Wararka

Ciidamada Faderaalka Itoobiya Oo Gacanta Ku Soo Dhigay Suldaan Waber

1 Visits: 915 | Sunday January 11, 2015 - 07:59:18
Hargeysa (xogreebnews.com_Waxa goor dhaweyd ay ciidamada faderaalka dawlada Itoobiya ay gacanta ku dhigeen Suldaankii dhawaan duurka galay ee Suldaan Waber.Ma jiraan illaa

Read More »

Shirkadii Korontada Hargeysa oo Maanta Si Rasmi ah Loogu Wareejiyey Ganacsato Waaweyn.

0 Visits: 727 | Saturday January 10, 2015 - 20:09:04
HARGAYSA(Xoriyonews)-munaasibadda xafladan oo ahayd mid si quruxbadan loo soo abaabulay waxaa ka soo qaybgalay Madaxweyne ku xigeenka Jamuuriyada Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) Wasiirada Hawlaha guud Wasiirka Dhalinyarad Iyo Ciyaaraha Masuuliyiin shirkada Dahabshiil

Read More »

Ma Dhabba In Wasiir Samaale Uu Iscasilaad U Gudbiyeey Madaxweyne Siilaano?

0 Visits: 978 | Saturday January 10, 2015 - 19:23:18
Haregisa(xogreebnews.com_ wasiirka maaliyadda Somaliland cabdi casiis Maxamed samaale ayaa la sheegay in u madaxweyne siilaanyo U Gudbiyeey war-qad ay ku qoraan tahay in ka fadhiisanaayo shaqadda u qaranka u hayo u gudbiyeey madaxweyne siilaanyo

Read More »

"Xisbiga UCID, wuxuu ku wargelinayaa Dowladda China iyo Dowladaha aan saaxiibka la nahayba in Shirkadda ARC ee wadanka China iyo Kuwa kaleba ay ku joogaan, kuna shaqeeyaan Oggolaanshaha iyo Heshiisyada ay la galaan Qaranka Somaliland, sifo waafaqsan nidaamka dowladnimo iyo shuruucda Maalgashiga ee JSL" XOGHAYAHA WARFAAFINTA XISBIGA UCID YUUSUF KAYSE ABDI-LAAHI

0 Visits: 543 | Saturday January 10, 2015 - 18:55:00
Hargeisa(xogreebnews.com_War-MurtiYeeD XisbigaUCID Sida warbaahinta lagu shaaciyey, Wasaaradda Shidaalka iyo Macdanta ee Somalia Ayaa Soo Saartay War-murtiyeed ay Shirkadda Chinese ka ah Ee Marka La Soo Gaabiyo La Yidhaahdo ARC kaga mamnuucayso Hawlaha Macdan baadhista iyo

Read More »

Raiisal Wasaaraha Somaliya Oo Khudbad Ku Soo Xiray Shirkii Wasiirada IGAD Ee Magaalada Muqdisho + SAWIRO

0 Visits: 703 | Saturday January 10, 2015 - 18:42:18
Muqdisho(xogreebnews.com_-Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke ayaa maanta soo xiray shirka aan caadiga ahayn ee Wasiirrada Arrimaha Dibedda dalalka IGAD oo sanadkan lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana u

Read More »

madaxtooyadda oo si weyn loogu-soo dhoweeyey waftidi reer Sweden( Daawo saawiro)

0 Visits: 761 | Saturday January 10, 2015 - 18:37:25
Hargeisa(xogreebnews.com_Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti balaadhan oo ka socda dalka

Read More »

“ Waxanu maanta dhagax dhigaynaa Xarun cusub oo aynu u samaynayno qaybta dabdamiska Garoonka Cigaal waana qaybta kali ah ee ka dhiman maanta garoonkeena,” Wasiir Xaashi

0 Visits: 717 | Friday January 09, 2015 - 19:49:33
Hargeysa (xogreebnews_Wasiirka wasaaradda duulista hawadda iyo gaadiidka cirka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa maanta dhagax dhigay dhisme weyn oo loo hirgalinayo Waaxda Dab-damiska ee Madaarka Cigaal.

Read More »

Xogo Daboolka Ka Qaadaya Isku Shaandheyn Madaxweynaha Iyo Wasaaradaha Ay Galaafan Doonto kuwaa saxaada siyaasadda Mucaaridnimo kusoo laaban doonaa…( AKHRISO )

0 Visits: 749 | Friday January 09, 2015 - 19:29:58
Hargeysa (xogreebnews.com_Warar uu Wargeyska Yool helay, ayaa daboolka-ka-qaaday xoggo ku saabsan isku-shaandheyn Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu ku samaynayo Golihiisa Xukuumadda, taasoo inuu ku hawlan yahay qorshe isugu jira xilal-ka-qaadis iyo isku bedel.…

Read More »

Maxamed Rashiid Hoyey Laakiin Cadawgi Xoriyatal-Qawlka Ee Ifka Ciilka Ku Baday Mahadin Maayaan By Yusuf Abdi Gabobe

0 Visits: 660 | Thursday January 08, 2015 - 21:51:57
Hargeisa(xogreebnews.com__Geerida iyo nolashaba guula gudoonshoo kolay seegi-maynee maanta-na ma gobo tidhi ma ku waaayey garabkay. Gardarooyin igu dhacay kii i garab istaage gabashada aqoonow godka

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Ku naso Heesta Cusub ee Yurub Geenyo midhaha macaan, Ha malaysan inaan ku Nacay anigo Nafta ku Hibeeyey.

0 Visits: 692 | Thursday January 08, 2015 - 19:35:45
Daawo xogreeb Tv: Ku naso Heesta Cusub ee Yurub Geenyo midhaha macaan, Ha malaysan inaan ku Nacay anigo Nafta ku Hibeeyey.

Read More »

Aabaha Goolhaye Szczesny Oo Wiyil Ku Tilmaamay Mertesacker, Isla Markana Difaacay Wiilkiisa

0 Visits: 1101 | Thursday January 08, 2015 - 19:10:08
xogreebnews.com - Spors-Aabaha dhalay goolhayaha kooxda Arsenal Wojciech Szczesny ayaa difaacay wiilkiisa kadib markii dusha laga saaray masuuliyadda guuldaradii ay Arsenal ka

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Maayer soltolco oo caasimadda Kusoo dhoweeyey wafti Heer caalami ah

0 Visits: 782 | Thursday January 08, 2015 - 18:44:39
Daawo xogreeb Tv: Maayer soltolco oo caasimadda Kusoo dhoweeyey wafti Heer caalami ah

Read More »

Suxufi Caanka ah geeska Afrika oo u dhashay S/land oo sifo sharcidaro ah ugu xidhan Itoobiya

0 Visits: 829 | Thursday January 08, 2015 - 18:41:12
Mr. Yusuf Mohamed Hasan oo ah suxufi caan ka ah Geeska Africa xubina ka ah Ururka madaxabanaan ee Suxufiyiinta Somaliland, ayaa dabayaaqadii bishii December 2014 u

Read More »

Dallada SSE oo cambaareynaysa xadhiga lagula kacay Guddoomiyaha Jaaliyadaha qurbo jooga ee dalka Sweden

0 Visits: 685 | Thursday January 08, 2015 - 18:35:22
Dallada SSE oo cambaareynaysa xadhiga lagula kacay Guddoomiyaha Jaaliyadaha qurbo jooga ee dalka Sweden, Dallada SSE oo ay ka bahoobeen ururada Somaliland ee Yurub waxa ay

Read More »

Maamulka ROYAL TV Oo Beeniyay Warar Been Abuur Ah Oo Warbaahinta Lagaga Baahiyay

0 Visits: 780 | Thursday January 08, 2015 - 18:29:41
Hargeysa(xogreebnews.com_Mamuulka Tvga Caalamiga ah ee Royal TV Ayaa baro bagaando iyo been abuur ku tilmaamay Warar lagaga baahiyay qaar kamid ah mareegaha Internetka.

Read More »

Daawo xogreeb Tv: “Xukuumada Siilaanyo Wax Walba Way Iibinaysaa Waxaan Ka Baqayaa Inaynu Maqalno Madaxtooyadiina Waa La Iibiyay” Faadumo Siciid.

0 Visits: 838 | Thursday January 08, 2015 - 07:52:33
Hargeysa (xogreebnews.com — Marwo Faadumo Siciid Ayaa Si Kulul Uga Hadashay Hanntida Dowlada Ee Xukuumada Siilaanyo Ku Wareejisi Shirkadaha Private-ka Ah, Waxaana Hadaladeedii Ka Mid Ahaa "Xukuumada Siilaanyo Wax Walba Way Iibinaysaa Waxaan Ka Baqayaa In Aynu Maqalno Madaxtooyadiina Lagu Wareejiyo…

Read More »

Saaxiib-kay Xuuto waxaan leeyahay: Ku Habaari-Maayo Oo Igama Go”did Ku Ducayn-Maayo Oo Igamaad Gallaab-san

0 Visits: 802 | Wednesday January 07, 2015 - 21:14:18
Hargeisa(xogreebnews.com_Iyadoo ay muddooyinkii u danbeeyey uu khilaaf ba'aani dhex- yaallay xubnaha ururka suxufiyiinta Somaliland ee Solja,kaaso salka ku hayeey cida xaqqa u leh inay labada sanno ee soo socdaa hoggaamin-doonta ururkaas sifaha sharci ee shir-weynaha

Read More »

MADASHA DHALLINYARADA IYO DHAQANKA OO SHAACISAY IN SHIR WEYNE AAYO KA TASHIYA DHALLIN YARADA SOMALILAND LA QABAN DOONO HADII AY SONYO KHILAAFKEEDA KU XALLINWAYDO MUDO 5 CISHO AH

0 Visits: 701 | Wednesday January 07, 2015 - 21:05:36
Hargeisa(xogreebnews.com_madashadhallinyaradaiyodhaqankaeejamuriyadasomalilandwaxaybaaqxoogbadan u diraysaagarbahaiskuhaystadalladasonyo, iyadooxasuusinaysa in sonyoaanayahaynhay'adamashirkadauuqofama dad gaari ay leeyihiin , waainayogsoonaadaan in

Read More »

Wasiir Cukuse waxa uu Saxaafadda Somaliland ku noqday Cudurka Ebola….waxaan aad uga wer-wersannahay caqabadaha ku soo wajahan Suxufiyiinta sanadaha soo socda…Hoos ka Daawo Gudd. ku-xigeenkii SOLJA

0 Visits: 793 | Wednesday January 07, 2015 - 20:59:42
Hargeysa(xogreebnews.com-Guddoomiye ku-xigeenka Hogaankii Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, Maxamed Cabdi Curad, oo maanta ka hadlayey Xaflad Caano-ku shub

Read More »

Daawo xogreeb Tv: maxamed cabdi Curad oo shaaca ka qaaday in Cukuse yahay Fidmo fadhida wasaaradda warfaafinta baaqna u Diray madaxweyne siilaanyo inuu ummaadda ka qabto iyo Cukuso Dagaal iyo af-lagaado ciyaale Suuqnimo ah kula dul-kufay Guddomiye ku Xigeenka Solja

0 Visits: 707 | Wednesday January 07, 2015 - 17:23:42
Daawo xogreeb Tv: maxamed cabdi Curad oo shaaca ka qaaday in Cukuse yahay Fidmo fadhida wasaaradda warfaafinta baaqna u Diray madaxweyne siilaanyo inuu ummaadda ka qabto iyo Cukuso Dagaal iyo af-lagaado ciyaale Suuqnimo ah kula dul-kufay Guddomiye ku Xigeenka Solja

Read More »

featured