada Laydhka oo La Sheegay inay Xukuumadu Cid Gaar ah Ku Naasnuujinayso

0 Visits: 809 | Tuesday January 06, 2015 - 17:54:42
Daawo xogreeb Tv: Sami Leydii Warshada Laydha Berbera oo Ku Gacan Saydhay Wareejinta Warshada Laydhka oo La Sheegay inay Xukuumadu Cid Gaar ah Ku Naasnuujinayso

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Suxufiyiinta Gobolka AWDAL ayaa Qaadacay Afduubka Ururka Suxufiyiinta Lagu Sameeyey,Waxayna Canbaareyn Dusha Uga Tuureen Masuuliyiinta Hor Seedka ka ahaa Afduubkaasi.

0 Visits: 719 | Tuesday January 06, 2015 - 17:51:13
Daawo xogreeb Tv: Suxufiyiinta Gobolka AWDAL ayaa Qaadacay Afduubka Ururka Suxufiyiinta Lagu Sameeyey,Waxayna Canbaareyn Dusha Uga Tuureen Masuuliyiinta Hor Seedka ka ahaa Afduubkaasi.

Read More »

DAAWO Sawirka Todobaadka iyo shabakadda xogreebnews- Maanta Taageerayaashii Xisbiga Kulmiye Oo Qabyaalad Darteed Uga Yaacaya Kuna Qulqulaya Xisbiga Wadani

0 Visits: 859 | Tuesday January 06, 2015 - 17:48:44
Hargeysa(xogreebnews.com_Sawirka Maanta Taageerayaashii Xisbiga Kulmiye Oo Ay Dadku Uga Yaacayaan Qabyaalad Kuna Qulqulayaan Xisbiga Wadani-

Read More »

war deg deh ah: wasiirka warfaafinta oo xabsiga ku Guray Gudoomiyihii jaaliyadda Sweden iyo wafti u Hoggaaminaayo oo Tabaabaro u waday wasaaadda kaddib markii uu soo dhoweynta kala soo xidhiidheen agaasimaha iyo maareeyaha TV-ga qaran.

0 Visits: 741 | Tuesday January 06, 2015 - 12:11:26
Hargeisda(xogreebnews.com_ wasiirka wasaaradda warfaafinta cabdilaahi maxamed Daahir Cuuse ayaa saaka isaago bedelen madaarka Ka xiinku galay. haalkaaso ay ku sugnaayeen agaasimaha wasaaradda warfaafinta iy maareeyaha Tv- kuwaaso

Read More »

War Deg-Deg Ah: kooxdii lo adeeg-saday Burburinta Solja EeXilka Beenta Ah isku Cummaamaday Oo Ku fashilmay isku Day Ay Donaayeen inay ku dabaal degan iyo xil wareejin ay saadaal-sadeen oo ay af-weynta Goosteen.

0 Visits: 873 | Tuesday January 06, 2015 - 09:29:45
Hargeisa(xogreebnews.com_ xukuumadda siilaanyo ayaa dhowaan af-duubtay shirweyne ku sheeg ay ku qabaatay iyaaddu Ambassotor Hhargeisa, kaaso giddi ay madaxtooyaddu spoo xushay lagu sheegay in lagu doortay xubno ka mid ah warbaahinta Dawladdu maamusho.kuwaaso dhammaan-tood ka shaqeeya wargeys-da af-keedda…

Read More »

Daawo xogreeb TV: Af-hayeenka Garabka Xorta ah ee Solja oo kashifay kooxda isku magacaawday inay yihiin Hoggaanka iyo xilligga ay u muddeeyen inuu dhaco shir-weynaha xalaasha ah Ee Ururkaas, xukuumadda oo isaaggu biyo shubaatay inay ba"aabiso Solja aadan oo qaab suugaaneysan wax ugu Tilmaamay saaxafadda madaxa-banaan.

0 Visits: 751 | Monday January 05, 2015 - 18:35:08
Hargeisa(xogreebnews.com_Daawo xogreeb TV: Af-hayeenka Garabka Xorta ah ee Solja oo kashifay kooxda isku magacaawday inay yihiin Hoggaanka iyo xilligga ay u muddeeyen inuu dhaco shir-weynaha xalaasha ah Ee Ururkaas, xukuumadda oo isaaggu biyo shubaatay inay ba"aabiso Solja .

Read More »

Ururka Jidaali oo xilka qaadis ku sammeeyey Hoggaankooda Togdheer

0 Visits: 850 | Monday January 05, 2015 - 08:31:00
Hargeisa(xogreebnews.com_ warsaxaafadeed : Dhalinyarada Subeer Awal ee JIIDALI waxa uu ka Madaxbanaan yahay Axsaabta Qaranka, islamar ahaantaana waxa uu dhiiri Galinyaa

Read More »

Daawo xogreeb Tv “Anigu Shaqada Kama Tagine Waa La I Eryay Oo Isku Siyaasad Ayaan Noqon Weynay Oo Iyagu Lacag Urursi Bay Doonayeen Anna….” Eng. Maxamed Xaashi

0 Visits: 673 | Monday January 05, 2015 - 08:23:13
Hargeysa (xogreebnbews.com_ Wareysi Dhinacyo Badan Taabanay Oo Lala Yeeshay Wasiirkii Hore Ee Maaliyada Eng. Maxamed Xaashi Kagana Hadlay Arrimo Badan Oo Taabanaya Dhinac Walba Iyo Sababihii Shaqada Lagaga Eryay.

Read More »

Xeerka Diiwaangelinta Codbixiyayaashu wuxuu caqabad ku yahay in doorashadu ku dhacdo waqtigeedii War-saxaafadeed:

0 Visits: 797 | Sunday January 04, 2015 - 18:51:18
Hargeisa(xogreebnews.com_War-saxaafadeed:Xarunta Xuquuqal Insaanka: Xeerka Diiwaangelinta Codbixiyayaashu wuxuu caqabad ku yahay in doorashadu ku dhacdo

Read More »

Wasiir Cukuse oo Maanta Si Ka Baxsan Protocol-ka ula Dhaqmay Qaar Ka Tirsan Masuuliyiinta Wasaaradiisa.

0 Visits: 938 | Sunday January 04, 2015 - 18:41:20
Hargeisa(xogreebnews.com_Saaka oo bishu tahay 4/1/2015-ka waxa kormeer ku maray stuudyaasha idaacada hargeysa ,wasiir Cukuse oo ay wehelinayaan gudoomiyihii hore ee ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA,Xasan

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Maamulaha Madaarka Hargeysa Oo Maanta Sheegay In Wax-ka-badal Lagu Sameyn Doono Nidaamka Cashuuraha Madaarka.

0 Visits: 762 | Sunday January 04, 2015 - 18:30:44
Hargeysa(xogreebnews.com_Maamulaha Madaarka Hargeysa Oo Maanta Sheegay In Waxka Badal Lagu Sameyn Doono Nidaamka Cashuuraha Madaarka-

Read More »

featured